Imisa dal ayaa lagu aadi karaa baasboorka Soomaaliland

  Рет қаралды 39,601

shaaciyeone show

shaaciyeone show

Күн бұрын

#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#
Muuqaalada ku dhaafay halkaan kala soco • Gormaa la qadanayaa $ ...

Пікірлер: 445
@AAR-SANAAG
@AAR-SANAAG 3 жыл бұрын
UNITED kingdom waa run wlh aniga familygayga ayaa ku jooga ilaa sedex qof oo ka mid ah waxan xataa ayaan ayaa xtaa ku yimid oo waxan aqaan nin reer Somalia ah oo habargidir ah ayaa ku keenay xaas kiisa iyo caruurtisa. Waa run taasi
@abdifitahAden77
@abdifitahAden77 3 жыл бұрын
Walaal sidee ayaa loogu tagaa
@mohamedtaajir4673
@mohamedtaajir4673 3 жыл бұрын
@@abdifitahAden77 waxa loogu tagaa visaha Oo qofi kaaga sooo xareeyo UK Kadibna aad ka doonato Addis ababa adoo sita Passport Somaliland iyo Tigidhkaba
@bepositive5620
@bepositive5620 3 жыл бұрын
Anigaba ku tagay wlhi somaliland passport haysta UK na wajooga
@mohamedtaajir4673
@mohamedtaajir4673 3 жыл бұрын
@@bepositive5620 Masha Allah brother Waa lagu tagi karaa visaha unbaa kaa xiga
@shacnitoa3891
@shacnitoa3891 3 жыл бұрын
positive wllo sidada uugu tagteyna maad ii sharaxi an kuso messge gareeye
@ibraahimdhuxul5030
@ibraahimdhuxul5030 Жыл бұрын
Waad Mahadsanid walaal. Soomaali oo dhan waanu jecelnahay. Dad aan weligeen kala tagayn ayaynu nahay oo wada dhashay. Lkn xumaan ma aha inaan laba dal kala noqono.
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 9 ай бұрын
Siilka hooyadaa
@waayodino9114
@waayodino9114 Жыл бұрын
Waxad tahy soomaalilander Da daalku waxuu ka bilaamayaa Dalkaaga hooyo markaad horu markiisa Ka shaqayso Sidaada oo kale iyo siyaabo badan Waxad qabaty wax wayn waxann Kaa caawin karaa waxyaabo badan Sida adigu iigu faa idaysay in basaboork Soomaaliland inta dal ee uu ka shaqeeyo aad qaar iigu soo kordhisay Mahadsanid
@Abdullahi-dp2mr
@Abdullahi-dp2mr Жыл бұрын
Wall sideen kuheli kara passportka somaliland
@hanamohamed2705
@hanamohamed2705 3 жыл бұрын
From Hargeisa Soomaaliland❤💬💚
@Horaadmedianews
@Horaadmedianews 2 ай бұрын
Masha allah 🥰 guuul 🫡 iyo 🫡 gobonimo 🫡 💖 ♥️ dhamaan reer soomliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 Жыл бұрын
Waa mahad santahay khayr Allahe haku siiyo caafimaad barwaaqo iyo sharraf Aduun iyo Aakhiroba Illaahay ha siyo Inshallahu.
@daaciyatulkhayr7375
@daaciyatulkhayr7375 3 жыл бұрын
Shaaciye Madax Sare AYaa tahay Alle haku Xifdiyo..Muuqaalkan wuxuu uqalmaa in ka badan 100k Views and likes..SOmaliland PASSPORT Ayey leedahay Waa Dhab.. From Somaliland💞....
@dacarfamily8179
@dacarfamily8179 2 жыл бұрын
Views ayuu ku raadsanaya somaliland inshallah Inay Somalia hoos joogto waliged u ducayn inshallah
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
@@dacarfamily8179 xasidnimo inad qayrka oo kula karti iyo aqoon ah mxad ka faidaysa Waxay ku tarayso ma jirto il waiga hadad cadawada daba wadid hore na waxba uga faidi wayden imikana kuma faidaysid
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Жыл бұрын
@@dacarfamily8179 daad taag daran oo raba inay 2022 dawlad ka wanaagsan inay gumaystaan somalia uunbaa la arkay!!!
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
​@@dacarfamily8179makharuuq iyo xaasidkana ciil iyo murugay u tahay 🤬👊👊😡
@najaahadam6795
@najaahadam6795 2 ай бұрын
Man sha allah guul somaliland iyo gobanimo somaliland hanolota ❤❤❤asc wll
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Somaliland guul dhalad somalilander ah ban Ahay shacabka Somaliland meelbad joogtiin guulaysta Alle ha din xafido
@abdirizakmohamuda.madoobe5168
@abdirizakmohamuda.madoobe5168 Жыл бұрын
Well done Somaliland
@mihiimsalwa2971
@mihiimsalwa2971 3 жыл бұрын
Asc shaciye wllo war fican ay inoo sheeta mahad satahay somaliland like usaraa shaciye👍👍👌👌🤲🤲💯💯
@nimcojaamac5718
@nimcojaamac5718 3 жыл бұрын
From hrgeisa way ledahy passapor somlilnd wuu na shaqeya thnks ayan kulenhy wll
@MegaSacad
@MegaSacad 3 жыл бұрын
waa run. Baasaboorka Somaliland reerkeyga wuxuu yimaadaa Belgium wallahii.
@niciimaawil4731
@niciimaawil4731 2 жыл бұрын
Wll sidee ugutegeen
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 жыл бұрын
Belgium maleyga dacwoon kara wll inan kubaxa rabaye
@MegaSacad
@MegaSacad 2 жыл бұрын
@@rahmahussein6666 five your telefoon
@HhhhHhhh-xp9vb
@HhhhHhhh-xp9vb 2 жыл бұрын
Dadja kadaa beenta
@MegaSacad
@MegaSacad 2 жыл бұрын
@@HhhhHhhh-xp9vb wallhii waa run
@LastMomentMan
@LastMomentMan 2 жыл бұрын
Somaliland travel document can go to the following countries: South Africa Ethiopia Djibouti Belgium United Kingdom Malaysia France Somalia Saudi Arabia South Sudan Kenya Tanzania UAE[5] Zambia[6] Turkey[7] Taiwan
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 жыл бұрын
Wll kenya ayaan jooga Belgium aan raba inan aado ee kenya maka qadan kara passport ka
@LastMomentMan
@LastMomentMan 2 жыл бұрын
@@rahmahussein6666 Maya walaa. Belguim wali lamay samayn Somaliland cilaaqaat dublumaasi ah.
@zalmanzman5682
@zalmanzman5682 2 жыл бұрын
@@rahmahussein6666 wl passport ku waa secure miyanad maqlayn waa inaad dhalad somaliland tahay
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
INDIA KUMA JIRTO
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Somalia ku lahaa! War ma doqon baad tahay,
@guleidguutoofficial
@guleidguutoofficial Жыл бұрын
Soomaliland guul guul❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 6 ай бұрын
Alle haku barakeeyo sxb qaali gob gobi dhashay from soomalilnd Guul 💚💚💚🗨🗨🗨❤❤❤💪💪💪
@mustafesaleban5792
@mustafesaleban5792 3 жыл бұрын
I am somalinder dadkayga somalind guul inch allh nabad warta Wllahay Somalia nabad alle u wey dinaynaa xasilooni daganansho Farxad iyo barwaaqo in alle siiyo waa raxmaan ee dhipka alle haydinka qaado
@rumanali3343
@rumanali3343 Жыл бұрын
Wll shaaciye anaguna wanu ku jeclahay ilahay haku xafido wll Suaal ayaan ku waydiinayaaa waxan haystaaa bassabor soomali wlshay ayaaa maraykanka joogta marka booqasho maku tagi karaa haday ii dal bato inan soo booqdo wll Iga soo Jwb aad Ayaan ugu bahnahay suaaashan
@abdinuur391
@abdinuur391 2 жыл бұрын
From soomaaliand guulayso shaciye cibriga hajoro🥰
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 Ай бұрын
Masha allaha tabaraka raxmaan guul somaliland 💚🤍❤️👑👍
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Maashalah Guul Somaliland
@shakiryarre3611
@shakiryarre3611 11 ай бұрын
THANK YOU BRO 🎉🎉🎉
@maryanyusuf8803
@maryanyusuf8803 Жыл бұрын
