@@Qaxootigadadaabtvwll qaali ani codsigyga I tixgali wllo ARSD ka zoo hadal dadka cusub qaxootiga ahay wllo faaiida ay ledahay ka zoo hadal please 🙏 😢
@ZadiiqMohamethАй бұрын
Qoxooriyada ethiopia ka hadal wllo
@ElaqashAHMED10 күн бұрын
Wll aniga akbar kaga haya
@alishahoney3284 Жыл бұрын
Aboowe waxaad og iga sisaa xiliga la isleyahay qaxotiga cusub ee mirqaan oo itopia mardhow laga diwaan gashay
@Qaxootigadadaabtv Жыл бұрын
Kuwaas hada xog kama Haayo
@ahmedhassan5175 Жыл бұрын
Dadkii Flight isku diyaariya ladhahay bisha January 2023 kawaran oo ilaa hadda wax war ah heeynin wax warbixina laguma soo celinin
@Qaxootigadadaabtv Жыл бұрын
Kuwaas waxbo kama sheegi karo. Aqbaar kama haaye
@YahyeYahye-nq6xd9 ай бұрын
Pro qaxotiga ethopia malagu bixi kara
@ibnuabas43578 ай бұрын
Dacad mit ayan raba in aan kacotsado midas oo ah marwalba xog cosub at sogaliso waxa inaat tarikehesa ama kudhowaq mise soqor sawabta oo ah xog walba an akhrino matarikhesano side ku ogan karna marka xokta an dhagesano mit hore iyo mit cosub midey ltahay igana raali noqo
@Qaxootigadadaabtv8 ай бұрын
Haye inshallah waa qorsho Fiican hada ka Dib taariiq ayaa Ku Soo qori. Mahatsanid Walaal Qaali
@abdikadiraliofficial4111 Жыл бұрын
Dacad sxb isoo qabo si qaas ah adoo raali ah waxaan rabaa inaan kula hadlo si qaas ah bro
@Qaxootigadadaabtv Жыл бұрын
+254734379513 number kaan ika Soo qabo
@simandagan1474 Жыл бұрын
Wall ani cafimaad Ayaan sugaya bisha 6 ayan Cis somaray cafimaad ma bilowday wll wan kugi xiranhy iso jwb
@Qaxootigadadaabtv Жыл бұрын
Haa Caafimaad wuu socdaa
@ibnuabas43578 ай бұрын
Saxb sare
@AhmedAminHassan20237 ай бұрын
Maxaa ku dhacay kiiskeyga muddo sanad ayaan sugaayaa passed iyo dhicid midna ma hayo?