DEG DEG YAA SIXRAY RAXMA ROOSI ZAKI YARE IYO OOMAR BAR BAR WAX KA OGOW CALKA OOMAAR

  Рет қаралды 17,279

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

27 July 2024

Пікірлер: 28
@NasriWacdi-s1v
@NasriWacdi-s1v 2 ай бұрын
Salalahu wacaleyhi wasalam 😢😢😢😢😢😢🎉❤❤❤ 1:37
@HawaGassim
@HawaGassim 2 ай бұрын
Caafimaad Deg Deg oo Taam ah Allah ha siiyo Amiin
@ZeinabOmar-i6w
@ZeinabOmar-i6w 2 ай бұрын
Aallah Naga dhigo kuwa allah Ku xeran 😢
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 2 ай бұрын
Salahu calayhi waasalam ❤❤
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
Fartun cumar sixir ayey sariirlasarantahay
@XawoMayoow
@XawoMayoow 2 ай бұрын
ALLAH ALLAH ALLAH ALLAH 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤
@jasminej6281
@jasminej6281 2 ай бұрын
Fartun taas agtaagan xataa waala fadhiisiyey Fartun wey xanunsantahay sanado
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 2 ай бұрын
Because waxaad ugu hilinaysa madhi baannimo
@simaasma3095
@simaasma3095 2 ай бұрын
Soomaalaay idinku hays xaasidinaqofka walaalkii xaasida isna ma aflaxayo aakhirkii isna wuu luufluufi ilaahoow caafi oomaar iyo intii inaga bugta oo dhan yaa xayi yaa qayuum yaa alaah aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 2 ай бұрын
Najiib alfa xitaa wa lawayay
@Somali-One
@Somali-One 2 ай бұрын
Triangle maxaa keeney? Sixir maahane maasooniyada odeyga gaadeysa
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 ай бұрын
Walaale ma uu ogola Somalia 🇸🇴 lagala Quusay
@farhiya2343
@farhiya2343 2 ай бұрын
Wiilkaas Allaha caafiyo lakiin su’aal maxaa fanaaniin laga sixraayaa oo ay haystaan oo an balwad iyo faqri ahayn maa la sixro maalqabeenada somalida ah oo shirkadaha iyo hantida haysta Adkaarta hala aqristo Alla subxaana wataacallah ha layku xiro
@FoozeeyyAhmed
@FoozeeyyAhmed 2 ай бұрын
Wad ku sahantahey wll lkn iswedi fananka iyo malqabeenada yaa bulshada dadka ubadan waa fananinta dadkan oo fananita dawa racayan wexe raban bulshada ine halagan coz music Waye I hope you understood me wll
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 2 ай бұрын
Waxaa layiri iyagaa isa sixra. Ilaahow inta bugta caafi inta dhibaatada wadana soohanuuni. Haddii aadan hanuun lamaagina shartooda iyaga ku koob. 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@Somali-One
@Somali-One 2 ай бұрын
*Ayub maansooni*
@Somaliweyn2024
@Somaliweyn2024 2 ай бұрын
Fartuun Omar ku dar xitaa cuuryaan laga dhigay gabdhaas allah caafiyo😢
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 ай бұрын
Dhibta kale oo heeysata ehelkiisa waa uu ka dhuuntaa Mar walba, markiu dhibtoodana yaa reer Mahad aheey buu ku qeeylshaa $20000 baa turkey looga furtay nobody knows cidii la socotay in turkey 🇹🇷 Taas baara bahda saxaafadooy
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid 2 ай бұрын
Ebbe waxan uga baryaya in cafimaad deg deg ah allaha siiyo amin.
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t 2 ай бұрын
Deeqo afro xataa ku dar
@fartunahmad7054
@fartunahmad7054 2 ай бұрын
Music asaa fal. Shaydana e music la'aan hesa
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 2 ай бұрын
Maraykanka bala mataalo, maxaa fanlaga xaasidi. Waar daroog buucunay barbar markaa. Waa daroog waxa sidaa ugalay
@Farxiyo-c2n
@Farxiyo-c2n 2 ай бұрын
caafimad taam ah ala hasiiyo wllkey oomar barbar ehelkiisa wilkaas gaqurmiyeen aan uduceyno anagane wllyaal
@midnimomedia198
@midnimomedia198 2 ай бұрын
Oomaar haday wax garaan we know cidaan u raacayno rag badaan cirbaha masaamiir laga dhufanaynaa Omaar aan u ducayno Somaliyeey is jira waysada iyo adkaarta afka halagu hayo.
@Somali-One
@Somali-One 2 ай бұрын
*Wixiiba magaran karo ayaad ku dhameesatey videogaaga balse waa laguu garanayaa oo waa maasooniyad ee soobaro*
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 ай бұрын
Turkey wuxuu u soo aaday inuu timaha ka beer to, Lacagtii uu watay waa laga xaday, ka Dib buu damcay inuu xoogaa Europe ka soo shaqshaqdo, Xog-Ogaal u ahay arimihiisa
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 1,6 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 11 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 57 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
DEG DEG OOMAR BAR BAR OO AFKA FURTAY ISAGOO XIRAN CAWINAD DALBANAYA
15:32
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 11 М.
NAXDIN QURUXDA QOYSKA 2 CABDULAHI IYO MARYAN MAKA LATAGEEN WAA MAXAY DADKA
18:30
Morning zikr by Mishary Rashid Al-Afasy
21:06
Fortress of the Quran
Рет қаралды 6 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 1,6 МЛН