IMTIXAAN ADUUN PART 19

  Рет қаралды 173,069

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 214
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasrocabdi4072
@nasrocabdi4072 3 ай бұрын
Odayga is not easy nag walba niyadu u dhisa😂😂😂😂
@DeeqoCali-lb2ps
@DeeqoCali-lb2ps 3 ай бұрын
🎉🎉😢😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😊Scw
@Ehluqeyr
@Ehluqeyr 3 ай бұрын
Ala sucdi waa jilinkiiyo qofa riwayada la aanteed nuur maleh😅😅😅
@MuktarCabdi-w9w
@MuktarCabdi-w9w 3 ай бұрын
Caawa ayey odaygii iyo tii yard way isku dirtay Allah ha sahlo waa shaydaamad islaantu
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 3 ай бұрын
Axmed isn't easy nag walba wuu qanciyaa Niyada u dhisaa wa sir siraa afsoomali uhaaya wlh ninkan legend waaye
@FaadumoCabdixakiin
@FaadumoCabdixakiin 3 ай бұрын
Caawa aada ufaraxsanhy minyarta waalaga guuleste😮
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 3 ай бұрын
Adiga min weyn miyaa tahy Mise waad ka cabsanaysaa In lagula guursado
@dr_safa512
@dr_safa512 3 ай бұрын
Ahmed Is not easy ❤❤❤
@Amran-r9k
@Amran-r9k 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@FaadumofaaraxAxmed
@FaadumofaaraxAxmed 3 ай бұрын
Marka hore salan gobeed dhaman jilayaasha marka xigta wa iga consi marka cunto dhadhaminaysa tufida Aayara wadkumadsantiin horumar wacan
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 3 ай бұрын
Odaygan labaadissa Nagow houwada habmannahaa AHMED VERY SMART SHUBAND KEEP GOING
@AadanAxmed-jy8ht
@AadanAxmed-jy8ht 3 ай бұрын
Ahmed is not easay
@ishafilms9730
@ishafilms9730 3 ай бұрын
Kkkkkkk sucdi this will be u when AK kula gursado 😂😂😂😂 in the future soo funny wallahi
@shamsoismaan-tg8hv
@shamsoismaan-tg8hv 3 ай бұрын
Xalay xagee jirteen 🎉
@bintuosman4359
@bintuosman4359 3 ай бұрын
Ciiid
@caliyahqurux
@caliyahqurux 3 ай бұрын
Ala ala ilahow hada nin nag qabo hawesto sidan hala e sir siro 😂😂😂ninka qaainsana yahuu😂😂
@shaficicmaxamed-jg5zg
@shaficicmaxamed-jg5zg 3 ай бұрын
Ana uhoreya cawa like
@LuulAbshirMuxudiin
@LuulAbshirMuxudiin 3 ай бұрын
Haji Ahmed is not easy😂
@leylocismaanmaxamuud4567
@leylocismaanmaxamuud4567 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ ahmed is not easy
@HibaaqAhmedGeenyomadow
@HibaaqAhmedGeenyomadow 3 ай бұрын
Sacdiyo suuraheeda 😂😂😂 ika gadan cawada tan kle azad mey qeelidiisa u xiisay anwy ciid wngsn team sacdiya😅😅
@ashwaq-nura1139
@ashwaq-nura1139 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 XARAGAY LAA GODANTAHAY!!!! 🙌🏾🙌🏾🙌🏾 SAGAL IS NOT EASY. ❤
@ShukriShactiro
@ShukriShactiro 3 ай бұрын
Sacdiyo is not easy
@SaynabMaxamed-cj9uy
@SaynabMaxamed-cj9uy 3 ай бұрын
Ala.odaygu afmacanaa 😂😢
@shukriabdirahman3925
@shukriabdirahman3925 3 ай бұрын
Mid sadaxaad guurso
@xalimomaxamed1211
@xalimomaxamed1211 3 ай бұрын
Awala anigoo nin naag qabba qawaaf ka qabay ninkana wuu iga sii daray wallee ani iyo nin naag qabba hadal nama dhexyaalo
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 3 ай бұрын
walahi aniga waxaan arkay dumar laislaqabo hadana sidey iskuladhaqmayaan walahi ma aamineysid meel hadii la aadayo xitaa waa lasikuraaci
@user-landa134
@user-landa134 3 ай бұрын
Sidaasa looga bahanyhy oday ahmed u qancinayo oo qalbigooda u ilaalinayo xasaskiisa inay ka bartan raga xaaslayasha ahi
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Kan axmed.wanba kaheley😂😂😂❤
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 3 ай бұрын
Minayara bahdilan macsonkor 😂😂
@XalimoHssn
@XalimoHssn 3 ай бұрын
Xaaji axmed iyo ex kaygi waba isku mid 😂
@AadanCabdulaahi-ee5ro
@AadanCabdulaahi-ee5ro 3 ай бұрын
Ala odaga afmiin shaar sanaayayeeeeey😂😂😂
@SaredoMaydhane
@SaredoMaydhane 3 ай бұрын
Wwww wan kehayly Asad iyo Sagal jacelka bilaba ❤❤ sidokale asaxabta qaliga ah
@AhmedAbukar-h2v
@AhmedAbukar-h2v 3 ай бұрын
@IbrahimHabibullah-h9o
@IbrahimHabibullah-h9o 2 ай бұрын
Kani waa ayeeyo koris.
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 3 ай бұрын
AXMED NIN CAYAAR MAAHA WAR HOOY RAGA DUMAR GUURSIGA BADAN SAAS UKALA MAAREYA
@NadraGutale44
@NadraGutale44 3 ай бұрын
Ar xaaji ahmadaa mid maahan😂😂
@SahraJuube
@SahraJuube 3 ай бұрын
Sedexda filimka dhadhanka u yeelay waa sucdi sacdiya iyo axmed sedex dooda habeenkee kuwada jiraan qaraaxo ma dhina
@SaynabMaxamed-ce6hw
@SaynabMaxamed-ce6hw 3 ай бұрын
Odeygu is not easy 😂😂😂😂😂
@MaxamedBashir-e6p
@MaxamedBashir-e6p 3 ай бұрын
Asc ❤🎉❤
@AmaalAadam
@AmaalAadam 3 ай бұрын
Riwayadan wxan ka barty inay nimanka naagaha leh laba wajiile yihiin
@roodasaeed8596
@roodasaeed8596 3 ай бұрын
Ahmed is not easy
@FannyMag
@FannyMag Ай бұрын
Garcia Linda Jackson Robert Williams Lisa
@umoahmed4221
@umoahmed4221 3 ай бұрын
Sida caadiga ah ooh nimanku nagaha been ugu kalasheegaan
@kalsancookingchannel7631
@kalsancookingchannel7631 3 ай бұрын
Kkkk alla aderka been badnaaa😂 laadka ku dhufte ku ye wuuna so cunay
@anisaosman743
@anisaosman743 3 ай бұрын
Ninkan ma la xaaslu ahaan jiray!!
@KarenJohnson-m8o
@KarenJohnson-m8o Ай бұрын
Taylor Thomas Miller Charles Garcia Michael
@Zahruji-o8p
@Zahruji-o8p 3 ай бұрын
Odgan ben badan jilikis😂😂😂
@maryanali1039
@maryanali1039 3 ай бұрын
Nin hadba nagt u la jiro ayu jclyhy
@malyunahmed6622
@malyunahmed6622 3 ай бұрын
Ilohow sucdi Yan la ila guursan hhhhhh 🤣🤣🤣🤣
@FardawsaCadi
@FardawsaCadi 2 ай бұрын
Deeqo maskiin😢 waye
@TowzanMaxamed
@TowzanMaxamed 3 ай бұрын
Ar ninaa tuu utako adaa jira wlh waa xariif walee nin naag labaad rabow, ha isoo akmarin walee mibyarow bahdilan 😂😂😂
@FaysalFayga
@FaysalFayga 3 ай бұрын
Wa rrron saxib naaaga wa socada wa astooran sida hooyodeed
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 3 ай бұрын
😅😅😅 viva minweyne sucdi Sacdiyo waxa ba helay Naagah la is la qabo saan sidii caruurta cml markase dhehe mid kasta anigu ii jecelyahay
@SafiyoXasan-z1r
@SafiyoXasan-z1r 3 ай бұрын
Odayga mucyiso waaye laba xaasle labo wajiile waaye😂😂😂
@daganugaas9028
@daganugaas9028 3 ай бұрын
Ader Ahmed waxa kabarte nimanka naagaha isla qabo iney yihin qaa.imin mid walbo marku utago ayada boqorad ah ayada lajecel yahay filimkan sirtasa kabarte😂😂😂
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Sacdiyo naga da ciyalnimada oo Is adke midakale sow adigu ma so raacin oday islan qaba minyaro masayrsan ha noqon
@haniisse5090
@haniisse5090 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@arwahassan624
@arwahassan624 3 ай бұрын
Ala san u farxay first view
@farxiyacalifarxiyacali-uh1wh
@farxiyacalifarxiyacali-uh1wh 3 ай бұрын
Illahey ima bado inan nag somali u shaqeyo ar sucdi dhib badana sacdiya ka fiican
@MuxidiinCabdulaahi-w5t
@MuxidiinCabdulaahi-w5t 3 ай бұрын
Waaw sacdiyo wey qaraartay sucdi lee ka raysay😂
@khayr_jecel
@khayr_jecel 3 ай бұрын
Alla Sucdi xaasidsanaa. Cusbey hoosta uga dartay, 😅😅😅😅😅
@AsmaAwil-rm3wf
@AsmaAwil-rm3wf 3 ай бұрын
odeygan midu lajoga hadba qalbigisa leh😂
@CumarSahro
@CumarSahro 3 ай бұрын
Xaji axmed 😂 lad inta saa ugu dhufty
@KawsarXasan-r1g
@KawsarXasan-r1g 3 ай бұрын
Ala madaxa samayin wayna ana ismodayba😢😩
@NuurtoIbrahim-e7b
@NuurtoIbrahim-e7b 3 ай бұрын
Nin naagti aaminta wara uyaala😂
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 ай бұрын
Kkkkķk al axmadaa siduu midba mar u sirsiray kuye ilahay dartiisan ula hadlaa ee adan ku jecelahay
@Sabirin59
@Sabirin59 3 ай бұрын
Alah sucdi imtixan sanaa😂😂😂😂😂
@CashoBilan-zx2vh
@CashoBilan-zx2vh 3 ай бұрын
Odeyga is not easy 😂😂😂
@maryansharif9811
@maryansharif9811 3 ай бұрын
Ayeyo sucdhi is not easy
@XalimoAbdiqadir-gx2ku
@XalimoAbdiqadir-gx2ku 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ShukriIbrahim-u3t
@ShukriIbrahim-u3t 3 ай бұрын
Xaajiga hala xaqdhowro hee.😂😂😂
@AragsanCaddey
@AragsanCaddey 3 ай бұрын
Ahmed masha allah wo hadal macanyahay ader ❤😂😂
@anabogle5752
@anabogle5752 3 ай бұрын
Kkkkkkk alla odaygu beenbadanaah
@FaysalFayga
@FaysalFayga 3 ай бұрын
Bala nagtan baaleee egee
@Nuura3Nuura3
@Nuura3Nuura3 3 ай бұрын
War duqaaCan caadi mahina 😅😅😂😂
@xaawoyaasiin5915
@xaawoyaasiin5915 3 ай бұрын
Oday ahmed nin rageed waye mid kasta afsomali ayu ku qancinaya
@abdiqafaribrahim
@abdiqafaribrahim 3 ай бұрын
Sacdia gabadh baad kubanantahay sucdi gantaal baa ku tuurtay
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 film shidan
@FaadumoCabdikariin-ws5yw
@FaadumoCabdikariin-ws5yw 3 ай бұрын
Odogan caaqa ueg bal suuyirahdo uf hdba nag buu amanyaa😮
@nasradahirabdi7262
@nasradahirabdi7262 3 ай бұрын
Ahmed waa shaxari hadba tulajogo ayu amana
@IdilMaxamuud-i7m
@IdilMaxamuud-i7m 3 ай бұрын
Minyaro khayr male
@muminhagar5038
@muminhagar5038 3 ай бұрын
Hhhhhhhhh. Ahmed nin. Sahlan maahin. Afar naaag nin qabo oo dhan. Ma Sahlano
@FahiimoGeele-bc1qs
@FahiimoGeele-bc1qs 3 ай бұрын
Aniga gar iyo gardaraba Sucdi ban wataa ❤😂
@FarhiaAdan-lz3yu
@FarhiaAdan-lz3yu 3 ай бұрын
2nagolle sas lee waaye hadba tii lajogto aa amanan tankle waa doofarad allow iguma ogid kkkkk
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise 3 ай бұрын
Waaaw
@saadocali-nt5tx
@saadocali-nt5tx 3 ай бұрын
Odayga aftahan waa ku wataa
@fatxiya8881
@fatxiya8881 3 ай бұрын
Ahmed iyo sucdi wan wataa
@Amran-rp6vm
@Amran-rp6vm 3 ай бұрын
Hhhh ila barti 10 soodawdy soo tagero mihi
@SMATransport
@SMATransport 2 ай бұрын
Tan ayada khadamo lee mey ku jile filanka 😂
@SahroSiidcali-c5y
@SahroSiidcali-c5y 3 ай бұрын
Arintaan naagaha lagu kala gada wlle naagti naag lala qabow ogow sida la idin kala gada ogaada
@munojiidhaan4821
@munojiidhaan4821 3 ай бұрын
Islaan kuraysaneysaa i mooday jilitaanka ahmed caadi ma aha
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 ай бұрын
Kkkkkk sucdi cusbada miiskey kula dartay miyaa laysma aamino
@ShukriIssac
@ShukriIssac 3 ай бұрын
Ahmed is not easy😂😂
@ubaxmohamedhassan1867
@ubaxmohamedhassan1867 3 ай бұрын
Riwayadan maxa ku dhacey qarabo😢
@halimajama7814
@halimajama7814 3 ай бұрын
Asc family sagal
@FatumoFatumo-b6l
@FatumoFatumo-b6l 3 ай бұрын
Habaru waa cadaab socda😮😮
@FaysalFayga
@FaysalFayga 3 ай бұрын
Duuqo ntan baleeeg naa seexoo 60 jira
@Hamdi11225
@Hamdi11225 2 ай бұрын
Waxaasi mafar xadbaa nimanka soomaalida fahamkaa kuyar
@HoodoMowliid-km6vy
@HoodoMowliid-km6vy 3 ай бұрын
Haji axmed isnoteasy
@FooziyaAadan
@FooziyaAadan 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@aasmaahmed4853
@aasmaahmed4853 3 ай бұрын
Asc waxaan rajaynayaa inaan ahay qofki u horeeyay waxaan ahay gabadh araga la waxaan rabaa sagal xageen kalahadlaa😊
@CabdiXasan-c8y
@CabdiXasan-c8y 3 ай бұрын
Qoraalka see ku so qortay
@farxiyoomar2289
@farxiyoomar2289 3 ай бұрын
Wa su aal isweydin mudan​@@CabdiXasan-c8y
@familysagalchannel
@familysagalchannel 3 ай бұрын
Nabarkas iga so wac 0703711818
@dr_safa512
@dr_safa512 3 ай бұрын
Adkatay oo fogaatay kkkkkkkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣 sucdi is not 🚫 easy
@FaadumoMaxamed-e9q
@FaadumoMaxamed-e9q 3 ай бұрын
Sacdiya is not easy 😂
@hamdiMahamed-t9e
@hamdiMahamed-t9e 2 ай бұрын
Igaa daaa ciyarta
@feis9082
@feis9082 3 ай бұрын
33.000
@feis9082
@feis9082 3 ай бұрын
Kkkk
@feis9082
@feis9082 3 ай бұрын
❤️
IMTIXAAN ADUUN PART 20
20:55
Family Sagal Channel
Рет қаралды 115 М.
DHOOF PART 41
17:42
Family Sagal Channel
Рет қаралды 7 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 36 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 2 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 9 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 14 МЛН
DHOOF JACAYL PART 40
20:23
Family Sagal Channel
Рет қаралды 21 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Family Sagal Channel
Рет қаралды 186 М.
Maalmihii Nolosheena Part 24 Fikradii Nimco Jookar
18:28
Xogmaal Media
Рет қаралды 297 М.
XIDIGAHA GEESKA SOMALIA AYEY TAAGEERAAN SIR FASHILANTAY
17:50
waridaad TV
Рет қаралды 16 М.
ADUUN PART 1 TRUE STORY
24:10
Family Sagal Channel
Рет қаралды 140 М.
DAKANO JACAYL PART 1 ( true story )
25:42
Sagalsomali
Рет қаралды 630 М.
Ruwaayadii Reer waa yaabee oo aad u qosol badan
20:57
naciimo jookar
Рет қаралды 72 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 36 МЛН