ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!

  Рет қаралды 80,760

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 95
@Somalivoicesofseattle
@Somalivoicesofseattle 2 ай бұрын
The best Journalist in the world Abdi Hollywood 🎉🎉🎉🎉
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Alla yacizak, mahadsanid bro. ❤🙌
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 2 ай бұрын
Asc masha allah tabaraka laahu allaha idin xafido ❤❤❤
@saadiyehaxmed9526
@saadiyehaxmed9526 2 ай бұрын
Guul iyo Horumar dhamaan umadda Soomaaliyeed ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 2 ай бұрын
Masha allh lhan nolow
@maryansheikh4128
@maryansheikh4128 2 ай бұрын
ILHAAN GUUL INSHA ALLAH YAXFIDAKUMA ALLAH ❤❤❤
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 ай бұрын
Asc ilhan Omer ❤ Guul ❤❤❤ Ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh Ee Daafaha caalmka ❤❤❤
@cawaalemahad7211
@cawaalemahad7211 2 ай бұрын
Ilhaan Guul baan U Rajeynayaa Insha Allah
@mawliidyaasiinsiciid8372
@mawliidyaasiinsiciid8372 2 ай бұрын
Asc thaks ilhaan cumar
@360masters9
@360masters9 2 ай бұрын
Say Maasha alaah
@luulmohamud
@luulmohamud 2 ай бұрын
Duhurnimo wngsn brother iyo dhamaan ascmxaabta
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 ай бұрын
Machaallah
@muhammadwarsame3300
@muhammadwarsame3300 2 ай бұрын
Ilhan ❤
@AliAarka-007
@AliAarka-007 2 ай бұрын
۞ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلْيَهُودَ وَٱلنَّصَـٰرَىٰٓ أَوْلِيَآءَ ۘ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَآءُ بَعْضٍۢ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُۥ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهْدِى ٱلْقَوْمَ ٱلظَّـٰلِمِينَ
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 2 ай бұрын
Mahadsanidiin Abdirahman iyo Abdixaafid waad kumahad santihiin talada wngsn #Muqdisho ayaan jognaa marnaba quusan meyno I.A mardhow isbadal dhab ah ayaan dhicidoono ❤🇸🇴🤝🇸🇴❤
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, ilaahay haku sharfo. Guuleyso.
@CabdulahiNuur-x4w
@CabdulahiNuur-x4w 2 ай бұрын
Masham allAh
@abdiabdulleabikar3617
@abdiabdulleabikar3617 2 ай бұрын
Asc waa ku mahadsantahay soo jeedinta fiican
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 ай бұрын
Also tell them stop sitting restaurants and coffee shops Whether is in Somalia 🇸🇴 North America 🇺🇸 or western countries or
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 2 ай бұрын
Ilhaan naag nool ❤❤❤❤
@AliAarka-007
@AliAarka-007 2 ай бұрын
O believers! Take neither Jews nor Christians as guardians-they are guardians of each other.1 Whoever does so will be counted as one of them. Surely Allah does not guide the wrongdoing people
@yusuf2860
@yusuf2860 2 ай бұрын
Aad ayaad u mahadsan tahay abdi holowood❤
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Mahadsanid, soo dhowoow mar kasta walaalkey.
@Qorox
@Qorox 2 ай бұрын
ilhan Omar guul guul ❤❤❤❤ insha Allah
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 ай бұрын
Guul iyo Gobanimo warta Somali oo dhan,thnk U all ❤️🇸🇴❤️
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 2 ай бұрын
Aniga hawiye ayaan ahan lakiin maanta qabiil majiro magac somalia waa inaad difaacanaa sharaf ayeey noo tahay hadaan nahay Somali norh America viva ilaan guul iyo gobonimo somalia
@dhaqanemp
@dhaqanemp 2 ай бұрын
Bangaladheesh ka soo hadal
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 2 ай бұрын
Waa nin waalan taraam
@Neima1000
@Neima1000 2 ай бұрын
Wa sax Dhalinyaro somaliyed dalka iyaga badbadisankara qabyalada ah ladhafo
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Aad iyo walaal. Mahadsanid
@MusasaqMohamud
@MusasaqMohamud 2 ай бұрын
Asc wariyaheena soomaaliyeed cadixafiid soodhawaaw
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Asc warka ilhaan o
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 2 ай бұрын
Set waa run ga naga is qabsaday soomaaliyeed kac kac difaacay wadanka iska daaya oo tuura qabyaaladay
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 ай бұрын
Labadan Ilhan Omar bay kaga dhegtay
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Xayeesiiska kadaaya gabadha .
@yusuf2860
@yusuf2860 2 ай бұрын
Aad Ayaan maanta dhiirigelinta idinkaga helnay
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, waa waajib na saaran.
@mahdibashir2963
@mahdibashir2963 2 ай бұрын
Maahmaahdaas booskaa malaha tan baa ka fican Hal Libaax arkaysaa ma goglato
@SiiseArtan-bh3qw
@SiiseArtan-bh3qw 2 ай бұрын
Asc
@Fardowsashifow
@Fardowsashifow 2 ай бұрын
OOMAAR wuu soo hadlay wuu na ku dhaleceeyay ee soo fadhisi oo wareyso Adiguna Dhaleceeynta iska tir. OOMAAR wuu so hadlay ino wareyso pls Dhibaato Diif aad u badan ba ka muuqata🤦🏽‍♀️
@rawdayasin2041
@rawdayasin2041 2 ай бұрын
Rabbi yuu guuleyn Ilhaam cumar dhulka haku dhacdo inshaa Allaah.
@NaasirCabdi-g7z
@NaasirCabdi-g7z 2 ай бұрын
Asc waano fiicayn lkn raaci ma anigoo laandheere ah reer habal goormunagadhamaayn qabyaalada markaadey iskutashn karnaa wsc
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 2 ай бұрын
SOOMAALIYA WAXAA ISKUHAYA LABA MABDA'A OO AAD UKALA FOG , ILAAHAY SWT GUUSHA HASIIYO MIDKA XAQA AH
@abdirisaaqalaale5361
@abdirisaaqalaale5361 2 ай бұрын
Cxaafod sii daa
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
ilhaan waa gabar siyaasid wayn .
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 2 ай бұрын
Subxanallah waxad ku faanto mad waydiisay inadeer naagtas qamu lùudka tageerta haku faanin ish
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 ай бұрын
Qalbadaa kujaban qabiil naceeyba ka aad qabtoh dementa haku qaraaban
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Gabadhaas haku mashquulin ee camalyeelo
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
Hatah.madabibay.kagashey.nagan.kudhagan.ilhan.cumar.wabah.yabah.rag.iyo.dumarbah.ee.sSomalia Ah.maxay.khofkah.dagaladah.ugah Hestan.matah.somaliya.bey.jogan Khumaludkuh.oo.lamah.gabadan Khumalud.nimadodah.ee.waa.mujitan.ooy.jidkah.magaloyinkah.bey Latagan.yin.oo.hatah.gabdhah. Somaliya.samankan.iyagabah. Khumaludkah.ah.oo.barah.bùlshadah.kashegah.iyo.yutubadah.kasvajayah.oo.yibadan.abtigay.iyo.wiilki Adarkay.bah.ikuftaday.amav.abtiga Walan.bah.ikufsaday.amah .dabadah.igah.aday. Markah.isifican.idawadah.yutubadah.amah.tik.toka.inkah.yabih.dontinah.//.markah.rabigan.hanah.astoroh.aduun.iyo.akhirabah.amiin
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 2 ай бұрын
Warka mashaqeynaayo
@Max20600
@Max20600 2 ай бұрын
Wadanka halaga saaro ciidamada amison iyo kuwa xalana fadhiya kadib khawarijta halaga saaro wadanka hadan sidaa lasameyn wlhi inuusan qarax ka dhamaneyn wadankan teedakale madaxweynaha hasoo Kala cadeyo wadankaan inuu gumeysi kujiro iyo inkale
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 2 ай бұрын
Ttrump wuso noqonaya , cadanka USA joogo waxay isku raceen inu donal trump so noqdo ,
@alijama6723
@alijama6723 2 ай бұрын
Somaali dhooylay ka kaca gabadhaa magicii na sidata hayska dancing idinkoo Scotiabank kursiga ytaan laydika qaadin idinkaa isu xoog weeyn yaan laydika faa iidaysan
@HassanAlas-v3u
@HassanAlas-v3u 2 ай бұрын
Wararka ilhal omar maxa sababay inan maqli wayno
@zakmukhtar8672
@zakmukhtar8672 2 ай бұрын
Hollywood iyo Abdihafid waad mahadsan tihiin. Waan sugi la'nahay noo soo daaya.
@kadarahmed9574
@kadarahmed9574 2 ай бұрын
Salan sare cadiraxman holuwooʻd
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Mid la mid ah walaal Kadar, soo dhowoow.
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 2 ай бұрын
Kaafirad ehlu naafad qoomu-luud
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 ай бұрын
Kaafir ahlunaar ah adigaa ah
@kayseabdi
@kayseabdi 2 ай бұрын
Dhaqan xumo iyo khaniisnimo ayay caan ku tahay dadka tageerana waa bidix layaal allahuma manajaynaa shadaadiinta aad sacabo u tumaysaan joojiya hadaydaan canbarayn karayn
@_Khaalid
@_Khaalid 2 ай бұрын
51 jir waa caruur ereygaasi wuu iga gadanyahay mana weyniye ogaada kkkkkk
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
😂 aad iyo aad ustaad 👏😆
@hassanhared4521
@hassanhared4521 2 ай бұрын
Ilhn november warkeda wa kudayay ayda iyo kamala haris wey is rcayn trump aya mdxwyne ah ilhn iyo trump isma arki karan
@hassanhared4521
@hassanhared4521 2 ай бұрын
wa sida ad shegtay ugas
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 2 ай бұрын
C.xaafid adiga c.raxman aad baad umahad santihin
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 2 ай бұрын
😂😂😂
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 2 ай бұрын
Cabdi xaafid waxad tahay wariye daarood wariye somaliyeed ma tihid waayo waxad wareysataa adiga iyo ka qaxootiga ku ahaa hargeisa ey cali xararey la dhahow waxad wareysataan goor kastaba mid xaraan ah oo somaliland naceyb oo la dhahow faysal roobley oo ibnu dhilow adoon daroodka isaaqacguuska weyn hooyadii waseyn markaa darood cashirkii afweyne waligood ma ilaawi doonan marka waxan u arkaa rag an ciiley isaaq guul hadhaaga afweyne habaaba aan cadowga waxaba nagama qaadi karaan darood isaaq power isaaq ayaa somali oo dhan hogaanka u haya taa darood ku biyo cab laascanoodna duqaymo ka daran ta qaza ayuu korneyl muusey ku qaadi doinan oo darood lagu xasuuqow
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 2 ай бұрын
Somali wa isramsatada la rugayo cadaw isu bahestay hadi ad ogtihin iyo hadi kalaba wadankan wax dhaqan male waxay modan somalida in ay wax u dahanyihin ever wanna wa la alalixiye walahi galdan ila borada ka Deganwy wadaka wad yabi ka so below xalane iyo gobal walbaba madax ogna malahan waxa ay ka sameynayan wadanka
@abdiali3204
@abdiali3204 2 ай бұрын
waxaa qalinayo kuwii khanisiyalka taaq yarayey
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp 2 ай бұрын
Ma qaniisiintiiba gilgilay maraykanka
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 ай бұрын
Maya dhiladi kudhashay
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 ай бұрын
Somalida ma gartan waxba qaraxa wa cadadiska itobiyo shirka dhowan la filayo somaliya iyo itobiyo turkiga lagu qaban dono wax walba ogolada haddii kale qarax bad ku jirisan shekada wa sidas sida yuhudda u shaqeysa itobiyo waxgaradka wey laaysey imisa sirdon oo itobiyan ah ba jogo ma garan maya wayo waxad tahay somali oo dhexdoda is haysto isku mashqulsan haddana qar somalida aad u jecel itobiyo sow sidas maha
@maxamedbaaskiil8910
@maxamedbaaskiil8910 2 ай бұрын
Marka hore ninka aad engineerka ku sheegtay ee kula daadihiya waad sheekeysataane xog cusub iyo mid taariiq ahba nooma sheegtaan, lkn wiilka yar aad ayaan ugu qanac sanahay, tan ilhaan guul baan u rajeynayaa inkastoo ay kaa muuqato is xijin iyo buun buunin badan, sida cinwaaka barnaamijkaan iyo waxa aad noo sheegtay oon isla heyn guul
@kawzarjama
@kawzarjama 2 ай бұрын
Cabdifaxidoow omar barbar waad ku gaftay ee rali geli tuugtii xidhaad war nooga soo qaday been ah
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 2 ай бұрын
Somaliyeey Tan naga soo qabta Waaynaceebeysay Hadee lamid noqoneen siyasiyiinta kale 😂😂😂 hadee runtahay.😮
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 2 ай бұрын
Illahan tagtay adiga meeshada fadhi oo kacabaad
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Ilhan dad badan ayaa Gambar gaaban ugu fadhiya ee haloo sheego oo kaddaaya sheekada jufo niicda ah,ALLOOW masheegau.
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Maxa sababay inan maqli weyno ilhan hadal kedar🤔
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 ай бұрын
Ilhan ya la tartamayo ma somali kale mase no shega labada dhinac
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Nin madowga Mareykanka ah, barnaamijka waan ku sheegney walaal.
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 2 ай бұрын
Ulhaan cumar waa gudoomiyaha Ururka Qoomu-luudka
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 2 ай бұрын
Completely lie
@rawdayasin2041
@rawdayasin2041 2 ай бұрын
Yaan la taageerin Ilhaan somailiyeey waa qabiilisat aan somalinimo ku shaqayn ee qabiilkeda u shaqaysa hadhacdo
@Muudi427
@Muudi427 2 ай бұрын
Qawm Lut and their supporters will be in the hellfire. Saaxib nagtan qaniisiinta dawa socota Hanoo buunbuunin. Shame on you bro, Diintada always kor uqaad.
@gouledxidig32
@gouledxidig32 2 ай бұрын
Waar cabdi munaafaq kii oomaar wuu waashey iikaaley ayuu kulahaa ticket soogooso iikaaley ayuu kulahaa ee hore ugaadh 😂😂😂😂mj oil waashey waa qosol
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 2 ай бұрын
Somalidi waay halawday Naagtani Waxaay tageerta qom luud Bisinka wa adunyo kale👁👁🤭🤭🤭
@mohamedmohamed-zy6xm
@mohamedmohamed-zy6xm 2 ай бұрын
Waxaan rajeynayaaa inaan umada muslimiinta waliba somalida ineey qaldin ilhan omar waa naag diinteeda ku badalatey senator ninkii somaliga wey burisay waxey so xareesatey nin yahuud waliba gaal ah 3caruur oo aomali ah ninkaas yahuudka ayee usoo xareesey caruurtaas mid ka mid ah waxa la dhahaaa waa lesbian ama qawmu luud waliba u ololeysa qolooyinkaas qowmu luudka ilhan omar waxey ku fashilmatey xitaa awlaadeeda qooskeeda diinteeda
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 2 ай бұрын
Your lie completely lie
@NaasirCabdi-g7z
@NaasirCabdi-g7z 2 ай бұрын
Asc waano fiicayn lkn raaci ma anigoo laandheere ah reer habal goormunagadhamaayn qabyaalada markaadey iskutashn karnaa Asc
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood 2 ай бұрын
Aad iyo walaal, adaaba noo raaciyey. Guuleyso.
@JsheEhehej
@JsheEhehej 2 ай бұрын
Ilhan.cumar.waa.gabar.somaliyed Kursigah.marakankanah.waxeey. Uguh.fadhidah.somalia.weyn. Markah.hadih.dadkah.khabilkedah Amaranth.ceb.mahan.oo.somalia Oo.dhan.bah.khabilka.iskuh.difacah.markah.hablah.mucaradayah Ilhan.cumar.waxabah.kakhadimayan.haday.weydanah.madaxtimadadah.waa.gabar.kujirtah.gogarkah. Marajankah.dhicimeysoh.ee.waa Xildhiban.katirsan.barlamankah Marajankah Markah.hal.iyo.laboh.dumar.ah.oo Mucaradah.waxabah.kakhadimayan.ee.rabigay.haxijaboh.sharkey.laraban.ilhan.cumar.nagas Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | IRAN | ISRA | HEZBOLLAH
25:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
OGAANSHO
Рет қаралды 138 М.
100-JIR SEA MAN AH OO KA SHEEKEEYAY TAARIIKH LAYAAB LEH OO XIISA BADAN
48:11
WARIYE SI-XUN U KARBAASHAY NETANYAHU | WAR-BAAHINTA ISRAEL
16:51
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 43 М.
Small-scale PPPs Discussion Session #16_Small-scale PPP Projects in Airport Sector
1:20:53
Canshuurta Maydka, Qadiyadda Somali Galbeed, Xeryaha Ciidanka & Shidaalka!
10:56
The record of V.P. Kamala Harris | Tony Smith, poli sci, on KABC, July 22, 2024
2:12
UCI School of Social Sciences
Рет қаралды 32 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН