Nimcaan Hilaac Hees Cusub Naxariis Lyrics 2019

  Рет қаралды 1,644,766

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

5 жыл бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 687
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
I ove you mohamed rasululah scw❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@bintunaada365
@bintunaada365 5 жыл бұрын
Scw
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 5 жыл бұрын
Scw
@jamalali5422
@jamalali5422 5 жыл бұрын
Scw
@musalsalmusalsal-ro2sy
@musalsalmusalsal-ro2sy 5 жыл бұрын
scw
@hayat-Ahmed2016
@hayat-Ahmed2016 5 жыл бұрын
scw
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Abwaan fanaan mulaxan Sakariye Kobciye,Erayo mug weyn iyo laxan shiilan buu ku maamuusay boqorkii codka qarnigan legend Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac 😘😘 Sidda Nimcaan haddaad u heesi karin oo aanad dadka ugu raaxayn karin codkaaga fadlan bilaash ha u danbaabin 😛 legend Nimcaan inbadan codkaaga noogu raaxaysee rabi raali kaa noqay 🙏🙏🙏🙏
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Abdirahman Yaare warunta Boqorka codka hilac fans kisanhy
@ogadenqueen6336
@ogadenqueen6336 5 жыл бұрын
Allah ku so hanuniyo wx kle oo an kudhaho garan Mayo
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Ogaden Queen hanuunita alle dhamaanteen waynu u wada u baahanay wll 🙏🙏🙏
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 5 жыл бұрын
Abdirahman Yaare Ninkan Adiga Uunban Naga Barajeyn Kara Sxb.:DxD
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Gouleitt SheekhXareed hhhhh dhuun la bareejayn kara maaha tan ninka gaaban ku taallaa ind 😂😂
@mustafomarisaak600
@mustafomarisaak600 4 ай бұрын
Ruux ma jira dhageysanoya hestan 2/3/2024❤😢
@snowchannal5680
@snowchannal5680 5 жыл бұрын
intii aan raali ka ahyn in hees dhexdeeda nabiga la keeno like
@abdisalamabdirahman6568
@abdisalamabdirahman6568 5 жыл бұрын
Nabdi iyo nabi miyaa iskaaga qaldamy
@neemobbeh299
@neemobbeh299 5 жыл бұрын
Ani kow
@suqrahindiyo4095
@suqrahindiyo4095 4 жыл бұрын
Ggr❤❤⚘⚘🌹🤙
@sakariyeclrihmn2852
@sakariyeclrihmn2852 4 жыл бұрын
.
@najmadeeq8450
@najmadeeq8450 4 жыл бұрын
mushtaaq Mohamed 😡😡garacad hoooyadaaa waz😭
@halgankanolosha7992
@halgankanolosha7992 5 жыл бұрын
Dar illahay ayaan ujeclahay wiilkan maasha Allah illahay hasoo hadeeyo oo toobada haku dilo isaga iyo dhamaanteenba illahayow heesaha Naga madoobe
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Boqorka codka Somaliyed Inta Aaminsan inanu jirin fanan ka cod macan oo ka asluub badan like sara ❤️ #Hilaac
@maxameddeeqabdiali143abdia7
@maxameddeeqabdiali143abdia7 5 жыл бұрын
Is true wlh
@maxameddeeqabdiali143abdia7
@maxameddeeqabdiali143abdia7 5 жыл бұрын
♧♢♡♤❤💙👂💚💛💜👌
@Its.su3da
@Its.su3da 5 жыл бұрын
Suldaanka Geeska 💯💯🙌
@shukriomar5406
@shukriomar5406 5 жыл бұрын
ilove nimcan hila
@alinouh1002
@alinouh1002 5 жыл бұрын
Waa run yaa hilaac cod ku gaadhi kara
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 жыл бұрын
Nimcaan codkiisa qofkii aamisan like sxbayaal😍😍😍😍👍👍👍
@zir_naazir
@zir_naazir 5 жыл бұрын
😅😅😅diidny
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 жыл бұрын
iam_naazzir nazir 😢😢😢
@sagalmaxamed4772
@sagalmaxamed4772 Жыл бұрын
Oki walalaky
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
Wan cafiyaa hada dhibkii ay igu wadeen wuxuu naftayda ka dhigay qof si nafsiya u xanuunsan 😥wlhi baan ku dhaartee cidna ima oga xanuunkan maraayoh 😥 haday dambi iyo dunuub igu ahayn naftayda waan masafurin lahaa aduunyada gabigeedaba 😥😥
@lakicali1565
@lakicali1565 Жыл бұрын
😭😭Sorry hada maka baxday
@gelinhore5182
@gelinhore5182 Жыл бұрын
Asc abayo aadban ugaxumahy wixii kugaaray😥
@InaDahir-nh8pz
@InaDahir-nh8pz 8 ай бұрын
Ana noloshoda samaxay laabta u nadiifa ah nabad ban u rajeeyna nimcan dega leyahay😥😭
@abdikachannel9777
@abdikachannel9777 11 ай бұрын
Heestan waxan dhageysanaa anigoo africa katagay dad badan oo an garab weydistay ayaa igu jes jesay oo i hagar damaay balse maantay labteyda ayaa unadif ah oo qaraan ka igu so qorta ban kuirii ❤ waligaa Qof wax kutari wayay haku coladin wixisa Ayey hooyo igu tirii❤ sidas ban kucafiyay maahanee kabaha lagashan rabay wlh😂 hooyo hadalkeda ban wax kasta kutanasul
@Apdalla_Rasta
@Apdalla_Rasta 3 ай бұрын
Heestan hada sooradisay legend baa tahay still 2024 like hala dhaafi👍
@bushraosman3452
@bushraosman3452 5 жыл бұрын
war allah ka baqa oo heesaha dhexdooda rasulka haku soo qaadina si ay like u helan darted waxay sameynayan xitaa ma oga dadkan subxanalah
@Zaara656
@Zaara656 5 жыл бұрын
In tii nimcaan hilaac tagerta like ta ha la dhafina 💜💜💜
@suliemanabdiazizabdullahi1413
@suliemanabdiazizabdullahi1413 5 жыл бұрын
Waxaad noqon weydo nasiib ha u eersan waaw fanaanka fanaaninta #nimcaanHilaac walee waa boqorka codka yaa igu raacsaN Repaly idheh👏👏
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 6 ай бұрын
Wxan hubaa inaad heestaan miraha dib usoo booqatay hdaa iga dambayso like dhac kuwii👍🙏 18/12/2023😢 14:39❤
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 5 жыл бұрын
Wooow duriyadiibaa is heshay Ilyaaas cayanaan Nimcaan hilaac
@safwaanmohammed2298
@safwaanmohammed2298 5 жыл бұрын
Nimcaaaaaaan poqorka codka✔️ Ilkacaze lyrics mahdsaniiid walkeY✔️
@safwaanmohammed2298
@safwaanmohammed2298 5 жыл бұрын
Hye walshEY ✌️
@hadiyahadiya2518
@hadiyahadiya2518 5 жыл бұрын
Hadaad adoo daawanaya comments aqrinyso like t igu dhaaaf
@saynbmahd8255
@saynbmahd8255 5 жыл бұрын
hadiya heego yaaa salam
@saynbmahd8255
@saynbmahd8255 5 жыл бұрын
Nimcan hilac dadkan tagero ayuu kujira heeso xigmadleh ayaa ku dhan
@muhammadabdi1397
@muhammadabdi1397 5 жыл бұрын
hadiya heego waad iga haysaa inkastoo aan soo habsaamay hhh
@hadiyahadiya2518
@hadiyahadiya2518 5 жыл бұрын
@Ibrahim Mohamud Wllo maxaan idhi MA wax laga xumaado
@hadiyahadiya2518
@hadiyahadiya2518 5 жыл бұрын
@@saynbmahd8255 haa hno
@nouhkadar4810
@nouhkadar4810 2 жыл бұрын
Heestan waxa aan dhagaysanayaa 2022-1-8. Darenkayga aya u baahday in aan dhagaysto manta. Waxbadan ayanay iga dhayaysaa💔🖤
