ILMAHA WAXA IGA DHALAY??? ILAYN CEEB LOOMA DHINTO

  Рет қаралды 217,751

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 377
@kafiayoonis2984
@kafiayoonis2984 4 жыл бұрын
Qudba sirada/masaafada marka diinteena xarrimtay wxaan cml ayaa laga hortagayey
@fartunsalad5874
@fartunsalad5874 4 жыл бұрын
Tasa been ahen wl
@samiramahmoud1068
@samiramahmoud1068 4 жыл бұрын
Sax wlhi
@batulamursal4069
@batulamursal4069 4 жыл бұрын
Shareecada islaamku ma oggola in gabar iyo eeddadeed ama habaryarteed guur lagu kulmiyo, ma la isla guursan karo, waana sbabta loo diiday guurka qarsoodiga ah illeen sidan oo kale ayaa dhacaysa, waxaa Alle na amray in aan gabdhaha la guursanin iyagoon waalidkood la waydiisanin
@adanmohamed4569
@adanmohamed4569 4 жыл бұрын
Qaladka waxaakeeney gabar waalidkeeda jooga lamehetsanaayo oo aan ogeyn waalidkeeda mamehersantaa
@codkashacabkasomaliyed228
@codkashacabkasomaliyed228 4 жыл бұрын
Wll marka koobad somaliya Taraak ma joogo,marka labaad Odaygu hutelka uu naagta kula dhuunto maxa inan ogaysiiyey,OK habartu wacalka yaa ka dhalay maxay u odhan weyday? Sheekadani samaysmay bay u eegtahay
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 4 жыл бұрын
Nin baan rabnaa ee ma lafadanbe ayan u jeedna San hab hab u lenahay aya hadhow wiishka Nagu yeera waaaaaaw.ilaahow an astur adun iyo aaqiro
@safiyaali842
@safiyaali842 4 жыл бұрын
Kkkkk fertun mehamud so funny walashey
@gorgorgaming4749
@gorgorgaming4749 4 жыл бұрын
wa iska aduunyo malin ba sii
@dhowrsancaliofficial3299
@dhowrsancaliofficial3299 4 жыл бұрын
Waxey tuseysaa guurka qarsoon dhibaatada uu leeyahay anigu gebedha waxan dhihi lahay abaayo usheeg wiilka inuu aabe leeyahay sidookle bar walaalahiis waayo waxa laga yaba biri inuu walaashis guursado oo u qalad kle dhaco marka waxan kudhihi lahay usshheg aabe iyo walaalo inuu leeyahay
@noolowmedia5931
@noolowmedia5931 3 жыл бұрын
wlh inta comment soo qortay adi uun baa sax u hadlaya fariin muhiim ahna diraya wayo cunagaas yar wacal maaha meherna wuu u qabtaa lkn ka somali ahaan waa nagu ceeb lkn waxa mesha yaala waa shey diiniya beri buu guursanayaa walashiis tasana ka daran!
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 4 жыл бұрын
Waxas meher ma ah gabdho qudbo siro waa zino ha layska ilaaliya
@marwancabdilahi6428
@marwancabdilahi6428 3 жыл бұрын
Thanz wll runbaad sheegtey
@anshaxphotographer8752
@anshaxphotographer8752 4 жыл бұрын
Laakah media pro love you WAXAN AHAY WIIL jacel INUU NOQDO YOUTUPERE WAYN allah dartii ugu caawi please share out ugu caawi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤
@hxgdhxf9965
@hxgdhxf9965 4 жыл бұрын
Waan kuu saaray
@RelaxForever553
@RelaxForever553 4 жыл бұрын
Horay usoco bro wad gaari doonta hamigaaga dadaalna insha'Allah aniguna wanku garab taagnahay oo subscribe wankuu saaray👏.
