IFUR PRANK | BREAK UP PRANK

  Рет қаралды 170,661

Boqorka Gambiska

Boqorka Gambiska

Күн бұрын

GEEDO GEEDO | #PRANK
KUSOO DHAWOOW KZbin CHANNELKAYGA
#PRANK #BOQORKAGAMBISKA #GABARMAAYO
SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!!!!
LIKE SUBSCRIBE IYO SHARE SAARA
Snapchat - ADNANOR NAWALMILA
Instagram - Boqorkagambizka
Boqorkagambiskashow
Modernsomalifamily
Facebook - Adnan Grateful

Пікірлер: 654
@nawaalqurux2553
@nawaalqurux2553 5 жыл бұрын
Hadaa COmentiga Aqrinaysid Hammigaaga Allaha Kuu Rumeeyee Like Iisaar 😭😭😭
@sacdiyoabaayowankutagerawa4582
@sacdiyoabaayowankutagerawa4582 5 жыл бұрын
Gawarey maayo wasexanaya
@tasniimabdirahman8252
@tasniimabdirahman8252 5 жыл бұрын
Amiin rabiyow
@ifoozasalad2454
@ifoozasalad2454 5 жыл бұрын
Aamin yaa allaaah
@disantosplatnumz5192
@disantosplatnumz5192 5 жыл бұрын
Hada nawaal jeceshahay like soo qarxiya (mashalah)
@samdacajab6153
@samdacajab6153 5 жыл бұрын
gabadh mayo intii jcl like ii sara❤👍👍👍
@HamdaHussein
@HamdaHussein 5 жыл бұрын
Samda Cajab Subscribe ii saar wll💕
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
I am with gabarmaayo on this, but MashaAllah adnan I am so proud of you for making your wife happy. Loads of love 💕
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali 5 жыл бұрын
Cafimat Fican ❤️❤️❤️❤️
@tiinaaden8291
@tiinaaden8291 5 жыл бұрын
Adnaan ninka nag tiisa darajeya aya dadkuna darajeyaan adnaan keep going family qurux badan
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 5 жыл бұрын
Tiina Aden isoboogo iyo subscribe Saar
@tiinaaden8291
@tiinaaden8291 5 жыл бұрын
Maxan ku dida hana beauty like sher kuli xababti ana ku sarayo keep going
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 5 жыл бұрын
Waligeya man dhihin iso boqoda o isar bala caaw inti iga danbesa isara one love 💕 iso boqo
@HamdaHussein
@HamdaHussein 5 жыл бұрын
Sirta Nolasha channel Subscribe ii saar wll💕
@adnanjanuzaj8154
@adnanjanuzaj8154 5 жыл бұрын
Azxpta waligey 10like ma gadheeyn Azxpta yaa ley gampeyn
@sharmaidris8858
@sharmaidris8858 5 жыл бұрын
Dadka commentiga kutuuksanaayo hala xishoodo
@kingjohn679
@kingjohn679 5 жыл бұрын
💄👞👔👓⌚⌚⌚⌚⌚⌚⌚ to get your free. The list is
@saabiriinbenhaar9401
@saabiriinbenhaar9401 5 жыл бұрын
Family an jeclahy like dhacdhac igu zii walaldey
@HamdaHussein
@HamdaHussein 5 жыл бұрын
Saabiriin Benhaar Subscribe ii saar wll💕
@kingmoha1897
@kingmoha1897 5 жыл бұрын
Wll fdln subscribe isar
@kingmoha1897
@kingmoha1897 5 жыл бұрын
@@HamdaHussein wll fdln subscribe isar adi oo rali aah
@abdiadan269
@abdiadan269 5 жыл бұрын
@@kingmoha1897 sxb SUBSCRIB ISAAR YAAQEY
@abdiadan269
@abdiadan269 5 жыл бұрын
@@kingmoha1897 wankuu saaraye
@guleidmawlid9959
@guleidmawlid9959 5 жыл бұрын
Gabar maayo intii la qabtaa maseerka like ha ii saarto
@MACQUUL_MEDIA.