Mashaa ALLaah ALLaha usiyaadiyo😂😂❤ ❤❤️💕👍👌
@mohamedfarah8035
@mohamedfarah8035 3 жыл бұрын
Guulayso sxb somaliland guul baan uragaynayaa ❤️😍
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Жыл бұрын
SOMALILAND GUUUL🎉❤❤❤
@luulsalaad605
@luulsalaad605 2 жыл бұрын
Wllky waa runtaa amba waxan ku tagay uk
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
Salaam alaykuma masha Allaha wll saw ma wanaagsnid sideedku tag tay UK se sideedku heshay Visa ha se intee kharash ah baa kaaga baxay bal information iga sii Adigoo mahdsan please and please million thanks 😮
@maryamacaamir3462
@maryamacaamir3462 2 жыл бұрын
Thank you so much
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 Жыл бұрын
❤great man thanks ❤❤❤from SLND ❤
@ahmedkafiak5021
@ahmedkafiak5021 3 жыл бұрын
Guul jamhuuriyada barakeysan soomaliland 🇭🇺❤
@suadaden8606
@suadaden8606 3 жыл бұрын
🤣🤣Mashaa Allah😘😘😍War Video gan mel walbo hala geeyo♥️♥️♥️♥️♥️👋
@munaqali395
@munaqali395 2 жыл бұрын
😂saa ugu farxay pasport somaliland hada ogaan lahayd
@cadnaancabdi5674
@cadnaancabdi5674 3 жыл бұрын
SOMALILAND HA NOOLATO
@nasrinabyan1283
@nasrinabyan1283 3 жыл бұрын
Maraykankaba waa lugu tagaa wll🇺🇸
@mohamedtaajir4673
@mohamedtaajir4673 3 жыл бұрын
Ma hubtaa wllo
@cabdixakinabiib903
@cabdixakinabiib903 3 жыл бұрын
😅
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 2 жыл бұрын
Aniga tanzania ayaan joogaa waxaanan ku imid somaliland passabor
@faadumoxasan7970
@faadumoxasan7970 2 жыл бұрын
Ma hubtaa wll
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 2 жыл бұрын
@@faadumoxasan7970 haa wll
@ibraahinmaxamed5253
@ibraahinmaxamed5253 2 жыл бұрын
Waa beentaa war 1996 anaaba joogay xaalada afka somaliga ku hadla hanooga waramin ee waxaa ti raahdaa like ta igucaawiya dhe laakiin been hanooga sheekayn
@osmanaadan-mp4rx
@osmanaadan-mp4rx Жыл бұрын
Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah sxb qali
@muxammad2413
@muxammad2413 Жыл бұрын
Asc,JASAAKALKAAH, AAMMIIN 🤲
@saaraxasan432
@saaraxasan432 4 ай бұрын
Thanks you
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 Жыл бұрын
SoomaliLand guul
@Zubeir159
@Zubeir159 3 жыл бұрын
M.a guul somaliland ha honlato 🟩🔳🟥😘🥰💪
@khaliddhagey5416
@khaliddhagey5416 3 жыл бұрын
Naga day sedarda fol ee kan qado 🇸🇴🥰🥰💪
@queenahmed2993
@queenahmed2993 2 жыл бұрын
Mazhallh thanks wllky
@difo474
@difo474 3 жыл бұрын
From hargysa geesi allha noka dayo
@cabdiwahaabcabdisalaan5196
@cabdiwahaabcabdisalaan5196 5 ай бұрын
Like uun buu ku RaBaa wadamada sheegayzo midka Somalia 🇸🇴 lagu aadi karin from Somaliland 😂
@shamilesmail
@shamilesmail 2 жыл бұрын
Heheh Waar dadkan xaasidsana passportka yuhuuda hadii la amaano way dhagaysanayan way u kacayan Ka somaliland way ka gubanayan cuqdadu xuma Aniga aya haysata wana passportki kowad ee an ku tago ethiopia 🇪🇹
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
Meel kale malagu tagi Karo OO Ethiopia aan ahayn
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 2 жыл бұрын
@@koombokooficali7085 nio kaalay somaliland ma hooyadaa bay wastay meel kasta waadigan cuqdadda lataagane
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
@@abdimalikali9993 somaliland wa maamul goboled cidna ma aqoonsana
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 2 жыл бұрын