@yasminmohamud8826
@yasminmohamud8826 4 жыл бұрын
Keep going wllo 👏🏾👏🏾👏🏾
@faaisafaraxsan5557
@faaisafaraxsan5557 3 жыл бұрын
Mash
@fadumomaxamud54
@fadumomaxamud54 3 жыл бұрын
5t55tt
@saidoaligd7486
@saidoaligd7486 4 жыл бұрын
Kumaba xirinto waaye gabar iyo habayarteed hal mar nin kuma xirmaan ,eedada iyo walsheed waalamid
@ladylovefamily1488
@ladylovefamily1488 4 жыл бұрын
Wlhi qisadaan wey iga ilmeysiisay Illaahow na astur hadeynu dumar nahay
@saxardiidofficial4618
@saxardiidofficial4618 4 жыл бұрын
Baaarlin wa is bedashay inta ila argty like dhac sii
@amiraosman5350
@amiraosman5350 4 жыл бұрын
Shareecadu ma ogola in gabar iyo hboded lawada guursade arintaas maxay noqon culumada ma lawaydiyey tank kale ilmuhu muxu noqon
@rodaroda9849
@rodaroda9849 4 жыл бұрын
Baryahan danbe balayo ubaad soo guudbisan subxanallah
@faafiyediinedofficial3977
@faafiyediinedofficial3977 3 жыл бұрын
BILASH HADAD RABTO INAD KUBARATO QURANKA NAGALASO XIDIIDH 0636903074
@xamdaek8129
@xamdaek8129 4 жыл бұрын
Horta dadkan ree koonfurta way qaldanyihin meherka la qariya waa sino un Ee kadaaya wll Wxanad la dagi ladihin waa meherka qarsoodiga ah ee aad modaysan inu meher saxa yhyh
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 4 жыл бұрын
Ilmaha waa xalaal garac mahan Ee ninkii dhalay aabe Ayuu leeyahay
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 4 жыл бұрын
Ogeysiis muhiib ah aaan ugu bishaaraynayo walashay boqorada barakaysan manta aadbaad uqurux badantahay Masha Allah xiijabkaa aadbaad uguquruxbadantahay
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 4 жыл бұрын
Free ku baro Technologyda oo kusoo biir channalkeygsn .....faaiida wacan...
@farxiyadaahir6110
@farxiyadaahir6110 3 жыл бұрын
Maxan ku baran karaa
@abdirzaksheikhahmed6968
@abdirzaksheikhahmed6968 4 жыл бұрын
Asc qisada marakaan dhagaystay khaladka waxaa Sabab u ah masafada gabadh abaheed joogaa ay nin ay waxbadan ay ka aqooonin iska raacdo dhibka ku yimaadana walidkeed xanuunka laqaybsado, laakiin sharciga islaamka way kubanaan tahay in laislaguursado gabar iyo habar yarteed
@raxmakoos2846
@raxmakoos2846 4 жыл бұрын
Subxana aalah dinta so baro wll hal ayad ayaa wada shegaysa dumar an laysla gursan karin 🤔
@saidali6613
@saidali6613 4 жыл бұрын
Waa taas xikmadda ilahay ka leeyahay marka uu yidhi gabdhaha ha la weydiisto ehelkooda/familkooda waayo waxa laga fogaanayaa waxaas iyo wax la mid ahi inay ka dhex dhacaan bulshada dhexdeeda. Tusaale yar haday gabadhaasi ku odhan lahayd ninkan kaalay iweydiiso familkayga ma dhaceen ceebta dhacday
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 4 жыл бұрын
Waad mahadsanitihin baaralin iyo cimraa ale ha idin xafido
@aminajafar1987
@aminajafar1987 4 жыл бұрын
Mansha allah Laakaha Laakaha loo waayey """Hambalyo Hambalyo
@fardowsadaganofficial7585
@fardowsadaganofficial7585 4 жыл бұрын