@MACQUUL_MEDIA. 5 жыл бұрын
SOOMAALI WEYN WAXAAD IISAARTAN 1K SUBSCRIBE IYO FANSKA BOQORKA GAMBISKA.
@hassanothman3125
@hassanothman3125 5 жыл бұрын
Adnan gabar maayo waa ka saxan tahy xasuusihii hore iska ilaw ayadaaba kula joogteee qalbigeeda ilaali #DhacDhac
@Siha26
@Siha26 5 жыл бұрын
Woww gabare maayo shaqo fcn qabaty xbbti wana runta boqorka gambizka prank badn u rbaa😂😂😂😂I really like it this vedio keep going guys
@iqrabaffo1832
@iqrabaffo1832 5 жыл бұрын
Adnaan love how his wife respects and loves allah a blessed family ❤😍 favourite couple
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 5 жыл бұрын
👌👌👌
@rashkastudio1385
@rashkastudio1385 5 жыл бұрын
Subscribe iisaara
@fathiyafatmasworld8997
@fathiyafatmasworld8997 5 жыл бұрын
Pls subscribe my youtube
@mplsridah
@mplsridah 5 жыл бұрын
They are a fake couple, I still remember when they used to trash their own people, and nawal trashed hijab saying that "hijab is a choice but Somali girls are forced to wear one, now she's wearing one just to get views smh don't support this gaalo family
@samirocabdiqaadirmaxamed4892
@samirocabdiqaadirmaxamed4892 5 жыл бұрын
Dhaqankiisa ha xumaado lkn wu qalbi wangsn yhy wuuna u qirsan yhy xaaskiisa hdey masayr san thy in jceyl ka keenaya masayrka nin lajecel yhy ba loo maseera
@mjofficial820
@mjofficial820 5 жыл бұрын
Hadhal qiimo leh😍
@simranqurux595
@simranqurux595 5 жыл бұрын
Masha allah sax warunta alow iskuxafid anakana naguxafid
@khalidabdullahiali6162
@khalidabdullahiali6162 5 жыл бұрын
Wax garad thy wlhi wlshy💥✌
@mplsridah
@mplsridah 5 жыл бұрын
family kaan waa fake, gabadhaan xataa xijab maxiran jiran
@maankasoomaali4709
@maankasoomaali4709 5 жыл бұрын
Haaheey xijabka sii wad qurux aad ku tahay yaa ila arkay like si ay gabarmaayo u ogaato inay dadka ku jecelyihiin xijabka
@bellaqaali685
@bellaqaali685 5 жыл бұрын
Sawir iyo xasuuso marhore ahaa ama xiriir kuma xirno nin iyo naag boqorka gambiska sas ha uhadlin wey kaa saxantahay queen gabarmaanyo.hore usocda beautiful couple💞
@zuufunny4075
@zuufunny4075 5 жыл бұрын
I like how you said Adnan: aniga surwaal gishtaa adiga mxa gishata? Gabarmanyo: surwaal adi kaaweyn Me: Naag nool lol
@topazlaqchannel9394
@topazlaqchannel9394 5 жыл бұрын
Inta tagerto BOQORKA GAMISKA IYO XASKISA NAWAL LIKE IGU SHARFA SUSBSCRIBE SIDOO KALE SOMALIA HA NOLAAATO 🤷‍♂️
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 5 жыл бұрын
5:50 Gabarey maayo caadi mahn surwaal adi ka weyn kashtaa aaa so funny wlh
@faysalcali2850
@faysalcali2850 5 жыл бұрын
Waxey waa soomali hdana wuxu marsanyahy taatuu inta ila argtaay like isar zxbiyaal hadanad arkayna waxd ubahantahy miyaradii indhaha
@salimabdalla5512
@salimabdalla5512 5 жыл бұрын
Hahaha. Ruunti aad ayan uqosley. Nawal saaax waaye. Waiting for more pranks. I know wat cadnan is planning. Be prepared.! Tough times ahead.
@salimabdalla5512
@salimabdalla5512 5 жыл бұрын
Wallahy i love Nawal. Jecel walaltinimo. Waa funny. Karti ayeey ledahy. Gesine waaye. Boqorka waa nin dagan o samar badan. Familkisa aad ayu ujecelyahy. Viva bro. Hoor usoco.
@aliqaasinali7139
@aliqaasinali7139 5 жыл бұрын
Soo badiya pranka Vdioka Sidaan kala so qarxiya 😃😃😃 Mideda kala mawanagsan in sawera hore Inaad Si heesata wee ka saxan tahay gabdh maayo hore usocda sxbyaal .
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 5 жыл бұрын
Omg I love this video. Adnan jiis laga dhigay kkkkk gabar mayo you rockkkkk girl 👏🏽👏🏽👏🏽
@hhhhhh6668
@hhhhhh6668 5 жыл бұрын
Wow Gabar maya abayo sifican ayad sameysee runtii bcoz nolol fican oo xalal ayad kujirtaan waxan camal guriga umaficno 1k like
@elhamabdulle579
@elhamabdulle579 5 жыл бұрын
Gabar maayo noo soo badi adnan another prank🤘🤘 waadka aarsatay hampalyo🥰💐
@pressgang1129
@pressgang1129 5 жыл бұрын
Long time KZbin ka maqnaa manta I hve to watch all gambiska videos
@ifraaxomarali2251
@ifraaxomarali2251 5 жыл бұрын
Nagta waan jeclahy dhaheysay darted umalenaye inaa ku qabsaneysid kkkkkkkkkk gabarey manyo tageraa kuu ahy nimanka iney iyaga lee maseran isku maleyan hhhhhhhh boqorka ganbiska surwal gashanahy ku lahaaa 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️
@ibrahimabdi1737
@ibrahimabdi1737 5 жыл бұрын
Boqorka Gambiska waxaan ku taageeraa dulqaadka badan iyo Naxariista u muujiyo Xaaskiisa MashAllaah Boqorka sxb Meesha kasii wad "Family First"
@nasteexachannel2285
@nasteexachannel2285 5 жыл бұрын
Jiis noqo kulahaa gabar mayo😁😁😁 Love u sis
@5tv-newsbarawe94
@5tv-newsbarawe94 5 жыл бұрын
My sister-in-law she got you buh surely he was happy indeed,he got good heart seriously my sister-in-law you got the realy man dnt leave him in any case grap him .. happy family may Allah protect you from the evils Amiiin
@umuyahyeheydar6087
@umuyahyeheydar6087 5 жыл бұрын
Adnaan boqorka gabiska waa shaqsi dabeecad wanaagsan asaga oo xanaagsan oo macaaney ku leeyahy xaaskiisa noolow yaqaay inteey nolol jirto👌🏽
@gazanofficial7909
@gazanofficial7909 5 жыл бұрын
The modern Somali family💞💞🥰🥰🥰🥰One love boqorka gambiska iyo gabar maayo waa idhin jeclahay majirto 🥰ama dac dac ayad iseneysin
@mplsridah
@mplsridah 5 жыл бұрын
Remember when they had that channel and used to trash their own people and hated hijab and the deen?
