FULL ROUTINE MAALINTEYDA JIMCADA SIDAY AHAYD IYO JADWELKENA MAALINLE

  Рет қаралды 43,856

IFRAH QALIIF

IFRAH QALIIF

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@ruwaydamaxamed3043
@ruwaydamaxamed3043 2 ай бұрын
Ifraaxeey apaayo gurigaada aad uqurux badnyahe mshaa allh xaajigaagana waa nin dagan oo diin akhlaaq kamuuqato oo kujecel kucaawinaayo adina boqorad baa tahay iyo gbdhihii lagu duceesan jiray qurux iyo edab iyo qalbi wanaag iyo gaarinimo abyo waa maalin jimcee waa idiin duceenaa ilaaaheey kuwii isku baraaroobo oo isku farxsanaada waligood isku hiiliyo is dhameestiran awlaad barakeesan oo umada anfacdana kala helaan isku duqoobaan allh idin ka dhigo Mida kale apaayo parank kadhaafa noloshiina waa waxa sababa is faham wayga iyo kala taga mida kale dadka oo idil saa iskugu faraxsantihiin mshaa allh idin dhihi maayaan ee quraanka badsada iyo adkaarta iyo ducada saa waligiin farxad ugu noolaataan iskuna sabra
@niciimacqaadir
@niciimacqaadir 2 ай бұрын
manahlh wllshy qli ilhy haydin barkeyo ubad khyr qaba kala hela walhi hadan 1M ku garsin karo imika ayan ku garsin laha hore usoco wllshy ifraax iyo muuse guulystaa❤❤❤❤💏
@Abdikhani-said__
@Abdikhani-said__ 2 ай бұрын
Sithan video yadada usuga lee wlasha by the way Allah haidin barakeeya ❤
@AmaalMaxamuud-n3p
@AmaalMaxamuud-n3p 2 ай бұрын
Masha allah iskuwara oo ubad khayr qaba kla hela Malaysia waan jeclay illahy mar uun ha igeeyo roobku waa naxariis
@Caliaweys-to6yi
@Caliaweys-to6yi Ай бұрын
Waanku salaamay abaayo ifraax qaliif wàxaan jeclahay rootiinkaaga wallaah noolaada farxad kuwaara insha allaah ❤❤❤❤
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si Ай бұрын
Masha allah isku wara abid ilahay ha ku daysto muse abyo❤❤❤
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 2 ай бұрын
Mcha allah dumaashi wiilkeena waa baari sifcn ayuu kuu caawiya allh hakuudaaye
@simanbashiir8463
@simanbashiir8463 Ай бұрын
100/100❤❤❤ Masha allha mcnto allha ha Ku barakeeyo lna adeer ❤❤❤❤
@CaaishoCabdiqdir
@CaaishoCabdiqdir 2 ай бұрын
Noloshayda ifka nolosha sethy abyo❤❤
@AsmaMuhumed-vl5tg
@AsmaMuhumed-vl5tg 2 ай бұрын
Wall m.a alx dheh nin ku caawinya ayaabad haysataaa
@Manaalbishaarxaashi2626
@Manaalbishaarxaashi2626 2 ай бұрын
Mansha allah illaahay ha iskugu barikeeyo
@BushraCabdi-yd5no
@BushraCabdi-yd5no 2 ай бұрын
abaayo nashiodo anba quraan ku soo gal miisiga naga daa❤❤❤❤❤
@HafsaHassan-kn4vj
@HafsaHassan-kn4vj Ай бұрын
Mansha Allah Abayo ❤❤
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 2 ай бұрын
Mashaalah family qurux badhn Allah haidhin barakeeyo xapipty ❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 ай бұрын
Manshaallah ❤❤ jumca wanagsan
@HindiyoMadsaney
@HindiyoMadsaney Ай бұрын
ifraaxey seetahy mcnto ❤
@hodanali2354
@hodanali2354 2 ай бұрын
❤❤❤mashallah ilaahay hadin barakeeyo
@YunNetwork1
@YunNetwork1 Ай бұрын
Guriga boqolki boqol 💪🏿
@BarwakoArab
@BarwakoArab 2 ай бұрын
Masha allaha ifrah
@NastiAbdullahi
@NastiAbdullahi 2 ай бұрын
M.a gebedhena ifrax horay usoco❤❤
@Amaleyabdi
@Amaleyabdi 2 ай бұрын
Masha allha family qurux badan isku wara❤
@mahadc.llaahi7908
@mahadc.llaahi7908 Ай бұрын
Ifraax abayo inte naguilowday miyad xanuunsatahay waxbasomaduubtidbee soobadi dee wankusugena abayo mcn❤❤❤❤❤❤❤
@farxiyabarkhad6345
@farxiyabarkhad6345 2 ай бұрын
Horta team enjoy muu baba,ay reer coment wax ifahan siiya 😂😂
@nafisofaaraxosmaan
@nafisofaaraxosmaan 2 ай бұрын
Anaa ugu horeeyo ma ta
@AishoAbdiqadar-qw3gv
@AishoAbdiqadar-qw3gv 2 ай бұрын
Abaayo mcnto waan kuu xiisnay ❤❤
@mumtaazxubi986
@mumtaazxubi986 Ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalam
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 2 ай бұрын
