II WAD SHEEKADA-21-03-2013

  Рет қаралды 29,308

Universal Somali TV

Universal Somali TV

Күн бұрын

www.universalsomalitv.com

Пікірлер: 15
@Hafsa981
@Hafsa981 2 жыл бұрын
Barnaamijkan 8sano kadib ayan dib u dawanaya universal dib haw soo celiyo barnamij xiso bdn buu ahaye🥰
@ayaanmali6056
@ayaanmali6056 11 жыл бұрын
Hala hala Azhaaf yare masha allah adiga iyo abwaanaduba waad inaga fusjiseen barnaamijkan cusub nuce
@dalla112
@dalla112 11 жыл бұрын
universal wa ceebowday marba hadey dhaga hadal & dacaayada bilaabeen wana iska cadahay in aamina muuse wehliye logu danleeyahay barnaamjkaan iiwad sheekada . teeda kale sabab ayaa jirta wariyaashi ugu cadcaadaa universal u tageen sida wariye c/qaadir nadaara ,ridwaan ,aamina marka tvga universal dib isku laabta qofna xoog kuma lihidiin haduu tagana wa ceeb in dacaayadeysaan ...
@MrOmarhajji91
@MrOmarhajji91 11 жыл бұрын
Masha Allah mohamed iyo Fanaanadeena marna wariyeheena Nimco well done!
@cabdikariinahmedsaid9786
@cabdikariinahmedsaid9786 11 жыл бұрын
II WAD SHEEKA
@jamacklover2168
@jamacklover2168 11 жыл бұрын
nimco iyo mohamed maxeytahay saxiixyaasha?
@sabaax88
@sabaax88 11 жыл бұрын
Nimco ma ku haboonid saxafada walalo
@mustafamohammed6661
@mustafamohammed6661 11 жыл бұрын
Dadka qaar aya waxa iska qaldan tvga ma waxa leh qaranka somaalia iyo dadka somalian -ka mise waxa uu u shaqeeyaa qoomiyada somaalida oo odhan. fadlan dadku waa inay kala bartaan macnaha qaran iyo qoomiyada somalidu waa qoomiyad la mid sida carabta persianka, masaiga, somalidu qaran maaha waa qoomiyad qaran ahaanna waxay ku abtirsadeen keyna somalia ethiopia, somaliland iyo Djabouti. Dadka ka dhinta magaca somaliland waxan leeyahay hadalku yaanu sida xaarka idiin qaban ee aqoon raadi marka hore
@samiyaosman2478
@samiyaosman2478 11 жыл бұрын
Allah...HCTV dadkuu wuu waalay,sidii la isku lahaa asaga gaadha ayaa xataa fanaaniintii isku badalen wariyaal,amino waxay ahayd Nal iftiimaayo,tvga ay tagtayna waa mid ay joogaan dhalinyaro si wanaagsan umada soomaaliyeed ugu adeego,markaa u haneeyo wanaaga oo kolba waxan aan idinka soconayn umada ha hor keenina,nimco dagan waa anaanad,fankeeda wan jecelnahay laakiin macnaheedu maaha inay iska soo fadhiisato halkan,wax walba sidooda ha loo daayo markaas ayay sharaf iyo qurux leedahay
@Cabdi141
@Cabdi141 5 ай бұрын
Wegerka geedkee laga jaraa ama laga qoraa
@rooble00666
@rooble00666 11 жыл бұрын
nin xanaqay laga badi. Maki ma Amino Muse Wehlyay ayu ugu dhaga yelaya mahmahyadisa wax badan iftinineysa nin weyn aya thy ee lcg haku gadan sumcadada.
@muslimahsomali9361
@muslimahsomali9361 11 жыл бұрын
Shul AMA shal AMA saf
@10570225
@10570225 11 жыл бұрын
Universal Tv Ma sidaan ayaaa u danbeeysay kkkkkkkkkk wlh waa yaab
@saidmahad6040
@saidmahad6040 11 жыл бұрын
yyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
@wadaniuksomaliyed9459
@wadaniuksomaliyed9459 11 жыл бұрын
waa maxay gabadhaan dhaheyso dalka somaliland universal ma.somali weyn ayey aheyd mase waxay noqonaysa tv qolo u qaas tahay eg, abu bakar waxa leeyahay xalada tiviga somaliyeed inuu wax ka badalo kontarool lagu sameeyo taan waxan u farayaa ninka masuulka ka ah tviga eg,abu bakar
II WAD SHEEKADA 16-05-2013
57:26
Universal Somali TV
Рет қаралды 10 М.
Barnaamijka ixtiraam macalinkaga | Al Furqaan School
6:55
SOMSCREEN STUDIOS🎥
Рет қаралды 50
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
Universal TV  II Wad Sheekada 06 02 2014
51:32
Universal Somali TV
Рет қаралды 14 М.
NINMCO DAGAN IYO NIMCO YAASIIN - HALDOOROW DUCA QABOW MUUSE BIIXI
6:12
Somali New Entertainment
Рет қаралды 73 М.
@WARIYE CAWKE  AHU IYO DHIFIQ MAXAA KAla qabsaday
3:33
QORAAL MEDIA
Рет қаралды 16 М.
NALA FIIDSO
59:38
Horn Cable Tv
Рет қаралды 22 М.
IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD
51:09
awaalehanuuniye
Рет қаралды 277 М.
Wareysi Nimco Degan Qaybta 1aad
26:32
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 159 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34