@dhalboqortooyo602
@dhalboqortooyo602 5 жыл бұрын
Heestan nimcaan wuxuu qaaday kal hor kolkii gabadha loo diiday macnaha heesta ayayna ka muuqataa nasiib badanaa naagta nimcaan xbbi ku yidhi 💞💞
@MaxamedCarab-yy4ly
@MaxamedCarab-yy4ly Жыл бұрын
Maaha wllo sidaa markii baraha bulshada lalahaa nimcaan ayaa qarax kudhintay muqdisho ayuu sooqadey e heesta macneheeda u fiirso
@shaficibarre3050
@shaficibarre3050 5 жыл бұрын
masha Allah wlhi nimcaan hilaaac waaan kula kulmi doonaaa insha Allah 😙😙😙😙
@maxamedqoor5077
@maxamedqoor5077 5 жыл бұрын
hore usoco indre intii reer Borama like ta ii saara
@shaficibarre3050
@shaficibarre3050 5 жыл бұрын
waaan kula kulmi doonaaa insha Allah
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Haduu musigu khalmado Laxanka qabkiisu lumo Mirihu Qaf qaf noqdan Wuxuba waa Tacab Qasaar Weee weee been mhn wale _Nimcaan Hilaac_
@apdirahmaanpaapoco4363
@apdirahmaanpaapoco4363 5 жыл бұрын
Nimcaan wllky 😍😙lkn heesta wd nagu raajizey 😥
@xasandheere3785
@xasandheere3785 Жыл бұрын
Nimcaan waxa tahay quf qalbi wanaagsan m.a an noloshoda saamaxay naaq baan uu rajaynayaa❤🎉😢😮
@hamsexadaari644
@hamsexadaari644 3 жыл бұрын
Nimcaan hilaac Fananka kaliya ee Somalia ugu cod mcn nolow🤟💫
@naagadag4493
@naagadag4493 9 ай бұрын
Inbadan naxariista ku waani naftaada nafteydiyeeeeey😭
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
Anaa noloshooda saamaxay noloshooda laabtaa u nadiifa naqbaan u rajeene nimcaan dega leeyahay Aheey ah nimcaan legend
@bintumahdiya1834
@bintumahdiya1834 5 жыл бұрын
Aniga naftsadayda intii neceb maanta anaa noloshoda samaaxay manta labta u nadiiifa 👌😎
@nawaafloovehshshsh4635
@nawaafloovehshshsh4635 5 жыл бұрын
Kaaafuu nimcaan hilaac fanaannita hada ninkaan ayuu uga hareeyo yaaa igu racsan somaliyey alow ku xafid 😍😍🤔🤔💋💋💋💋💘❤❤❤
@highflyer215
@highflyer215 5 жыл бұрын
Best of this times somali singers. Waa fanaan dhamaystiran. Ma heeso fanaan lamid ah.
@faaisokamildirir1903
@faaisokamildirir1903 2 жыл бұрын
LouossY
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
@@faaisokamildirir1903 meaning,
@deeqacabdi116
@deeqacabdi116 2 жыл бұрын
@@faaisokamildirir1903 m
@fadumocusman5122
@fadumocusman5122 2 жыл бұрын
Waa run
@miskinour9920
@miskinour9920 Жыл бұрын
@@faaisokamildirir1903 is going
@aziizaabdirahmaan6762
@aziizaabdirahmaan6762 5 жыл бұрын
Nimacanakayga marlabaad buu guursaday Nimcaan adiyo Adna Aadan mire alle haysu kiin barakeeyo huno 💞💞💞💞
@samiiryare9760
@samiiryare9760 2 жыл бұрын
Nimcaan codkiisa intii aaminzan like iisaara zhpayaal
@Mo_hikam
@Mo_hikam Жыл бұрын
Waxaad Noqon Waydo Nasiib Haw Eersan. 12/12/2022. #NimcaanHillaac✌️❤️
@queen___juweria7083
@queen___juweria7083 3 жыл бұрын
FaNaanka Fanaaninta Ugu Jeclhy #Nimcaaan_Hilaaac ✊♥️♥️♥️🇸🇴👌
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
HEESAHA WAXAA KA MACAAN QUR.AANKA LIKE LOVE 😰😰🥰🥰🥰💪💪😘😘😰😰😰🤲🥲
@musalsalmusalsal-ro2sy
@musalsalmusalsal-ro2sy 5 жыл бұрын
intii nabar keyga dhibkeega kunaaxda aniga nafsadeeda intii neceb maanta Anaa noloshooda saamaxaynoloshooda Laabtaa unadiifa naqbaan urajeeyay 👍💕
@decksuperka
@decksuperka 5 жыл бұрын
Fanaan nimcaan inta tageert like ha iisaarto sxpyl 💜
@abdisalanrashid1030
@abdisalanrashid1030 4 жыл бұрын
Wnjclhy fanankan cadoegisa haunoladho
@user-dg3dz1kh4p
@user-dg3dz1kh4p 8 ай бұрын
Jah hestan waka haya nimcaan hilaac🫂💯🌍😭
@manaalmahamud5323
@manaalmahamud5323 5 жыл бұрын
intii NabarKayga Dhibkayga ku naaxda aniga nafsadayda intii neceb maanta anaa noloshooda saamaxey noloshooda😍 heestaan waan sugayay nimcaan boqorka codka Hory u soco✌
@alifprograms6702
@alifprograms6702 5 жыл бұрын
Weey Weey heestan mudo dheer nimcaan ka suganaY Sakariye kubciye laxanka erayada wllhy la dhacY Nio Abwan horru soco zhp Ilko csE ZhpkaY bulshada 👍👍👍👍👍
@nadranuura2707
@nadranuura2707 5 жыл бұрын
Heestan in ani la isameyay ayadba mooda nimcan hilaaac codkaga kama xiiso dhaco😍😍😍😘😘
@abdurazaksomali5101
@abdurazaksomali5101 5 жыл бұрын
Wan salamayaa intii qoraalkayga aragta ✋
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
Kaa qaaday legend
@mohamudadaan1221
@mohamudadaan1221 3 жыл бұрын
heesta wan jechiye ❤❤❤❤❤ fanaan dhamaystiran nimcaan hilaaci🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎤🎤🔝👼
@roukiaayan8318
@roukiaayan8318 5 жыл бұрын
Nimcaan inder horomrkagaa waa frxadydaa cdwgaa maa ciil baxaa ku jecliyaa😍😘
@foshaji1100
@foshaji1100 5 жыл бұрын
Ku waani naftaada inbadan nariiska .. kanaar qalbigaaga nac iyo xumohoo dhan .. 😍
@ikyahmed8101
@ikyahmed8101 5 жыл бұрын
Qalbiga nadiifka ah Wax ka wanagsan majiro somaali qalbigeda allaha isku wanajiyo Niyadoodana allaha ka saaro wixii xiqdi iyo xumaaan ah qalbiyadoodana allaha isku keeno oo mid ka dhigo ameenta waaa xaqiiina
@husseinabdinoor1835
@husseinabdinoor1835 5 жыл бұрын
Nimcaan boqorka codka 😘😘😘 Noolow mxn sugaa mar wlbo hesahesa Cusup like ii saara inta nimcaan tagerta
@cuzeyrmoha7246
@cuzeyrmoha7246 5 жыл бұрын
Bal hada qoralkeyga aragtid fadlan like igu mujiya
@fahmahassan2437
@fahmahassan2437 5 жыл бұрын
Caleeg caleeg
@axmedgureytv3377
@axmedgureytv3377 5 жыл бұрын
Walee Gobtu isma qariso😎😎 Legend Hilaaaaaac Guulayso libaaax😎😎
@abdiadan5961
@abdiadan5961 5 жыл бұрын
Inta usoo gashay inay comments aqristaan Igula Saliya Xabiibkeeni suubana N.N.K.H Scw Scw💯❤❤❤✔ Liketa hayla dhaafina asxaaabey
@ilwaadaragwanaag8102
@ilwaadaragwanaag8102 5 жыл бұрын
Ilahay ka cabsi nabiga like haku radin
@muxibolovesaki6300
@muxibolovesaki6300 5 жыл бұрын
Scw
@abyanmoha3332
@abyanmoha3332 5 жыл бұрын
scw
@abdirahmanofficial5065
@abdirahmanofficial5065 4 жыл бұрын
scw
@kadare1087
@kadare1087 4 жыл бұрын
Scw
@mohamedenow1996
@mohamedenow1996 5 жыл бұрын
Naqbaan urajeeyey Nimcaan Daga Leeyahay 😚😚fananka fananinta 👌👌👌
@maxaadcabdi7717
@maxaadcabdi7717 5 жыл бұрын
nimcaan hiilac noloow boqorki codka aadban utagera fanankan
@Fowsiyo13
@Fowsiyo13 5 жыл бұрын
Good nice speak
@nuratobahsan5163
@nuratobahsan5163 5 жыл бұрын
NImcaan Heesihiisa Dareen&jcyl bay igu dhaliyaan Arma wa dhaw dhaha War yarka daydaya ila raadiya😢😭
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaaaaaaac Fanaaan dhamaytiran walee Hore uzoco😍😍😍
@wizzapdallaahmed3083
@wizzapdallaahmed3083 5 жыл бұрын
Hestan mxa sugayey inta nimcan tagerto liketa haila dhafina wllayaal
@zahraashhajji6252
@zahraashhajji6252 5 жыл бұрын
Intii nabarkeyga dhibkeyga kunaxda aniga nafsadeyda intii naceb maanta ana noloshoda samaxay noloshoda laabta unadiifa naqbaan urajeyi nimcan dage leyahy kal iya laap inti like ta ila dhafta ana samaxay noloshoda lolz😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣
@fatuomakeupartistafrica4600
@fatuomakeupartistafrica4600 6 ай бұрын
Being artist has soo many titles nimcaan is kind person. Full of positive vibes maashaallah #guul he is a real artist that Somalis we are luck to have keep going legend rise that flag up🇸🇴
@hanadahmed4394
@hanadahmed4394 5 жыл бұрын
Mash allah Alfanan nimcan raxmanku haku xifdiyo wale fanan wAd dhafday kugu fan geesi somaliye
@apdiwahidyoung5127
@apdiwahidyoung5127 Жыл бұрын
Nimcaan hilaal It is the sweetest voice in art
@farxiyobaasto2910
@farxiyobaasto2910 5 жыл бұрын
Boqorka codka hilaac anigaa ku jecel walee 2014 ilaa hada hilaac inteeh ka helaah somaliyey 😂😂
@hamsejama8904
@hamsejama8904 5 жыл бұрын
😂😂
@naimoabdulkadir1106
@naimoabdulkadir1106 5 жыл бұрын
farxiyo bsto wllo waxad ka heleysa lamberkisa
@mustocabdiqani854
@mustocabdiqani854 5 жыл бұрын
Paastada paastooyinka
@happyahmed1257
@happyahmed1257 5 жыл бұрын
kkkkkkk naag waalan wuu jooga
@zak7269
@zak7269 5 жыл бұрын
Inta qaali
@abassomar4516
@abassomar4516 5 жыл бұрын
Ninkan ma tagero lkn heestan wax badan wan sugaayeey aniga iga hadlaaysa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢one love nimcaan 💖💖💖💖💖💖
@kingdahir8527
@kingdahir8527 5 жыл бұрын
Kobciye waa fanaan marna waa abwan Masha Allah shalay waxaa kutaagna laapsaalax iyo furinle lkn manta mugdisho ayu kubashalaya hesahan waa karbash nimcaan cod talan taali eh Masha Allah
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 5 жыл бұрын
Mid Uunban Ogahay In Waxaad Wanaag Ku Weydo Aanad Xumaan Ku Helayn. Cafinta Iyo U Dulqadaashada Qofka Ku Xumeeyay Waa Wax Wanagsan .:DxD
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 5 жыл бұрын
Xaqiiq aabaheey baan Ka bartay cadowgaaga caano macbaa lasiiyaa
@takoyareofficial6844
@takoyareofficial6844 5 жыл бұрын
Dxd meel walba majogta🤣
@abdiaziizaadan3327
@abdiaziizaadan3327 4 жыл бұрын
Waa sax
@husseinmohamed6327
@husseinmohamed6327 5 жыл бұрын
Mash allh nimcaan qodkiisa markan maqlo wan qiiroodaa👈👈👈intii ila moda like ku cimaamada👈👈mhdsnidn
@user-wc8ni7kl4l
@user-wc8ni7kl4l 5 ай бұрын
Waxan hees wedhafen
@elyuuboss9512
@elyuuboss9512 5 жыл бұрын
Nimcaan is back 👌👌👌👌❤🤘
@mahadiadawe
@mahadiadawe 5 жыл бұрын
Fanan Qaran Farxad Iigu Noliw walaalkay Ilkacase thanks Heestan Waa Hees Qiimo Badan Hees Nin Wayn
@faraskacad9922
@faraskacad9922 5 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay hore u soco nimcaankii hirgalay✌
