IFRAAX TOOLMOON (ABAAL) 2020 SOMALI MUSIC

  Рет қаралды 92,565

TheGobfilms

TheGobfilms

Күн бұрын

Music: Ahmed Weli Furinle
Subscribe Gobfilms & Furinle for more music and videos

Пікірлер: 98
@samotalisfilms4148
@samotalisfilms4148 4 жыл бұрын
Gobfilms wlaahi ku taageeraa I pin gareee
@mubarakaabi8202
@mubarakaabi8202 4 жыл бұрын
Walahi cod bay haysa inaantani inta ka heshay codked like sara
@mclnsuleimanshirwac419
@mclnsuleimanshirwac419 4 жыл бұрын
• Inkastoo abaal lumay • La arkay aduun tahay • Nina aragti damaqdiyo. • Uurkutaalo kama lado. • Ana ulashadaydani. • Af-gobaadsi maahee. • Ishaydaad ka garataa. • Waase aragti kaa maqan. • Anba qaadka noloshuye. • Ma anigaa ilowsho dhaw. • Ma adigaan I aaminineey. • Halkay iintu kaga taal. • Caashaqeena ugubkaa. Baydaka labaad. • Inkastooy ayaantii. • Tagtay aanay soo noqon. • Nina aayihiisiyo. • Ma ogaado waxa u maqan. • Ana umal kastoon qabo. • Anoo uunka kuu jecel • kuma eedsan karayee. • Waase barasho aadamigu • Intuu ruuxba kuu jiro. • Ma anigaa ilowsho dhaw. • Ma adigaan I aaminineey. • Halkay iintu kaga taal. • Caashaqeena ugubkaa. Ifraax tolmon waa gabadha keliya een isleeyahay waalagu dulmiyey xidigaha geska codkeda iyo qabka uu u taabanyo wadnaha ayaaba yaaba ......... ma dhiman weli fanka soomalidu hodanka ay ku tahay.................
@drsayana9611
@drsayana9611 4 жыл бұрын
Inta dareesan in fanaanadan hadii lgacn qbto kuwo bdn khadka kala bixi lahyda like igu dhaaf
@cabsidaallekudadaal3959
@cabsidaallekudadaal3959 4 жыл бұрын
Waa run 100%
@hemoha1939
@hemoha1939 4 жыл бұрын
Axya sawtul dahab wlhi am so happy codka cajiibka ah Hadan lays xaqirayn codka ada ugu horeya kuwa heesa hada
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 4 жыл бұрын
cawa Markaan araky Ifaarx tolomaan Oo Hoos Loo Soo Dhiibay sona qaaday Ifaraax wll Guuleyso Isha xun iyo Kuwa uurka ka Naceb alle kuma tuso Especially some xidigaha geeska 🥺😭
@naazirnaazir5781
@naazirnaazir5781 4 жыл бұрын
Faanand somaliyad o dhan wwaa fananada ugu jecelahay minute heesaheda u dhagaysta azxaapta like hala hilaabin
@cabsidaallekudadaal3959
@cabsidaallekudadaal3959 4 жыл бұрын
Fanaanadaan ma arag qof la coda way xaasideen xiddigaha geesku Waxaad tahay qof cajiiba ifraax tolmoon❤❤❤❤❤
@hargeisaofficialchannel4641
@hargeisaofficialchannel4641 4 жыл бұрын
Inantan why sanad kii Hal hees looga arkaa way xaasidin bahda Furunle waxan kula talin. Lahaa in bk inantan gacan qabto