Jumco mubarak ❤❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 ай бұрын
JIMCO. WANAAGSAN. DHAMASNTIIN IFRAAH IYO MUUSE
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Ай бұрын
Wcs dumashi wacanay anu cadan kaan qadan laa ❤❤❤
@FoosiyoaxmedFoos
@FoosiyoaxmedFoos 2 ай бұрын
Hori usoco wllshe qali
@mussemuhidin2250
@mussemuhidin2250 2 ай бұрын
Waxa is jacel wana jacelhay Allha isku kiin barkeyo
@DeeqaCabdi-zx7hk
@DeeqaCabdi-zx7hk Ай бұрын
Masha allh
@AminaAhmedAhmed-xp6jv
@AminaAhmedAhmed-xp6jv 2 ай бұрын
Maasha Allah ❤️❤️❤️
@hibocabdiqanidaahir2737
@hibocabdiqanidaahir2737 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ 100🎉
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 2 ай бұрын
10/10 Maansha allaah
@FaraxCabdicali-c6s
@FaraxCabdicali-c6s Ай бұрын
M A madawga ❤😊
@FrxyoAli
@FrxyoAli 2 ай бұрын
Masha Allaha
@NiciimaFuaad
@NiciimaFuaad 2 ай бұрын
Naaa ma adiGapa volog zoo duupa 😮
@ardowarsame5351
@ardowarsame5351 2 ай бұрын
Masha allah ❤
@abdifatahali3431
@abdifatahali3431 2 ай бұрын
Abaayo aniga ovene ka ada aniguu idhibay keega markaa galsho dhexda ciiriin kanoqdaa abaayo igacawi 1 14:40
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 2 ай бұрын
Daaha madoowga fadhiga ka dhaaf please 😢
@nasrocabdiqadircabdullahi6338
@nasrocabdiqadircabdullahi6338 2 ай бұрын
Mashallah
@CamirAbukay
@CamirAbukay Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qosolqaramitvqaraami1466
@qosolqaramitvqaraami1466 Ай бұрын
Oo kaley ina ader 2 dirac aad wadato wamaxey😂😂😂😂😂😂😂
@فاطمةالشيخي-ب9ع
@فاطمةالشيخي-ب9ع Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😊
@AnfacIbrahim-v3t
@AnfacIbrahim-v3t 2 ай бұрын
1100
@halimoab1221
@halimoab1221 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 Ай бұрын
Gurga meeqa ku degan tahay guri ka raba maleysa qol fadhi iga soo jawab
@ZuuRuja
@ZuuRuja 2 ай бұрын
Waw
@RidwoMohamed
@RidwoMohamed 2 ай бұрын
adi microphone soogado codka noofur😂😂
@RaaxoRaaxo-fl5vk
@RaaxoRaaxo-fl5vk Ай бұрын
Ifraxey abaayo jifkaga mana tustit😅😯
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Ай бұрын
Hhh naa wll inanta akadhac raaxoy
@umumunawar4442
@umumunawar4442 2 ай бұрын
Ifraax iyo atirisho baadiyo lee dahmanka iskabadalaan rer malaysia😂😂😂
@naima_____nacnaciina7377
@naima_____nacnaciina7377 2 ай бұрын
Ma ila aragty horta 😂
@rahmashine2261
@rahmashine2261 2 ай бұрын
Naa fartuun happy wey iska badashaa mar kaste ma dawatid miyaa
@hibaaqhilaac7608
@hibaaqhilaac7608 2 ай бұрын
𝚖𝚊𝚗𝚜𝚑𝚊 𝚊𝚕𝚕𝚑𝚢 𝚑𝚙𝚙𝚝𝚒 𝚊𝚍 𝚋𝚊𝚗 𝚔𝚞 𝚝𝚊𝚐𝚎𝚛𝚊𝚊 𝚒𝚕𝚕𝚑𝚢 𝚍𝚊𝚛𝚝𝚒𝚗𝚊 𝚠𝚊𝚗𝚔𝚞 𝚓𝚎𝚌𝚕𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚜𝚒 𝚔𝚑𝚊𝚜𝚊 𝚗𝚞𝚖𝚋𝚎𝚛𝚔𝚊𝚐𝚊 𝚖𝚊 𝚒𝚜𝚒𝚗 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊 𝚑𝚙𝚙𝚝𝚒
@SleepyMusicalInstrument-wq6gk
@SleepyMusicalInstrument-wq6gk 2 ай бұрын
Masha allah
MALIN QURUX BADAN ANIGA IYO XAJIKEYGA FULL ROUTINE
9:57
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 48 М.
FILM CUSUB DAN IYO DOOKH PART 20
25:05
Sucdi Team 22
Рет қаралды 9 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
LAYAAB AYEE ILA NOQOTAY ARAGTIDIISA LAMA FILAAN😱😱
10:48
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 174 М.
ROUTINE KEYGA MAANTA IYO HOWSHA GURIGA FULL ROUTINE
9:15
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 19 М.
MY FIRST ROUTINE /IYO MALINKEYGA SIDHA KU QAATE
9:08
basrah ahmed
Рет қаралды 1,7 М.
JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE
13:31
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 28 М.
afurka baadiyaha
19:42
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 84 М.
XAFLADII NIHAAL IYO ADEEG AAN UBAAHNA🤰
11:47
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 34 М.
NINKI GABADHISA LAFARA XUMEYEY & NINKI SAWIRKISA LAFAFIYA SO QABTAY
46:01
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН