Dumarka soomalidu way kala hinaasaan . Anigu markaan ogaaday hawshaad hayso + waxbarasho mashallah..ku dayasho ayaad mudan tahay .
@nadifabarqadle5546 ай бұрын
Walee inan lagu Aman galinen waan Akayey xabiibo Nagaha somli hadii Ay Arkan hooyo horumar garto iney guban bey jecel yahiin Shartoda dumarka somli Allow kaa qabo xabiibo
@maryamisse64946 ай бұрын
Hadalkaan waa iga gadmay, Horay u soco walaal Xabiiba, Cida Mashquulsan hala mushuulin horey uuga soco
@MaariyaMuuse6 ай бұрын
Abayo habiibo hurmar kaga ayey ka xunyihiin ee hormar wacan ayaan kuu rajeynaya qali
@hamazonuk4 ай бұрын
Mashallah.
@maryancariifpasticceria19914 ай бұрын
Abaayo aniga waanku aaminay dad ha ujoojinin soomaalida xaasidkeedaa badan horey usoco madaxaaga kor uqaad weligaane hood hafiirinin hana ooynin waxaad ogaataa inlagu gaariwaayey
@DffghGffg6 ай бұрын
ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظك ويرعاك من كل شر وكل حاسد
@SirtaBoore4 ай бұрын
Alow kaqabo cadawga cadawga oodhan ayada inti Muslim hoyo karti badan masha Allah ❤️👸👸👸👸👸👸👸
@kadraali13515 ай бұрын
Keep going sister May Allah bless you and your family fans from sweden
@Amiracabdihakim6 ай бұрын
Habar walboo wXey ka xuntahay inaa hooyo karti badan tahay ineey wax kuu yeelan waye tas waa qasab abaaaayo guuleeyso waa ku wataa
@DffghGffg4 ай бұрын
الله يحفظك ويرعاك من كل شر
@FadumaDahir-v6c6 ай бұрын
Doqomaha inaa u soo jawaabdo waa qalad mcnto
@Amiracabdihakim6 ай бұрын
Xabiiibo soooory wLasheey
@hanefa2836 ай бұрын
Xabiiba horumar wacan dadka kugu dhagan ALLAH XAQA TUSO
@marwo11626 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hooyo sharaf leh❤
@DahirXasan-j6d9 күн бұрын
😊😊😊😊
@mariamsidi32636 ай бұрын
ASC MAMO HAQIRINTA WARKODA HA DHAGEISININ
@UmmuAmira-sw6dh4 ай бұрын
walashey dhibkii kuugu dhacay wan kaxumahay alle hakaaqabto
@حبيبهاسحاقمحمد6 ай бұрын
Masha Allah ❤👍🥰😍💯 waxatahay aysskarunshektey habibti wlhi inta ashektey illahey hortiis ayakumgumarqatifura insha Allah walahi wakudawadaa wanakugudayada kartidada Masha Allah illahey haku xafido Adi IYO familigaga walashey somaliyeed
@bilicdawadanka41996 ай бұрын
wllshey cafwan hormar wacan guuleyso my sweet sister ❤💔😍
@JamacClmaraxmaan6 ай бұрын
War. Xabiibo waa hooyo sharaf leh hala daayo xabiibo been aburka kaa daya ❤
@ShacniCabdi6 ай бұрын
Mashaallah illahay ha idin xifdiyo adiga seygaga iyo caruurtada
MashaAllah abaayo go ahead and may Allah continue to bless you and your family ❤❤❤
@hodankeyf35926 ай бұрын
❤❤❤🎉
@amuunahmed38576 ай бұрын
Bismillah abaayo xabiibi shartooda Allaha kaa qabto dumarka soomaliyeed ha ku mashquulin qaali ilaahay xagiisa u carar asaga uga dacwood 😢
@Ashasheikh9966 ай бұрын
Asc abaay kumash quul ka naftaada maahan waxaan kuu sheegaa lkn soomaali war kama dhargaan ee horay usoco waligaa anaga xabiibo xayi xarago xilkas aa nootahay
@Ashasheikh9966 ай бұрын
I❤ you abaayo
@faadumomataan51046 ай бұрын
ma arkin allana ima tuso adiga iyo ilmahaagana rabbi ha idin xafido somalidu iyagaa cadow isku ah war allekabaqa hadaad argtaan hoyo hormartay ma ahan inaad cadaawad uqaadaan balse waa inaad ku dayataan xabiibo iyadaa ah hooyo awlaad korsanaysa oo wax baranaysa mana ahan qof wakhti u haysa dad inay daba gasho
@zahradahir28116 ай бұрын
No so badii waxayabaha forget this people❤❤
@hamdiahmedabdirahman15746 ай бұрын
Strong mam ayaaa tahe walahi so jabte ani maba arag waxan lkn hada lee arke adow lagu wad wado marka wan fahmi waye shekadan ina cadow umadan walan dadntada ka raco ciyalka habada u ahane rol model u noqo
@habibaaddow78686 ай бұрын
Thanks qaali
@BarwaqoBarwaqoAhmed6 ай бұрын
Mash Allah wll qof qalbi fiicna baa tahye ale Haa ku xaftyo macnato hore uu sooco ❤ waxa ha u bixn 😊
@aslijama77356 ай бұрын
Maasha Allaah
@najmoapdalle4706 ай бұрын
😮hooyo sharaf tahay xabiibo❤❤
@hamdiahmedabdirahman15746 ай бұрын
Habiibo abayo dadkan dad xasidiina waye ka duceeos shartoodana allaha ka qabto qof isku toosan lama arki karo wan dad an aqoon ku lahen wax kugudo iyo waxaa gasho anaga from university isla so jamhadene hore usoco xbbt ❤️🌹
@habibaaddow78686 ай бұрын
Dadka xumaan iyo wanaag iga yaqaanaba waa uun adinka, dadka aan isla soo jabnay wlhi
@maryamahassan3776 ай бұрын
Abaayo xabiibo adow gabar plasma universaty moqdisho dhigan jirtay u ekaa tolow ma iyadaa any way sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato
@ismahansalaad6 ай бұрын
Abayo iska ke cafi ani xita dadka kula yabay ayan ka mid ahayn in kasto aan la yabay xabibo ma ahan qofka waxas sameyn waayo Qof Aan wanag ku bartay ayan aheyd youtube dadka kugu xiran ahay. Xabibo qalbi wanaag ❤❤❤❤❤
@Som-Hanoolaato6 ай бұрын
SUBXAANALLAAH Waxaatahay qof sharaf leh oo dadaalbadan, oo dhaliyar ah, umana ekid gabar xun, ha ubixin dadkaas maseersan, soomaalidaan yeysan dhiigkar kuuguridin, marba qofkii meel gaartey kuboodaan ama waxkasheegaan, oo viewers karaadiyaan, waana dad aan dadkakale waxba uquurin. Mahadsan, H.A
@Haana65564 ай бұрын
Asc habiiba waxatahay gabar kartileh hooyo dadaalaysa cadawgaaga Hadhagaysan hana kafakarin warkooda horay u soco
@FoFo_23306 ай бұрын
Hore u soco xabibti ha u bixin adigaaba taada ku heysato 🙏🏼🙏🏼❤️❤️
@zahradahir28116 ай бұрын
Walshey adiga somali ma taqaani miyaa waliga ha raligalin hormarkeeda ayaa ka xunyihin❤❤❤ ma fahantay ka soco
@sundusahmed31746 ай бұрын
Salama Alaykum Abayoo❤🤲👍
@DffghGffg4 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته حبيبه اختي الغاليه اسف اسف اسف اسف اسف اسف اسف
maalinkaan iyo maanta farqibaa udhexeyo soomaliyey ga isku wiirsanina 😢
@AbdulkadirBookh-j3v6 ай бұрын
Sharaftii oo qof ah waatan soomaaliyeey
@Sahrohussein-zv6oz6 ай бұрын
Abaayo ilmahaag sidee quraanka lagu bara isheek jwb isii abaayo
@ubahmohamedhaji59306 ай бұрын
Kuwo ku gaari wayey ayaa ku jaaifaysanaye ee abayo horey usoco yey ku niyad jabin ❤
@abdiasismustafa39796 ай бұрын
Allaha ku xafido wll
@fatxiabdalla33176 ай бұрын
Asc abayo walhi way yabay maxa qalda ano isdhahayo hada so hadashay wa qer
@fadumoibrahim77546 ай бұрын
Kuwas waan arky kuwa dulmi ku socdo ee iila ekayan hore usoco habibo
@duniyakordahab6 ай бұрын
Wlhi wax xuman ah kuma arkin xabiibo cadow wa hoyo wanagsan oo ku dayasho mudun intaa 1 tiktokeda iyo youtobekeda wa dad xumaato raadis ah alle kabaqa qabri ciriiri ah ayaa nii sugaayee
@xayaatuabdullahi40206 ай бұрын
0:45
@Officialfariinmedia4 ай бұрын
Side lagu xiray iyo sababta police muqaal noogu so sameey
@DffghGffg6 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@anabanabhassan75566 ай бұрын
Good 👍 👍 👍 👍
@LadanMaxamed-o4m6 ай бұрын
Maanan arkin allena ima tuso xabibti hore u soco hoyo adag aya thy
@MulkicabdulaahiGodax4 ай бұрын
Habiiba masha allh abyo waxaa tahay hoyo karti badan qurbo joogta anago og qurbaha ilmaha lagu koriyo iyo dadalka dheriga ah e ad heyso hadana wax baad sii barataa o waxayabas waqti uma heysid dadkan ku xagxa ganayo waa dad ku gaari waayey o nolosha ka dhacay o haben iyo maalinba tiktok live dhex taagan waxey rabaan inaad sidoda noqoto waxbarashadada ka hartid caruurtaada dayacanto nagahan views raadis ah o raba iney magacaaga lacag ka sameyan
@CabdulhiYusuf4 ай бұрын
Hooyo KARMA BADAN TAHAY WLLI❤
@s_h48076 ай бұрын
Abaayo hhooyo ku dayasho mudan ayaad tahay horay u soco wexey sheegaan ayey garan waayeen ❤
@Ummacooking20236 ай бұрын
Xageee ka naxdey wlly❤❤❤❤❤❤
@habibamursal39426 ай бұрын
Masha Allah eedo iska jir
@nadifabarqadle5546 ай бұрын
Shartoda qurun wenta Nagaha somli Allaha kaa qabto xabiibo horumarkaga iyo rerkaga bey ka xunyahiin
@FartuunDahir-z3k6 ай бұрын
Abayo fidiwoga markan arkay wayabey walhi gabar ficn oo wanag ku bartay aya ahed masha allha illha haku xafido abayo
Dadkaas cml maba loo soo jabaabo abaayo lkn Vidioga qof itusi mala waaye
@siradm6 ай бұрын
Waxan aniga ma fahan sani laakiin waxan shaki ku jirin, in carruurta qaar aan la siin dareen, waalidnimo, naxariis iyo xanaano ku fulan, waxad arkaysaa hooyo naagta dariska waji wanaagsan iyo hadal wanaagsan kula dhaqmaysa, carruurteeda iyo wixi dhalayna caayaysa, hadal wanaagsan aan ku dhahaynin. Qofwalba waa inuu ogaadaa jacaylka dhabta ah ee shuruud la'aanta ah inuu yahay kan ilmihiisa.
@barniabdirahman64752 ай бұрын
Alaah a Kuu xaafido
@sahramohamed33806 ай бұрын
Waxaan arkaayey naagaha tiktok oo gabartan ku dhegan! Maxaa dhacay?
@ConfusedFireDragon-mq7xw6 ай бұрын
Masha Allah tabarakallh ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@SalmaSiman-lz9wc6 ай бұрын
❤
@asmaasmahilowle45936 ай бұрын
Wcs ❤❤❤ abaayo
@KadanAliIsa6 ай бұрын
Xaliimo shiirweyn qofkii naftiisa raacdaba in ay xabadta jiirka ku noqotay jeceshahay. Haba la sheekaysan sidii qof ajnabiya ula dhaqan wayo waa dad cawaan ah oo hadaad cawi is tiraa wayba ku rogayaan.
@najmadahir-y7e6 ай бұрын
walaahi waan jeclaan lahaa inaan kuku day sado waayo waan kudaawadaa in banana waa kuwaayey lkin manta ayan kusoo heley
@Nimcoberket6 ай бұрын
Aboy mcn sorry waay ka misran
@asmaasmahilowle45936 ай бұрын
Subxanallaaha
@asmaasmahilowle45936 ай бұрын
Qof waxaas sameyo matihid abyo
@ayaancabdinaasir15266 ай бұрын
Wah 😭
@najmadahir-y7e6 ай бұрын
soomaali ilaah hakaa shar bixiyo
@Amiracabdihakim6 ай бұрын
Hor mar markaa sameeyso in laguugu dhago waa Cadadadoda
@deqadalka99536 ай бұрын
Abaayo ani tiktok malihi lkn KZbinr markaa ku arkay waa yaabay habiibo saan ma eheen is dhahay anyway hooyo sharaf leh kugu naqaanaa waana ku jecelnahay plz KZbinr kusoo laabo waakuu xiisnay❤
Video inuu sax ahaa unba hada cadeysay waxaad tiri waxeygi waan la laabtay iyo inaad gabadha dacweyso marka waxa ficneyd inaad dhahdo qalad iga dhacay ahaa wana sax video laki madac weynin gabadhi 8:30 halkasa ku quriratay video la warehinaayo
@Falxadnuur-wf7rv6 ай бұрын
Umad masersan waaye 😂
@saladherzi50006 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@hodanbazhir52936 ай бұрын
Keep going
@Manabiiculkhayr6 ай бұрын
Waxyaabaha aan youtube ku nacy waa dumarka qofka horumarsan nafta ukeeenysaa habiiba keep goin