ILAHOW SOMALILAND BADBADI GOD MADOW AYEY KU DHACDEY MOU HALKASU KU DHINTEY CADOWGA NOGA GULEYSTEY

  Рет қаралды 1,686

Wararka Maanta

Wararka Maanta

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 13 күн бұрын
Waxmiidnimo ah majiirto waxqaarsoomayana majiran somaliland guuul insha aallaahu
@AbdoGadhle
@AbdoGadhle 13 күн бұрын
Guul somaliland
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 13 күн бұрын
AMIIN YAA RABI
@rashidmire2648
@rashidmire2648 13 күн бұрын
Wadanka Haw Biqina Marhafuu Sheydaankii Muuse Cabdi Dameer Dhaafay.Qarankuu ku dhuusay Ina Cabdi Dameer Ayaa ladhisayaa Samir yeesha.
@ubaxmaalin562
@ubaxmaalin562 14 күн бұрын
Dagaal Sokeeye abuurayaan labad Damod Hargaysa!!!! SII LA INOOGA JEEDIYO WADANKA》Ciro waa burburkii somaliland bu soo qatay😢😢😢😢😢
@rashidmire2648
@rashidmire2648 13 күн бұрын
Habar Awal Iyo Habarjeclooy weligii waxay Amaanayaan kulmiye oo Somaliland Baabiyey Hawadeedii Bixiyey oo Somaliland ku wareejisey,oo30 Sano dalka baabisay.
@odayafrikaan1266
@odayafrikaan1266 13 күн бұрын
Dalka ragii lahaa ayaa kataliya kaliya habar gambeele soo fadaadeeyay oo isu furuuran waxba kaqaadi mayso
@rashidmire2648
@rashidmire2648 13 күн бұрын
Heego Naasdheer Badii Somaliland maxaad ku Iibiseen ,ma dhul iyo Bad baa lagu Bedeshaa I aqoonso .Bal Car Heego Naasdheer Nin Iyaga Ah waxhakasheegto.
@saciidguuled2398
@saciidguuled2398 13 күн бұрын
Yaa god ku ridey waa innaga qaba yeynaan indhaha Iska tuurin waa wax laga sii shaqeynayay muddo badan dhaqaale badan la geliyey in lagu guulaysto waayey uu suurageshey cadawgi somaliland maanta arrinka inoo yaala difaaca dalk.
@osmandhiblaawe739
@osmandhiblaawe739 13 күн бұрын
Maamul Gobolleedka Waqooyi Galbeed Welcom to Somaliweyn
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 13 күн бұрын
War inima rabno maxa iskaya dhajiin waad uraysiin
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 13 күн бұрын
Cadawga Gudaha Somaliland ba Somaliland godkii ay Ciro o barlamankii Somaliland hore e dhalay kii barlamankii Wadani malgashaday e dawladnimadenii God ka ku riday. Hadaba bad ama bari kuwii laha e Gudabirsi iyo cise car Wakase ha mucaridan deganada galbedku .
@aminamahmood9726
@aminamahmood9726 13 күн бұрын
Idinkaa intaa sharka hadlaya,dagaalkii, laascaanood maalintaada gasheen ayaad khaladka uweyn gashee. Laakiin runta isuma sheegtaan soomaaliland markii aad samayseen beeli aad hubeyseen ayaad khaldaneydeen walaahi aad ayaad u caqli ladihiin inantaas waa runteed khaladkan inaga ayaa lahayn maalin hore ayaad aamusteen ,been ah isugu sheekeynin maalintii aad dagaalka galay qabyaalada
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 13 күн бұрын
Kuwaan somaliland la dhaho badoodo xasan culusoow ayaa gatey saylac waa ku daysay abey oromo waa faraxsan yahay badii reer waqooyi waa qaatey wax ka kicin doono malaha
War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN....
2:46:57
Hargeysa News
Рет қаралды 7 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
MAAYAR MOOGE KULMIYE KU BIIRAY YAAB QOSOLKII ADUUNKA
24:59
waridaad TV
Рет қаралды 44 М.
የሰሞኑ የማይጠቅመው ሙግት እዚህ ደረሰ
38:55
እኛ ና ኢትዮጵያ
Рет қаралды 46
Daawo War Cusub Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN....
2:05:29
Hargeysa News
Рет қаралды 10 М.