@@koombokooficali7085 annagaa is aqoonsan ee adigu amisom iska xoree haddii kale weligaa addoonkaa u ahaw oo gabdhihiina hakugu hor fuusho yaa kelebyahay
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
@@abdimalikali9993 doofarka hadii aad so qabatid oo daahirisid nadiif ma noqonayo nijaasadiida ayuu Ku laabanaya idinka SAAS oo kale ba tihiin oo doofarka baad lamid tihiin doofarkana wa noolaha UGU qurunsan UU ilaahey dunidan Ku abuuray waxa UU cuna saxarada iyo wax walba oo qurun ah dowladnimada waa diidan tihiin anagana waxa nagu balan waxii diida horumarka Umada soomaliyeed in aan baabi'no oo gumaadno shisheeye iyo qabiilada dhexdeena Ku jira ba wixi nabada iyo horumarka Umada diidan in lala dagaalo oo la laayo shareecada islaamka ba qabta doofaaro yaheey qurunka ah🐖🐖🐖🐽🐷🐷🐷
@abubakarmaxamed7780
@abubakarmaxamed7780 2 жыл бұрын
Marshall allah mahadsanid
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 14 күн бұрын
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND???? CAN YOU TELL ME WHAT IS THE LAND ??? IDON'T. CARE WHAT YOU LOVE. IDON'T CARE WHAT YOU BELIEVE
@sihamsusu660
@sihamsusu660 Жыл бұрын
Masha allah
@mohamethdiyaskaofficial8924
@mohamethdiyaskaofficial8924 2 жыл бұрын
Nio websites caalamiga ah ee laga baadho passport yada kumaba jirtee adigu xageed xogta keenty 🤣🤣🤣
@abng.n6280
@abng.n6280 2 жыл бұрын
Niyad dhis
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
WA runta walaahi 😂🤣😂 ma aqaan dadkan waxba ma arkan indhaha bey la'yihiin
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Muhimada waa somaliland ineey tahay maamul gobeleed
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha allllah❤
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 2 жыл бұрын
Alle kuma cadaaabo wll runtaaad ka hadashay oo ilma xalaaaaal ayaad tahay mahaddanid
@kooshinkaarshe1665
@kooshinkaarshe1665 3 жыл бұрын
shaaciyow south african ku tagay oo kaga soolaabtay. itobiya.
@khadraomar2163
@khadraomar2163 Жыл бұрын
Man challah ❤❤❤❤
@xamsecaafi721
@xamsecaafi721 3 жыл бұрын
Bro wanku tagera from somalilan
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Thank you
@MohamedbashirahmedMohabashiir
@MohamedbashirahmedMohabashiir 10 ай бұрын
Visa malagaga bahanyay please iso jawab
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 5 ай бұрын
WAA QAXOOTI JOOOGA DAL SHI SHEEYE BEEEN HANOO SHEEGIN ZXB
@JamalCreativity
@JamalCreativity Жыл бұрын
Maasha allah well done✔️ 👍
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 Жыл бұрын
Mfur SoomaliLand
@jesshalan6325
@jesshalan6325 Жыл бұрын
Shaaciyo dalka burunai nooga soo waran iyo sida loo tago baasaa boorka soomaaliga
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 14 күн бұрын
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 REER KA SHEEGTA ISAAQA WAA DADD KU NOOL DAL KA SOMALIA 🇸🇴 QABIIL. KASTA. IN UU DAWLAD. IS KA NOQODO. WAY FIIC NAAN LAHAD. LAA. KIIN TAASI. KAMA. JIRTO. ADUUN KA
@osmanaadan-mp4rx
@osmanaadan-mp4rx Жыл бұрын
Masha Allah masha Allah
@saleebaanaadan3899
@saleebaanaadan3899 5 ай бұрын
Mansha allah zxp
@hadiyamaxamed9494
@hadiyamaxamed9494 2 жыл бұрын
Mr hadi passaport Somaliland lagu adi karo Uk 🇬🇧 bas wey tagtO wey talabsateY Somaliland 💚🤍❤️
@Gulledyare-g4o
@Gulledyare-g4o Жыл бұрын
Asc legend of legend
@msa_1439
@msa_1439 2 жыл бұрын
Somaliland Waa Dal Somaliyeed Waana Dal xor ah oo leh calan Ciidan Lacag iyo Passaports
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
Halkee lacag Ka leedahay dowlada somaaliya Aya maamusho ee
@msa_1439
@msa_1439 2 жыл бұрын
@@koombokooficali7085 Somalia Muqdisho baanay Wada maamulin Intaaas ma ogid miyaaaa
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
@@msa_1439 dabcan haa soomalidu wa dad indhaha Ka xiran cadowga Makala yaqaanan laakiin ogsoonow somaliland puntland jubaland wa maamul goboledyo somaaliya ayaa dhaqaalaha hubka siiso sababto dawlada soomaaliya wixi gacanta USO galo badana maamul goboledyada bey u qeybisa hadaba ma haysan DOWLAD awood badan ma haysano ciidan mideeysan oo awood badan ilaahey waxan Ka baryeena somaalida inu indhaha u furo uuna mideeyo iyaga iyo umadaha lamidka ah ba
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
@@msa_1439 walaal midnimada wax ka qaalisan ma jirto midnimo Hadi aanu jirin somaaliya hurumar gaari mayso cadaawad naceyb cuqdad Kala go' gooni isutaag hurumar Laguma gaaro soomalidu ilaahey ha mideeyo
@SahraOsmanDhilmayo
@SahraOsmanDhilmayo 7 ай бұрын
Shave you war Runbaa Nakuru same Basaboorka Somalilaan Malay xujeydii 2022 because maxayugu bixiweyday Grower purslane sure basaborka Carsten Mazda benta kugu wacan
@MRSamaDon5566
@MRSamaDon5566 Жыл бұрын
Asc
@MOHAMMED-kv6im
@MOHAMMED-kv6im 3 жыл бұрын
Wll waa qalad runta waxa lagu aadi kala 1.ithopia 2.kenya 3.djibouti 4.taiywan 5.imaradka Intaasun weeyi wll from Hargisa
@barwaaqoali7807
@barwaaqoali7807 2 жыл бұрын
Mashaa allaah wll 😍😍😍😍
@Sumayacraxmaan-dz7yb
@Sumayacraxmaan-dz7yb Жыл бұрын
Soomalilan maxad uhaysatay Marka walaalo markii Hore qoxonti maad uhaysatay😂😂
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 14 күн бұрын
TAWXIIDKA. ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO
@samirafarah8085
@samirafarah8085 Жыл бұрын
Well done 👍 keep going
@Araweelo110
@Araweelo110 2 жыл бұрын
10 account oo kalla duwan ayaan subscribe kaaga saaray, guulayso walaal.🙏
@xamserashid7412
@xamserashid7412 2 жыл бұрын
Hargeysa hormar aya sameyse wana ku fanaya
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha allllah somaliland ha noooolaati❤
@Fathhxan_ck
@Fathhxan_ck Жыл бұрын
#somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:37
@kooshinkaarshe1665
@kooshinkaarshe1665 3 жыл бұрын
#shaaciyeone show sxp waxaa iisheegtaa DV lottaryga maku xareesankaa duco kugu dhacdee iisoo sheeg lacag maheysto aan siisto ka soomaaliya waa qaali
@khaalidmaxamedc6392
@khaalidmaxamedc6392 2 жыл бұрын
Thnkz zhp qali
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@MaxamedbashiiraxmedMoha
@MaxamedbashiiraxmedMoha 9 ай бұрын
Shaa ciyaw visa malagaga bahan yahay please
@mariammismail4710
@mariammismail4710 2 жыл бұрын
U r right bro
@YuunisCali-tu3wj
@YuunisCali-tu3wj 6 ай бұрын
Gubal lagu safraayo xageeku aragtay wll wan kaxumahay riyada aad kuriyooneysidzxb😂😂😂😂 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dhaymanshariif7977
@dhaymanshariif7977 2 жыл бұрын
Somaali waa somaali alah na abuurey xitaa nama kala soocin alhmdulilah
@ahmedabdi6214
@ahmedabdi6214 3 жыл бұрын
Ayaga dhan Al.shabaab waaye soomaliad
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 14 күн бұрын
ADEER. SHEEKO. RAQIISA CID. NOOLA IMAN KARTAA MA JIRTO.
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 5 ай бұрын
isgadaa hadii aan tusaale kusiiyo zxb hanoo ka teyay HARGASIA unasoc day JIGJIGA 2o19 3 qof mid kamida sitay bast kuurka somalilan waxii layusameey ma iloobin waliyay
@iftiinkawarka3558
@iftiinkawarka3558 Жыл бұрын
Dv lottery ka wrn haddan Uu qaato Interviews Dv lottery? In ka somalia ii saari mayan Visahee
@jamalipraahim4372
@jamalipraahim4372 Жыл бұрын
waanu kaa qaadnay masuul
@saradaahir1009
@saradaahir1009 2 жыл бұрын
Mahadsan wllo qaali
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 2 ай бұрын
Asalamu calaykum
@sunduscabdimahad4263
@sunduscabdimahad4263 3 жыл бұрын
Ninkan wanku xirnaa warkiisana wan xiisayn jiray lkn hada waxii ka danbeeya warkiisa wan xiray xagayga
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 3 жыл бұрын
ciil u dhimo qabxadyahay maanka gaabani.
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 3 жыл бұрын
Cuqdada u dhimo Insha allah cagta hoosti
@rizki1764
@rizki1764 3 жыл бұрын
Anba waa yabanahay😂
@Araweelo110
@Araweelo110 2 жыл бұрын
Cuqdadda ladhimo😂😂😂😂😂😂
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 6 ай бұрын
siilkaga naga leexi
@mercimoe238
@mercimoe238 2 жыл бұрын
SOMALILAND ONE LOVE 💝 kuligiinba
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 5 ай бұрын
Waa nan uga di ya yaaa walll inay qaaadan basta kuuur aan la aqoon sanay BULSH DA SOOMALIYEED WAA NAD MAHASAN TAAN ZXIB
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Inta aan meel lagu aadin waxa ka horeysa ma buug yar baa mise waa note book, kii Somaliya ee la aqoonsana baa shaqeyn waayay oo kii Ethiopia shaqeyn la
@MohamedFarah-my7kx
@MohamedFarah-my7kx 4 ай бұрын
Waaaaar gobol somaliyeeed ka miiiiid ah
@yaasiinmohamedmohamed9613
@yaasiinmohamedmohamed9613 3 жыл бұрын
Shaaaceyoow daganaansho walaguhelaa iga jawaap 😆
@KHADARDK
@KHADARDK 3 ай бұрын
Imika passport ka somaliland UK waa lagu tagi karaa ayaad leeday miyaa😅😅😅
@Prographicsstudio
@Prographicsstudio 3 жыл бұрын
Mnsha allh mahadsanid wll
@SakariyeXusein-ut8ss
@SakariyeXusein-ut8ss Жыл бұрын
Wan kusaray pro
@lashkanogemer199
@lashkanogemer199 2 жыл бұрын
War kan been badnaa Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 2 жыл бұрын
Google ka so badh yaa beedey
@captain_bile236
@captain_bile236 3 жыл бұрын
sas hadee tahay waa in qabiil walbo passbort samesto
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
Aduunkaan Waa wada siyaasad
@rizki1764
@rizki1764 3 жыл бұрын
KKKKKKKKKKK😂
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
Waa Maxay Passport (Baasaboor) Imisa Nuuc Ayuu leeyahay Baasaboorka?
5:25
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 44 М.
Hababka aad ku geli karto Canada, USA iyo Australia adoo u maraayo UNHCR
12:29
عسير: التاريخ غير المكتوب | بودكاست فنجان
3:43:37
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 11 МЛН