ILA TALI: AMUU GABADHA DILAA?

  Рет қаралды 94,837

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

Пікірлер: 583
@najipapdi9840
@najipapdi9840 Жыл бұрын
Fartun waqaldanthy SE udhahe kafogow ninka aad aragty inti yarayd ee qolka kaxidhaty inu dhiig iskaga kenay kawrn mrkay Ka fogato naftu is dhafina say sheegty saaaid ayu ujecelyhy cilad AA ta ahayna ma leh wiilku mrka Frist bal haiska ilaaliso yuudiline mrka xigto xal haradiso dhakhatirta maskaxda halaradiso inanka habadbadiso khatr wlhi yada iyo isaguba xta quraan Saar xal uun haradiso inay bal kabadasho dhaqankan Wllhi habena Hurdo masexabso nadifa inantas amu Ku gawraca eeledhy hde tagtana amu is gowraca isaga
@rahmaosman3543
@rahmaosman3543 Жыл бұрын
Dee ha is dilo soo awalba muu noolayn. Yadu nafteeda ayaa mas’uuliyad laga saaray mida kale dadka noocaas ah naftooda wax halis ah kumaba sameeyaan ee yaduu is leeyahay way beer jilicsanthy ee ka faaidayso
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Жыл бұрын
Ha is dilo haduu rabo ayadu nafteeda haka badbaadsato ma waalantahay adigu nin saas ah kalsoonidee ula joogi kartaa biluu habeen madow ku qal Maamadii wiilkeedu somaliya ku qalay saasoo kale nin uwaalan buu ahaa qofkaasoo kale intaad ka fogaan karto baa laga fogaadaa
@ayanisse9198
@ayanisse9198 Жыл бұрын
2da ba dantod ugu jirto qof dhintay laga samraaaa saas waaali waye hde iskula si joogan
@falasali242
@falasali242 Жыл бұрын
Jacylka iyo xanuunka ha iskuqldan in uugowraco maadrabtaaa xanuunkan jacyl ayuu u egyhy lkn maaha
@jimjo3405
@jimjo3405 Жыл бұрын
Asi ha is dilo into ida galfan laha hospital ka walida u raba, nucado kle wa aqana wlsha ku wani ine nin walan la jogto yahu🤢
@nasmaandirahim8199
@nasmaandirahim8199 Жыл бұрын
Talk privately with your family and make a perfect plan , he really needs help , this story gives me chills
@Sugarplumfair12
@Sugarplumfair12 Жыл бұрын
That’s dangerous obsession and he is also portraying manipulation. I have watched many crime stories where women are murdered by their spouses and it started with this kind of behavior.
@Yusriina921
@Yusriina921 Жыл бұрын
Absolutelyh😳
@feysalhaashi
@feysalhaashi Жыл бұрын
Maseer maqabee shaki ayuu qabaa waliba midka ugu daran cuqdad nafsi ayaa la dhahaa😢😢😢
@muniroaxmed9110
@muniroaxmed9110 Жыл бұрын
gabadhan shekadeda aney iso martay nin ayan is gursanay wan is jeclen lkn maser kaliya ayuu ahaa lkn alx alx wala quran saray wuu cafimaday hadana 3carur ayan uhaya gabadha waxan dhihiblaha abayo ninka Dr geey hana laquran saro insha allh waxan rajeyna inu is badalo
@safasaid8804
@safasaid8804 Жыл бұрын
Inchaa allah 🤲🏼🤍👍
@foosmahamedmahamuud9050
@foosmahamedmahamuud9050 3 ай бұрын
Kan mid is badali rabo muu eko walasheey!
@Xaali95
@Xaali95 Жыл бұрын
He has obseesion over her and that is dangerous. He wants her just for himself. Just like the joe in 'YOU'. I am scared for her life. May allah protect her ❤
@Xaali95
@Xaali95 Жыл бұрын
Being protective over your wife and maybe slightly jelous for her is a good thing BUT to an extent. This one has exceeded all limits it has become detrimental for both. For him and more dangerous for her. Ilaahay ha kala fududeeyo labadooda🤲
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Жыл бұрын
@@Xaali95 " Ilaahay ha kala fududeeyo labadooda" soodigaa sida fiican Afsoomaliga u qori kara, maxaad ku falaysaa English-ka. (asagaa ii fudud ha odhan) Ma ogtahay in Afsoomaligii sii dabar go`ayo, oo loo baahanyay in qof walba dhankiisa ka wandaafiyo.
@Xaali95
@Xaali95 Жыл бұрын
​@@NewsFusion24ina adeeroow/adeereey waa kugu rascsanahay sidas sheegtay. Hase yeeshee labada luuqadood waa ku hadlaa sida fartun cml. Kii madaxayga kusoo hor mara baan ku hadlaa. dhib saas u waynna uma arko. Balse, afkayga hooyo waan jeclahay. Mahadsanid
@kowsorsalat494
@kowsorsalat494 Жыл бұрын
@halahayat8805 tee joe baa naxaris noqontay this obsession is like Love Quinn lol
@golatiabheyfabrice80
@golatiabheyfabrice80 Жыл бұрын
It's just like Joe .. Wlhi ninkani caadi ah ! 😢
@beingnajmiialy659
@beingnajmiialy659 Жыл бұрын
Maya Abayo don't run from him he is in a problem...... Please take him to Shekh........ Pray for him to Allah.......He is your Husband your brother your other half yesterday you love when he was okay then today love him the way he is just take it as bad time and it will pass inshaAllah this a exam of marriage if you leave him at that situation and you will get a person who will leave at the same situation..... Inshort Abayo don't leave him men are your Father,Son, Husband.....Sorry if I Say Something Wrong I will pray for you and your Husband inshaAllah May Allah make it easier for you and Him❤
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Жыл бұрын
Nin sidaas ah baan deris ahayn maalintii dambe gabadhii baa umushay hooyadeed wuu udiiday inay utimaato kadib si dhuumasho ah bay ugu tageen ayagoo gurigii jooga gabadha hooyadeed iyo habaryareheed buu yimid iskoobe meesha yaalay buu inta qaatay umushii ku jajabiye maalintaasaa lagasoo kexeeye gabadhii oo laga furay aakhirkiisiina nin buu dilay sababtuu udilayna waxay ahayd gabadhii laga furay buu ninku shukaansaday
@bintuabdallah6097
@bintuabdallah6097 Жыл бұрын
Subxaanallah
@cabdiraxmaanaxmed7756
@cabdiraxmaanaxmed7756 Жыл бұрын
😳😳😳🤯🤯🤯
@nimcomaxa2muuse780
@nimcomaxa2muuse780 Жыл бұрын
Iskoobe ku garaacay 😂😂😂
@ayaanalichama1383
@ayaanalichama1383 Жыл бұрын
Ma kaa runbaa😂😂😂
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Жыл бұрын
@@ayaanalichama1383 haa wllhi been kama sheegin gabadha guriguu ku qafili jiray markuu imaadana guriga geesihiisa dhan buu raad kafiirin jiray
@IfrahOrdaaye-db6or
@IfrahOrdaaye-db6or Жыл бұрын
Bisinka 😢 wiilka caawin u baahan yhy dadka saas ah way soo bateen 🥺
@Dhowrsan544
@Dhowrsan544 Жыл бұрын
I would say try reaching out to the guy and his family understanding why he’s reacting that way, he could be someone who has lost people in his lifetime and trying his full potential to keep her.often times people react this way for a reason if he loves you he should be willing to go to a therapist and solving the issues and silencing the voices in his head.she should also do lots of dua an adhkars and ask Allah for help,marriage is not a walk on a carpet there are ups and downs and this is one of them,divorce is not the solution to this he clearly loves her and so does she
@bahsanhaji-td6bs
@bahsanhaji-td6bs Жыл бұрын
I love sidii ulatalisey❤
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 Жыл бұрын
Mansha allah good advice baarakalah
@dhameystiran1274
@dhameystiran1274 Жыл бұрын
Well said 👏
@nurtoraghe4642
@nurtoraghe4642 Жыл бұрын
This situation has passed toxic she can't even walk stand next to a man in this street she said he comes from a good family with no trauma this seems he wants power and ownership over her and to isolate her so he can treat her however he wants and mentally abuse her that way she would have no one to turn to hence why he wants her to leave in a small town with not many people with him if divorce ain't the solution what is ? There's no quality of life if she can't even go shops subhanallah may allah make it easy for her and give her the strength to move away and get a restraining order he doesn't seem like he's able to control his actions
@naimaabdullahi6272
@naimaabdullahi6272 Жыл бұрын
No no this guy has psychiatric issues. He obsessesed with his wife. No normal person gets jealous to THAT extreme, he even hurt himself, if you ignore those signs then the next one will probably be a murder suicide he kills himself and his wife in the end, because clearly other than reading he has NO LIFE aside from obsessing over his wife.
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 Жыл бұрын
Gabadhan halis ayay ku jirta subxanallah Subxanallah ilahay haka bad badiyo abayo haday kala tagana halis ayay ku jirta 😢😢😢 isbadbadi
@hanansworldontrack
@hanansworldontrack Жыл бұрын
That's a narcissistic/ borderline personality disorder ! honestly every Somali man turns out to be a psychopath after marriage . somehow mental health is severely bad among our somali men !!! It is so hard actually to find a stable Somali man ! girls do not be deceived by their sweet talk in the beginnings , take your time to study them before marriage . our households are suffering or rising divorces and mental illnesses . it is really a serious issue .
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 Жыл бұрын
No dear not every soomali man like that
@hanansworldontrack
@hanansworldontrack Жыл бұрын
@@begreatfulleverythinguhave7966 I am trying to see that , I really am . But I can not.
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 Жыл бұрын
Fartun😂😂 i like how ad iskula shekaysanyso dhamaadka😅❤ U make my day🎉😂😊
@soodagan3048
@soodagan3048 Жыл бұрын
Subhan Allah , may Allah make easier for her . Be careful sister, he is shutting you in the house by yourself. Contact your family members and yes talk privately with your family with out him around. Good luck hope you well be okay Inshaa Allah . Masha Allah Fartuun Abaayo great advice 💯👏🏾❤️✨💯👏🏾
@dhameystiran1274
@dhameystiran1274 Жыл бұрын
No way i could live with someone like that 🤯💀
@miss.m2223
@miss.m2223 Жыл бұрын
She needs to move somewhere far from him. Otherwise, he'll stalk her and do more evil things to her. May Allah protect her❤
@naciimocaday7748
@naciimocaday7748 Жыл бұрын
رب لاتذرني فردا وأنت خير الوارثين
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
Qisooyinka marka noso godbisid aad u jeclahay ima dhafaan ❤
@pretygurl944
@pretygurl944 Жыл бұрын
i feel like library baa kafurunena marko dhahay buugag oo iyaga aqrisanyan😅 teda kale wiilka needs help illahey ha caafiyo inee ka fogaato wayeh cabsi wayeh🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️
@Vyvn29
@Vyvn29 Жыл бұрын
Abaayo istiqfaarta badso ilaahay u dhawaaw ilaahay ha caafiyo wiilka waa qof ku jecel adna aad jeceshahay waxa idin heysta waa imtixaan ilaahay u dhawaaw haka fogaanin wiilkaas dhaqatiirta cilmi nafsiga la xiriir wllhi hada ka tagtid nabsigiisa kaso baxaayo ilaahay waxba lama ahan inuu ka dulqaado cudurkaas maseerka ah ilaahay u dhawoow mar walbana duceyso istiqfaartana isbar asigana kula dadaal inuu aqristo ilaahay haka dulqaado xanuunka
@umumunasar12
@umumunasar12 Жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@sahrokhalif6130
@sahrokhalif6130 Жыл бұрын
Gabadha wa iga gesisanta hay waayo ani wax yar hadal ah oo isburin ah qofka adii aan kadaremo wan ka cabsadaa 😂😂😂😂😂
@ayanisse9198
@ayanisse9198 Жыл бұрын
Fartuun masha allah sida u aqrinesid iyo taladaada waa kugu raacsanhy aakhirka 2da bo we isla waalanaayan
@maznoahmed9924
@maznoahmed9924 Жыл бұрын
Run sister xaalad adag weeye waxaasi bisinka anigoo sheeko ahaan u maqlayaa baqdee 🥺
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Жыл бұрын
ku sali Nabiga scw ❤❤
@binthaji
@binthaji Жыл бұрын
Omgg Somali psycho He reminds me kdrama psycho men like wtf 😶🫣
@bts7army4lifelistenboi50
@bts7army4lifelistenboi50 Жыл бұрын
I had similar situation wallahi I moved from the whole state and filled restraining order
@mohauppdy3737
@mohauppdy3737 Жыл бұрын
Asc fartun abayo.Anigu hadan fikradayda kadhibto waxan oranlaha nin fayow lagamashekaynaye, gabadhu haday cafimadkedarabto intay melfarisato omadaxa dajisato nafteda halashekaysato ha is barbardhigto nolosha aymata kunoshahay iyo miday jeclayd inay kunolato kadibna go an haqadato.Maxayelay the main decision ayada garikarto.
