subxaanAllaaah.................... no one has the POWER Except ALLAAAAH.....
@axmeddadaal965322 сағат бұрын
اللهم.صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@Shormacane14 сағат бұрын
😊 7:02
@Shormacane14 сағат бұрын
😊😊
@fadumoabdi559522 сағат бұрын
Ma siibada ku dhacaysa waa masiibo ay gacmahood ku keen sadeen waa dad maalin kast dilya qof muslim ah cadaabta Alla way soo socta
@EngineerMohamed-w1w16 сағат бұрын
Waryaa ma Adiga ka dembi yar.malinkasta ayaad qabiil dartiss daad udishaan.
@abdellahyacin564811 сағат бұрын
Isla hisho dadka haa isku daarin Qomiyada cafaar waa muslim , ilahey taqana isku maa jiraan dadkuu
@Sooman-e8t22 сағат бұрын
Ilaahow xaga isr il u wareeji oo falstin iyo intii islaam ah ba kaleexi Aamiin.
@bouhahmed553721 сағат бұрын
Cher frère es-ce que pour notre frère Afar que Allahou aider mais les Israéliens allah fairait des choses que n'importe quoi personne ne peut connaître inchallah
@IDRISSAhmed-d4d4 сағат бұрын
Alhamd illahay dhulkas Anfarta o dhan allaha ku wada qarxiso dad iyo biyoba illaha ku wada halago , galada galada dhashey
Somaliyeey wax ku qaado mucjisada Ilaahay eeynu indheheena ku arkayno Ilaahay an ka yaabno colaada hala joojiyo halays cafiyo hala walaaloobo Geyiga somaaliyeed inaga badan nabada nabada nabada dhmaanteen an qaadano Ilaahay halo noqdo
@Shaamil-Basayev20 сағат бұрын
Waa sax hadey maqlayan waaye 😢
@sahroali72035 сағат бұрын
Subxaanallah alla hanaga badbaadiyo musibadan dinbigii baa batey dadka islaamka ah waa iney ku ibro qaataan arintaan itoobiyo heysa dhiigi baa la baneystey naftii iyo xoolihii dadka baa lagu had gudbey gaalo wey qibirteye dadka muslimiinta ah hais daba qabtaano xaqana alla hana tuso dadkaas islaamka ah ee meeshaas ku noolna alla ha badbaadiyo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@deeqa9531Сағат бұрын
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz11 сағат бұрын
Allahu Akbar Sallahu cala Nabiyuna Mohamed
@AichaAicha-h9e4 сағат бұрын
أللهم صل وسلم عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salmaa287122 сағат бұрын
ciraanow Ameen for your ducaa🙏🙏🙏💖💖💖💖💖💖subxaaanAllaah
@yuusufjaamac649520 сағат бұрын
Waxan u baqayaa somali inay cadho alle ku dhacdo sida kuawan dhiiga nafaha muslimiinta xalasgaday oo kale subxaan allah
Wa dhulkii somalida ay kaqaten dadka kudhameyen hadana wax lagu farxo mahan wa cibara qadasho subxanahal
@AbdiOsman-z5f23 сағат бұрын
Waa musibee suubahanalah
@rirachekheyr18822 сағат бұрын
Asc warya laakahow. Canfartu muslim ma aha . Sidi ay u dileen somalidi reer sitti aya lagu ciqaabaya.
@KadraBogoreh16 сағат бұрын
Allaha madhiiyo afarta
@Sadiya-g7e22 сағат бұрын
Subxaanallaah
@aminaahmed911522 сағат бұрын
Subxaanallah subxaanallah
@ummuisra672121 сағат бұрын
Xasbiya laah wanicmal wanicmal wakiil
@wabaxa21 сағат бұрын
CANFARTA W WALAHA BALSE HAWIYA WA CADAWKAGA DULI FOQOL DULI
@Shaamil-Basayev20 сағат бұрын
Canfarta ayaba cadow ah muslin ayeyba sheeganayan hadane dad muslim ah ayeyba laaynayN CADOW weeye Canfarta allah gubo dhamantooda oodhan canfarta 🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩
@RiishsuldanRiishsuldan9 сағат бұрын
Canafar walalo noma ahan masakina ma ahan ilahy ha ololiyo
@CabdicasiisDaahirfa21 сағат бұрын
Insha allh alehakakorqaado
@roodaqueen295915 сағат бұрын
Subaxnallah 😢
@KaKa_64119 сағат бұрын
Meeqa’beri ayuu socdaa 🤷🏽♀️ subxaanalLaah!!!
@AxmedMustafe-y8p22 сағат бұрын
Allow dhahran umadda islaamka allow ka nabad geli
@marwosaciid44819 сағат бұрын
Ma ogtahey wax ay sameeyaan dowladaha waaweyn dhulgariirka maanta dhulka hoostiisa ayaa la mariyaa marka waxaa waxey u ek yihiin bad raadis subxaanalaah 😂😂😂😂😂
Mareykan isagaaba seddex gobol duufaano iyo dhul gariiir ku dhacey qandaraaska reer galbeedka odhan+ itoobiya kuso heshiiyey taaso farogalin shisheeye aheyd?? Cadaalad Rabaaniyeh wa sax 🎷🎷🎷🎷🎷 iyaga itoobiyaanku xoog dalka soomaaliya ku jooga oon baxa diidayn ba wa kibreyn oramoda+A Amxaaro+TIGREEGII melaz Zinaawi oduulaankii Soomaaliya kuso duuleyn 26 sano ayey kibir iyo bililiqada kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada caalamiga usoo dirsadeyn burburinta qaranimada dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan taaso farogalinta reer galbeedka odhami kula soo heshiiyeyn itoobiya hub gadiid iyo dhaqaale faro badan laso Siiyey duulaankii dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan?
@husseinwardere973511 сағат бұрын
Canfar iyo Oromo yaysan kugu Soo gaban islaamnimo Waa dad aan Islaam'nimo iyo Aragti midna laheyn
@KadraBogoreh16 сағат бұрын
Afar Somali maaha aduka somalida aye uguneecbyiihin
@abdiciro761017 сағат бұрын
canfartu muslim iyo gaal ba waa leeyihiin
@4waabDhoowooy21 сағат бұрын
Wariyaa. Ma. Anfarbaa. Walaaleheena. Ah. Sidey. Ogeeyt. Oo. Somali da. U. Hasuuqeen. Hataa. Muslim. Ma. Aha. Anfarta. ILaahoow. Cdaabta. U. Siyaadi. Anigoo. Ah. Korneel Hussein. Darawish
@zahroyussuf99622 сағат бұрын
Canfarta itoobiya maaha muslim kuwa jabuuti ayaa muslim ah
@Gureey-l6k20 сағат бұрын
Inta so go.day wa la yaabanyahay wa inti somalida horay u lahed ilaha uso celiyay dhulkeda somaliya ayagana alaha asturo
@MustafeHassan-y3v6 сағат бұрын
Dacalwaley maxaad uga qaban weyndeen cagjar ma maantaad illahay swt xasuusateen Daaroodoow volcano 🌋 naha inoo soo qaniimeeya berbera kaluunkii aad dooneyseen wuu guuray dhanka muqdisho buu u guuray biyo dhanaan lee waaye ee volcano 🌋 ku soo wayseeysta oo ku soo cibaadeysta dhiiga muslimka dambigiisa lagu maydhaa ee iska soo maydha dhiigii dacawaley walaalayaal hore u gaadha dambiga iska soo maydha Daaroodka tabarta yar dhiiga muslimka ha isaga soo meydhaan ee hore u soo gaadha qaniimo baa halkaa idinku dhow Aga aga awoowgii allah ha gubee inoo soo qaniimeeya aan dhuxusha ka reysanee aga aga waar malaha waaba dahab tv 📺 warka gaadhsii cagdheer cagjar murayada madoow ee uu dacawalay u soo gashaday ku soo cadee volcano 🌋 dacawaley waxaad ka dhigtahay aad si fiican aad u aragtide
@farxaanmuuse299315 сағат бұрын
Wll maxaad kadaali makolbay soomaali wax kuqaadanaysaa car bal wax hakuqaataan
@COD-MIIR.20 сағат бұрын
0:26 Waa yaab. DAD aan Walaal ku laheen, Bahdil iyo Boob dhul kugu haaya. Maxaa Ajaniga Iyo Futada Raga Somaliyeed isbaray. Warr ALLAHA HALAAGO. 30Sano kadib, Ha dhihin, Waa nala gumaaday, Dhulna ku daa. Bal Walaalahaa Canfar Haku Walaaleeyaan 30sano kadib. Waxaan Somali Muxamed ka aheen, Xaras-baan u haayaa. Nabad iyo ixtiraam, laga waayo na. Iima kala sooc na Amxaar Canfar ah.
@hussdalm4716 сағат бұрын
Kani waa nacas aan jajuus ah Somali galbeed waa laxasuuqay.
@hirabmimiHii-nl1ui16 сағат бұрын
War nacala hoyada la waaye, canfar maxad katagaana, sideed walal ku tihin😮 argagixisada?? 😢
@mcnncm131822 сағат бұрын
Bas iska gubayaa nooga dhigaysaa foolkaane 😂😂😂
@aminazahra333722 сағат бұрын
😂ilaamku ma ubadka iyo xamasta ayey gawracaan waa aaqiladii ay galeed ayaa ILLAAHAY ku ciqaabayaa
@gorodaxmed776223 сағат бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@aminazahra333722 сағат бұрын
War kuwani waa kuwii dadka safarka ah baabuurta kala hadhi jiray oo laynayey
Wallee Somalida xorta Ah baan u - Baqayaa !! Waayo ‘ilaa somali - Jirtey! Dulmi baa ka socday mar - Qabiil ba Qabiilka uu ka xoog badan yahay Dulmi yaan! Mar Ay - Dhiigooda iyo xoolahooda banaystaan! Allaahna ‘ inaa wuu - Arkayey! Dulqaadkiisa!! إن بظش بربك الشديد!!!
@hussdalm4716 сағат бұрын
Canfar aduunka Somali ayey ugu nacebyahiin
@abdellahyacin564811 сағат бұрын
Ayaa kuu idhi Waad iska hadleysa Djibouti miyaad taktey Waay kala gursadan Waa miid qudhaa