kuwaan baqiil sanaa war wiilka wax fiican siiya nacala sheydaan ku yaal mida kale ninkaan tv kuma fiicno kkkkkkkkkk youtube yada ha ka qaraabto tv yaa la hor keenin plz hhhhhhhhhhhhhh
@baahiye24794 жыл бұрын
Iidaadi baan la jirnaa hadaan nahay shacabka ,ciyaalkan leh wuu walanyhy isaga ka caqli badan wlhy Waa ruug cadaa
@abdullahimohamed62085 жыл бұрын
Wlh Iidadi wa nin cadkiisa dhacsana kulaha 20 iiga dhiga sualo badan aya i weydinesin
@abdullaahiyamani95655 жыл бұрын
Wlhy waan qoslay 😂😂😂 iidaadi laandheere weeye wlh
@thequeens85745 жыл бұрын
Maskiin ilaaah xafidi idaadi Wlhi waa qof Qalbi wngsn Dadka qaar waxey ee Ka dhigtaan ciyaar ciyaar 😿so sad 😢 for him
@hanadkeynan18145 жыл бұрын
Kuwaan subscribe waan ka la laabtay haddan ahay Team arimaheena wey bahdileen idaadi horay u soco zxb
Bal xaasidnimadaas kwrama Waa maxaa KZbin u furtay, keena ooga tagtay aan views kugu Helnee lacagna kugu cunee, Hadii kale waan ku fadexenenaa... iidaadi madaxiisa intaad KZbin shilimaad kaga heli jirteen xitaa ma ku xushmeen weyseen.... Nacalaa idiinku taal, Gaajo gaaja dhashay, waxaan Rag iyo Rabi wax ka aqoon baa helay dumarka cilaanka la marsado iidaadi horay usoco libaax
@mohamedomar6105 жыл бұрын
IIDAADI OO LA TUUGSANAAYO MARNA LA AFDUUBAAYO GUUL IIDAADI KUWAN WAA CEEBAYSAY
@aragsancadey16945 жыл бұрын
Miiskin ilahow ku cafi
@abdirahmanabdiqaadir87895 жыл бұрын
Scml asxbey 20 ka badan oyo u qalma 10 maxe Taresa
@umamuzamilcooking38665 жыл бұрын
Subscribe isaar plz
@shamsoceydiidsalaadhooyoso99715 жыл бұрын
Qofka kaamirada duubaayo ma fiyoow yahay mise ?
@issackadow86275 жыл бұрын
Iidaadi nin fiyow ayaan umaleye wu waalayahay alahakucafiyo
@gomeyre63205 жыл бұрын
kan wareysi ma aha war maskiinka ha ku ciyaarina hhhhhhhhhhhhhh
@libanaxmad32985 жыл бұрын
Maar hooree wayee xataa idaadi ilkaha kaa jawaan
@isxaaqyaretv72815 жыл бұрын
Idaadi waa ku gaadanyahay
@bashirmohamed95155 жыл бұрын
Qosol ka cabaar kadib ayuu ku fiican yaha hay in lagu dhax qariyo madaamu uu san shacab hor fadhinin hadii kale waa la iska fahmaa in lagu kor duubay qeeri caadi gaan qosol isdaba jooga waa waali waan daawan waayey 1 daqiiqo xogaa wax qiyaasa xitaa
@geeddimohammed66365 жыл бұрын
Waxani video mahan ee editor raadsa qashiin
@dj.babayaoali35895 жыл бұрын
Jacelka idadi cadi mahaan Jecelki 5 saano oo wali labaginayo. Mashallah nagu wa nag xuun halmar xaata maso wici weysaay ismaaahan
@kingjacelow25775 жыл бұрын
Waxbaa ka qaldan 1 duubista iyo sida qosol ka u so saray no good vedio
@maslaofficial98785 жыл бұрын
aniga waxaa ahay taageeraha iidaadi sxb waanku taagersanahay lkn dadkan waa dad xun camerade kugu gaaden before waa dad si qaldan ufikire