@dagancaynan
@dagancaynan Жыл бұрын
Masha Allah waa runtaa kolay iyada inaga taqana ninkeeda😊
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Жыл бұрын
Subxaanalah fartuun waa kugu raacsanahay nafteeda ha badbaadsato inta uu dhib u geysan
@EbyanAxmadey
@EbyanAxmadey Жыл бұрын
Run Run run sister
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
Ninkas cabsi cabsi waaye. Nin nin tuugsanaayo la dagaale wlhi wa sheeko walan. Quraan hala saaro then hospitalka geey 👍👍👍👍👍
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
Kadaran wadada dhaxdeed miya wax lugusamaya kula dagalay
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Жыл бұрын
qof xanuunsan waayh ninkaas too obsess ninba haduu kugu yahay 5 mile loo jirsadaa nin saas kugu ah inaad ka tagto aabo niman badan xaskooda udileen adi hadaad wayso qofkle yuu calfanin abyo be frst taladas siin lahaa ani
@fardowsaosman867
@fardowsaosman867 Жыл бұрын
Waa runta Aniga ayeba sidas igu dhacday. Lakin waqti dheer kadib waa ka tagay oo asigana waa u iso tahriibay .. anigana oo aan guursaday xata weli sidi ayu ii radinaya. Allah ha iga qabto qofkaas maba fiyowe
@faizaali7575
@faizaali7575 Жыл бұрын
Why does this sound like the movie plot of ‘sleeping with the enemy’ 😂
@Black_wolf159
@Black_wolf159 Жыл бұрын
Nin waxa jiray gabar sidaa ugu waalna gabadha cod qurux badan bay lahayd sideba u heesi karta o codkaaga lo maqli kara intu dhahay ayada iyo walasheed o meel coffee ku jira u baas la dhacay .meshi ay ku dhimatay ninka meel kasta kaso ooday ka carar intu ku dilin hada wax maqle.
@Ruweyda-ez4cw
@Ruweyda-ez4cw Жыл бұрын
Sis guurku waa in laysku kalsoonada kan marka ninkan waa maseeyrow ee sis carar wlhy kaas naftada iyo naftiisa sis 😢😢😢😢😢
@ladanhappyy3969
@ladanhappyy3969 Жыл бұрын
😂😂😂taas sheeko film eey kasoo arsgty eey kuu soo qortaa u maleeynaa fartuuny. Waxn waaali ka weyn bsnka.😮
@aliyakeynaan9853
@aliyakeynaan9853 Жыл бұрын
But I hope she updates us. Cuz this is crazy.
@ruunmariam1070
@ruunmariam1070 Жыл бұрын
Sis where can i watch from ?
@hannah1009
@hannah1009 Жыл бұрын
Nimanka nocasa i liket wlh but kan said wye wixisa hospital key wllo😊
@ruunmariam1070
@ruunmariam1070 Жыл бұрын
Where can I watch from
@itsikraneyyy
@itsikraneyyy Жыл бұрын
Illahey Haka Badbadiyo Wlhi Cabsi Cabsi Waye Wadnihi Aawa Idhaqaqay Subxanallah 😢
@baadiyahafog5789
@baadiyahafog5789 Жыл бұрын
fartuuneey anige iso martay arintaaa ugu danbeentii wu i gacan qaaaday waaana waali qeeeb ka mida allaha ayaa iga so fakiyay markan kaso tagy wxuuna i dhhay maalintaan indhaha kusaaro adunka iska ilooow malintan ayaan tuuray numberkii ilaa hada ima ogo meelan joogo ilmana uma dhalin alxm wa qatar wuuna ku dilaa aaqirkii obsessed ayu igu noqday
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
Abyo adiga waxba ka sameynin miyu ku gacanqada😢
@nimcocumar9460
@nimcocumar9460 Жыл бұрын
Uuu xanunsanaya kaasi wllahina mantely ok maha Lkn amuu arka video gan fartuuney hhhh ta yari khatar bay ku jirtaye😮😅
@mankamema8638
@mankamema8638 Жыл бұрын
Hrta si oo isku dilin therapy Hala geeyo ayadana katag dheh inoo Xoog ku fiicnaado 😢❤
@zahi5131
@zahi5131 Жыл бұрын
abayo horta ilahay haku amaansado isagana allah ha xifdiyo. wiilkas he needs help adigana ma cawin kartid lafaha uga carar .
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b Жыл бұрын
Wiilka xanuunsan illahay ha caafiyo gabadhu waxay u baahanyahay in ay fahanto in niinkan maskaxiyan u jiran yahay ama dhibaato yaraantiisi ku dhacday xanuunka haw sabaabto sida in waalidki ka tagay ama nacay isaga oo yar ama qof jacayl tusa iyada ka hor aanu arag deedna in u waayo ama ay ka tagto ayaa welwel ku haysa 24 sacadood ama xanuun qadar illahay ku yimi ha ahaato lakiin waa in ay waalidka labada dhinac arintan u sheegaya hadii kale bari marka uu qoorta u dheereyo ama isagu isku dheereyo yaanay hadal keenin Waar wiilow hadaad halkan naga maqlayso aad joogto wallo is daawe xaaskada iyo naftada u nax xanuunkuna ceeb maha wallo allah haku caafiyo❤
@umuamiin6232
@umuamiin6232 Жыл бұрын
gabadh dabeecadas leh ayaan arkay wiilkan ayay isku fiicanyihiin allaha cafiyo haduu xanunsanyahay lkn wuu jecelyahay sida iga muuqatee dadkii miyaa filim aanta badsaday tolow
@strongwoman75
@strongwoman75 Жыл бұрын
Runti ninka aad ayu u jecel yhy gabdha inu waayo ama laga qaado ayu ka baqaya Lkn maserka nocaasa akhirka dil ayu gadha ilhy haku fududeyo hawshada ma yara
@arafathyahmed2114
@arafathyahmed2114 Жыл бұрын
Gurigii oo dhan maktabad ayuu ka dhigay walaashey iyo aniga isla dhageysan jirney qosolka naga dhamaaday😂😂
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 Жыл бұрын
dhibka haysta wuu is ogyahay haka wada shaqeeyaan sidii ay u xalin lahaayen therapy ha aado. xanuunada maskaxda waa laga bogsada ee maaha in dhibka la isku naco. haday aragto in aanu is bedel rabin markaas haka cararto
@ayaanalichama1383
@ayaanalichama1383 Жыл бұрын
Ilahyow dumarka somaliyed unaxariiso😊😊
@sumayosuber8076
@sumayosuber8076 Жыл бұрын
I feel like the reason he wasn’t acting that way at first was bc he didn’t feel the need to, but obsession grows fast and that obsession can make even normal people go wild. Is sounds like to me he was just an introvert or someone who isn’t very social at first, and he fell for this girl, married her, and slowly began to confuse the meaning of love and straight up obsession. I absolutely am not blaming the girl though, because people are crazy and unpredictable. If it reached a point where he was willing to hurt himself and still be worried about if she forgave him or not, then that’s not love anymore. I agree with fartuun, run away as fast as possible sis! I understand that it can be difficult bc obviously you love him from what you’ve written, but this has left the point of love and become an obsession, and I fear that what he thinks is love will hurt you if you don’t leave now. Go to someone else first, and make a plan to leave without his knowledge, then hit the ground running. Best of luck and may Allah help you abaayo 🫶.
@Gzy308
@Gzy308 Жыл бұрын
Maseer lama qarin karo markii hore way aragtey maseyrkiisa laakiin kumeysan baraarugin 0illaa xaalada meelxun gaartey. Waxay tiri intaan la socdey meelkasta oo aan rabo asagaa igeyn jirey oo xataa bus inaan raaco iima ogolayn. Haduu qof nin ah oo ila hadlayo arko wuu la dagaali jirey hadeyba xaaladahaas ku aragtey waxa ka qarsoonaa maxay tahay. Ninka maseerowga maseerkiisa ma qarsan karo xataa inta uu xirrirka kula leeyahay. Hadaad tahay qof attention leh wax yaabo badan ayaad ku dareemi kartaa laakiin gabdhaha badankooda dareenkooda way ignore gareeyaan oo gadaal ayey kasoo baraarugaan.
@sagalelmi7635
@sagalelmi7635 Жыл бұрын
He wlhi he’s not okay this is to much Subxanllah🥺
@Filistinfree
@Filistinfree Жыл бұрын
This sounds like beauty and the beast, maybe he was inspired by the beast locking bell away in a tower filled with books 🫢 All jokes aside may Allah make this easy for you and your life matters
@ayanleseed8599
@ayanleseed8599 Жыл бұрын
Noloshu fair maaha meel kasta lkn tan waxaan kula talin lahaa gabadhan wll qofkan aad is jeceshihiin niyad dhis buu rabaa niyadiisa dawee wll
@Missperthchannel
@Missperthchannel Жыл бұрын
Surah baqra telefonka ka shid xabeenkaste markaad qolka Ku jirtaan oo aad jiifaneysin xabeenki dhan qurankaas ha shidnaado intaad jiiftan asaga na la fadiso deh aan sii toos ah oo caadi ah aan isku qabno wax yalahaan dhan iga dhaaf hadi kale kaligay ayan go aan garaa waana ka tagaa that's it sis
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Cabsi cabsi wye wlhi iskga carar kaas intuu kugowracin library beel dheh😂😂😂
@mjama7664
@mjama7664 Жыл бұрын
Maktabada wa business kama u wado e madamo an cidlo nhy an isku mashqulino cml waye labadoda raba in ay aqristan hhh
@Suu02
@Suu02 Жыл бұрын
Cabsi cabsi wye wlhi ra'yigaaga kula qaba, film inaa daawanooyee ila noqotey waxaa umaleena film uu soo daawadye inuu run u qaatey ama buug novel soo aqriye dadaa noocaas ah wax walbo serous u qaato 🤣😭 koleyba waa mentally ha isaga cararto
@amalmustapha2047
@amalmustapha2047 Жыл бұрын
raaga nocasi waa khatar wllhi raaga wax dila aduunka kuli dhaqankasay leyin marka laa wareysto naa ka fogow lkn sheekadan filim ku dawaday 😂😂
@yusraabdllh2443
@yusraabdllh2443 Жыл бұрын
🥰😍❤
@jonasmk8231
@jonasmk8231 Жыл бұрын
Flimka you ma dawaatay
@inaelmi1819
@inaelmi1819 Жыл бұрын
Xanuunba haya ninka wa haday shekadu runtahy anba filim ku dawaday😂
@allahismylife1206
@allahismylife1206 Жыл бұрын
talo midaan siin lahaa aya siisay fartuuney gabadhas caqligeda ha shaqeeyo wiilkas ha isaga cararto jacayl layne nafteda ayaba khatar ku jirta abaayo hadhow qofkan adigu ku dilayaa sababto ah waa shakilow cafimad ma jiro naftada la carar pls
@Uqaado
@Uqaado Жыл бұрын
Gabarey Asc waxaa lagy daraa Wcslm Wraxma, hal hadal baan siinayaa carar la carar naftaada waa haddii aad jeceshahay naftaada
@HoodoLaara
@HoodoLaara Жыл бұрын
Waa qof wanaagsan , kaliya wuxu baahan yhy daganaasho
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 Жыл бұрын
Fartuun surka qarso abayo plz asturnaan buuxda baa kaaga baranay wa ku jeclahay walashay😊
@libanabdi133
@libanabdi133 Жыл бұрын
Sur bel
@Amiina166
@Amiina166 Жыл бұрын
Narcissist waaye ninkan depression wuu qabaaa bisnka bari qorta ka goynaa hda ka tag
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 Жыл бұрын
Haa wuu xanunsanyahay. I also watch those two shows.. it’s crazy what people do
@SuleeleAbdi
@SuleeleAbdi Жыл бұрын
Anu waxan dhihi laha intad ka tagin family ga ogaysi sidoo kale aada doctor nafsi isku day inad ku qanciso inu la kulmo docgor hadu caadi noqon wayo marka ka tag
@aymansaylici
@aymansaylici Жыл бұрын
Is he somali or Foreign?
@amaanzanhussein9237
@amaanzanhussein9237 Жыл бұрын
Omg 😳 wlhi wa yabanhay taas to much wye maseer ka weyn mental health uu qba plz abayo walidkiisa usheg iyo family kaga asigana hospital hala geeyo wx walbo ka suurtowdo isku badnow u daji xlda marawo ina ku dhaho reer bur buri lkn hdi la daweeyo maybe ino san dhaamo marko dad kugu arkana qofka kula tagan ku dheh this is my husband wxa lagayaba ino maserka ka yarado oo is dhahy wxe ushegtay ina ninkeda tahy oo damac ka gilin ninkan kula tagan ilahey haku bad badiyo family la wadaag talabada ugu horeyso qaado taas ha noqoto 😳
@Meriama-66
@Meriama-66 Жыл бұрын
Great👏
@gabarsomaaliyed33
@gabarsomaaliyed33 Жыл бұрын
wllo anu talo ahaan waxa siin laaha wiilka laajog wll oo caawi haka taagin oo dhaqtaar gee haana ka yeelin baadiyo in aad deegto waaliba casimad deeg siiba center ka
@saaraali5423
@saaraali5423 Жыл бұрын
Hadu kayeelaayo dhaqterka maskaxiyan ah geey wadankii keen quran saar Ilaaheyna u ubari kaligaa nafsadada intadan lacararin asigana xal uraadi hadey wax isbedeli wayaan markas tada isku day hada cararto xita familka inow dhibateya laga yaba wllo illahey wants ha idin dhex dhigo
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Жыл бұрын
Wlh kas anu igu fcna mxa yelay wn jeclahy mel dur ah o keyn ah
@xamditarax5905
@xamditarax5905 Жыл бұрын
Jeceelkase kale lama helo sistarey rerkaada dhaqo 😊anigu kaase kale raapa sidee waaali ijeceel😊
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Doctor tag
@najaxupdy9594
@najaxupdy9594 Жыл бұрын
Aakhirka uu dili jacayl mahan kaas wa waali huuno
@Msomale
@Msomale Жыл бұрын
Adhaba fiyobeeen yahuuu !? Marka qabriga tagtaa San naso deh
@naemaabdi3135
@naemaabdi3135 Жыл бұрын
Abaayo waxa dhici karta inay tahay il ku dhacday qof sareeynaya kolayba il ba ku dhacysa dad xisdiyaya Ee walal waxan kula talin lahaa in la Quraan saaro ninka oo ayna ka tegin kuna tidhaahdo xanaaqan inooma fiicna adiga iyo anigaba quraan aan kugu daweyno Sidoo kale walalo Surat al Baqra markasta shido ku dheh oo Gurigiina ha ka baxdo waxan ka xaqnaajinaya waa shaydaan kolayba surat al baqra guriga laga shidana masoo galo shaydaan @fartuun duvet i hope inuu mssgs kaygsi kusoo gaadho ❤❤❤
@halimaisse6884
@halimaisse6884 Жыл бұрын
Horta waxa halkaas ka muuqata jacayl fara badan baa ka muuqda laakiin wiilkaas quraan saar wuu caafimaadzya haka tegin hadi kale wuu waalanaya marka tiisana bad baadi taadana bad baadso xita gadaad xal kale weyo hooyadaii la wadaag oo u sheeg xita guriga iyaga la dega bal hakula arkaane laakiin ani ahaantay waxa ii muuqda jacay maraykana isaga wato ruux naan ku rabinini maba kuu masayri
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 Жыл бұрын
Gabadhas waxan kula talin lahaa wiilka ama nin kaga wuuku jecel yahey waliba jecel dhab ah jecel xuduudii dhafey marka naftadana ka ilaalso asagana ha dayicin ee la tacaal intii tabartada ah, oo gee specials doctor maxa yeley jecelkaba cudur ah
@suadaare5203
@suadaare5203 Жыл бұрын
He needs a psychiatrist he needs help , she has to be with him through this situation cuz he obviously had past traumatic experience that made him like this , he still love her and care about her but he can’t control his mental reactions… so please be patient and help him then he will be okay.
@fosiailwaad2952
@fosiailwaad2952 Жыл бұрын
Anigu wllo wxn kugu la talin lahaa la tasho familka wxna khasab ah inaad cilaaj gayso waayo wx laga yaabaa inuu maskaxiyan u xanuunsanayo oonad dareensanayay wxd noo sheegtay inuu wx barashada aad ugu fiicnaa wx laga yaabaa in ili haysato teeda kale wll book ta akhrintoodu haday badadato qofku normal ka uu ka tagaa ee wll allah qalbiga hakuu qaboojiyo haka tagin waa ninkaagii lkn you must dhaktar gaysaa🙏
@aweysmaxamed4952
@aweysmaxamed4952 Жыл бұрын
Vlogs no so samey noh
@akramlugason
@akramlugason Жыл бұрын
Aniga waxan kula talin lahaaa inay couples therapie tagaan ama asaga psychologist tago so that he can control his temper and his over possessiveness .
@keyfkaztro3787
@keyfkaztro3787 Жыл бұрын
Bisinkooy iska ilaali ninka dhaqtarka maskaxiyan ah gee qurane saar inta hadu ku cafimadi waayo wlaleey ka carar🥺
@Hanish139
@Hanish139 Жыл бұрын
Ilahye cafimaad ha siyo lkn akhir wiilkaas ama qof buu dilin ama isga is dilin ee quraan saaro😢
@Bigbro3-u9j
@Bigbro3-u9j Жыл бұрын
Sheekada ma dhagaysan, maxan sameeyaa?
@mariglaire
@mariglaire Жыл бұрын
M.a keep going 😊na soo boqda team fatun tkns ❤
@rummohamud9406
@rummohamud9406 Жыл бұрын
aaqir wuu dili or wuu is dili
@nyg1162
@nyg1162 7 күн бұрын
Ya buug yashaas aqrisanaayo, library baadiyaha kuyaalo😂😂😂😂
@justnow7263
@justnow7263 Жыл бұрын
Wuu xanuusan yahay , ka carar. Wlhi hadaad run rabtid isaga carar. Ama dhakhtar gee.
@mohamedabdirizaq4372
@mohamedabdirizaq4372 Жыл бұрын
Hadan fikirkayga gaban kadhiibto wll kan hduusan malagaga ahyn baa fican tahy ninkas isbitaal gee
@NimoIbrahim-v7e
@NimoIbrahim-v7e Жыл бұрын
Hal mid aa ku dari lahaa waxa waaye family giisa waa inaad walaal ogaysiisa. Saa loo jeedo ninkani waa xanuunsanaya markaad ka tagtidna waa waalan waxuu doonanu samayn May kula tahay xitaa hadaad magaalo kale uu wareegtid buu kaa hadhi. Uma malaynaayo gabigaabu cabsi baad ku jirin lkn family giisa xaq bey uu leeyihin iney ogaadan kol ay dawaystaana. Naftaada uun ha ka fakarin
@esmahan143
@esmahan143 Жыл бұрын
I have a boyfriend like him he's too much obsessed with me he even tried to use with me some of my social media accounts when i ask him why he said i suspect you i don't want you to speak anyone even you can't speak to girls. I'm confused really and he love me but he's too much jealous men🤷‍♂️
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Жыл бұрын
Leave him that is dangerous too.
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 Жыл бұрын
Qof kaaso kale waalaga cararaa marka danbe waa ku dilaa maxkaxdiisa been usheegeyso inaa nin la hadashay waa qatar qof kaso kale
@realwarya7694
@realwarya7694 Жыл бұрын
​@@nimaabdullahi3125hhhhhhhhh wlh waa iga qoslisay 😂😂😂😂
@Msomale
@Msomale Жыл бұрын
Murife run
@hamdakheyr8847
@hamdakheyr8847 Жыл бұрын
Naa fartuun maad ka baqeyn inuu arko videoga oo uu adiga kuso raadsado😅😅😅
@queenmaha4513
@queenmaha4513 Жыл бұрын
Waxas jecel ma ahan walely nafta badbadso 😢
@Sadekofficial0
@Sadekofficial0 Жыл бұрын
Flimki Daraar ba iguso dhacay arbaas khan iyo juhi chawla eey wadeen. kaas xitaa hadeey kafogaato kahari maayo allah lee kareebi karo maskiinta. dadka nuucas weey jiraan wa dad cuqdad nafi qaba qofkeey mar nolosha lawaadaagn ama asiga nafta iska jaro ama ayaduu kajaraa
@aishakaifgacal1018
@aishakaifgacal1018 Жыл бұрын
Flimka YOU ee hada kahor fartuun sheegtay ayaa igu soo dhacay really😳
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅 runnnn for her life 😂😂😂😂😂💔💔💔💔🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻. Misken he needed big help wllo Fartuun.
@RaaniyaMohamoudhaji
@RaaniyaMohamoudhaji Жыл бұрын
abaayo fartuun ani waxaan ku talin laha in inanka lo plan greyo ina la geeyo dhakhtarka psychatriga i think mentally illness weeye laga yabee ina la treatgrayn karo lkin yayna ka tagin after hdi dhakhraku wax ka qaban waayo wa mesheeda inay ka tagi karto
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp Жыл бұрын
Aniga ra,yigayga dhakhtar ha u tagaan dhib baa so gaadhay baa laga yaba wuxuu u baahan yahay in la waraysto. Allaah ha dhaafiyo.
@QuruxAisha
@QuruxAisha Жыл бұрын
Fartuun heesti 2sano ka hor naga balan qady away heesti ahyd 1212 mise sidibay mamo sicido kudidy mxa susata plz reply 😂😂😂❤
@ashaabdullahi8061
@ashaabdullahi8061 Жыл бұрын
Ila filmaanta wa wax jira waxey jilayaan qisadaan waaba film aan fiirsaday bari hore iso xasuusisay 😢 wiilka caawimaad u baahanyahay doctor ha u tago
@whoareyou3591
@whoareyou3591 Жыл бұрын
Filinka magaciis 😂😂
@ilsacali3513
@ilsacali3513 Жыл бұрын
Filimka magacis sis😮
@Rashka26
@Rashka26 Жыл бұрын
Film ka magaciisa waa Daraar arbas khan ba maseerlow ga jilaya
@munaxusen7313
@munaxusen7313 Жыл бұрын
Maxanu uxiisnay ilatalidii
@Prin_cella
@Prin_cella Жыл бұрын
Omg perfect wye ninka 😭
@NasraEbrahim-t6y
@NasraEbrahim-t6y Жыл бұрын
Wllshy Khatar ku jirtaaa ee sidaa uga pixi led raadi plz😮
DILEMMA: WALAASHAY QOF FIICAN MIYAA?
13:25
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 53 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Qado bariis iyo iyo kaluun aan caadi ahayn 😋
8:02
Sadia Hirsi
Рет қаралды 2,1 М.
MARKAADA SOO TIJAABI WAA HUBAA WAA II MAHADCELIN DOONTAA .
17:05
Hamda Home Decor
Рет қаралды 67 М.
AX! 2 CUNUG NINKAYGA GURIGAYGA KAGA DHALAY DUMASHI AHAN LA IGU KENEY
27:24
ILATALI | Waxaan Jiraa 16 Sano | waxaan sameeyo ma aqaano
10:15
DOOD WADAAG: WAA ISKA CELIN #CENSUS2021 #AHRC
17:04
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 91 М.
Qisada Haweenay ku soo kortay waalikooda oo kala tagay.
31:17
MM Somali TV
Рет қаралды 191 М.
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Zacki & Amal
Рет қаралды 318 М.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 122 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН