Dr Gawska aya ad ixanuuna waxana ahay hooyo uurleh
@maslahheriye26193 жыл бұрын
Mahadsanid Dre
@AragsanLiban Жыл бұрын
Qofka bruxism qabo ilkaha ma xira kraaa dr
@Engineer-Abdullahi2 жыл бұрын
Dr waxad iiga so jawaaabto qofka marku subaxi so kaco dhiiga tufaayo afkiisuna uraayo
@rodamahamoud84252 жыл бұрын
Asc Dr ilmo yaar 5jira ha aya sida sameya ee maxan ku daweya xata dibinihiisu cuna sidad sheegtay
@amaalbile5033 Жыл бұрын
Thanks dr kun jeer ani baa isku arkey insha allaah taladaada waan raacin
@ShabcanozmanShabcanozman-oz5fw Жыл бұрын
Wllo ilmo yar baan ku arkay hada 3sano ayuu jiraa
@Aziiza_A2 жыл бұрын
Masha Allah
@Khaliid_muxsi3 жыл бұрын
Mocha alh wl ilhy haka jazaaisiiyO cilmiga Quruxda badan e aad nooso gudbisay channel kana si ay dad badani ugu so xidhmaan video yada iyago short ah tiktok kuso gudbi waayo waa alad ka fudud youtube ka dad badanina ay kuguso xidhmayaan maalmo koban
@drck18953 жыл бұрын
Hye walaal mahadsanid 🖤
@abdirahmanegeh59333 жыл бұрын
Heer caalami dhakhtar
@abdirahinosman63283 жыл бұрын
Masha allah DR
@foosjomow79572 жыл бұрын
Xanaag aaa ani Marka hurdo waliba Marka riyo ku jiro aad u xoqaa
@samiiraabdalle89142 жыл бұрын
Ilmo yar o sadax sano jiro ayan ku arky wll
@aweyscarab Жыл бұрын
Walaal waan kudalaamay intee waaye xarunta
@Luunaqali Жыл бұрын
Wlhi ani ku dhibn hbnki isku xoqa lkn waxn sameystay caag oo hbnkii aan gashto si aanisku xoqin
@Caliph20209 ай бұрын
Wll iga caaawi caaga xageen ka helaaa
@foosjomow79572 жыл бұрын
Ani caadi isugu xoqaa waliba markan riyonayo aad u calanjiyaa
@foosjomow79572 жыл бұрын
Wey I xanunan kalgoska video gan anaa iska leh
@farhiyomaalim9469 Жыл бұрын
Aniga maalintii ayan isku xoqa si aan kala joogsi lahayn heer aan daalo ayan gara hada wuxu dhawac iga gaarsiyay muqarjaha calajinta sidoo kale madax xanuun faro badana waan leyahay
@atirishadalibaxada7825 Жыл бұрын
Intad shegtayba wan leyay😢
@foosjomow79577 ай бұрын
Aniga marka riyo io mashqul maskaxda I tahay subaxdi marka so too sad la I sheeran cali waa isu xoqeysay goosaha li dhaha neerfo xanun laso kaca
@hamdibashirmohamud59615 ай бұрын
saan ku fahama in an isku xoqayo ma sharqaman
@munosagal3149 Жыл бұрын
Dhibkaas Anna haben walbo ligasheega
@asadxasan8306 Жыл бұрын
Waqtiga cuntada cunayo gowsaho way isku kay jajabaan