Hestan 2 years waradinayay cwa qeb kamida tik tok kuso arkay kadip inta imaday😢
@radiobalcad43825 жыл бұрын
thnkz ayaan leeyahay waa ninka kaliya ee isku xilqaamay inuuu difaaco ama dib uqawsho ku sameyay heesihii hore oo kamid ah dhaxalkii umada soomali leyihn kuwa 100ka hees aan macnaha iyo nadhanka laheen hees hadiiba intaas ay la heyn lama oronkaro waxa aa qadeyzid hadeysan heeysi aheyn macnaheeda waa adigaba faanan ma tihid ninkaan waa fanaan buuxo sawabtoo heeso la aqoonsan yahy oo ay qadeyn fanin qaran oona waliba booskooda dhigay that means waa fanaan la mida faninta saxda ah waliba kuwooda ugu doorka roon ayuu la mid yahy maa dama uu ayaga codkooda marna waa wadani isku xilqamay inuu difaaco hantida uma somaliya oo ah fanka somalina afrika ama calamka waxa ay ugu wadatay ayaa ah fan waana ninka suuragilooyo in aan wali nala gaarin, ugu dambeyn waxaan leyhy tuug ma aha waa wadini mudan in loo abaal gudo una abaal gudaan kuli shacabka iyo dowlda , talo ahana faninta waa iney ku day daan wazarada ku shaqada leh arimahan fanka ay siyaan xil wayo waa nin xil kaliya ma ahan tayatarka nin lagu daah furo codkiisa oona bilad looga insha alah
@Soomaaliweyn1 Жыл бұрын
2024 till is 🔥 iidle yare
@cadekacade19699 жыл бұрын
iidle cabdilaahi iidle yare my best friend waaka baxsatay
@kalgaceylboy1174 Жыл бұрын
2022/12/ 4 December dhageysanaya 9 sano kadib ya ila mid ah 🥺
@idilmohamed91588 жыл бұрын
axlaa hess rlly I love your songs
@maanomaxamuudgaywaroow93158 жыл бұрын
MSHA allh iidle allh yaxfidak
@jamalomar462011 жыл бұрын
iidle yare raaaaxo kunoolow sxb
@teoramirez353010 жыл бұрын
SOMALIIIII FOR EVER..MASHALLAHH
@ahmedabdirahman1475 жыл бұрын
Wlhi thanks iidle yare
8 жыл бұрын
waad ka baxsatay sxb
@WANAAGTV2065 жыл бұрын
Dis bro is dark skin in 4years ago idle bleeding himself 😭😭😭😭
@akzimba23667 жыл бұрын
Well done #Iidleyare lkn the Original of this songs belongs to #AaminaCalijiisow.