Ilaahy amarki shekada sidaan u dhegysanyo inaa ini hor fadhiyo ilaahy baan ka magan galy imaan la aanteda mxa u geyey ninka habryarted qaba subxanalah
@sahromaxamed4965
@sahromaxamed4965 4 жыл бұрын
Subxaballah
@fatimashafici7736
@fatimashafici7736 4 жыл бұрын
Haa abyo wan yaabanhy
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 4 жыл бұрын
Walahaya gabadha naxdinta ay dareentay halkaas ka dareemay😭😭😭😭
@faizadaud4461
@faizadaud4461 4 жыл бұрын
asc
@faizadaud4461
@faizadaud4461 4 жыл бұрын
baarliin abaayo waan idin salaamay
@somowfahimoofficial7471
@somowfahimoofficial7471 4 жыл бұрын
@@faizadaud4461 please subscribe iisaar codsi
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 жыл бұрын
Waa qalad wiilka aabihiis haloo sheego ilmaha yar maskixiyan ayuu u dhimanaya qaladku wuu dhacay lakiin in lagu sii socdo wax fiican maha
@safiyaali842
@safiyaali842 4 жыл бұрын
Siman hassan waa sx waxa kasii xanun badan wiilkas oo markuu weynado aabo ma lihid laku yidhahdo ax maskaxdiisa waxa garaya Ka darn qalad wuu dhacaa habaryarted in aysan la guursan laheyn waa la wada ogyahay lakin isma aqonin marka haku adkeysato in ay so bandhigto hooyo ma ogi Cid sheegtay halaso is tagdo
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 жыл бұрын
@@safiyaali842 sax walahi
@ayuush14
@ayuush14 4 жыл бұрын
Walalyaal subscribe igu caawiya plz
@ismaaciildhimbil7190
@ismaaciildhimbil7190 4 жыл бұрын
Xanuun aad udaran walahi
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 4 жыл бұрын
Habar wadaaageed dheh kkkkk from hargaysa Somaliland
@hxgdhxf9965
@hxgdhxf9965 4 жыл бұрын
Waan kuu saaray ee horay u soco
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
waan kugu raacay from burco
@qalbihodon721
@qalbihodon721 4 жыл бұрын
Reer Koofurtu Afsomaliga bay ka aradanyihiin😂😂😂!. Waxad Somali land isugu bixiseen dee wad is hubtaan
@Cudoon1
@Cudoon1 3 жыл бұрын
@@qalbihodon721 koonfur baad ku waalateen, ee ismaba lihin ninkan iyo koonfur
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
@@Cudoon1 Ani ba koonfur leen ahay ee anba wa yabay Lakin si caqli ku jiro Baan u hadlaa teeda kale anaga dhulka is dhignay sax walaa laa?.
@IsmailAli-pv8gp
@IsmailAli-pv8gp 3 жыл бұрын
Waxan comment gareyo xita ma aqan wlhi waxan Oran kara un subxanallaaahi wanicmalwakil!
@ashwaaqhasan7233
@ashwaaqhasan7233 3 жыл бұрын
MashaaAllah gabadha hooyaded ilahey qeyr hasiiyo hoyo Fican ayee ahyd😭
@safiyaali842
@safiyaali842 4 жыл бұрын
Waa Arin xanun badan lakin mid baa la yabaa ina rag maxa hoosta Ka walay midii la jogtay ayeyba kaso Gu gari Karin mid kale maxa Ku donatay waye walle gacan idiin tagay bala la washa
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 4 жыл бұрын
Hhhhhhh wlee wllo waa runtaa
@fathiomer2837
@fathiomer2837 4 жыл бұрын
Horta sheekada markaad ka sheekaynayso ha odhan way is mehersadeen xita furinkaasi maba jiro de maxa meherba ma jiree...........AX LKN WAA SHEEKO AAD U XANUUN BADAN.....
