DEG DEG CIR IYO DHULBA WALGASOO BAXAY KHAWAARIJTII HALYAYADI DALKA HELAY DHAWAC IYO DHIMASHO

  Рет қаралды 14,741

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 119
@YaasinSiciid-x4w
@YaasinSiciid-x4w 10 сағат бұрын
Dalka guushiisu waa dani like isaar puntilander guul
@yaasmiinhassan2508
@yaasmiinhassan2508 10 сағат бұрын
Ilaahayoow geeshkayaga guusha Aamiin
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 10 сағат бұрын
Puuntland ciidan danbe uga dhiman maayaan koonfurta somaaliya. xasuus 2004 dowladnimadii iyo Villa somaaliya waxaa geeya Moqdisho ama u dhintay wiilaal ama ciidankii Puntland maantana abaal loogama hayo.
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 6 сағат бұрын
Sifican unukaa leh isku badalee iyo naceeb daarood wuxuu ka tuuray iney Ethiopian dalka siiyaan
@PuntlandFirstCreator
@PuntlandFirstCreator 5 сағат бұрын
Aad Iyo Aad!!! Hawiye Iyo idoor Waa Cawaan Aan somaalinimo Rabin.
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 8 сағат бұрын
War ileeyan anaga wax aragnaye maxeye nag soo doonena inkaar ilaaheye idinku rida waye na dhibeen. Guul Ayaan u rajeenayaa ciidanken sharafta badan ee ciridigen Iyo sharafken ayad ilaalineyesane rabi cazwajale cadawaga ha idinka badabaadasho ilaaheye sua idinla jira ❤❤❤❤❤
@joeokieh43
@joeokieh43 10 сағат бұрын
❤❤❤❤ guul iyo gobanimo Military puntland ❤️💯💪💯
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 10 сағат бұрын
GUUL PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱⚔️⚔️✊✊✊❤️❤️
@AbshiroIssa
@AbshiroIssa 10 сағат бұрын
Maasha allaah puntlander haa kacan ciidanka haa lagarab istaago 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️👈👈
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 10 сағат бұрын
Guulaystaa guulaysta geeshkayagow guulaysta, guulaysta guulaysta geeshakayagow guulaysta ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanisse3714
@hodanisse3714 10 сағат бұрын
Ilahow geeshkayag guusha sii aamiin,Adigu waa mahdsantahey sida aad reerbutlaan oo dhan aad uguubabineyso ,geesi halyey adigaaba afkaaga kuxoreyey butlaan
@mjwsjamac8618
@mjwsjamac8618 9 сағат бұрын
Boowe maskiin buu ahaa haduu maskiin yahay hooyadiis buu u yahay waa inaan qof walba oo ajaaniba deegenadena kasaarnaa guul dadkayga puntland👽💚👽
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 9 сағат бұрын
GUUL GUUL PUNTILAND CIIDAMAD XAQ U DIRIKA AH EE GEESIYAASHA AH QALASYADA HARTI. GUULAYSTA GUULAYSTA MAANSHAA ALLAAHU TABAARKALAAHU 🤴🤴🤴🤴🤴🌟🌟🌟🌟👍👍💯💪💪💪💪💯💯🌟🌟🌟🌟. ILLAAHAY CADOWGA DAALIMIINTA AH HABAABIYO OO HA JEBIYO AAMIIN AAMIIN
@mohamedabsiye2634
@mohamedabsiye2634 9 сағат бұрын
Mashaal Allaah Guul guul guul guul VIVA puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ubaxabshi5563
@ubaxabshi5563 8 сағат бұрын
Wayaa Somali putlan uma hilin Waxaba putlan kama gali xamar ok Putlan waa putlan Guuul putlan ❤🎉 ❤🎉❤ Wiilashayda kor kor Allah xifdiyo 🎉🎉🎉we love ❤️ putlan guuuuuul Insha Allah 🎉 Nooo xamar
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 6 сағат бұрын
Ilaahy ha garab qabto ciidanka putland from ssc
@museosman8296
@museosman8296 9 сағат бұрын
Guulaysta ciidankeenow❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 9 сағат бұрын
Guuleysta Gesiyada Puntlaand.
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 8 сағат бұрын
Allahuma amiin gulaysta baan lenahay naftoda hurayasha dalkoda u dhimanaya ilahay ha idinku badbadiyo amiin
@mrjamac
@mrjamac 9 сағат бұрын
nimankaas dad somaliyeed baa kenay oo gabaad u ahaa oo somaliya kenay ileyn nimankan somaliya makala yaqanane in dadkooda la qarxiyo ama la laayo ayey hormuud ka ahayeen kula halasoo wada qab qabto oo tiirka hala taago
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 10 сағат бұрын
Manshallah Manshallah Manshallah Manshallah Guul Guul Guul Guul ciidank punltand ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 9 сағат бұрын
Puntland wiildanbe koonfur udirimayso halagu baraarugo taas
@aliabdigir5606
@aliabdigir5606 9 сағат бұрын
Run ahaan, guul waa ay weyn tahay. Hambalyo. Cid abaalka maammulka Buntilaandi gudi karta ma jirto. Eebbe ha sii guuleeyo.
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 9 сағат бұрын
Guul Puntland ❤❤❤❤❤❤❤ Thnks Wlle dadka damiirku ku dambeeya ayaa ka mid thy ii nooloow
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 8 сағат бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 I am very proud of them Our Boys GUUL Cidanka Darawiish Harti Puntland Staat GUUL xaq udiirir Allaha xaafido Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍 well done ✔✔ Laakaha media 📺 thanks 💐❤✅🇸🇴 from SSC KH 👏✊❤
@siradhersi2273
@siradhersi2273 9 сағат бұрын
Ilaahow Geeshkayaga Guusha sii Aamiin ❤️❤️❤️
@sahraelmi4300
@sahraelmi4300 9 сағат бұрын
Ilahay qalbiga Somalida isu celi Waa dhulkodi waxa ajaaniibtu isgu yeedheen Baylahda iyo dayacaada Somali iyadu isu xoog yeesheen
@suadmire7450
@suadmire7450 Сағат бұрын
Asc Mashaallaah puntland guul iyo gobnimo ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🌹
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 3 сағат бұрын
SCW SCW SCW ❤❤❤ guuleysta Ciidamaada puntland ilaahay ha idiin fududeeyo hawshaa adag, 💙💙💙💙💙👍
@khadragelle7801
@khadragelle7801 9 сағат бұрын
Diinta .isllamka ayey ka soo horjeedaan waxay la dagaalamaan wadanada muslimka ah waa lasoo diray si ay somalida diinta uga tirtiraan culimada iyo wax garadka ayey dilaan mida kale macdanta wadanka ayey gurtaan sidii ciraaq iyo suuriya ay u galeen wax kasta oo taariikh ah way ka dumiyeen tu .isllaam iyo tu kaleba hog u qoda oo ku gura sawirkoodana u dira dawladahooda
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 8 сағат бұрын
Mdx Deni Shacabka Puntlaand Siyasinta kuwa hore kuwa maanta Gudaha iyo qurbaha deganadas waa in deganadas Saldhigyo Cidamo laga dhisa Shirkadda isgarsiinta wadoyinka oo lafudeydo in Cagafyo lagu xaaqo loo dalba,Cidamada waa in tiro kale oo 2 kun kabadan oo dhabar jabinta Khawarijta kuwa Dagalada sokeye Galkacayo Galbeydka bulsha Sacad iyo leelkase uu HSM.kuwa uu soo diray kuwa kale oo Qorqoor muddo 2ba sano 11ka belood ee wada deganaa xasililonida iyo horumar hiigsanayay ayaa hubkii HSM calamka lagu siiyay xoreynta Dalka badalkeeda uu qabilada uu iskugu dhiibay,Dhaqalihii zaadkii cidamada oo lawecsaday.Cidamo kuwa Hore ee sida Genral Ayuub wadaniyadda dalka oogu soo noqday kuwa cusub oo.carmo iswada geeya naanta Puntlaand waxaa eey mudan tahay Waxii dhiig lahow kacaay.(Heestii ahayd Ninki Dhoof kuyimad beey geridu dhibeysaa wakhtigii dhamayow waa uu dhaqaaqi doona,Deni iyo Faroole intii Hore Taliska Hargeisa u meysan qabin Dad dhaqankan leh si lamid Oromada dalka iska soo gala xamalato iskadhigayaan balse wada ah sarakil sirdoon Khawarij mid Dacish mid danaha Reee Galbeyd mareykan yuhudda Carapta Africanka shax lasoo dhigay xiligii Mdx Cabdullahi yussuf uu rabay in Dalka la mideyo Mamuladuna eey wada shaqeyaan Cigaal iyo isaga Ina Gelle ayaa fashiliyay.
@anisamahad3875
@anisamahad3875 8 сағат бұрын
Mashslah guul iyo gobonimo ❤❤❤ dhulka awoowaheena ayaa rabaa in la qaaato diidnay dani guul❤❤
@AnabYussuf-b7y
@AnabYussuf-b7y 10 сағат бұрын
Guulaysta
@DhagacadeGaney71
@DhagacadeGaney71 9 сағат бұрын
Guúuuul iyo gobanimo budlned
@ijjbhri6415
@ijjbhri6415 8 сағат бұрын
Mansha Allah Guulaysta
@NoroOsman-e5s
@NoroOsman-e5s 10 сағат бұрын
Guul guul ciidamsda putland
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 9 сағат бұрын
GUULEYSTA PUDLAND ❤❤❤❤
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 7 сағат бұрын
Guul guul guul baan idin rajeeynayaa ciidanka puntland.
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 8 сағат бұрын
Macdanta ayey naga guranayeen haladilo qawaarijta waxa harey jilib ay ku urursan yihiin guul wiilasha gorile laaya nimanka nabaa bi iyey
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q Сағат бұрын
Guuuuuuuuuul Guuuuuuuuuul Guuuuuuuuuul iyo gobanimo daarood 🤲🏼
@SabriyeAadan
@SabriyeAadan 9 сағат бұрын
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. In. Loo. Midoobo. Baabinta. Argagixisada. Weyna. Jabeyn. Argagixisada. Dhamaantood. Insha. Allah. Kariim. Waa sida. U. Jabeyn. Daalimiinta. Gaalada. Ah
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 4 сағат бұрын
Allahu akbar guul cidankena❤❤❤❤
@bby6
@bby6 2 сағат бұрын
Guuleysta marwalba inshallah ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia
@madinamusse5141
@madinamusse5141 8 сағат бұрын
Maashaa Alaah Cimraan hooyo Abwaan baad tahay❤️❤️❤️♥️♥️💕💕💕💕🩷🥰🥰
@Ali34388
@Ali34388 7 сағат бұрын
maasha Alaah guul guul ilaahoow gayiga Soomaali lagawaayo khawaarij🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪👏🤣👍
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 9 сағат бұрын
Aar Puntland waa daad mucjiso ah Walahi……wax anaan Somalidiina kale ku baraarjisneen aaba na tusteen Mashallah Puntland waa Aabehi iyo Hooyadi Somalia 🇸🇴 aanaa u qiray maantay Reer Puntland🦁🇸🇴❤️ Somalia 🇸🇴 adinkay idinka dhiman la’dahay Walahi adinkaa ilaslisiin daal iyo debadba thank you waa qiirooday walahi ❤️❤️❤️🔥🙌 Guul Puntland iyo Somaliweyn ❤️❤️
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 5 сағат бұрын
❤❤❤❤❤🥰😍🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul iyo gobanimo buntlan all
@XafsoFaarax-y7f
@XafsoFaarax-y7f 9 сағат бұрын
guul puntland
@madinamusse5141
@madinamusse5141 8 сағат бұрын
Oromada Puntiland halaga saaro
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 9 сағат бұрын
Maashaah allaah
@rizzoali8912
@rizzoali8912 9 сағат бұрын
Adoogaa iyo Awoowgaaba Alla cadaab. Lol walaahay waa qoslay.. Reer mudug caadi maaha.. haa indr waa layneynaa gaaladaan
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Сағат бұрын
Mansh,Guul guul cidanka pundland
@HodanMohamud-v4s
@HodanMohamud-v4s 8 сағат бұрын
Guulsha puntland iyo baaba a qawaariij iinsha allah
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg 9 сағат бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 9 сағат бұрын
Allah babaiyp
@aminam3470
@aminam3470 6 сағат бұрын
Wa runta argagixisada hala ciibtiro guuleyso walaal
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Сағат бұрын
Mansh illaahey cidanka pundland hadhoore
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Сағат бұрын
GUULAYSSA Geesiyaal ❤❤
@joharonurr5611
@joharonurr5611 10 сағат бұрын
War boowe xamar hiino dhiigin Puntland inka badanah❤🇸🇱🦁
@aminam3470
@aminam3470 6 сағат бұрын
Masha Allah guul iyo gobaniimo
@Amooabdi-e2o
@Amooabdi-e2o 6 сағат бұрын
Mansha.Alaah. guul ha siiyo. Dalkeeno dhan. All. Soomaali. Waa nala loo Soo shaqo tegey.
@bulohus8548
@bulohus8548 9 сағат бұрын
Acuudu billaahi Mina Shaydhaani - Rajiim ! Ina Kudhuu kadhaa kundaar Maxaa noo keenay!!!!? Gardaro xoog badanaa !
@fadumoali7300
@fadumoali7300 13 минут бұрын
Guulayso laakaha bro❤
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 9 сағат бұрын
SCW SCW SCW
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 10 сағат бұрын
Axlmudallah Axlmudallah Axlmudallah Axlmudallah
@AnabYussuf-b7y
@AnabYussuf-b7y 10 сағат бұрын
Saxiix
@madinamusse5141
@madinamusse5141 8 сағат бұрын
Waa dad lacagtii ka badatay reer Boosaaso. Niman baa qado u kariya lacag la’aan ah.
@Ali34388
@Ali34388 7 сағат бұрын
arboowe waamiskin 🤣🤣🤣🤣 laakaha waadnaga qoslisay baaraka Allah 👍
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 3 сағат бұрын
Illaahaw dalka cadawga nooga badbaadi
@Ciiltire572
@Ciiltire572 7 сағат бұрын
Waa jabeene jabiya khawaarijka
@aishaahmed3734
@aishaahmed3734 4 сағат бұрын
🇺🇿🇺🇿👍👍👍👏👏👏
@AbdimahadHassan-n6b
@AbdimahadHassan-n6b 5 сағат бұрын
Guul iyo gomanimo ❤
@hawafarahaden60
@hawafarahaden60 6 сағат бұрын
Cimran landhere waa ku wataa
@mohamedqalinle8458
@mohamedqalinle8458 3 сағат бұрын
m.a wllo🎉
@Himiilo-
@Himiilo- 7 сағат бұрын
Masha allah
@habibamohamed5590
@habibamohamed5590 Сағат бұрын
Guul Guul Putlaad
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 9 сағат бұрын
Kkkk run badanaa ari boowe waa qudh qudho
@xayatahmed8198
@xayatahmed8198 3 сағат бұрын
Ilahey habadbadiyo dalkaan dad malehee rag maleh kan balse rabi buuleeyahay
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 7 сағат бұрын
Wa wareeey 😢
@MahadCabdinaasir-o4x
@MahadCabdinaasir-o4x 7 сағат бұрын
abti may
@madinamusse5141
@madinamusse5141 8 сағат бұрын
Puntiland waxba yay siin Oromada
@maansarestudio8484
@maansarestudio8484 8 сағат бұрын
Waa afuufeynaa
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 8 сағат бұрын
Who is your family
@shuposh7675
@shuposh7675 2 сағат бұрын
❤❤❤
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 8 сағат бұрын
Sax dalkoda ha lo tarxilo
@SabriyeAadan
@SabriyeAadan 9 сағат бұрын
Hambalyp. Hambalyo. Hambalyo
@ayansamatar
@ayansamatar 6 сағат бұрын
Aniga iyo adigab ina adeer xaqooti baan nahayr beyadinina raag baa guranaya oo uu soo qaxey
@madinamusse5141
@madinamusse5141 8 сағат бұрын
🙏🙏 Oromo ha tagto
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 9 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 Ari boowe qurquro
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 9 сағат бұрын
Wcs wrb
@madinamusse5141
@madinamusse5141 8 сағат бұрын
Guul iyo gobanimo. Puntiland waa dawlad . Ciidankuna hal meel bay ku taba barteen Somaalibaana tababartay. Ciidanka Muqdisha jooga dadkala duwan baa tababaraye way guulaysan lahaayeen. Waa in ciidanka Soomaaliya Puntiland lagu soo taba baro. Cimraan Oromada Puntland halaga saaro.
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 8 сағат бұрын
Shuute waa in aad dil ku xukunta hanoo wareysan waxay naga soo doneyn ayaga og
@madinamusse5141
@madinamusse5141 8 сағат бұрын
Oromada Puntiland sida duqsigay u joogaan.
@Ali34388
@Ali34388 7 сағат бұрын
wadanka waalahaystaa ajaanib baahaysata Soomaalaay hurudo 🤔
@SaMo-y6o
@SaMo-y6o 7 сағат бұрын
Asaga waxaas maxaa ka galay maxaa Soomaali ka soo dooneen war sharciga halagu qaado
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 2 сағат бұрын
Maxay tahay argagixiso mel iska fadhisa qarax iyo qarbud geysanen.wa waxad awalba meaha ad ku ogeyden o ad kuso dabuli jiten hadana meshad udiri jirtwn ba adkatay alaha kashifo amurya runteda
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 6 сағат бұрын
Waxaan oo dhan waxaa uga daran daarood neceeb ka hawiye tagan yahy iga ilaali daarood 😂😂😂😂
@happyahmad9689
@happyahmad9689 10 сағат бұрын
Soomaali qabiil is daglaysa inta wadan qabiil is dagalanyen cali sheers calmka rag ka keenay ku tashkiiliyo alshabaab
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 6 сағат бұрын
Xasan gurguurte ayaa fasaxaya hadee maxaa la usku dalinaa somali maryooleyey 😂😂😂
@hawosalah3919
@hawosalah3919 10 сағат бұрын
Kuwa koofata jooga madax la shaqeestaan
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 2 сағат бұрын
Awalba ayyga meaha ku hayey ya kadhadhicinYsan war runta idin shegad weysene alah kashifo runta rabiyow so ifi xaqiiqada
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q Сағат бұрын
Cidamda butland cidna umay dagalamin waxadan udhihin muqdisho gwya muqdishad marki horeba uso dabuli jirray o ad meaha ku ururin jirten o mudug iyo galgadus iyo hirshabele iyo muqdiaho ad uso dabuli jirten hada waxad wdysen melad marisan so inteysan sirtu fashilmin ad iaku xoreynwysan wixi ad awlba mwaha kuhaysen sowti6 moroca ah ad horeyba udeysen ayago ay kucadahay inay uqabilsanayen qaraxyada samayntoda sow mesan dayin omadhihin butlan dowladoda naga codsatay axer qofna idinkama caqliyaro caayarta walojeda inad kLa hormar aytahay intadan fashilmin
@happyahmad9689
@happyahmad9689 10 сағат бұрын
Putland waa inyar dhull ahaan lkn soomaaliya yaa kasaari kara
Deg deg maxa logu Taliska Argagxisada Puntlnd Khasaaraha kudhacay
14:58
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
Nabad, Dagaalkii Dacalay oo la soo Afjaray
Dal Jire Tv
Рет қаралды 25
GABADHI IYADO LAQABA NINKA GUURSATAY XAQIIQDA WAATAN👈🏻😭
11:16
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 33 М.