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
Wooow Tomlmaan G abdhan Dar ilahay isaga jecelay keep gowing heestii u sameeyay c/xaamud tankadaran iyo kuwa kalaba thanks gobfilms
@asmaabdiqadir4749
@asmaabdiqadir4749 4 жыл бұрын
IfraaX tolmoon.... Gabadha cajiiba....🍀👌
@yusufjama8819
@yusufjama8819 3 жыл бұрын
Asc ifraax waan ku salaamayaa marka hore Mar labaad nice song 🎵♥nice music 🎶thanks 😊 ifraax best yusuf jama UK 🇬🇧Birmingham
@juweiriajamjam7597
@juweiriajamjam7597 4 жыл бұрын
Fanaadad i cajabisay eesh qiyaasak😘😘❤❤
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 2 жыл бұрын
Maasha Alah aad iyo aad u cod macaan tahey gabadhaan inaba caadi ma ahin
@dahirfinin8135
@dahirfinin8135 4 жыл бұрын
waaaaaaw waa nature voice ifraax tolmoon sida u heesa maba naga daaya
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 жыл бұрын
wlhi gbrtaan cod ayaa allh siiyay wlhi xidigaha hoos u dhigayaan😥😥😥 wr ileyska gacan lguma qarin karo adna sdaas ayaad tahay xidgaha waa kacanta adna dayaxa ayaa tahay💪💪💪 kuma qrin kraan🙏🙏👑👑
@sinyoritaqueen5760
@sinyoritaqueen5760 4 жыл бұрын
Wlhi heeso xidmad leh ifraax horay u soco waligaaa 💔💔💔💔💔💔💔💔hees iyo aabahed
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Gabadhan abwaaniinta somaliya ways ku arkayaan
@nasreenahmed7462
@nasreenahmed7462 4 жыл бұрын
Cakuye ciil waynaa ka inanta kaga qaylisay waayo👱‍♀️boqorad weeye hdn lays xaqireen noolow walalo👑👏👏👏
@faraxmaxamuud4893
@faraxmaxamuud4893 3 жыл бұрын
Wlhy ifraax tolmoon waa la dul miyaya wayo codkeda maxa lo so sari wayay waa inana cod macan xaga jecelkana waxa badan ka so gartay jecelba ku dhacay ifraax tolmoon wlhy 😭😭😭😭😭
@mohamadhaji2190
@mohamadhaji2190 4 жыл бұрын
Yaasalaam Waa Inantii Codkeeda La Xaqiray
@rahmaadan5053
@rahmaadan5053 4 жыл бұрын
Waa la xaqiray beentaa maaha
@yayafrh8978
@yayafrh8978 4 жыл бұрын
waxaan maqli jiray fanaaniinta geeska waxbeey xasdaan walahi maanta ogaadey gabdhaan intaasoo sano ku jirtay mana udhiibaan heeso fiican mana ku caasumaan barnaamijyada faraha badan ee sanadkasta qabanayeen , waxaa iska cad ineeysan ahayn qabiilada waawayn sida isaaq ama godobiirsay iyo ineeysan ahayn gabar kasoo jeedo qoys lacag leh marka waa ku istaagayaan xashaalilaahiye qofna haku tix galinana waliig lacagtiisa iyo qabiilkiisa ee qofka taageera siiya oo dhiiri galiya raga soomalidana waxaaan leeyahay gabdhaha intaa jacayl ku abuurtan ha dulmina.
