No video

IGAMA QAADAN KARTID NINKAYGA QISO: MASER:DARTIIS MAXAY SAMAYSAY GABADHAN??

  Рет қаралды 12,624

Qisas Channel

Qisas Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 122
@user-cj8gl1ep6f
@user-cj8gl1ep6f 10 ай бұрын
Wllhi ayaanay masar wuu dhib badanyahay Aniga xitaa waxaa igu dhacday nin aan usabraaye mudo badan oo 8 caruur udhalay xabsi mudo badn ku jray markii lasoodaaye maalna halay isla markiiba dadkiisa gabar yar ukeenay oo jamacad kasoobaxday oo ila aroosay snoo xaamilo ah guri aan qurxoinay ku jiro shisheeyo ahay meesha aan joogo duko canbaar leh ka ahay Ayuu aroosay wax walbana wuu udhigay AnigA waxaan sameeyay؟ Alx waxaan laazimay suuratul baqra istigfaarta saliga nabiĝa scw waan qaboobay alle aktiisaan ku ooyay in badan Guriigii ayuu ka guur iyiri waa laguu dhisaa bahal filo edabdaran ayuu iidhsay xajkana waa igeeyay Ilaadadkii aniga iga maseeraan aan gaaray alx qofkii alle wayne isku xiro wax mawaaye taasina WAA XAQIIQ
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 10 ай бұрын
Masha allh wllo walhi wan farxad oyey qoralkaga alhe haku siyadsho nimcada
@user-cj8gl1ep6f
@user-cj8gl1ep6f 10 ай бұрын
@@AzmaCabdi-qi8ku aamiin xabiibtii dhamaanteen
@kamalali79
@kamalali79 10 ай бұрын
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
@queennasracayush5789
@queennasracayush5789 9 ай бұрын
Aslan quf cunugeda nafta dhafisahy yawaye qufka naftis ku aminayo subxanllah illah aya kamagn galnahy 😭😭
@nimcoali-sl3rt
@nimcoali-sl3rt 10 ай бұрын
Subaxana Allah 😭
@HalimaDiinow
@HalimaDiinow Ай бұрын
Subxana allah
@HamDaBilaN-mn6eo
@HamDaBilaN-mn6eo 4 ай бұрын
Haa wallhi masaayrku waa xanuunka ugu xun ee qof bini adama ku dhaca xasiloonidu ka kaxaynaya waad murugonaysaa waad fukiraysaa xataa jidhkagu uu qayir maya alle ayaanu ka magan galnay masayr iyo shaydaan iyo sharta naagaha
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 10 ай бұрын
Subxanallaah waa qiso xanun badan ilmahaga Nin derti udil qasaro adun iyo mid aqiro mahad sanid ayaan ❤
@user-gh4mq2vm8t
@user-gh4mq2vm8t 10 ай бұрын
Subxaana laah ilhyow ilmahena waxaan kudilno hanagu keenin
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 10 ай бұрын
Subxaanallah 😢😭 mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido abaayo macaan ❤❤❤❤❤
@kamalali79
@kamalali79 10 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@UbaxDheemaN-pl1hd
@UbaxDheemaN-pl1hd 10 ай бұрын
Subxanallh wllhi wa qiso murgteeda xanbrsan kucimro qadshna mudan
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 10 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@umfuad4641
@umfuad4641 10 ай бұрын
Subxana allah alle ayaan kaga megen galnay maseer nocaan اللهم نجينا 😢
@faizafarah7436
@faizafarah7436 10 ай бұрын
Subxaanallah 😢 illahow hana fidneen
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 10 ай бұрын
Subxanllah taa hooyo maaha 😢 allow cadaap taa away naxariistii hoyo nima wax yarbhadee gaaraan gaba dheyda gaaraan beer ka qac idhahda allo ha nagu keenin
@sadocabdi7737
@sadocabdi7737 10 ай бұрын
Ala ayaaney walhi wadnahaba igarireey subaxan Allah
@FarhiyaHasan-bj9eb
@FarhiyaHasan-bj9eb 10 ай бұрын
Subhanalah intan kabadhan madageysankaro😢😢😢
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 10 ай бұрын
Naag waaba naage naagayaal na haku yaaco ilmaheyga inaan dhaafsaneynin ❤❤❤❤❤❤bala nin ha u maseerto maxaa waxaan waali so dhaafee illahow na hifdi❤❤❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 10 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 10 ай бұрын
Subxaan.Allah 😭😭😭
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 10 ай бұрын
Mahadsanid uqtii
@Axmed33
@Axmed33 10 ай бұрын
Subxaana allaah😢😢😢😢😢😢😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 10 ай бұрын
Wcs walaashey mcn ayaan cadeey waan kusalaamay inbadan allaha kubarakeeyo
@queenmunera8415
@queenmunera8415 10 ай бұрын
سبحان الله العظيم ر😢😢
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 10 ай бұрын
Subxana allah ilahow hana tusin musibada ax walahi wa xanun 😭😭
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 10 ай бұрын
Xasbunallahi wanicmalwakil ax ax Bismillah 😢😢😢😢😢
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 10 ай бұрын
Xsabiyalah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 subxanaalh ilahyw ban ka magangal 😢😢😢😢😢😢😢
@DhoobleyDhoobley-jl8gs
@DhoobleyDhoobley-jl8gs 10 ай бұрын
Subaxaanalaah
@user-sm2dm1es5w
@user-sm2dm1es5w 9 ай бұрын
Subxaannalaah xaax xanun weyna
@UbaxDheemaN-pl1hd
@UbaxDheemaN-pl1hd 10 ай бұрын
illhay hynga dhigo kuwi xaldaha murgteh xasuusta rabigood 😓 shydaan iyo qof bakhtii adeegsnya waxa kenya inay dadku utgaan wa imaamkodo daciifa ilhay imamka hyno siyaadiyo khtumdana illhy khayr hayngu khtumo
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@leylaabdullahihassan2508
@leylaabdullahihassan2508 9 ай бұрын
Inalilah 😭😭
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 10 ай бұрын
Subaxanalah😢😢
@nimcoqulub4250
@nimcoqulub4250 10 ай бұрын
Subxanallah taas hoooyo lama dhihi karo bisinka
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 10 ай бұрын
Subxalllah illlahow hana fidneen gadashod😢😢🥺🥺
@UbaxDheemaN-pl1hd
@UbaxDheemaN-pl1hd 10 ай бұрын
Inkastoo wllhi qadarku mesha Ka shqaynyayy hadan wllhi wax fican hooyoyinka iyo hablha iyo qofwalba waxa fican qofku larafiiqyo inu isak ega ama ninkga ha ahaado ama xaskga ama sxipta waa inad iswaydiisid qofknii myhay mid kugu baraarjinya cabsida alle myhay mid kuanfcya myhay mid adiga dhnka wanaaga ku kaxynya haa qofka ilaasho way noqanwayday isku dayinad adigu badashid hadu waxba kaqorii waayo ujar xidhiidhka hadu rabo adiga lasocd kaaga isga isbadali una duceeya dadka zxpka adltiid hada gabdhn wax waxso dhn kukaliftay marka shydan lga imaado zxpdaad anigu ayaan wanku racsnay inan naagla la tashn naago dhna isku midmheeh kuwooda qar
@biztuujainaabdikani2241
@biztuujainaabdikani2241 10 ай бұрын
Ayaney abayo waxas maxa noqoso gudbisey subxanallah wlh wan oyey
@user-lf5bj4ko9r
@user-lf5bj4ko9r 10 ай бұрын
Taan waa naxdin subxanallah 😢
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 10 ай бұрын
Abyo ayan ani ayantan galabley noqday xbbt qaali alh noka xafido kuwas gabdha o naka ka xanajiyayne maxan dhaha abyo mcn no sabar abyo blse joji talo goni ah mcnto wan kuku racsanahy xbbt qaalu ilahey ha idin xafido dhamaantina❤❤❤❤
@duniyaismail4540
@duniyaismail4540 10 ай бұрын
Subxaanallah that’s so sad story thanks sister
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 10 ай бұрын
Subxaanallah 😢 ayaaney malihi waa isku dayaa 😢 lkn waayo inaa wax ka.ogaado rabaa
@hodanomar9909
@hodanomar9909 10 ай бұрын
Asc Manshaallah Allaha idin Xifdiyo ldin BarakeyoAamiin ya Rabi
@XafzaCabdi
@XafzaCabdi 10 ай бұрын
😢😢😢😢 subxana Allah nagaha qar wa kuwa shaydanka xita kadaran balo nag waxha ushegato
