❤guulayso afkaaga oo aadan ku aarsan waa ale kaagoo
@takarmohammed220121 сағат бұрын
Inaader dhawacaaga qaado ina caqjar ka dhin❤
@SahraQalinle-j3wКүн бұрын
Mahadsanid ayaanle
@haweeyaumalaskar3062Күн бұрын
Ina cagjar ka sow ma ahayn ninkii garada dhulbahante ay jig jiga damceen ina ku shiraan ma aha ninkii ka cayriyay ee yiri shir qabiil halkan lagu qabanayo ma jiro kadib markii ay bexeen Allah wuxuu qadaray in ay magaladooda ku shiraan iyadoo hub lagu harwereyay
@SahraSaleebaan-p1uКүн бұрын
Geesi
@SalmanAbdirahman-wk7xqКүн бұрын
Asc anaga idoor waxa naga dhaxeya wa xabad kaliya
@haweeyaumalaskar3062Күн бұрын
Kolay waxan ogahay in cid u hiloowday in ayasan jirin Marka garaku asgaa taasi gef ku tahay
Adeer cimri ayad ku jirtaaye lafhaaga naar oga cabso teeda kale wad fashilan tahay mashruuc ayaadna tahay kuwa somalida kadhax shaqeeya in ay isku haligaan lacagta ku qaata waanu ku faham sannahay wallahi aniga daarooda oo hadana ogaadeena iima dhuuman kareyside adeer cida kadaal kaa so riixeysa iyo meelaha aad qaxooriga ku joogtid isaga ekaw waji ehlu naar ayaad leedahay islaamka wada dhashey kala geyntooda ka waantow xoola ku xareysan manihin nama hoosaasin kartide wax kale kama hadlo oo nacfiya 70 jirkaan qaatima seega
@SPharaohКүн бұрын
ina Cagjar dhalad maaha waa sheegad iidoor ah. Dhintay sheegatadu leedahay wataa. Nin ku sheeganaya hadana ciil kuu qaba ayaa u daran.
@fatumaahmed4718Күн бұрын
Aboowe intaaf ina cagjar caineysid maad Allah kaa caabsotid😮😮