@asmahussen3562
@asmahussen3562 4 жыл бұрын
Horta ciyaal ma lihidin miyaa waa noo sheekaysaan uun iskaaya bara
@hawakhalif76
@hawakhalif76 3 жыл бұрын
👎🏻👎🏻🤭
@fahm3d88
@fahm3d88 4 жыл бұрын
Sheekadaan. Waa Yaab sidee habaryartaa ninkeeda kugaran wayday oo magaalada aad wada dagan yihiin Been sheeg been run UEG sheeg
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 4 жыл бұрын
Gabadhu Khalad masameyn Ee ninka ayaa dayuus ah
@bushraaadam6578
@bushraaadam6578 4 жыл бұрын
Best fmly alle haydin dhowro🤲❤
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
gabarta ma ninkii daahir sheegi jiray ayaa helay 😁😁😁😁😁😁
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 жыл бұрын
Masha Allah barliintii hore maanta soo noqotay maal mii hore jac mahaayn kkkkkkk
@qalbiwanaaginacisman8457
@qalbiwanaaginacisman8457 4 жыл бұрын
Wlhi wa qiso xanuun badan guurka qarsoodiga ah dhibkaas o kale bu leeyahay
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 4 жыл бұрын
Waxa loo diidayba soo taas ma ahan
@hannamohamed8329
@hannamohamed8329 4 жыл бұрын
Aadban ugu farxaa markan arko muqaalka aad so duubtaan waayo waxan ogahay inaan wax ka faa,idaayo qisaska aad so gudbisaan alle haydin xafido wllaladay
@rahmokiin2295
@rahmokiin2295 4 жыл бұрын
My family waan idn salamay maalmahan idinma daawan KZbinka waan ka maqnaa waan idiin xiisay Allaha idin xafido
@safiyo8523
@safiyo8523 4 жыл бұрын
Wlhi dhibkaas beey leedahy waxad qarstid weyku qarasdan baanmaqlijiry wlhi waa talo iyo tusaale 😭
@maryanruunm2506
@maryanruunm2506 4 жыл бұрын
Q
@maryanruunm2506
@maryanruunm2506 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 4 жыл бұрын
Walahi wa arin xanuunbadan wana wax dhici karaa ninmanka qaar weyba qariiyan xaskoda marka maba aqoon kartiit hadii adan hore ninka u aqoonin
@babyfoodchannel6461
@babyfoodchannel6461 4 жыл бұрын
Habaryarteda furmaysa hadii ninku guursado gabadha eedadade ama habaryarted ilmuhuna wacal ma ahan meher buu ku dhashay lkn iyaga qalad galay wa sida wadadada ka maqlay
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 жыл бұрын
Bal labada qof waxay ka shekaynayan ceeba allah asturo lagama shekeyo ?????????????????👎👎👎👎👎
@ifraahabdi7611
@ifraahabdi7611 4 жыл бұрын
Wcs my walaalo qaaali 😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤💯🇸🇴
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 4 жыл бұрын
Wlhi qiso noocan ah wan arkey lkn waxay ahayd labo gabdhood oo walaalo ah oo laysla qabo lkn aaqirkii mida wayn baa la furay Waa dhibaato guurka iska hubiya somaliyeey
@nazrazead
@nazrazead 4 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕 beautiful couple
@nimcoyaasiin8748
@nimcoyaasiin8748 4 жыл бұрын
Wan idiin sln wllheeyga qaali ga ha waxaan isdiin haayaa qiso xanuun badan e ila so xiriira meelkal aan idiin kalaso xiriiro mahaayo e aan xiriirno
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 4 жыл бұрын
Sidaas baa guurka aan waliga lahayan uu xaran uyahay gabadha waxa fican in waligeeda lawayadistoo
@saynabcali5932
@saynabcali5932 4 жыл бұрын
War miyaa waalantihiin qudba siradu waa xaaraan ilmaha ku dhashana waa wicil diinteena islaamka ah ayaa inoo sheegtay gabadha waa in waalinkeena la waydiisto
@hdhd4271
@hdhd4271 4 жыл бұрын
Somali oodhan mawacalaa intabadan masafo qudbasiro ayeykudhashen
@munaibrahim1568
@munaibrahim1568 4 жыл бұрын
Maya walaal cunugu wacel ma ahan waa xalaal
@hawanour9943
@hawanour9943 3 жыл бұрын
Waa runtaa wlh waa xaraan sidee gabadh walidkeed ogayn loo meherin waa sino qof sadexad joogo hhh meher lahaynine
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 4 жыл бұрын
Walalow isoo booqda 👈❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️♥️
@sali1269
@sali1269 4 жыл бұрын
Meher xadku dhibkas ayu leyahay gabdhow iska ilaliya meher xadka
@shuhabgirlschannel399
@shuhabgirlschannel399 4 жыл бұрын
Subxallaha lkn wilka aabihi in loo sheego waa wacan tahay waxii dhacay waba dhaceenee mar walba wilka waa u bahan yahay aabhihiis waxa sanado Ka hor dhacay tageee 😢😢😢😢
@yahyemohamed2703
@yahyemohamed2703 4 жыл бұрын
Waa tariikh xanuun bdn balse markasta waxaa qaladka leh ninka oo gabdha duruuf iyo aqli yari uga faaideystay balse ma wanaagsana markasta maher xadida kasoo ahaa Soo jireen iyadoo markii danbe ay jiilkeena danbe waayo aragnimo uga ziyaaday
@raaxoartan9166
@raaxoartan9166 4 жыл бұрын
𝚇𝚊𝚗𝚞𝚞𝚗 𝚋𝚊𝚍𝚗𝚊 𝚚𝚊𝚢𝚋𝚊 𝚠𝚒𝚕𝚔𝚞 𝚞𝚜𝚘 𝚐𝚊𝚕𝚢𝚘.𝚖𝚊𝚛𝚔𝚊𝚢 𝚖𝚊𝚛𝚊𝚢𝚜𝚢𝚋𝚊 𝚚𝚊𝚕𝚋𝚒𝚐𝚊 𝚕𝚊 𝚒𝚐𝚊 𝚚𝚊𝚋𝚝𝚢 𝚒𝚕𝚊𝚊𝚑𝚘𝚠 𝚒𝚗𝚍𝚑𝚘 𝚡𝚞𝚖𝚊𝚍𝚊𝚜 𝚑𝚊𝚗𝚊 𝚝𝚊𝚐𝚒𝚗 𝚌𝚞𝚗𝚞𝚐𝚊 𝚖𝚊𝚡𝚊 𝚕𝚘𝚘𝚐𝚞 𝚜𝚑𝚎𝚔𝚢𝚢 𝚑𝚊𝚍𝚊 𝙰𝚊𝚋𝚎 𝚠𝚞 𝚍𝚑𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚖𝚒𝚜𝚎 𝚠𝚞 𝚛𝚊𝚍𝚜𝚊𝚗 𝚍𝚘𝚘𝚗𝚊 𝚊𝚋𝚒𝚒𝚑𝚒𝚒𝚜 𝚝𝚕𝚘𝚠😭𝚢𝚊𝚛𝚔𝚒𝚒 𝚠𝚕𝚕𝚔𝚎𝚍𝚊𝚑𝚊 𝚜𝚘𝚕𝚊𝚐𝚊𝚖𝚊 𝚢𝚊𝚋𝚘 𝚒𝚗𝚞 𝚊𝚛𝚔𝚊𝚢𝚘 𝚚𝚒𝚜𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚊𝚍𝚞𝚗𝚔𝚒 𝚌𝚊𝚜𝚛𝚒 𝚚𝚏 𝚋𝚞 𝚖𝚊𝚛𝚊𝚢𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚎𝚎𝚎 𝚝𝚘𝚕𝚘𝚠 𝚌𝚓𝚒𝚒𝚋
@hanihassan3448
@hanihassan3448 4 жыл бұрын
Qisada hanoo danbeseee horta adinka caruur maqabtiiin hadee haa tahay waa alx hadee Maya tahayna ilahey ha idin siiyo kuwo salixiin ah
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 4 жыл бұрын
Ale walal hadhihin suaasha si kale u dheh
@Umuahmed143
@Umuahmed143 4 жыл бұрын
Abaayo muhiim mahan ineey caruurtooda noosoo bandhigaan noloshooda iyageey qaas utahay annaga qisada ineey noosoo gudbiyaan ayaa muhiim noo ah
@moha-hi6dg
@moha-hi6dg 4 жыл бұрын
Walee inaad wariifo tahay war raadis ah oo waliba dadka kumashquula .. dadka waligaa hakumashquulin hadaad rabto nolol fiican ..hadiikale aad dadka kumash quusho adigana Allah xagiisa Ayaa kaaga mashquulayo ... 5 sano kudhawaad ayaan kuxidhanahay ....walashay iyo walalkay waan jeclahay Allah ha isku barakeeyo caruurtoodana Allah ha ubarakeyo muhiimna maaha inay wax walba soobandhigaan
@khadracabaade4475
@khadracabaade4475 4 жыл бұрын
maxaa ka galay adiga somali su aasha ba ku nacay wlhi
@idilmohamad1282
@idilmohamad1282 4 жыл бұрын
Subhalah
@qadanhassan6471
@qadanhassan6471 4 жыл бұрын
Walhy waa qiiso xanuun badan waad mahdsntiin Barliin iyo cimraan lkn inaatu inay ka yeesho may ahayn meher xaadka waa qadar dhacay ta kle inay qariyaan maaha wiilka qaarba hablhooda ka dhala maclba waaba habryarta 🤔
@farhiasugulle5522
@farhiasugulle5522 4 жыл бұрын
I love you barlin iyo cimran. beautiful family
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 4 жыл бұрын
Asc reer lakaakaha media pro wan idiin xiisay ayaantaan comment idiinllama wadagiin markaa maantaa alle qadaray inaan idiinlam wadagoo mahadsanidiin
@binticabdishaakir1220
@binticabdishaakir1220 4 жыл бұрын
Abayo ilmo madhalen cimran iyo barliin
@shariifshaadan6941
@shariifshaadan6941 3 жыл бұрын
Kkkk mugdishu iyo qudbo sira maxaa kala haysta runtii ma beeninaayo manasabayn wlhi laakin markaan xasuusto xamar iyo qisooyin qudbo siradaas marna waan qoslaa marna waan naxaa runtii gabdhaha reer xamarkuna waa masaakiin mararka qaar way idhibaysaa inaan kasii hadlo dhacdooyinkii Aan kala kulmay xamar walow aanan danbi samayn anigu laakin dhalinyara qaar waxaan si naxariis leh ooga codsayaa inay gabdhaha mustaqbalka ooga ciyaarin waayo way dhashay lana dhalatay gabdhana waxaan leeyahay waxaad dharaar ku waydaan mugdi kagabo dhargaysaan. Dhaygag iyo dhafoore qabsi allow I dhaafi waxaa kuu dhaama I naad dhimaataye ku dhaylin Dhoolay dhaayahaagi. Thanks alot.walaal idinkuna.
@naemaj4616
@naemaj4616 4 жыл бұрын
Barlin MashaAllah ma baby 👶 inoo soo socda xbbti 😍 somali baan u ahay war jacayl adna waad is bedeshay ha ila yaabin 🤣
@khadramohamed185
@khadramohamed185 4 жыл бұрын
Ina illahy waa ina ilaahy rajucuun 😭😭😭😭😭😭
@deeqoahmed8143
@deeqoahmed8143 4 жыл бұрын
Family keena tihiin lamanayaasha
@mahadmaxamud2241
@mahadmaxamud2241 3 жыл бұрын
Asc wllha aan ku faano wlhi waan idin jclhy runtii wxn idin hayaa dhcdo xanuun badan waxaat iga lasoo xariiri gartaan wadis abkeeyga 0615372644 halkaas baan ka sheekeesan doonaa insha alaah
@nimcohassan7651
@nimcohassan7651 3 жыл бұрын
Subxaanla Axxx yaarabi Axxx😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲...illhay ow nasdur
@anisadagan555
@anisadagan555 4 жыл бұрын
Rer galkacyodkaygii asalkaa ahaa allaha idin dayo
@hassanhussein2464
@hassanhussein2464 3 жыл бұрын
Sheekadan uma bogin waayo ninka habar yarteed qabo oo mar walbo muqdisho imaado oo aan soo boqan guriga dumaashidis iyo ninkeeda oo xanuunsan. Teeda kale wiilka uu dhaley mar walbo waxuu imaada guriga habar yartiis. Waa yaab.
@barawaani7519
@barawaani7519 3 жыл бұрын
Nimanyohow xaga diinta waala igaga wanagsan yahay Lkn intaan Ka maqley gabdha marka la meherinayo waxa loo bahanyahay wali ama qofka musuuliyadeeda qaadaya sida waaalidkeed hadii Ay joogan ama aaaney iyagu diidiin ama la waayin meherkaasi ma Ansaxayo markaa gabadh waaalidkeed joogo hadaad si qarsooniya u mehersato ilmaha meherkaas Ku dhasha Xalaalmaha Ilmuhu wicil maaha dadkan leh maan fahmin Ama Anaan fahim macna (wicil) intaa hadaan Ka soo tago Ilmaha yari wuxu u baahan yahay Cid uu Ku abtirsado qurbaha uu joogo isagoo Ku guursada mooyaane Gabadh Somaliyeed ma guursan Karo Qof Aaan aabahe lahayn markaa wixi dhacey dhace habaryartaaana Arinkeedu wa gooni wiilka yar waa in loo sheega Aabihii intuu noolyahayna uu qirta isaguna dadkoodana uu bartaa mustaqbalkiisay u wacan tahay Khalad Aad gasheen wiilka yar Haku ciqaabina Adinku
@berlinbarawe3554
@berlinbarawe3554 4 жыл бұрын
I’m blaming older man who gets advantage for young girls . I am very sorry about her satiation .
@qalbihodon721
@qalbihodon721 4 жыл бұрын
True, he have no heart. Child abuse is what he did.
@maxamedamin2189
@maxamedamin2189 4 жыл бұрын
Dad an uxisay batihin intadad naga maqneden wxn islaha miyey iska dayen youtop 😭
@SafiyoSeeraar
@SafiyoSeeraar 10 ай бұрын
Wcs wr wb waan idinka qaaday salaanta walaashay baarliin iyo wll cimraan ❤❤❤❤❤
@qoraneahmedabdi3355
@qoraneahmedabdi3355 3 жыл бұрын
(KHARIBAADA SHEEKADU WAXAY KABILAABTAY MARKAAD TIRAAHDEEN WALLAWAYN BUU UKAXAYSTAY OO KUSOO MEHERSADAY.) WALAALAYAAL HADHIHINA SOO MEHERSADAY WAXAAS MEHER LAMA DHAHO. WAA XARAAN QADHCI'AH
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Aayad baa qabiilku in laysku garto oranaysa.ha la is toydo haddee.ilmaadeerayaal waad mahadsantihiin.magaalada kicisay gaalka milaan.alloow mudugey ku muuneeyey.miraha yicibta ah mareerka ag yaal.. mahwiga berda cad.maamuus dhan u daa.murriyad dab ihi ma maaroowdee.mar walba ina diirshe waa madaxeey.
@nasroadan2221
@nasroadan2221 4 жыл бұрын
Maxay ahaayeen dadka rixinka ah oo is aqoon waa mihiim ilay qaraabadu is marato
@zeynabfarah5854
@zeynabfarah5854 3 жыл бұрын
Waa sheko waalan.Nasra timir laaf kujirta. Willka inta laeg? Abahisa sen lokaseynin.
@isiri.2835
@isiri.2835 4 жыл бұрын
goormay fahmin in uusan qof fiican dhuumanayn.
@anisashire9044
@anisashire9044 4 жыл бұрын
Msha Allah qiso jcl ah nasoo xula ani tii udanbeyse ee agonka waaku warere bilawgiba ilahow dhamay iga eheyd ee mid jcl ah idinka sugeynaa
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 3 жыл бұрын
Meher tuugo ah mooye wax caadiya ma jiro miyaa ummad baabaday, idinkaba xumaanta so faafinaya, waa iska wacal wax Yar dhiman
@qoraneahmedabdi3355
@qoraneahmedabdi3355 3 жыл бұрын
DHIBAATADA NAAGAHA LAQARSADO AMA LAGA ZINAYSTO KADHALATO AYAA WAXAA KAMID'AH IN UU NINKU UU WALAASHII, GABADHIISA AMA QOF DUMAR'AH OOY QARAABO YIHIIN UU NAAGAYSTO
@umuabdalllah4475
@umuabdalllah4475 4 жыл бұрын
rer cimŕaaan baryahan idinma daawan wn idin salamayaa keeep going
@calyaaalo4359
@calyaaalo4359 3 жыл бұрын
Soo dadkan tahriibaya Waa intiiii noogu xariifsaneyd ala maxey naga baxeen xariif iyo xariifad alaw unaxariiso
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 3 жыл бұрын
Xatooyo maxaa waaye xoolo miyaa mase alaab Waxaa fiican inaad hubisaan waxaa aad dadka u sheegaysaan inaad taqaanaan inaad hubisan
@qoraneahmedabdi3355
@qoraneahmedabdi3355 3 жыл бұрын
WAXAAD KUGARAN ARINTA MIDHAHEEDA IYO WAXA KADHASHAY. GABADHO SOOMAALIYEED OO BADAN
@hanaahmed2211
@hanaahmed2211 4 жыл бұрын
inahabar miya misa wa habarwadag? habarwadaag dhe!
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Sheeko walee waa bilawdeen ciyaartii waa lida labada isqabta
@saafikaram4994
@saafikaram4994 3 жыл бұрын
Sxb sheekadan hargeysa ay ka dhacday wax badana waad ka bedesheen ee Beenta daaya wiilkana uma aysan sheegin ee shame on you haddii uu was ka igaanlahaa maba qarsoomeen
@hafsaifraj1033
@hafsaifraj1033 3 жыл бұрын
hhhhhh wxan bin cad wye sedey ku garan wayse hawaryartet ninka qawo sey kugaran wayse
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 4 жыл бұрын
Subxaan Allah subsiino halba la siistaa baa hore loo yidhi Aad baad u mahad santahiin
@alihersi7825
@alihersi7825 3 жыл бұрын
Hadba diinta maxaay ka qabtaa may culimada u bandhigaan waayo wax kasta diinta ayaa cadaysay maxaadse adinga kula taliseen
@qoraneahmedabdi3355
@qoraneahmedabdi3355 3 жыл бұрын
HAKABOODINA WIILKU SHARCIGA ISLAAMKU UUYAQAANAA???
@dahirahmedali5258
@dahirahmedali5258 3 жыл бұрын
Waa dhacdo xanuun badan waxaadse ogaataan masaafo iyo meher xad waa xaaraam waana wax khilaafsan diinkeena
@fariixa9636
@fariixa9636 4 жыл бұрын
Msh allh barliin wn kuslmy
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
Baarliin waa xaamilo indhaheeda iyo wajigeeda ma ila arakteen
@asmacismaan6515
@asmacismaan6515 4 жыл бұрын
Ax ax ax ax wllhi waa qiso aad iyo aad u xanuunbadan subxaan alaah
@LimoonHaji
@LimoonHaji Ай бұрын
Alla Boqoradii noo I soo noqotay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@happyjj8891
@happyjj8891 4 жыл бұрын
subxaanalaahi ilaahow noo astur hablaheena
@NimoAhmed-jc5my
@NimoAhmed-jc5my 4 жыл бұрын
Waan idin salam waxaad Ii sheegtaan guurka aan cidi ogayan siduu xalaal u noqonayaa ?
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 Жыл бұрын
masha allah alle ha idin barakeeyo laakaha iyo xaajiyadiisa ❤
@haboonyarey1094
@haboonyarey1094 4 жыл бұрын
Hal hal baa loo soo hoobanaa wejiga labaad ee raxmo rays iyo farxaan yare idinka waaye.
@deeqaxmed9651
@deeqaxmed9651 3 жыл бұрын
War wiilka iyo gabadha maxay isku yihiin horta waa fahmi waayee
@deeqaxmed9651
@deeqaxmed9651 3 жыл бұрын
War wiilka iyo gabadha maxay isku yihiin horta waa fahmi waayee
PRANK BAARLIIN NALKA OO CIMRAAN KU SAMAYSAY TARIKHDII ADUNKA
17:28
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 353 М.
100 Identical Twins Fight For $250,000
35:40
MrBeast
Рет қаралды 54 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
DEG DEG AH "XOGTII" DABOOLNAYD" 1 October 2024.p1.
14:56
Saxafi run tv
Рет қаралды 37
UGU DAMBEYN WAA IGA TAGAY WIILKEYGA 😭💔
10:26
Adna Channel
Рет қаралды 170 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 98 М.
KULANKA ABUBAKAR & CUMAR IYO SU’AALO|| GABADHA UU GUURSAN DOONO....
14:07
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46
100 Identical Twins Fight For $250,000
35:40
MrBeast
Рет қаралды 54 МЛН