@bilkhayrcabdirahman2603
@bilkhayrcabdirahman2603 10 ай бұрын
Subxana alleh
@user-vt6up9co2r
@user-vt6up9co2r 5 ай бұрын
Sheydan ka uqurxiyey😢😢😢😢
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 10 ай бұрын
Ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭subxanalaah
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 10 ай бұрын
ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤❤
@SurtaInamaxamad
@SurtaInamaxamad 10 ай бұрын
Xasbunalah wa nic mal wakil allow ada ka magan gale cunug ad iside nin dartis ina udhibateyo doqonsana oo damir xuma salamad deh habo wa qiso mucjiso ah
@IjaaboHusseinALi-vc2gt
@IjaaboHusseinALi-vc2gt 10 ай бұрын
Subxana Allah 😭😭
@user-se1ii7kc4u
@user-se1ii7kc4u 10 ай бұрын
Subxaanalaha
@user-iy1ju7gb7q
@user-iy1ju7gb7q 10 ай бұрын
Subxaan laaha
@IstahilMohamed-dn4tr
@IstahilMohamed-dn4tr 10 ай бұрын
Supxanallah alla taas hooyo mahan allaha ciqabe axxxxx awlaad wlhie dad aya hantidooda xita kula'a ayadaneh nin see u hesho darteed ayee wiilkeda oo an waxbo ka galabsan ay nafta dhaafisey xasbunallah 😢😢
@munacabdi4414
@munacabdi4414 10 ай бұрын
Axaxa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@haliimohusseinali9923
@haliimohusseinali9923 10 ай бұрын
Subxana allah waligay intaan qiso dhagaysanaayay mid ka calool xun ma dhagaysan nin miyaa cunug la dhaafsanaa hooyo taas malahan maseerkii ku qaaday kuma dhigo bis milah
@cumarcabdi2181
@cumarcabdi2181 10 ай бұрын
Subxannallah wlhi waa xanuun😢😢
@rnoor9763
@rnoor9763 10 ай бұрын
Waxaan qisa maahan ilaahaan kamagangalnaye subxaanallaah
@adnacabdiwaankaaqaadaywllo3042
@adnacabdiwaankaaqaadaywllo3042 10 ай бұрын
Ax ax waa qiso xanuun badan
@Nadia-wx1rg
@Nadia-wx1rg 10 ай бұрын
Subxanallah 😢😢😢
@xamdinuurtaakoow6278
@xamdinuurtaakoow6278 10 ай бұрын
Subaxana allha😢
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl 10 ай бұрын
Wcs qali
@user-ep5tq2wo5g
@user-ep5tq2wo5g 5 ай бұрын
😢
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 10 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 10 ай бұрын
Subxaanallah wlhi waa yaab waxas tallo miyaaa Allah xaasesaana naagta
@DhoobleyDhoobley-jl8gs
@DhoobleyDhoobley-jl8gs 10 ай бұрын
Aniga ayuu igaley Lakin waankaguuleystey
@JanadAhmed-dn3ut
@JanadAhmed-dn3ut 10 ай бұрын
Subxaanalah ilaahow aanan nin ku waaln mrwelba ku ducystaa saa manaa dhly 😢
@ilhaanomar22
@ilhaanomar22 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 10 ай бұрын
😢😢😢😢😮😢
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 10 ай бұрын
Ayaan gabdonn ❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 10 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@AKAz369
@AKAz369 10 ай бұрын
Ayaney wllhi beerkaa sikale inoqday xabunallah ilmeheygiiyan maantadhan xisabayon fir firyaa naxdin darted
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 10 ай бұрын
11:57 Beer adakaa 😢subxanallah
@user-wb3iu9mj1d
@user-wb3iu9mj1d 6 ай бұрын
Subxana laah gala duna xataa masameyan inalilahi wainalilaahi Rajacuun markuu yiri wiilkaada soqal maxey ukuqusqadan weysay
@FarhiyaAdowsiyad-xk3ge
@FarhiyaAdowsiyad-xk3ge 10 ай бұрын
Markii hore waxaan moodey in aan dhameysan karo waan dhameysan waayay oohin darteed waan iska dhaafay laakiin hooyo nuucaas ah ma jirtaaa
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 10 ай бұрын
Niku sihiroolah caadi ma ah magafa miyuu ahaa❤
@falishassan528
