ILA QOSOL CAMERADA QORSOON AJ & AZONTO PRANK PART 2

  Рет қаралды 225,152

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

4 жыл бұрын

Aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin sidaad noo garab taagan tihin mar walba zxpyaal la wadaag asxaabtaada iyo intaad jeceshay in ay ku la qososho thanks

Пікірлер: 1 000
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 4 жыл бұрын
Reer Hargeysa is muujiya liketa saara 😂😂 dad aan jeclay funny
@leylamohamed2689
@leylamohamed2689 4 жыл бұрын
I am sorry
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Reer Hargeisa manshllah wa dad dulqaad leh oon gacan iyo cay midna kulaso carareyn dadka Qofkastaba Dantiisu Iska wadanaya Marky fahmi waayo❤️😍keep going dadkaygi gobonimo Hargeisa Hadhwanag💚❤️
@leylamohamed2689
@leylamohamed2689 4 жыл бұрын
Haa walhk
@najahhuseen6974
@najahhuseen6974 4 жыл бұрын
Haa wllhi siz reer hargaysa waa gob gobi dhashay 💔😘
@khalidabdorazak9649
@khalidabdorazak9649 4 жыл бұрын
Hoygii mutidiyo hoyadii abawka matkahor baridiyo habalyo ❤iyoslan ayaan udiray❤
@izaqueen711
@izaqueen711 3 жыл бұрын
Love u my rer hargaysa from muqdisho ❤❤
@axmedfiiraan8144
@axmedfiiraan8144 4 жыл бұрын
Hhhh Waa fikrad somalida ka maqnayd ila qososhu😂😂😂 inta Dacad u qososhay like
@yahyeali192
@yahyeali192 4 жыл бұрын
Waar yaa reer hargeisa daadkeena kor halooqado likta saara inooshida 🇮🇹🇮🇹👍👍👍❤❤❤❤❤❤
@moh_ibra6243
@moh_ibra6243 4 жыл бұрын
Intii prnkii hore ka heshy likta ha ila dhafina
@nasirempire4733
@nasirempire4733 4 жыл бұрын
Inta doonaysa ina ay suuqa kula kulanto like saara🤣🤣🤣🤣
@asmafani5902
@asmafani5902 4 жыл бұрын
Gabdh reer hergeisa hadaad dhafto wa adiga
@guryobile
@guryobile 4 жыл бұрын
Naguso biir wll
@asmafani5902
@asmafani5902 4 жыл бұрын
@@guryobile hye wllo
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 4 жыл бұрын
Xagana maxaa igaaga kaa horesiyay
@sadiiqabdalla3751
@sadiiqabdalla3751 4 жыл бұрын
Asma waan ku taageera
@MoomoCali
@MoomoCali 4 жыл бұрын
Asma Fani aday kutaal shekaad haysa😏😏😏
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
I'm dead 😂😅 love my reer abti mahan u xisay Hargeisa hadwanag salan sare from Toronto 🇨🇦 ciyal xero awr izgoska to Djibouti my home wan so socda abtiyaal summer ka maxan jeclahay reer abtigey love u Allah noda Qaranka Somaliland
@aminamisha5706
@aminamisha5706 4 жыл бұрын
Amiin hbo
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 4 жыл бұрын
War Gobti Mudug baan ka soo jeedaayee Like igu Qabta
@amidnight
@amidnight 4 жыл бұрын
Ma kaa buufinaa boowe kugu qaban maynee 😎😜
@AhmedHusseinkallo
@AhmedHusseinkallo 4 жыл бұрын
Heer hrgaysa waxn ku jeclay liketa kaama bakhaylayan👍
@dahabonoura8396
@dahabonoura8396 4 жыл бұрын
Wlhi this is so funny 😂😂😂 muuskan qasabka la isku siinya iga qosliyey 😂😂😂😂😂 ayto iyo Abdalle waa idin wataaaa 🥰😍
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 4 жыл бұрын
Abdalle jamaal nin waalan kuye Muus ka gooso walahi waan ku feedhi lahaa anigu waar hore u soco sxb tageere buuxaan kuu ahaye 😂😂👏👏🙌🙌🙌
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Hargaysa miyaad ku taqaanay hhh
@hanaddreamboy8097
@hanaddreamboy8097 4 жыл бұрын
one and only youtubers real prank makers keep going brothers🤣🤣👏👏👏
@mohamedkunle528
@mohamedkunle528 4 жыл бұрын
War rag raga tihiin waxa na bartay camerad xun iyo cod xune I pretty sure you will be famous both of u keep going madaxey
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 4 жыл бұрын
4:27 qofka markuu sidaas dhan u qalbi fcnyahay Prank xitaa looma quudho wllhi😭😇😍😍😍😘💖
@indhacase3610
@indhacase3610 4 жыл бұрын
Waar 2 jeeroo Macaanbaad isasawirtee Hoo nio 😂😂 Azonto & AJ Go Forward prothers 🤙♥️
@hodanmohamed8133
@hodanmohamed8133 4 жыл бұрын
Wllhi ma daawado pranks somalidu sameyan sida u qosol maha lkn si daacad ah ayan uqosley run ahantii. Keep up the good work guys
@cabdiqanishiine1728
@cabdiqanishiine1728 4 жыл бұрын
Wallhi waan qoslay 😂 Abdala jamal Iyo caydaruus mohamed Rag qaaliya
@Gilaawe
@Gilaawe 4 жыл бұрын
*ChannelkaN 1 million ha la gaadhsiiYo* REER HARGEISA AXMED DHAGAX VILLAGE ❣❣❣❣
@abdiraxmanmuslim8609
@abdiraxmanmuslim8609 4 жыл бұрын
Midka biyaha shuba ma ahayn in aad waqtiga ka lumiso
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 жыл бұрын
Keep going Ragg culculus waan daacad qoslay Runtii 😂😂😂🔥👌👏🙌👍👊✊💪🤣 odayga reaction/falcelinta marka sawirka ka uu ka bixiyey inta ka heshay likte dhac igu siiye👍
@donclippers8917
@donclippers8917 4 жыл бұрын
The way he said adiga😂 This shit so funny😂😂😂❤️
@mostafasulthan4650
@mostafasulthan4650 4 жыл бұрын
😂😂😂AZonto😆bro wad iga qoslisay adi iyo Abdala😆😆😆❤️keep going brothers
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 4 жыл бұрын
Rageedii Reer hargeisa prank udaa 😂😂😂😂
@yahyexassan9359
@yahyexassan9359 4 жыл бұрын
Wllo ilaa hay baan kugu dhariye igu zalan ayto azonto wllo lake isar
@munocabdi7754
@munocabdi7754 4 жыл бұрын
Hahahah caadi matihiin waad idiin tagera runtii hormar wngsan 😍i love you wlladay😘mida kle please prankiyada nocana inoso badiya wll
@zackmoh9541
@zackmoh9541 4 жыл бұрын
Hala Yaa HaLa Waa LaYaapay My Brothers Keep Going◇♡
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 4 жыл бұрын
Fav's are back😍 Wallahi waa only channel aan somalida ka daawado... new pranks with new ideas.... Markaliya daliiig😂
@fatumonadiif3642
@fatumonadiif3642 4 жыл бұрын
Hhhhhh😁😁 wlhie in bdn bn qozly King cayto io brother apdalle jamaal Hhhhhh 😁😁😁😁Allah keep you brother's❤️❤️❤️
@xamaadamaxamed1766
@xamaadamaxamed1766 4 жыл бұрын
Wlhi waad iga qosliseen keep going brother's🤴😍
@abdikarinwiire7801
@abdikarinwiire7801 4 жыл бұрын
😂🤣😂🤣 wlhi kal iyo laab u Qoslay subscribed iisaara asxaabeey 💕👌
@Bettereveryday003
@Bettereveryday003 4 жыл бұрын
You make the best pranks bro 😂😂💪
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 4 жыл бұрын
DAAACADBAAN u qozlay wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Aar Odayga Yaa Ka Yaabiyey 5:46 😂 😂 😂 😂 😂 😂
@rahmajamac2378
@rahmajamac2378 4 жыл бұрын
Wlhi si daacada iga qosliseen wlo keep going guys I'm so proud of you wlo 👏👏
@Blacktolite
@Blacktolite 4 жыл бұрын
This is top quality content guys you guys mastered very funny very talented respect 👏❤️😂😂😂👌👌👍🎉✨
@adnanahmet9606
@adnanahmet9606 4 жыл бұрын
😄❤iga qosliseen wlHi caydarus and CapdaLa go forward
@15kbeforesubsmay37
@15kbeforesubsmay37 4 жыл бұрын
Dhawaan ilaa Burco ina geeya. Love yall❤
@nimcaanofficial6942
@nimcaanofficial6942 4 жыл бұрын
Manzha allah harmar wacan hore usoco walal👈💝
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 abdale jamal iyo cayto zanto Go forward brothers 🔥🔥😍
@hibomohamedhibomohamed
@hibomohamedhibomohamed 4 жыл бұрын
Hargeysadeydii❤ moving forward
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 4 жыл бұрын
Sawir qaadaha horaa ugu masamir badan😂😂😂😂wlhi waadbaaba sateeen hargaysa
@khalidgeedi8913
@khalidgeedi8913 4 жыл бұрын
Nice background .. ,wad lahaysstan .. hore usocda
@zamzamibraahim9116
@zamzamibraahim9116 4 жыл бұрын
KKK walee niman xaraabaa baad tihiin Keep going 😄😃😀😉😆👍
@manaalcarap8196
@manaalcarap8196 4 жыл бұрын
Alla beerka Hore usicda qosol nagumeydan reebine Astakhfurallah🤣🤣😂😂😂
@samiiraaadan8463
@samiiraaadan8463 4 жыл бұрын
Kkkkk caydarus maxamed cisman iyo sxbki hore usocodakkk
@user-bk3tn4ik3w
@user-bk3tn4ik3w 4 жыл бұрын
Ala labadan inamood taalanti leeyihiin m.a wlhi qozolki iga dhameeyen labadi vedio ee u danbeeyay😂😎
@Xayaatiqurux9
@Xayaatiqurux9 4 жыл бұрын
Funny wllhi wan qoslay 😁😁👈 muuqaalada Soo badiya
@ashraf_deeqsi
@ashraf_deeqsi 4 жыл бұрын
Hahahahahahahahahahaha Asxabta wan idin taagera wllhi Keep going brothers from Saudi Arabia 😂😂😂😂😂😂😂😂
@khaalidcabdiraxmaanoffical6240
@khaalidcabdiraxmaanoffical6240 4 жыл бұрын
Cabdale jamal cabdale Horey usoco brother
@mazcudandhananchannel8036
@mazcudandhananchannel8036 4 жыл бұрын
Keep goinG Caydaruus Inta House
@adoza7567
@adoza7567 4 жыл бұрын
Channalkan Manta Igu Horeso Wana Ka HelaY Funny😂Tihin Keep Going Bro's
@cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
@cabdifataaxiidxasankhayrdo1647 4 жыл бұрын
Keep going bro maantaan arkay vlog gaaga wllo is muuji niyow anigana igu daa faafinta ❤️❤️❤️❤️
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Inamadayadii huno idin wataa 🇮🇹💕
@shadiyajamac8166
@shadiyajamac8166 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyay😂👌🏻❤
@aaminacali8478
@aaminacali8478 4 жыл бұрын
Qosol ayaada iga dhamayseena hore usocada inbadan oo kalena waana rajaynayaa waa idina taageraa qosala ayaad tihiina👑👍👏♥️👑♥️♥️
@dhaayadhalaala9932
@dhaayadhalaala9932 4 жыл бұрын
This is the best brank walhi keep going
@ilkacazeyoutuber805
@ilkacazeyoutuber805 4 жыл бұрын
7:43 labadasu kamay xishone 😂😂😂😂
@hamsesalah3591
@hamsesalah3591 4 жыл бұрын
Wow Eesha cala pranki ka hely like ta Sara hadii kle 😂
@munakahin3750
@munakahin3750 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏big respect khatr bad tihiiiin keep going wlhi 🙋‍♂️
@ashwaaqismail8638
@ashwaaqismail8638 4 жыл бұрын
Wllhi aad bn u qoslay go forward wll more like these vlogs bn u bahany so badi 🥰🥰
@libanahmed678
@libanahmed678 4 жыл бұрын
5:55 is a whole mood 😂😂😂
@hudamahamed5195
@hudamahamed5195 4 жыл бұрын
Aj & azonto qosol nagu m hadhin wlhi🤣🤣🤣
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 4 жыл бұрын
Hhh war Abti Dee soo badiya pranks-ka
@girlgirl1801
@girlgirl1801 4 жыл бұрын
Marka dadkuba barnamijka jecladan adiguna inanka ku haysatid😭❤😂ka muuska dadka siinaya wa handsome wllhi nin physically dookhayga sa u noqda weli ma aragba😂i wish barnaamijtada ina so badisid👏😂
@ashaismail7436
@ashaismail7436 4 жыл бұрын
I love reer hargeysa sooow funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jojojano6806
@jojojano6806 4 жыл бұрын
Wllhi wn hurdoo sarirtii ayaan kadhacay saan uqoslayey🤣🤣🤣🤣🤣
@munacadey3938
@munacadey3938 4 жыл бұрын
Jojo Jano kakkakak ma waxan laga dhicinba qosolkaygi ana xafadi iskuguso baxdey
@jojojano6806
@jojojano6806 4 жыл бұрын
@@munacadey3938 sidayda hadaanad jabi gaadhin waad ladan tahay hadaa😂😂😂😂😍
@rahmaabdirahman3677
@rahmaabdirahman3677 4 жыл бұрын
WllHi Prank giina Bash ban ku ahay keep going pro
@hanayasin9536
@hanayasin9536 4 жыл бұрын
Wish you all the best bro⚡🤩🤩
@farhiyamdiriye6554
@farhiyamdiriye6554 4 жыл бұрын
Caydruus iyo abdle alle igama kiin so hor saaaro🤣
@asmacumar4637
@asmacumar4637 4 жыл бұрын
Farhiya M Diriye kkkkkkkkkkkkk
@Little_D815
@Little_D815 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hhhhhhhhhh ma nooli Zxp talo yar aan idin siiyo dadkaygii placeka badala si aan laydiinku baran suuqyada kale ee caasimada ku soo sameeya
@donclippers8917
@donclippers8917 4 жыл бұрын
Yo u guys are great but u doing alot of pranks in one single video plz make it separate #Muchlove❤️🙌🏽
@fartuunozman8604
@fartuunozman8604 4 жыл бұрын
waan fuuray wlhida saan uqoslayey🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂 i like Azonto Wiilkaz wlhida ku qosLaa Keep Going Apdalla io Azonto
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 4 жыл бұрын
AYT0 AZONTO IO APDALLA JAMAAL keep going
@mrguul
@mrguul 4 жыл бұрын
War waa iga qosliseen😂😂
@axmedfiiraan8144
@axmedfiiraan8144 4 жыл бұрын
😂😂 waa loogu Tala galay
@caynicawil8377
@caynicawil8377 4 жыл бұрын
Talow ma ugbad aragsan tii fananade aheydba
@axmedfiiraan8144
@axmedfiiraan8144 4 жыл бұрын
@@caynicawil8377 😂 war waa Been Copy Ayaa socda sanadkan
@wardamostaphe4962
@wardamostaphe4962 4 жыл бұрын
😂😂😂 kal iyo laab wad iga qosliseen wllhi hore u socda wlaalayal💕✌️
@TAPshaneTAP
@TAPshaneTAP 4 жыл бұрын
Apdalle sxb wanqoslay wllhi Mad qayishay qaadka muuska dhama ceeshba layskudidayaa🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedHassan-vg9wo
@mohamedHassan-vg9wo 4 жыл бұрын
Wara haha wanka helay runti waxad samaynaysin u icajabiyay horay usocda wllhi😉
@nasrenkhadar3413
@nasrenkhadar3413 4 жыл бұрын
Hargeisa❤️❤️🌎
@moparikeid8145
@moparikeid8145 4 жыл бұрын
Prank kii aduunka so badiya wllayal abdala tageero buuxda bro👑
@moustaphamk6597
@moustaphamk6597 4 жыл бұрын
Best prank boys funny iyatihin wlhy keep going
@zuhaipalpha755
@zuhaipalpha755 4 жыл бұрын
Cimaamadiina Ma haysn Karo hore u socda wllayal😜
@burcaawiboy2948
@burcaawiboy2948 4 жыл бұрын
Tolkay reer burco like igu taageera
@ahmedjamac6454
@ahmedjamac6454 4 жыл бұрын
Cabdalla jamaal cabdalla iyo caydaruus hore u socda sxbiyaaal
@lixlexaragn8759
@lixlexaragn8759 4 жыл бұрын
wlhi prøther 1m Subscribers baad u qalantaan keep Going waa nga qozlizeen noo soo badiYa Bilaahi calayk 😂😂😂
@hamsekhadar221
@hamsekhadar221 4 жыл бұрын
Intii cabdale jamaal tageerta like 🏃‍♂️🏃‍♂️
@adoonkiiallah3568
@adoonkiiallah3568 4 жыл бұрын
5:45 odayga yar uun eega idinku ee mesha maraya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sherom6597
@sherom6597 4 жыл бұрын
You guyz are amzaing🔥🖤
@jamalabdallah8186
@jamalabdallah8186 4 жыл бұрын
Mansha Allah wllo cayto salan sare wllo hore usoco
@faatuubulbul9134
@faatuubulbul9134 4 жыл бұрын
Alla bEerka qosol iguma hadhin hmmmmmmmm kkkk
@hanateitmohamett3733
@hanateitmohamett3733 4 жыл бұрын
WalaaHi it's funny 😁😁😁
@dheemandhalad442
@dheemandhalad442 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Alla bayeey Istaqfurulah ma nooli wlhi caydaruus caadi maaha kulaaha kabtada i tus
@hibaqsheikhyussuf5653
@hibaqsheikhyussuf5653 4 жыл бұрын
Esh cala prank kkkkk dacada uqoslay walhi I am from dirisle love uuuu guys
@ubahdajiya2214
@ubahdajiya2214 4 жыл бұрын
Masha allah
@fadumoadaan8160
@fadumoadaan8160 4 жыл бұрын
keep going 😂😂😂😂😂😂😂
@rayaanmaxamed8689
@rayaanmaxamed8689 4 жыл бұрын
kkkkk walhi aadbaan uqoslay mansha allah rag iga dheh markaan daawadayba waan soodhaweeyay wiilashan aadbaan uga helay jilitaankooda hore usocda wllo
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 4 жыл бұрын
MashAllah 😂😂😂
@mahadfarah236
@mahadfarah236 4 жыл бұрын
2:58 Gabadha Halkas Darbiga Ku sawiran - qof Caadi ah O mesha Tagan uqabay war wuxu Qurux badanaa May dhaq dhaqdo is leyahay Maanto dhan😂😂😂😂
@user-lv3ou2xr6q
@user-lv3ou2xr6q 4 жыл бұрын
Inadho dheera
@user-cc1li7pm5z
@user-cc1li7pm5z 4 жыл бұрын
Am really fun of u guys keep going 🎉✨
@ahmedbille9024
@ahmedbille9024 4 жыл бұрын
Funny ayad tihiin brothers hore u socda
@ridwanabdirahmanmuse8186
@ridwanabdirahmanmuse8186 4 жыл бұрын
War nio dadkaa dacada halaga daayo warerka kuwa quusta raadsadadee🤣
Public prank iyo gabilay
9:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 214 М.
ABDIKARIIN ALI SHAH IYO CAMERA DA QARSOON
11:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 236 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 25 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
PUBLIC PRANK IN MUQDISHO
10:53
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 138 М.
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 599 М.
ISMAACIL AARKA IYO KAFTANKA FANKA
21:41
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 486 М.
U GABAY GABADHAN AMA U HEES YAA GUULAYSAN DOONA
14:30
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 425 М.
GURI BARWAAQO IYO QOSOLKII ADUNKA | TIJAABI CODKAAGA |
25:16
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 415 М.
SHEEG INDHAHAN KU GUULAYSO ABAAL MARIN
16:34
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 216 М.
QAYS QAYSER IYO CAMERA DA QARSOON
8:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 291 М.
PRANK AANAN FILANAYN AYUU AHAA 😭
9:17
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 234 М.
KAFTAN & XUJO | Tijaabi Codkaaga |
20:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 238 М.
SHEEG XAYAWANKAN CHALLENGE ADAG
19:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 224 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 628 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 9 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 896 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 101 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 11 МЛН