War heedhe naagta buuranaxey rabtaa xayawaanta ah wiilka maxey uxasdsyaan wuu kawada fiicanyahay hadana qosol ugu dareen marka kanalkan waa dsmbiile danaysta ah ee mooshin halaga keeno iidaadi kulaha wakashakiyey wa runtiis suaal xasidnimo kujirto weydiinayan ciil badanaa war magta iyo ninkaba halalahadlo qaraar guulaa karoon haladhaho se cml masayr waalan iga dheh iidaadi noolow cadowgana hajabo inshalah 😃
@hamdimohamedhassan67855 жыл бұрын
Suu indhaha utaagowo lee subxanaka😂😂😂😂
@mahdiabdielmi16355 жыл бұрын
Idaadi malin dhexdaaas ah aan bus isla raaacnay waxuu dhahay beer nabada madhwdahy saaan dhahy anaa ku geyayo wadadii inay nagu xirantay aan garigiii kasooo dagnay sxb 10 pharmacy uuu nagu leexshay kininiii radis Lee aakhirkii waan dhuuntay maqrib iga madooobaadey 😂😂😂😂😂😂😂
@qadar-wc2kq5 жыл бұрын
Ncala la shiidtihin
@farahmohamed74525 жыл бұрын
Qofka hoos ka hadlaayo ismacil miyaa mise anaa moodo hhhhh
@abdullahidhanaan19665 жыл бұрын
Waa asaga duliga
@KUQATAAR5 жыл бұрын
Iidaaadi sharaftisa ka weyn ninkan wuu teegaaro adanyhy waxbo kama qaban kartaaan
@libanaxmad32985 жыл бұрын
San ee rawaan ineey kuu bahdiilaan lakiin idaadi saan makuu bahdiilmayo woo shaaqesanoya ceeb mahiin
@superacc73565 жыл бұрын
Saan xoog waaye wlhi qosolka iga dhemeyeen
@mahamuddawa34725 жыл бұрын
jacaylkaygu oonkiyaalaha indhahay gadaa
@maxamedcabdi7623 жыл бұрын
Kkk
@zaaidbwoy11845 жыл бұрын
Wr naga taga iidaadi lama wreerin karo
@cumaraxmed75765 жыл бұрын
Iidaadi lacagaha haloo hormariyo
@ridwansaed10435 жыл бұрын
Iidaadi waa nin qaali ku ah Shacabka Soomaaliyeed OO dhan gobol aan laga taageerin ma jiro, Xasan top naagtiisa cas ee ka dhex hadlay meesha waxba kumaad samayn, waa adke ninkaasi.
@patorenking9885 жыл бұрын
Kan waraysi maha waa khasab weeye
@huseenjr11195 жыл бұрын
Xaa waaye iidaadi waraysi wax makayaqaano
@sadeali70263 жыл бұрын
Iidaadi malintan xlkamisa cadi ma ahayn
@aweysmao95825 жыл бұрын
Sawaxanka iyo qosolka dolsaaran kadaaaYa Xoolo In the H
@abdirahmanadanhussain25495 жыл бұрын
Wllhi kuwani bacasiin weeye ruuxa banii adamka ahi lama bahdilo
@ayuubofficial29575 жыл бұрын
😭😭Walaal mahelaa 20 subscribe iisaarto 😭😭😭
@hassancabqari95205 жыл бұрын
Poor vedeograph, poor journalist and poor producer..
@idilaeey74565 жыл бұрын
Shido la waayey sheekhaal u doono kuye 😙😙
@apdiwahaabmxaabzey58855 жыл бұрын
War iidaadi kamay xishoo wlhi axaxax wajigay kaga dhageen
Niyahow kan channel kan leh waxba kama soconayaan ,ka daaya video ga waxan aad ku dul duubten ee qosolka aad ka dhigaysaan Lkn video ga xumeeyay
@mohamoudelmi33665 жыл бұрын
Nin waalan bay wareesanayaaan Hadaladiisa u fiirsada xaaladiisa u fiirsada Nin degan maaha Reer xamar nin waalan bay sii waalayaan
@mohamedabdulkadirahmed52525 жыл бұрын
foosi cilmi sxb reer xamar hadaa nahay waali dr xabeeb aa no qaabilsan hadaa dr tagiweysana waxaan naqaanaa , NIN DABEYL HEYSO , DABAA LOGU DARAA HASII DARSANEE. marka iska fiiri bajaajta sxb
@mohamoudelmi33665 жыл бұрын
Mohamed Abdulkadir Ahmed hhh dr xabeeb waa waali waali dawaysa