@falishassan528 10 ай бұрын
Subhana allah nin waala helaa lakin ilma lama helo
@DhoobleyDhoobley-jl8gs
@DhoobleyDhoobley-jl8gs 10 ай бұрын
Waaruntaa abaayo maseerku uujiraa Lakin alle ucarar
@wanaagchannel
@wanaagchannel 10 ай бұрын
Maseerkaa kal drn 😂😂😂😂😂anoo qalbi adag lahyn baan dhagaysanaa 😮😮😮😮waxay ila thy inaan badh uga tagidoono😊😊😊😊
@hiboabdikarin3809
@hiboabdikarin3809 10 ай бұрын
Ayan shakadan wiil youtuba aha aya ka sheykey wlhi ayan
@sacdiyomursal3585
@sacdiyomursal3585 10 ай бұрын
Subxaanalaah
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 subxana allah bisinka
@nawalmohamedali
@nawalmohamedali 10 ай бұрын
Subxanallah
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 10 ай бұрын
Qisooyinka naagahan tacaaloyinkan caml ku dhacdo lee soo badiy qasaaro ineetahey waxuu ilah baneeya inee diidan waxuu xaramtinimeyn xalashado naagoo aqliga kudara inee Aaqiro jirto
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 10 ай бұрын
Subxaanallaah
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 10 ай бұрын
Wcs hno qali
@khadromaxmud646
@khadromaxmud646 10 ай бұрын
ninka Cali nin ahlu khayra ayuuu ahaanin saaxibu adkaarta ayuu ahaa
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 10 ай бұрын
Ala ayaaney waxaa jamacada ku arky gabdho kasheekaynaayo qisadii gabartii maseerka la xiiratay magaceeda iga. Lunsane
@SamiyaMohdi-tb2xo
@SamiyaMohdi-tb2xo 10 ай бұрын
subxanalh
@user-zp4xl1cg5f
@user-zp4xl1cg5f 10 ай бұрын
Thank hpo mcn ❤
@XafzaCabdi
@XafzaCabdi 10 ай бұрын
Wcs Ayaney waxyabaha qar amakaga inadhagaysto waxa raba ina kaqado adadeg karti iyo inwayuhu hadba waji kugu imanayso inta dunida saranthy
@jamilo3021
@jamilo3021 10 ай бұрын
Oo may kolba hady dhiiig galeeen kan sdexdna dilaaan mxa ka khaldn naagaha
@user-bi1ci9kk4p
@user-bi1ci9kk4p 10 ай бұрын
😢😢
@MunoXuseen
@MunoXuseen 10 ай бұрын
Wcs abyo ayanah seithy❤❤❤
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 10 ай бұрын
Ayaan qruxey laba daanyo kujiraa adina waaku dhageesanooya jaamacada xitaa resting time Adaa kudaawada xppti
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl 10 ай бұрын
Bisinka
@farhiya5072
@farhiya5072 10 ай бұрын
Wcs Abaayao mcn 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe 10 ай бұрын
Wku slaamay wllshy mcn
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 10 ай бұрын
Ayaaney Been Kuma sheegayo Waa ii Dabecad Ekthy
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 10 ай бұрын
5naag aya gadaalkeey laga keeney wlgigeey dheg jalaq uma siinin
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 10 ай бұрын
Wcs xbbtii Barqo wngsn❤❤❤❤❤❤❤
@user-xl8xh2wm6c
@user-xl8xh2wm6c 10 ай бұрын
Wanagsan wll
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 10 ай бұрын
​@@user-xl8xh2wm6c❤❤❤
@Amuuna40
@Amuuna40 10 ай бұрын
Subxanallah cuniga kanaxay see ugaleen balayo kula maseertey 😢😢
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 10 ай бұрын
Wcs ayaan ❤❤❤❤
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE MAAJID IYO QAMAR QISO CAJIIB BADAN
24:34
Qisas Channel
Рет қаралды 13 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 21 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,6 МЛН
NINKAAGA GARAAC QISO CAJAAIB BADAN
21:48
Qisas Channel
Рет қаралды 9 М.
QISADA GABADHAAN WAA  QALBI TAABAT
28:14
Qisas Channel
Рет қаралды 8 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 21 МЛН