@axmedxuseen1191
@axmedxuseen1191 5 жыл бұрын
Gabar manyo gabadh wnaagsan bad tahy ilaasho ninkaaga .hakayeelin waxyaabahso kale👌👌👌👌👌👌👌👌
@adnanmohamed6491
@adnanmohamed6491 5 жыл бұрын
asc boqorka iyo gabarmaayo sheekada way i dhaaftay balse waan kuso ceshanaa vlog i think so exciting
@hehehehe7104
@hehehehe7104 5 жыл бұрын
10:59 jiis noqo runteed waa jiis noqo😂 *Gabar maayo❤️*
@jumana220abdirahman9
@jumana220abdirahman9 5 жыл бұрын
Ano gabadha gabar mayo darteed videos uu dawada quruxedu waa extream 😍😍😘😘
@hafsaabdixarago7796
@hafsaabdixarago7796 5 жыл бұрын
Mahdsanidiin family aan taagero heesti aan idinka codsaday waad soo saarteen🙏🇸🇴mahdsanidin❤
@saarazakiriyemoha940
@saarazakiriyemoha940 5 жыл бұрын
Boqorka gambiska hadu xanaqay ana wan xanaqa like malahan wan ugambiyay😑
@Honey_sweetlikethat
@Honey_sweetlikethat 5 жыл бұрын
Nawal she is my fav😍 love you guys ❤
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 5 жыл бұрын
Princess Fatima go checkout my channel and subscribe Saar
@queenhamda6013
@queenhamda6013 5 жыл бұрын
Prank bdan u ubahan boqorkagambiska kkk Heesta dhakac dhakac baba kaquruxbdan heestii gabarmaayo dhammaadka video ga
@bbenacnac
@bbenacnac 5 жыл бұрын
Gabarmanyo 👸❤❤
@HamdaHussein
@HamdaHussein 5 жыл бұрын
Bbe NAC NAC Subscribe ii saar wll💕
@yuusufabdi2054
@yuusufabdi2054 5 жыл бұрын
Yarta ck aa ku arkay gacan fudeeda qabta marwalbo comment bixisa 😂
@hanabeautychannel7427
@hanabeautychannel7427 5 жыл бұрын
Bbe NAC NAC isoboogo iyo subscribe Saar
@fatumacrisaq7634
@fatumacrisaq7634 5 жыл бұрын
jiiis noqo hhhh walhi nawal way iga qoslisay team nawaaal allahaisku kiindayo
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
Maseer waaye waxaas
@rajdzfaisal2628
@rajdzfaisal2628 5 жыл бұрын
Nawaal quruh iyo adnan beautiful couple ilaahay ha Iskuu kiin daayo hope one days u gonna reach one million Subscriber 😍 adnan brother remove your tattoo coz your prayers will not accepted bro u are good person u deserve paradise that is why im remedining u
@HamdaHussein
@HamdaHussein 5 жыл бұрын
Rajdz Faisal Subscribe ii saar wll💕
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali 5 жыл бұрын
❤️
@rajdzfaisal2628
@rajdzfaisal2628 5 жыл бұрын
@@Qabiilkeenu.Somali 💖
@mplsridah
@mplsridah 5 жыл бұрын
Nawaal xijaabkee caysay hada kahor, waa gaalo, Cadnan waa khamriiste ween, they are both fake wallahi
@simanmuxiydiinfarax9128
@simanmuxiydiinfarax9128 5 жыл бұрын
Gabadh walahi waa smart mashaa Allah. Sidan u fahmay waxay wakhti galisay siday ninkeeda uga reebto xumaanta wayna ku guulaysatay. Mashaa Allah walalkay illahay ha kugu wado .👍👍👍👍👍
@rayanrasmi1796
@rayanrasmi1796 5 жыл бұрын
wlhi aniga gurigayga waxa la igu so arosay naago sawiradooda kuligood odkac cml u jarkaray gaariga qashinka.ku shubay
@nastexocali1670
@nastexocali1670 5 жыл бұрын
Pqorka ganbiska iyo gabar maayo heesti ku haboneyd hdeey soo sarteeen 😍😍😘😘
@nawaalyuusuf3799
@nawaalyuusuf3799 5 жыл бұрын
mcnteedah gabar maayo dhac dhac 😍😍idin jeclahay marwlaibah famliy 😁
@nimaofficial2966
@nimaofficial2966 5 жыл бұрын
Boqorka gambiska magacisa dhabta waa cadnaan like bombo cml igu qarxi 💣💣💣💣
@siyuunsaani3577
@siyuunsaani3577 5 жыл бұрын
Salaaam Qoyska Quruxda Badan Advice kaan Adnan ayaa u jeedinaaya walal markaa wax cuneysid ama cabeysid bisinka ha dhihin Sida Saxda ah waxa waaye bismilaaah mahadsanid wall
@hamzaking_lilrashka417
@hamzaking_lilrashka417 5 жыл бұрын
Mashlh brother keep going my sister like evn you keep going walshly
@somalifotballreactionsomal6759
@somalifotballreactionsomal6759 5 жыл бұрын
GABAR MAAAYO WAAA QOF ADAG WLLHY. KEEP GOING.
@shadiaisse9780
@shadiaisse9780 5 жыл бұрын
Kow iyi koban jiro markaan ku jiray Hulahaa wxuu kwdaa markaan jiray dada shaniyo toban Ayaa saas ka noqotay wlhi Boqorka gabizka hadlkiisa jclhy waa funny 🤣🤣😂 huray usocda queen and king 😘❤❤
@fatimacadey4563
@fatimacadey4563 5 жыл бұрын
Xasuus buu yahay macanay aniga duq ba noqanaa 💪😂😂😂😂😂😂😂
@rayanrasmi1796
@rayanrasmi1796 5 жыл бұрын
kkkk
@abdikarinyusuf7550
@abdikarinyusuf7550 5 жыл бұрын
Keep going boqorka iyo gabar maayo Ayaamahan waad naga caajisteen
@juusto.cadeeymohamed6308
@juusto.cadeeymohamed6308 5 жыл бұрын
Boqorka gambiaka gabareey maayo qalbigeeda dhoor we love her ❤️❤️👍
@anazhuseyn365
@anazhuseyn365 5 жыл бұрын
Adnan:Surwaal ban gishta ee adiga mxa gishataa mcney? Nawal::Surwaal adiga kaa weyn😅😅😅😍💯
@Abdurrahman-kl4cv
@Abdurrahman-kl4cv 5 жыл бұрын
Gabarey maayo you right for what you done cause you care your family so congratulation
@mohamudahmed1823
@mohamudahmed1823 5 жыл бұрын
boqorka kaligaaga kuma dhicin aniga xataa xasusteyda waa leyga jexjeyxay
@abdiahmed1993
@abdiahmed1993 5 жыл бұрын
Wow 😲 good job 👏🏼 Gabar maayo ❤️❤️
@mohamedyusuf8605
@mohamedyusuf8605 5 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allahu illahey ha idiin xifdiyo family qurux badan cadowgiina cagta kahos
@waheliye44
@waheliye44 5 жыл бұрын
Boqorka and maayo keep going two legends
@HamdaHussein
@HamdaHussein 5 жыл бұрын
Yasin Hashi Subscribe ii saar wll💕
@dhacdoyaableh7944
@dhacdoyaableh7944 5 жыл бұрын
Asc asxabta walaalahayga Qaaliga fadlan booqo barnaamij shaqo abuur ah baro sharqanka tolida ka baro channalka ( Abu saim official) fadlan usaara subscribe ganbaleelka waa bilaash like share comment waa free tnx all
@apdyezak7479
@apdyezak7479 5 жыл бұрын
Inta Ila aragtay inu sawirka Isku dhaafinaya like
@samiiraraaxo3686
@samiiraraaxo3686 5 жыл бұрын
Wllhy waan ka heley Cadnaan waa markaagiii new prank 💟💟💟💟💟💟💟
@suldaanzemett870
@suldaanzemett870 5 жыл бұрын
Intii hooyo jecel like saar👍
@AyanTufah
@AyanTufah 5 жыл бұрын
Gabar maya is the definition of Gorgeous😍
@nimcodeeqa7478
@nimcodeeqa7478 5 жыл бұрын
Comment kan akhrisan lahaaba waxaa kabuuxa dad like tuugaya ma aqaani xagay ku aadayaanba iyo dad ilahay iyorasuulkiisa like ku Baryaya Nio commenka waxaa loogutalagalay fikirka dadka ee sheeko xamada inagadaaya
@AbdulAziz-bs4oz
@AbdulAziz-bs4oz 5 жыл бұрын
Really I love this fmly how aver Dadaa ku mashkhuulo lkn waa laba is jecel oo hadana is ixtiraamo waligiina guul Ayaan idin rajeenaa we love you♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@naimastar9366
@naimastar9366 5 жыл бұрын
masha allah gabar manyo abayo & boqorka gambiska ilaahay ha isu kiin daayo beautiful family inta ila rabto inay sii ahaadan family quruxbadan subscribe iyo like share comments iisameeya 🤗🤗🤗🤗🤗
@ikraambbe8170
@ikraambbe8170 5 жыл бұрын
Lugu heda so haray jiis noqo kullha😂😂😂😂naag iyo maser naag nol gabr maayo✊
@kadrahersi7965
@kadrahersi7965 5 жыл бұрын
😂😂😂 caqlileey maash'allaah ❤ Cadnaan you a kind man maasha'allaah 👊
@sahafiyare4434
@sahafiyare4434 5 жыл бұрын
Hhhhh gub ama jeex Kkkk Filimkale masamenayo Kulahaa gabarey mayo we like u@#
@abdullahisaid2571
@abdullahisaid2571 4 жыл бұрын
We call them boqorka gambiska#beyonce and Jz😂😂😂one love
@abdulahiolow7841
@abdulahiolow7841 5 жыл бұрын
Gabartaneeto cadaanta hadaan rabno waan jari karnaa?😅😅
@marwadeeqsan1293
@marwadeeqsan1293 5 жыл бұрын
Gabadh mayo Qofta kaliyee maseerka igu racsan
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 5 жыл бұрын
Alahh muraadkagaa oo macsi lahayn haku siiye isoo booqda oo igu so biira
@abdikarim6089
@abdikarim6089 5 жыл бұрын
Boqorka Gambiska is just kidding and gabermayo maseer haya cml 😂😂
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 5 жыл бұрын
Gabadh maayo waruntaa in la jeex jeexo waa kugu raacsanahay wllhi Anba sidaa sameyn lahaa gurigeyga ma ooleen Pranka kusoo badi cadnaan
@mohameddahiraraale2752
@mohameddahiraraale2752 5 жыл бұрын
Wan idin salaamay Boqorka and gabar maanyo
@kingribas5672
@kingribas5672 5 жыл бұрын
wxaaan kuqosle mxan gashta surwal adiga kulaha wxan gashta surwal kaweeen 😀😁😀😁
@mulkiahmed2064
@mulkiahmed2064 5 жыл бұрын
Nawal qurux abaayo waanada waad maqashay asturka aad baad ugu qurxontahay nolow macanto mar walba adiga iyo caruurtada iyo boqorka ganbiska
@kingwadani861
@kingwadani861 5 жыл бұрын
Asxaabta asxaabta soo dhawaada Soo dhawaada Soo fadhiista shaaxa . Sambuuska xalwada . Kusoo dhawaada shushumoowga ha hilmaamina
@dr.sdarajochannel2653
@dr.sdarajochannel2653 5 жыл бұрын
Boqorka gabiska wlhi waaa shaydaan kulahaa surwaal baan Gashtaa 🤣🤣🤣🤣
@himilomuusehimilo3557
@himilomuusehimilo3557 5 жыл бұрын
cadnaan wlhi wa nin kudayasho mudan full respect boqorka gambizka 😍
@somalibonusfx191
@somalibonusfx191 5 жыл бұрын
Mashalah goormad gabar mayoo madaxii qarsaday kk qayran ku rajaynaya
@abdizamadhurfechanel1964
@abdizamadhurfechanel1964 5 жыл бұрын
Inta tagerta Boqorka Gambizka like zara
@fatuuxmustafehassanhassan3540
@fatuuxmustafehassanhassan3540 5 жыл бұрын
Nawaley shafkaa taatuga ka buuxo maa lagu saraa adaba dhaantid kan oo qamaar xiran horta meher xalala malgugu maheriyay mise sida cadanka aayar isla saxibten 😂😂😂
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 5 жыл бұрын
Masha Allah gabar maayo maseer bdnaaa keep going🇸🇴🇸🇴🇸🇴↩
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 gabadha caadanka saas ma ii arkeynin🤣🤣🤣🤣 poqorka gambiska waxbo lagama qawan karo🤣🤣
@simanibraahin7941
@simanibraahin7941 5 жыл бұрын
Gawar maanyo kulahaa surwaal adiga kaa weyn ayaan gashana kulahaa hhhhh cadi ma ahan waan idiin tagerysanahy like asxbey
@allahkariimyaallah7871
@allahkariimyaallah7871 5 жыл бұрын
Boqorka iyo boqorada gawarmaayo 👏👏👏
@suweydaaxmed8757
@suweydaaxmed8757 5 жыл бұрын
Guys wlhi wan idiin xiisay labo bari maniga maqnan karo Boqorka gambiska iyo nawaal qurux badaney
@mustaffmaxamed5439
@mustaffmaxamed5439 5 жыл бұрын
Sifiican ayaad kusamey say abayo qaali ah
@aishaabdi5687
@aishaabdi5687 5 жыл бұрын
Wow gabar manyo prank wan kahelay soo badiya
@Ebiyanita
@Ebiyanita 5 жыл бұрын
😂😀wadkusugtey runti jexjex waliba guub 😃😅
@mCmbaaNa
@mCmbaaNa 5 жыл бұрын
Nawaal waa saxantahay✔👑💫
@ayuubabdulaahiak463
@ayuubabdulaahiak463 5 жыл бұрын
Prank badan so sameya full respect ni haya legend cadnaan ana duma 👑👸❤️
@farhiyaabdirahman5059
@farhiyaabdirahman5059 5 жыл бұрын
We are team Nawal yeeeey
@wafaa9410
@wafaa9410 5 жыл бұрын
I agree with gabareeymaayo😂😂😂👍
@rumansalah7124
@rumansalah7124 5 жыл бұрын
Nawal naag dheh hhhhhhh she’s so funny 😆
Xaas Labaad PRANK | Gabar Maayo wey iga tagtey runtii 💔
16:04
Boqorka Gambiska
Рет қаралды 253 М.
TARTAN BAS BAAS (NUCLEAR) Boqorka Gambiska Vs Gabar Maayo!!!
48:12
Boqorka Gambiska
Рет қаралды 241 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
PRANKIGII HURDAAYE NIYADJABKA KU RIDAY
13:05
Kamiin
Рет қаралды 10 М.
AYAAN WADANI 2024 | MAAN QABOOJIYE | BEST MASHUP - MUSIC VIDEO
7:15
SABAAYAD SOMALI MACAAN BADAN OO FUDUD     HADA QAS HADA DUB 👌👌
6:32
Luul Cooking channel
Рет қаралды 97 М.
UUR AA LEEYAHAY PRANK!!! (PREGNANCY PRANK GONE WRONG)
13:03
Boqorka Gambiska
Рет қаралды 200 М.
GABAR MAAYO CUNTO MA KARIN KARTID PRANK!!!
21:44
Boqorka Gambiska
Рет қаралды 179 М.
PRANK || SAXAAF OOO KA OYSIYEY ADNA || AMIRA CIMRAN IYO CADE XANAAQ
12:35
The unknown place 😳 @Youngdollar versatile pls engage 🙏❤️
0:58
YD WONDERS ENT.
Рет қаралды 3,8 МЛН
Вопрос Ребром - Бустер
41:59
Gazgolder
Рет қаралды 2,9 МЛН