@cabdilaahibakayle9186
@cabdilaahibakayle9186 4 жыл бұрын
Tolmoon Tiirka Fanka Somalida go forward
@user-od6px3cl1y
@user-od6px3cl1y 4 жыл бұрын
Masha allah Waa poqoradii codka iyo mar kale iyo ifraax toolmoon halagu raaxaysto
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 жыл бұрын
Maasha allaah ifraax geenyadii hablaha
@zheekhahablaha6742
@zheekhahablaha6742 4 жыл бұрын
Ifrax tolmoom fananaad jirta yaa igh raacsan like isku muuji
@wazgoin6926
@wazgoin6926 4 жыл бұрын
Mashalah codmacaan ayuu ilaahayi siiyay
@xuseencali3505
@xuseencali3505 4 жыл бұрын
Ifarax toolmon fananada dumarka ka tageera adigo jid adag maray Logooyo kal iyo laab heestan nice wakhi abaal wanku jecelahy qall
@hodoluckyabdi2788
@hodoluckyabdi2788 4 жыл бұрын
Ifrah talmoon wlhi waa fananad buuxada lkn xidigah geesku waa xaasidiin cida aragta qoraalkayga aynu taageerno walalsheen
@naazirnaazir5781
@naazirnaazir5781 4 жыл бұрын
Kanaxaw nafta waa ereyo badan o an sameeyay adan ku haya gob films iga gaadhsi 4741653 Qayrked ana dhaafinayee
@fatinabdirahmanabdirahman8012
@fatinabdirahmanabdirahman8012 4 жыл бұрын
she has amazing voice 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mrelyas9709
@mrelyas9709 4 жыл бұрын
Gabadhan Way Dhaaftay Fanaanimo Ee magac Kale Halso Raadsho!! waar wuxu Cod kacana
@farxaanaliiidle8360
@farxaanaliiidle8360 4 жыл бұрын
Axmed wali furinle wlhi music iyo badh
@wedhsaanchanel406
@wedhsaanchanel406 4 жыл бұрын
Ifraax way dhaftay fanaan nimo nolow sagal boqol jeer ku so ceshaday heesta kamaa dalaayo mcn badan 🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹🌹
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
Ana ulla shadaydani aff-gobaadsi maahe ishayddaad ka aragtaa🌷⚘
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
I like her voice ifraax tolmoon ❤
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 4 жыл бұрын
Wow what a beautiful voice ifrax💕💕💕💕💕
@mahdibra8592
@mahdibra8592 4 жыл бұрын
Masha Allah waxay ledahay golden voice 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👍👍👍👍👍
@mukhtaarali6456
@mukhtaarali6456 4 жыл бұрын
ifaraax toolmoon waa gabdh ilahay cod siiye lkn hadana.heeso loma dhiibo Markaa dadka cadajita ku haya waxan oran lahaa xaasid nimadu ma wacana walalayaaal hadii kle muqdisho tag halkaas baad codkaagu waxa ka🙏 tarayaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hayathaji6805
@hayathaji6805 4 жыл бұрын
Inantii qalbiyada luleysay baa caawa wadaa cimamada waan kugu tuuray kasoo qaad ma lahan 🥰💝❤
@fardusbintuali4451
@fardusbintuali4451 4 жыл бұрын
Xaya hees alle codka haku barakeyo
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 2 жыл бұрын
The best song for ever seeing you
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 жыл бұрын
Mansha Allah ifrax tolmoon ax yaa cod natural ah
@abdishakourmohamed3130
@abdishakourmohamed3130 4 жыл бұрын
Halkay iintu kaga taal caashaqeenan ugubkaaaa Axyaa cod iyo ereyo waa fanaanad buuxda waan iska tageea hesaheega inkastay soo saaris yartahay
@abdikarimkadiye2060
@abdikarimkadiye2060 4 жыл бұрын
Manshalah sootu dahab nice song viva ifrax
@sanaag2482
@sanaag2482 4 жыл бұрын
waa barsho aadmigu inata uu ruuxu kuujiro
@Oldisgold48
@Oldisgold48 4 жыл бұрын
