ILKO YAXAAS |

  Рет қаралды 99,555

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

#arimaheena​​​​​​ ​​#asadhagio #yaxaas​​
My Facebook Page / arimaheena1​...​
My Social Media Accounts
/ arimaheena​​​​​​
/ arimaheena1...​
/ arimaheena​​​​​​
snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
473,234 subscribers

Пікірлер: 1 100
@Eistellan
@Eistellan 3 жыл бұрын
We want part 2 keep going my brother's ❤❤❤👏👏
@khadrabeerdhige6030
@khadrabeerdhige6030 3 жыл бұрын
Part two ka sameeya arimaheena sorry qab iyo basbaas layskugu daray part two adlee guulaysan
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
@@khadrabeerdhige6030 Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@somalitiktokfilms2821
@somalitiktokfilms2821 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/o6aVqIynidh2b7M subscribe idheh brothers and sisters waa codsi
@cumarfiqi359
@cumarfiqi359 3 жыл бұрын
Yes please brothers
@abdikhalif5286
@abdikhalif5286 3 жыл бұрын
Prt 2 asad lee 😂😂✌️
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah kugu bedelo inshallah wllo
@ayaancllaahi4875
@ayaancllaahi4875 3 жыл бұрын
💔💔💔💔💔❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘❤❤💘💘
@Supper8k
@Supper8k 3 жыл бұрын
Sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
@mustafenuurdiin2488
@mustafenuurdiin2488 3 жыл бұрын
Part 2
@Suu241
@Suu241 3 жыл бұрын
Part2 plz😍
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah kugu bedelo inshallah wllo
@amazinganimalsvideos3097
@amazinganimalsvideos3097 3 жыл бұрын
waxyar baa noo hadhay 500k @arimaheena @Asad hajio for 400k farxadiina wan sugi laanahy wlhy mar walba wan idinla socdaa reer hajio intii ku faraxsan liketa hal bakhylina
@mohanur3447
@mohanur3447 3 жыл бұрын
Bismilaah: Walhi muuqalkan aad buu iga qosliyey really, Muuqalkii iigu qosolka badna bu aha aan ka daawdo labadiina channel, we need more man part 2,3 ... and others, This video is really funny walhi, Asad hagio and arimaheena, aad ban idiin salaamya, Wxan xasusnaan doonna oraahda, Caanka aad ku tahy ee ah , Waqtigaaga Ka faaiideyso , Benefit with You'r time . Zalaama ❤❤🇸🇴💯🤩🙏🙏
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 жыл бұрын
We are waiting for the second part 😂✌️
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@ozzyofficial3396
@ozzyofficial3396 3 жыл бұрын
Inta og hadu arimaheena guuleysan laha inuu san u ogalaaden asad inu cuno basbaska like ga igu soo shuba 🤧🥺🥊
@kikokayaahee7951
@kikokayaahee7951 3 жыл бұрын
Waa challenge gii ugu horeeyey ee aan ku qoslo please part 2 iyo youtubero kle siiba xuseen pepe 😁✌🏾
@daadirinhogamer6843
@daadirinhogamer6843 3 жыл бұрын
Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu sara
@samaaraaquen4326
@samaaraaquen4326 3 жыл бұрын
Armimaheena wadna weynaa yaa ila arkay😁
@mohammedjamaccusmaan2525
@mohammedjamaccusmaan2525 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Wllhi waa challenge Fany ah Waan qoslay Team Asad and team Arimaheena
@abdirahmanabdullahimohamed7811
@abdirahmanabdullahimohamed7811 3 жыл бұрын
We wanna parT Two Arimahena 🆚️ Liicato inta ugu raacsaN 👍 so qarxiYa♥️✔
@deqaali7959
@deqaali7959 3 жыл бұрын
This Game is so funny walai 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣 he make me laugh the whole time
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisaar
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah kugu bedelo inshallah wllo
@somalientermedia4521
@somalientermedia4521 3 жыл бұрын
WAA IKAN WAAN SOO saaray
@abdulaahisowda7419
@abdulaahisowda7419 3 жыл бұрын
1000m kurajeynaa my king geyka keep going abwe
@halimomuqtaar3949
@halimomuqtaar3949 3 жыл бұрын
Waa ka helay yes soo salanaya part 2 asad hagio iyo Arimaheena soo salanaya part💓 2 plz 💓💓💓💓
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Subscribe isar please Walashey
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 жыл бұрын
Shaatiga ARIMAHEENA Iyo Shaatiga ASAD HAGIO In Uu Shidanyahy Hadii Aad Argto Like Saar👍👈😂
@edystudio6501
@edystudio6501 3 жыл бұрын
keep going bro👍✌️😍😎 Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato from eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iskaibrahimali7985
@iskaibrahimali7985 3 жыл бұрын
Ciyaar taan waan ka helay noo soo badiya qof kle soo qabo bro 😂🙏
@ikraanahmed7615
@ikraanahmed7615 3 жыл бұрын
Plz prt 2 noo sosameee arimahen keep going bwe yaaaal
@superjojotube5000
@superjojotube5000 3 жыл бұрын
ZHp mid labaaad noo so sameysa aar zhpibyaal intiii igu raagsan loveka ii saar part 2
@sharmakeyare6607
@sharmakeyare6607 3 жыл бұрын
Part2 plz❤❤❤👊
@nureinhaji8744
@nureinhaji8744 3 жыл бұрын
Please part 2 my brother....
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@nureinhaji8744
@nureinhaji8744 3 жыл бұрын
@@Somalihappyfamily walal waa kuu saaray adn ii saar...m
@nureinhaji8744
@nureinhaji8744 3 жыл бұрын
@@Aamiinkayse1 walal waa kuu saaray ???...
@shakraboy3001
@shakraboy3001 3 жыл бұрын
Arimaheeena never give up bro .... asad waaa nagu bashaali markaan lknse part two noosoo sameee waaa ka guuleeson doonaaa insha allah ....... chanelka asad na hala sooo dhigo ✌✌✌✌ marka waan sugeenaa bro ..... dad badan xitaaa sooo qabo abdulaahi hagio xitaaa keeen adi lknse ......... abdullahi waxaan wax kama tarayaan m.a ..... waa iga kaftan .......... marka all muhin part two ayaaa rabnaaa bro ....... pizz ✌✌..... love ❤❤❤
@yakiqadafi6611
@yakiqadafi6611 3 жыл бұрын
Next muniir aqaaa inta rabta like dhackusiiheee
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Yaki plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@madarvan_dich780
@madarvan_dich780 3 жыл бұрын
Qosol miidhan challengegu wllhi lkn part 2 wan sugayna insh allah one love walaladay
@khaalidmaxamuudjeeraar2390
@khaalidmaxamuudjeeraar2390 3 жыл бұрын
Eheheheh wllhi caawa waa fuurey sobadey challnge arimahena iyo asad
@nasteexocabdli2896
@nasteexocabdli2896 3 жыл бұрын
Kkk
@shadiamohamed9101
@shadiamohamed9101 3 жыл бұрын
Jhhhhhhhhh Arimaheyna jabkiiisa kuheystaa Asad part 2 rabnaaa
@wadanigareerkismaayo9248
@wadanigareerkismaayo9248 3 жыл бұрын
M.a hussen bebe soo qabo arimaheena intii igu raacsan like saara viva Somalia weyn
@maryanhaji1702
@maryanhaji1702 3 жыл бұрын
Masha Allah I like your challenge please do it again ❤️❤️😍😍👍👏👏👏
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Wlhi Xiiso ayuu leeyahay markale noo soo sameeya fadlan Arimaheena Xabad bas _ baasa ayaa lagu dhameeyay😁😄
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Cawo plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@foziyailwad3341
@foziyailwad3341 3 жыл бұрын
Pls part two soo sameeya Mifa kle wll wax noo soo wada duuba
@kaaliali2613
@kaaliali2613 3 жыл бұрын
Hal fikrad aya idiinku darsanaa inte farta idiin xanuunilaheed caag ul camal kuriixa
@user-bk4ex3zm6o
@user-bk4ex3zm6o 3 жыл бұрын
Sax wlhi
@_aasif
@_aasif 3 жыл бұрын
Xanuunka in ladareemo 🤔 wye
@agrisemestertwo3831
@agrisemestertwo3831 3 жыл бұрын
@@_aasif 😂😂hadii aan xanuun ladareemin ciyaarto eberwaage
@queenzalia4836
@queenzalia4836 3 жыл бұрын
Part two plz❣❣
@Yuusuf_M_Y
@Yuusuf_M_Y 3 жыл бұрын
Inta iyadoo qoslysa daawnysa like ta dhac ❤🥰
@zeitunadan5261
@zeitunadan5261 3 жыл бұрын
Part2
@zeitunadan5261
@zeitunadan5261 3 жыл бұрын
Ilike the game
@zeitunadan5261
@zeitunadan5261 3 жыл бұрын
Xorry arimahena
@deqaali7959
@deqaali7959 3 жыл бұрын
Yes we want part2 plzzz
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Deeqa plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@deqaali7959
@deqaali7959 3 жыл бұрын
Ok bro mcn
@abdikarinsaleban7507
@abdikarinsaleban7507 3 жыл бұрын
Part two from BerBera Somaliland
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Abdikariin plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@yoonismahomed7585
@yoonismahomed7585 3 жыл бұрын
Arimaheena wllkey wxn ku rajeynayaa bizha 4 Inzha Allah inaa gaari dontid Haff 500M subscribes inzha Allah inaa izoo xuzu dontid👍
@talisoniiniofficial6700
@talisoniiniofficial6700 3 жыл бұрын
Had cafimad qobto nabeken maxamed scw kusaliy illhay dartiisa iisar supcrip illhay dartiisa iisar supcrip 1k waxyar idhiman wll mahdsand wll qlali
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Waan kuu saaray kuna soo booqday adna ii saar walaal
@bisharoh987mohamed8
@bisharoh987mohamed8 3 жыл бұрын
Scw
@hamitofficial4267
@hamitofficial4267 3 жыл бұрын
Please part 2 soosameeya
@dr.bilaniitaahmed6306
@dr.bilaniitaahmed6306 3 жыл бұрын
Hhhhh so funny we need part 2
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@iskufilan_12
@iskufilan_12 3 жыл бұрын
We need part Two🥰
@amish6567
@amish6567 3 жыл бұрын
Ar asada Midan waxay keligeed usoo hadhey qabtaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Amuun plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@asuumaxasan1600
@asuumaxasan1600 3 жыл бұрын
Masha allaha asad waa qof qalbi ficn rabi lugahagi haku soo celiyo
@muxsinabdirahman717
@muxsinabdirahman717 3 жыл бұрын
The first coment
@Supper8k
@Supper8k 3 жыл бұрын
Sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 жыл бұрын
Waa Arimaheena legend hore usoco legend
@hawamuuse844
@hawamuuse844 3 жыл бұрын
2 baat
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@dajiyedesaid6417
@dajiyedesaid6417 3 жыл бұрын
Part 2 Noso Sameya plz🙏🙏🙏
@yarankabandz9557
@yarankabandz9557 3 жыл бұрын
ARIMAHENA INTA TAGERTO LIKE DHAC 🔥
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@maymuunubah8457
@maymuunubah8457 3 жыл бұрын
Alla beerka saan u qoslayey kalyahaa i xanuunay ka qalee asad xaajiyoow arimaheena
@maxamedccasiis1297
@maxamedccasiis1297 3 жыл бұрын
part two
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Maxamed plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@goldenboy8627
@goldenboy8627 3 жыл бұрын
We need part 2 🙈🤣🤣🔥❤
@kingharra7868
@kingharra7868 3 жыл бұрын
Arimaheena wll asad mar kale noogu celi
@guledibrahim2128
@guledibrahim2128 3 жыл бұрын
Yeah we want part 2 keep going my bro arimaheena
@moha17
@moha17 3 жыл бұрын
Frist✌💥
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah kugu bedelo inshallah wllo
@abdirahmanmohamed3200
@abdirahmanmohamed3200 3 жыл бұрын
Mya ha dhihin arimaheena waqtigaga ka faidayso nin culus adiga asad soo sameya chalnge so badiya inta ka heshy like aan ka arko
@asadjacelow2819
@asadjacelow2819 3 жыл бұрын
Waan uxiisnay tartanka biyha noo same Adi ismuujiya hee
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah kugu bedelo inshallah wllo
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@munira7665
@munira7665 3 жыл бұрын
@@fadnachannel4664 tuuksiga iska dhaaf
@qalbinuura3420
@qalbinuura3420 3 жыл бұрын
Waan idin salamay walaladey alle ha idin xafido lkn challenge kulula sameynoysiin iyaa kan intan ka daremoya xanun kiisa Arimahena manta waxa xiran tahay shar ad ku so baxeyso masha allah
@yasminyassin7114
@yasminyassin7114 3 жыл бұрын
Msh allh wllo ilhy hydin xfido asad arimaheena C/lahi xusen wllo farxad kunolada marwalba 😍😍😍
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Yasmin plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@basrodahir61
@basrodahir61 3 жыл бұрын
Ino so sameeya prt 2 plzzzzzź asad hagio😊🙏🙏🙏🙏
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Basro plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@basrodahir61
@basrodahir61 3 жыл бұрын
@@Aamiinkayse1 waku sary wll qaali
@somalia80
@somalia80 3 жыл бұрын
INTA ILA ARAGTAY INAY ARIMAHEENA IYO ASAD HAGIO ISKU COD EGYIHIN LIKE DHACKUSII
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah kugu bedelo inshallah wllo
@mowlidwarsame8642
@mowlidwarsame8642 3 жыл бұрын
Very funny indeed😄😄😄 waiting part 2
@abdalla8991
@abdalla8991 3 жыл бұрын
Hhhh wlhi funny weeye part2
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.
@wllap2728
@wllap2728 3 жыл бұрын
Part 2 plz pro 🥰
@sapriinciise1653
@sapriinciise1653 3 жыл бұрын
ArimaHeena 😥😥 😂😂Part 2👍🙏
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Sabriin plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@naciimacigaal3342
@naciimacigaal3342 3 жыл бұрын
Part two please
@daryeelkacaafimaadka3469
@daryeelkacaafimaadka3469 3 жыл бұрын
Asc walaal hadii aad jeceshahay walaalkaa hormarkiisa jeceshahay walaal subscribe igu caawi mahadsanid walaal allah ku sharfo
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Sabskraapta iisaara..
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah kugu bedelo inshallah wllo
@nimofarah9277
@nimofarah9277 3 жыл бұрын
Maanshaa allah wllo is jecel allah haidin barakeeyo wll
@user-ty5ok7rv9q
@user-ty5ok7rv9q 3 жыл бұрын
Lp arimaheena inta taageerto subsctib iisaaraara 🤣🤣🤣
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah kugu bedelo inshallah wllo
@qanyareofficial
@qanyareofficial 3 жыл бұрын
Msha allah hajio family challengigaas mid diyaarsan waaaye caynii wax kle waaye part two soo sameya arimahena vs asad hajiointa igu raacsan in part two la soo sameyo fadlan like saar comentugn si uu.u gaaro arimahena io asad hajio
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 жыл бұрын
❇ Damaacigu mar buu iga galaa, inaan dalxiisaaye, ❇ Degelada barwaaqada mar baan, doc u mushaaxaaye, ❇ Ubaxyada intaan daawadaan, dunida meeraaye, ❇ ❇ Xiriirkooda dumar waa dawiyo, dalabka maankay'e, ❇ Inaan daayo waa shay dihniga, iga dilaayaaye, ❇ Haasaawe Deeqiyo marbaan, barasho doonaaye, ❇ ❇ Duxda hadalka daymada macaan, dabacsanaantooda, ❇ Dun xariira maan lagu dajiyo, laguna daahayoo, ❇ Daraadoodna loo dilo naflaha, diriro weeyaane, ❇ ❇ Dadkoo idil haweenkaa dhaloo, daliil cad weeyaane, ❇ Naxariista lagu duugay baa, nagu dumaysaaye, ❇ Dahab weeye loo baahanyoo, dunida nuurshaaye, ❇ ❇ Diyaarado inaan duuliyoo, dafiyo baabuurta, ❇ Ama Doonta laashka'a ku maro, badaha duudkooda, ❇ Ama Faraska daadihiyo waan, wada daneeyaaye, ❇ ❇ Xikmad inaan ku daahiyo Qur'aan, sharafta diintayda, ❇ Darsiyada xadiiskiyo cilmiga, labada daaroodba, ❇ Diwaankayga weeyoo ma rabo, inaan dayaacaaye, ❇ ❇ Dariiqii Rasuulkeeni baan, daba galaayaaye, (scw) ❇ Duxda aan go'ayn buu qalbigu, igu dawoobaaye, ❇ Dunuubtana Macbuudkaan baryaa, iga difaacaaye, ❇ ❇ Intaa waa damaashaadki iyo, qodobbo diimeede, ❇ Dal waa lamahuraan iyo wadani, daacad hagayaaye, ❇ Digniin kalena waan bixinayaa, iyo duruustiiye, ❇ ❇ Niyukleerka duulee qarxee, gubid sumayn doog leh, ❇ Ayaa danabka laysugu hanjabo, ugu danaag wayne, ❇ Siyaasadda qabow baa ka daran, laysku dagayaaye, ❇ ❇ Dowladaha shisheeyuhu marbay, kugu danaystaane, ❇ Dheeman laguma doorsado haruur, dib u dhac weeyaane, ❇ Dad waxaad u haysana ragoow, laguma daanshoodo, ❇ ❇ Gumaysiga ninbaa lagu dayaa, lagana daahaaye, ❇ Dastuur bi'inayaa loo qoraa, lagu dabreeyaaye, ❇ Isagoon dareemaynin bay, dalaw ka tuuraane, ❇ ❇ Suugaantuba mar waa kala dihaal, wada dareeraaye, ❇ Markaad daa tiraahabo bar baa, soo dardarayaaye, ❇ An durduuro mowjada kaloo, dagayo Iinsaanka, ❇ ❇ Caku dookha goortaan sharciga, lagu dabbaakhaynin, ❇ Caku ducada laga iilayaa, Boqorka daaweeyo, ❇ Caku dabinno beeneed hadii, daacad lagu gaado, ❇ ❇ Caku diifta lagu liidayaa, diric tabaalaysan, ❇ Caku dabaqa loo dhigay afada, waalid laga dayrshay, ❇ Caku maal danley laga dhacoo, lagu dul loogaayo, ❇ ❇ Caku degel barwaaqa ah asaan, lagu dalxiisaynin, ❇ Caku duunyo iyo maal hadaan, deeqda laga dhiibin, ❇ Caku dahabka ruux aan aqoon, deegta laga saaray, ❇ ❇ Caku dunidan aan laga helayn, dalabka maankaaga, ❇ Caku daqar jacayloo wadnuhu, kula dillaacaayo, ❇ Caku damaca kaa galay qof aan, kuu damqanahaynin, ❇ ❇ Caku biyaha dahabkee ku dadan, daasaddiyo maarta, ❇ Caku ugub darmaan ihi haduu, socod ku daalaayo, ❇ Caku daacadnimo qaa'inkuba, jago ku doonaayo, ❇ ❇ Caku doollar musuqmaasuq iyo, duminta loo qaatay, ❇ Caku xoogga lagu dilo walaal, cadowna daaraynin, ❇ Caku dirir toleed iyo hadaan, muran la daynaynin, ❇ ❇ Caku dowlad aan madax lahayn, laga dambaynaayo, ❇ Caku dulan qabyaaladi haduu, qaranka kaa dooxo, ❇ Caku dimuquraadiga markii, diinta laga bayro, ❇ ❇ Caku doorashada lagu alkumay, dana-shisheeyeedka, ❇ Caku darajo ruux aan mudnayn, lagu dul heenseeyay, ❇ Caku doqonka goortuu talada, cadowga kaa doorto, ❇ ❇ Caku saaxib dunida u bandhigo, siraha kuu daahan, ❇ Caku libinta duul kaaga xiran, kula dadaalaynin, ❇ Caku fulay an daandaansigiyo, orodka daynaynin, ❇ ❇ Caku dumarka qaarkaan xishood, laga dareemaynin, ❇ Caku wiil da'diisii ka haray, danina seetaynin, ❇ Caku duul ardaalla ah hadii, talada loo daayo, ❇ ❇ Caku daalim qoon nabad lahaa, kala diloo dhuuman, ❇ Caku dowdar madax adag misana, kula dul dhaafaynin, ❇ Caku dibadda goortuu ka dago, diin nimaan baranin, ❇ ❇ Caku dirito maansada haddii, deelqaf lala faylsho, ❇ Caku diric abwaan iyo hadaan, doon la kala soocin, ❇ Caku meel an diintiyo caqliga, laysku darajaynin, ❇ ❇ Caku gabayga aan loo hal dayin, lala darrooryaayo, ❇ Caku dalabka maansada hadaan, diinta laga dheehan, ❇ Caku hadalka kiisa aan dantiyo, khayrka lagu daahin, ❇ ❇ Intaa waa daqiiq iyo amuur, lagu il duufaaye, ❇ Waana hawlo kala daadsanoo, laysu dumayaaye, ❇ Inaan duco kusoo gaabiyaan, ugu dambeysiine, ❇ ❇ Eebboow da'daydaydii cimrigu, wuu durkahayaaye, ❇ Dorraad gaban yar baan soo ahaa, ubax dillaacaayo, ❇ Maantana cishriinkii ku daray, daharyo dheeraade, ❇ ❇ Rabbiyoow adaa deeq baxshoo, dalab ajiibaaye, ❇ Adaa garan dariiqii san iyo, darajadii wayne, ❇ Khayrka labada daarood isii, iga duw naartiina
@sacdiyaxusein9479
@sacdiyaxusein9479 3 жыл бұрын
Naxdin way wllh 😂🤣 bart two plz
@ikranitaaxmed1890
@ikranitaaxmed1890 3 жыл бұрын
Barti too wll qali 😍😍
@aaminasharif6498
@aaminasharif6498 3 жыл бұрын
Part 2 keep going my brothers legend always is legend
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Walashey subscribe isar please
@AbdirzakMsidow
@AbdirzakMsidow 3 жыл бұрын
m.a m.a wllheyga aan jeclahy barnamijkan aad ayaan ugu xilay horay u socda wllheyga
@fowsiyaxaamidaxmed3791
@fowsiyaxaamidaxmed3791 3 жыл бұрын
Bartii two noo soo sameya 😍😍😍
@willoabdilahi9368
@willoabdilahi9368 3 жыл бұрын
Masha allh dadkaan cml youtub looga bahanyahay keep going
@amalzain3437
@amalzain3437 3 жыл бұрын
PART TWO PLEASE
@yahyecadde5402
@yahyecadde5402 3 жыл бұрын
Masha allah walaalahayga farxadiina waa farxadeena chalengigaana aadbuu isoo jiitey waana uriyaaqay waxaana kufaraxsanahay inaad challengi cusub la imaateen oo anagana qosolka naga dhameseen hore usocda
@umiali1968
@umiali1968 3 жыл бұрын
Part 2 plz
@awooweahmed1333
@awooweahmed1333 3 жыл бұрын
Aboowe part 2 soo samee❤❤❤
@bahjabilan2380
@bahjabilan2380 3 жыл бұрын
Part two🙏
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Amina plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@drsubahmohamud9755
@drsubahmohamud9755 3 жыл бұрын
Part 2 insha allah
@amniabdisalam5167
@amniabdisalam5167 3 жыл бұрын
Part 2 soo smeey brother's❤❤❤❤
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Amni plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@abdalamahamed1832
@abdalamahamed1832 3 жыл бұрын
Part...2...😇😇😇😇😇😇
@abdiqanikarama2470
@abdiqanikarama2470 3 жыл бұрын
Wllhi qosol iguma harin part2 pro arimahena wan ka sugeyna🙈💯✌
@yuzuffhajji8411
@yuzuffhajji8411 3 жыл бұрын
Part too so samee arimaheena plz
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 3 жыл бұрын
inta rajeynaysaa in Arimaheena 25/02/2021 uu half million uu gaari doono ##THUMPS UP$$
@clwaasacxasanclwaasacxasan7820
@clwaasacxasanclwaasacxasan7820 3 жыл бұрын
Wlhi waa ilmeeyay saan uqoslaayay part 2 please asad and arimaheena
@abukarjaamac1742
@abukarjaamac1742 3 жыл бұрын
Part two sosameeya bro arimaheena😂🙏
@zakimohamud5392
@zakimohamud5392 3 жыл бұрын
What a beautiful challenege Noo soo badiya Hadaa xriif tihiin
@maulidalihassan3766
@maulidalihassan3766 3 жыл бұрын
I really interest this challenge Arimaheena1
@Redmensupportes
@Redmensupportes 3 жыл бұрын
We need part 2 man
@xuseenmaxamad1106
@xuseenmaxamad1106 3 жыл бұрын
Part two inshallah ♥️♥️
@hamdaadamupdylahi7844
@hamdaadamupdylahi7844 3 жыл бұрын
Part two plz😇
@rayaanmaxamed2680
@rayaanmaxamed2680 3 жыл бұрын
waan rabnaa plz part2 inshallah
@sadohaji4993
@sadohaji4993 3 жыл бұрын
السلآم عليكم ورحمة الله وبركاته walaalaha Allah haydin barakeeyo
@zainabhussein615
@zainabhussein615 3 жыл бұрын
Please part 2
@sayga8819
@sayga8819 3 жыл бұрын
Waa challenge aad u qurux badan part 2 please keep going.
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going my dear br Nice programma 😍😍😍❤❤❤
@mumtazmuhumedahmedtazy4552
@mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 жыл бұрын
Arimaheena do part two,you have to win
@abdikhaalaqyare2464
@abdikhaalaqyare2464 3 жыл бұрын
Part 2 soosameeya 👍👍👍👍💓💕
@sadiiqsaciid2850
@sadiiqsaciid2850 3 жыл бұрын
We need part two asad and Arimahena
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Sadiiq plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
ARIMAHEENA OO FERIHA U NAXARIISTAY  SHEEG YAA BURUSKA  KUGU DHUFTAY?
14:45
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
مقلب الوشم | طردوني من القناة 😭💔
13:01
خلك شنب
Рет қаралды 587 М.
Kamerada Wareegta JAWIGA JIMCADA
12:44
ArimaHeena
Рет қаралды 59 М.
6 September 2024
4:50
Namo Mukhtr
Рет қаралды 326
DAGAALKA BIYAHA - Asad Hagio vs ArimaHeena (PART 2)
19:36
ArimaHeena
Рет қаралды 144 М.
NIYAD JABKA ADUUNKA MAANTA ANI IYO LIFEGUARD MAXAA NAKALA QABSADAY
11:33
ASAD HAGIO AAN CUNTO USAMEEYAY MAANTA -SIDEEN USAMEEYAY
23:35
ArimaHeena
Рет қаралды 867 М.