@IfraaxCabdiwali
@IfraaxCabdiwali 2 ай бұрын
4 18 2024 😢
@aaminamohamedawale4950
@aaminamohamedawale4950 5 жыл бұрын
Masha alh alfaanaan qaaliya axsan hees way iqancisay 👌💖
@mowliidali4102
@mowliidali4102 Жыл бұрын
Waxa heystan ku xasuusta jacaylki so bilowday 2015 oo gabar dadka iga soocneyd oo aan said ujeclaa oo iskuul isla so bilownay ayaa dadki iskuulka naga dhex shaqeyen dumarkana ninka lagu tilmamo oo laga dabo wado ma sii wadan wey gooyan ayadana said ii jecleyd lkni necabka nagala waday marka wiilkale xariir la sameysatay ano la socodo 5 iyo 6 bilod oo xariirka ku dhibtooday ayada dhinaceda cabashada iga badanayen habaynki go,an ka qaadayay waxa go,anka ii xoogiyay waxad noqon wayso nasiin ha u eersan alx hada wanka bogsaday labo qaaradna wan ku kala nolnhy Ayadana wali ma hilmaamin i miss you💔😥
@lunibark9978
@lunibark9978 21 күн бұрын
Xidhiidhi de
@faadumoabdi2613
@faadumoabdi2613 7 күн бұрын
Waxaan dhagaysanayaa heestan 1jul/2024 8:22 subaxnimo lazcnood bn jooga 😘
@MuqtaarIbrahim-zx4un
@MuqtaarIbrahim-zx4un 11 ай бұрын
Waxaad noqon weeydo nasiib ha u Eersan legend hilaac😭😭😭
@suheepsergio564
@suheepsergio564 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaac legend aan tageeero ✋👏👏
@abdirahmanmohamud1543
@abdirahmanmohamud1543 4 жыл бұрын
Manta waa dhalshadayda asxabta fadlan like isaara oo ii kala kiciya
@zamyabdullahi6075
@zamyabdullahi6075 5 жыл бұрын
Nimcaan Hilaac Legend 👍🏻
@samamali4133
@samamali4133 5 жыл бұрын
Iska hees loma heeso fanankena qaligaa guleyso ❤❤❤❤❤
@samiirseeko9195
@samiirseeko9195 5 жыл бұрын
Bababa nimcaaan hilaaac nolol waaarta geesi fanka hibaad u ledahay
@arimahajacaylka1500
@arimahajacaylka1500 5 жыл бұрын
Inbadan sugayaay yaa ila mida 👋
@hayatomar5763
@hayatomar5763 5 жыл бұрын
Wwww Nimcan Hilaac Respect brother💐👑
@maankacade6675
@maankacade6675 5 жыл бұрын
Nimcan hilaac hees kamid heesaha sanadka waaye
@cabdisalaancabdulaahi3246
@cabdisalaancabdulaahi3246 5 жыл бұрын
Hhh
@cabdisalaancabdulaahi3246
@cabdisalaancabdulaahi3246 5 жыл бұрын
Masha allah
@ayaanismail9420
@ayaanismail9420 5 жыл бұрын
Heestn way iga gadnthy hilca hore u soca😍😍😍😍
@user-ub9vt2li6e
@user-ub9vt2li6e 9 ай бұрын
Alfanan nimcan hilaac fanan uurfiyoow masha alaah❤❤
@filsankhan472
@filsankhan472 5 жыл бұрын
Msha Allah nimcaan hilaac hadiyad ayaaa ilaahay codkiisa uga dhigay
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 5 жыл бұрын
Ilkase pro haaad baad uu mahad san thy heestaan mado bdn baa ratinayey wlhi cawanaha adiga baaa ii futudeyey thanks pro wxn ku ahey dagero buxoj wlhi
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 5 жыл бұрын
Hilaacow horay uu socoo anagaa ku jeceel ❤cadawgadaa haa u joojin 👍👍👍👍
@aliisastyle8192
@aliisastyle8192 5 жыл бұрын
love u nimcaan hilaac❤💋
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaaac my proh keep the going for ever so funny king nimcaan from Swizterland
@jiirlaqe2087
@jiirlaqe2087 5 жыл бұрын
Fiicnaan laheeda in Nimcaan heesaha muuqaal u sameeyo lama joogo waqtigii maqalka ee waa waqtigii muuqaalka
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
roomaan moalim cod macaan baa loo baahanyay waxba tari mayso inaad si fiican usoo xiirato style kana soo saxdo bulshada heesaha dhagaysta cod baa deeqa labis wacan ma deeqo 😆 boss haybada fanku waa codka ee maaha style ka 🙏🙏🙏👌
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
Nimcaan abdirahamna hassan (hilaac) & sowjadiisa cusub adna aadan mire ee beri meherkoodu dhacayo waxan leeyahay isku waara insha allh hambalyo
@siyaatojrapdulaahi6790
@siyaatojrapdulaahi6790 5 жыл бұрын
Nimcaan apdirahman Nimcaan Hilaac BesT song Go Forward
@mohamedebrahimalpha88
@mohamedebrahimalpha88 3 жыл бұрын
October 15, sacada 02:32 habeenimo ♥️
@seinabyussufmohamed5572
@seinabyussufmohamed5572 5 жыл бұрын
😘😍😍😍 intii nabarkayga dhibtayda ku naaxda ani noloshooda samaxay noloshayada 👍👍
@Mohamed-by4xx
@Mohamed-by4xx Ай бұрын
Legend nimcaan hilaac 2024 ❤
@muhamedkalay8687
@muhamedkalay8687 4 жыл бұрын
Waxaad noqon waydo nasiip ha,ueersan❤❤❤
@cabdibulsho1105
@cabdibulsho1105 5 жыл бұрын
Nimcan awoowe sosoco walaga qaba intii bilaa sawab ku neceb u nolow 🤘🤘🤘
@abdirisaknuradan5282
@abdirisaknuradan5282 5 жыл бұрын
Nimcaan wiil boqortooyo noolow 👌👌👌👌
@qarandoon2592
@qarandoon2592 5 жыл бұрын
Best erayo mcn iyo laxan shidan abwan mulaxan alfanan zakariye kobciye
@Malloofficial1
@Malloofficial1 2 ай бұрын
Hala yaa hala nimcaan in the builiding waan hubaa inaad heestan aadka umiraha iyo laxanka macan soo radisay qof walba oo hami leh ilahy ha u fududeeyo i.a 😢 still watching 2024 hadaad iga danbeyso wll like isaar si aan halkan maruun ugu soo labto comment xasus ahan uqortey ilove mucaashaqiinta ❤❤
@shukriabdalla7378
@shukriabdalla7378 5 жыл бұрын
wwwaawww Nimcaan masha allah Abowe
Miyaad Noloshayda daysay by Nimcaan Hilaac 2019
8:13
Fix Problem
Рет қаралды 1,6 МЛН
NIMCAAN HILAAC┇KU DAAYAY ᴴᴰ ┇LYRICS
8:13
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,8 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 2,9 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 10 МЛН
NIMCAAN HILAAC | KUWII DAARAA KUGUBAN | OFFICIAL MUSIC  2018
6:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
Nimcaan Hilaac | Ku Daayay
8:01
Kaafi Pro
Рет қаралды 831 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 166 М.
NIMCAAN HILAAC┇LOOGADA QALBIGA ᴴᴰ ┇LYRICS 2017
7:31
ZACK FILMS
Рет қаралды 1,9 МЛН
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 4,9 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 455 М.
NIMCAAN HILAAC || BOGA IYO NAFTEYDA || HD LYRICS 2024 ||
5:51
Da'ud official29
Рет қаралды 736
Suldaan Seeraar Mataantii Jacaylka New Song Haldoor  lyrics 2018
6:33
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,2 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 892 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 165 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,9 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 482 М.