Yaasalaam sowtu raxma ifraax toolmoon xiddigtii fanka casriga boqoradda codka.nalasoogaadh heesaha maalintii 5 midh soo saar hadaaad doonto
@sucaad1439
@sucaad1439 4 жыл бұрын
halkay iintu kaga taal caaashaqena ugubka😢😢😢 ifraax toolmoon xidigta codka 👏👏👏👏
@mohamedadan3924
@mohamedadan3924 4 жыл бұрын
Wooooow mshlh eshcalaa sawtu Rahma
@naazirizmaaciil4685
@naazirizmaaciil4685 4 жыл бұрын
Allaya cisak fnnd qaliya cod macn lkin sapapta ifrax sanadkipa 1hees sosarto wa mxy
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Top wale fananad jirta tahay😘😍
@sagalcabdilaahi8524
@sagalcabdilaahi8524 4 жыл бұрын
Qofjacay daacadi haya dareemikara heestaan runtii thatks ifraah Juno
@aarkamedia7062
@aarkamedia7062 4 жыл бұрын
Heees iga dheh wan u taaganahy gabartan🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ahmedlove8701
@ahmedlove8701 4 жыл бұрын
Masha Allah codkaaga mcn
@mahadmuhumad2679
@mahadmuhumad2679 4 жыл бұрын
I like that this song best song really keep going sister long live
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 4 жыл бұрын
Honey voice tolmoon👸❤❤
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 4 жыл бұрын
Ifraax caleeeeg caleeeeg❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👍
@nahlaahmed5178
@nahlaahmed5178 4 жыл бұрын
Wow tolmon nolw gabadh codmacan ❤️
@mucaawiyefarah2577
@mucaawiyefarah2577 4 жыл бұрын
Kal iyo laap ifraah Inta iga iyago dhegaysanaya comment ka qoraya liketa igu dhac ziiya
@halgancaaqilmaxamed2375
@halgancaaqilmaxamed2375 4 жыл бұрын
Alayacisag ifraax Tolmon waa ku wata walaleY
@mahatsugal4527
@mahatsugal4527 4 жыл бұрын
Wlhi hestan xasus ayey igu rebtay
@hassanomar7242
@hassanomar7242 2 жыл бұрын
jaaw war afsomali ga buudka ka daaya meeshi ahyd arami baay ka dhigayan aargti ye
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 4 жыл бұрын
Gabadhan heesaheedu wa Cajiib 🤔
@hodansharaf7283
@hodansharaf7283 4 жыл бұрын
Waaaw ish cala hees❤❤🌹🌹❤❤♥️♥️💖💖👌👌👌👌👈
@noorabdirahman2188
@noorabdirahman2188 4 жыл бұрын
ishaydaa ka aragta
@mohamedabdirahman9520
@mohamedabdirahman9520 4 жыл бұрын
Runtii GABADHAN Cod Way Haysa Waa Qof La Dhegaysan karo , Hala Gacan Qabto Xasidiin baa Heshay
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
Ifraax tolmoon😢
@mustafekamaal3053
@mustafekamaal3053 4 жыл бұрын
Wlhi caadi maaha codkan gacan qabasho ayay u bahan thy inantani lk hore u soco ayam lenhy
@muxyadincabdi9518
@muxyadincabdi9518 4 жыл бұрын
Xidigada codka Kooxda Xidigaha geeska IFRAAX maxamed shugri hore usoco
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 2 жыл бұрын
🤗
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
Happy New year
@naseemhassan1771
@naseemhassan1771 4 жыл бұрын
Tolmoon wllshy❤
@mrzaytuuni4172
@mrzaytuuni4172 4 жыл бұрын
Ifraax tolmaan she has sensitive voice
@mohamedsaid-vm1rb
@mohamedsaid-vm1rb 4 жыл бұрын
Naa get another guy and leave that bastard. Stop crying all the time. Great voice thought👌🏽
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 4 жыл бұрын
Huuno Wa Fananad Dad Dareenkoodbay Ku Heesta Not Her Marka Liidka Karaac😏
@zuperzaraaye8114
@zuperzaraaye8114 4 жыл бұрын
Iftaah tolmon💋
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029 4 жыл бұрын
Somalidu wa xasidin wlhi wy is xaqiran inantan cod buu ilahy siyy heso xikmd le by qada lkn sorry xbbt ilahy somli buu kadhliyy o Qurux iyo magac danysa😥
@faisaaweys6503
@faisaaweys6503 4 жыл бұрын
Waaw cod baa ku dhan
@ahmethajiyoow3490
@ahmethajiyoow3490 4 жыл бұрын
I'm next 🙋‍♂️
@faaraxallayl9241
@faaraxallayl9241 4 жыл бұрын
Inantani wixi horeba way iska rebty
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
Ifrah tolmon xidigaha waay xasaan oo waay xaqiraan xidigaha qashinkaa
@deeqawarsma4884
@deeqawarsma4884 4 жыл бұрын
Wooooow
@abdikaremosman5879
@abdikaremosman5879 4 жыл бұрын
Axyaa sawd yaa toolmoon tagtay adiguye bal aan eegno kuwa kale
@samotalisfilms4148
@samotalisfilms4148 4 жыл бұрын
Best song
@saamirakuup4594
@saamirakuup4594 4 жыл бұрын
Codka ifraax waxba lagama qaban karo
@nimcoismaciil1821
@nimcoismaciil1821 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 4 жыл бұрын
Lyrics - Qoraalka Heesta. Inkastoo Abaal lumay la’ arkooy aduun tahay. Nina arami damaqdiyo uur kutaalo kama ladoo. Anna ulashadaydani Af-gobaadsi maahee ishaydaad ka aragtaa. Waase aragti kaa maqan amba qaadka noloshuye. Ma’anigaa ilawsho dhaw Ma’ adigaan I Aaminineey. Halkeey iintu kaga taal caashaqeenan ugubkaaa? 2x Inkastoo ayaantii Tagtay aanay soo noqon, nina aayihiisiyo Ma’ ogaado Wax u maqan. Anna umal kastoon Qabo anoo uunka kuu jecel kuma eersan karayee. Waase barasho aadmigu intuu ruuxba kuu jiro. Ma’ anigaa ilawsho dhaw ma’ adigaan I aaminin halkey iintu kaga taal Caashaqeenan ugubkaa. Wawwwwww Cod 1000% Laxan innaba caadi maaha, Music 🎵 Top waali. Dareenka ay xambaarsan tahay 😭😭😭😭😭😭😭 Jaw dropping and eye wetting.
@deeqawarsma4884
@deeqawarsma4884 4 жыл бұрын
💟💟💟💟💟💟💟
@xasanxuseen2269
@xasanxuseen2269 Жыл бұрын
😟🤒
@QAYSSTUDIO
@QAYSSTUDIO 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029 4 жыл бұрын
Ax
@farxaanaliiidle8360
@farxaanaliiidle8360 4 жыл бұрын
Axmed wali furinle wlhi music iyo badh
@zheekhahablaha6742
@zheekhahablaha6742 4 жыл бұрын
Ifrax tolmoom fananaad jirta yaa igh raacsan like isku muuji
@faaraxallayl9241
@faaraxallayl9241 4 жыл бұрын
Inantani wixi horeba way iska rebty
IFRAAX TOLMOON ABAAL FIRST OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 429 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 15 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 53 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 36 М.
IFRAAX TOLMOON | NAFNAF DOORATEY | XIDIGAHA GEESKA 2020
5:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 795 М.
Abdifitah Yare iyo ikraan Caraale Muhashada Dareenka Leh With Lyrics
13:09
IFRAAX TOLMOON HEES CUSUB  dhoof cashaq #official video _2020
6:21
Samiira Keyf
Рет қаралды 65 М.
Lafoole sucaad
8:44
shooble Sabria
Рет қаралды 80 М.
Hadda Ruux
10:23
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 7 М.
ifraax Toolmoon xanuun Miyaa ku Dhacay Kaga Bogo Taariikhdeeda halkan.
2:29
GAARA BIDHAAN SHOW
Рет қаралды 1,7 М.
IFRAAX TOOLMOON HEES CUSUB XARFAHA MAGACAAGA 2024
4:17
3M MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 10 М.
Abaal
5:07
Ifraax Tolmoon - Topic
Рет қаралды 14 М.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 530 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН