IMTIXAAN ADUUN PART 8

  Рет қаралды 115,460

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 291
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 3 ай бұрын
Ak ba filinka so galaya yes hadu shidma filinka Ak iyo sucdi maxaa ka dhax dhicin doon i can't wait
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@RIYALBASHEY
@RIYALBASHEY 3 ай бұрын
🎉
@AyanAli-gh2kp
@AyanAli-gh2kp 3 ай бұрын
Yes ak hadu kuso biray filimka hadu dhadhan yeshay masha allah ninkan san u tageero hello team akh❤❤
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Balan Qaado maaha taas haduu ilaahay doono wakatagi doonta asago weliba kuilmenaya ee macaangooyaha an isxasusino dadow
@khadrahaille
@khadrahaille 3 ай бұрын
Kkkkk sucdi wa imtixaan 😂😂😂😂wlh asad iyo sagal Allah ha isku daayo jcylka jiloyaan wa run
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 3 ай бұрын
Alla manooli sucdiyeey alle haku xafido waad iga qoslidee
@LayloAhmed-hb7cb
@LayloAhmed-hb7cb 3 ай бұрын
Waar Ak cawa wanku hayaa oo kamaradiiba adigaa duubaya show wa Adiga bila dayada kasii muuqdee😂😂
@ZahruujaElmi
@ZahruujaElmi 3 ай бұрын
Alla teamkaan saa ujeclahay❤ haday macantahay wllhi AK😊😊
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 3 ай бұрын
Da`da waa derejo nololeed oo la gaaro qofkii illahey gaarsiiyena waa qof nasiib leh, wax leysku caayona maaha ee Sacdiyoy ereryo kale ku hadal.
@cumarxuseen-ur5ms
@cumarxuseen-ur5ms 3 ай бұрын
Soo dhawoo, ek waa ku xiisay
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 3 ай бұрын
Waafariid Samsam runtay usheegtay runtu raga kamanixiso usheeg waxaad tahay mansha Allah tabaraka jecliyaa Samsam
@SahroshekhSahrosunni
@SahroshekhSahrosunni 3 ай бұрын
Wallee Asad waa rer mudug caadi ah mid aan cunugi udhalay oo rer mudug ah ayay isku egyihiin sida uu ujilayo filmkan
@Nimco-hussein
@Nimco-hussein 3 ай бұрын
Yes yes AK waa imaaday ❤😂😂
@kalsancookingchannel7631
@kalsancookingchannel7631 3 ай бұрын
Asad iyo sagal jcl jcla daremoya iga daaya❤
@SacdiyoDeeq-pf5pr
@SacdiyoDeeq-pf5pr 3 ай бұрын
Yes ak filmkii wuuu soogalay😅😅😅
@NuuroMaxamuud-b1j
@NuuroMaxamuud-b1j 3 ай бұрын
Ana Malin bdn dalbay
@hibaturahman01
@hibaturahman01 3 ай бұрын
Alla hooyo Ak ma sacdiyaa dhashay😂😂😂
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 ай бұрын
Walhi habar seumtashay cadi Maha kkkkkkkkkk lubati maikrisay kulha kkkkk
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 3 ай бұрын
Wallahi zeinab is not easy
@ABDIWALI77
@ABDIWALI77 3 ай бұрын
Kow koow asad iyo sagaal jacelk jiloyin weyn is qaban ruwayad kasto ma is qaban ma shukasi ba un kadhexeyo ya badal bahs mar hoyo mar walalo 😂😂 kadhigo bahasha 😅😅
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 3 ай бұрын
waa marwadiisa hooyo madhihi karto wllna sidokale madhihi karto markasta waa iney shukansi amba qabitaan amba ey hadba wx metelaan
@ABDIWALI77
@ABDIWALI77 3 ай бұрын
Wan ogahy. Lakin Ruwadad badan o hoyo kujilen wey jirtaaa wayahn moye jilnin noc kasto wu kusobaxy. Hal.wax kumsobaxyo
@MakacaddowKhaliif
@MakacaddowKhaliif 3 ай бұрын
Welcome back ak😂😂😂😂😂
@Samsam-ff9mk
@Samsam-ff9mk 3 ай бұрын
Ar sucdiyaaaa qof aan la,arag oo lamaqlin kulahaaaa
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 3 ай бұрын
Show ileen mamoo yinka qaar baa wiilasha dhaan dhaan ka dhiga 😢 kuteene cunuga ii soo kici, oo qubayso dhe, ha ii quraacdee 🙈 ma ilmo 5 jir ah oo school loo kicinayaa. Ilahoow ha na tusin nin wayn oon masuul ka aheyn naftiisa xiliguu kici lahaa,qubaysan lahaa,baahidiisa garan alaah. Aamiin ya rabi
@AishahersiDhabaney
@AishahersiDhabaney 3 ай бұрын
Hooyooyinka ilmaha hadey citaa ciroobaan wali 2 jir cml u yihiin😊
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 3 ай бұрын
@@AishahersiDhabaney qalbiga hooyada ilmuhu waa always a 👶, laakiin la dhaqan sida 2 jir ka, walaaleey waxaa si waa masqax dil subhanallah
@UmakhayrMohamed
@UmakhayrMohamed 3 ай бұрын
Wallaylow filmka hesah ka dayaa kuwi hore wan dhamysane lkn kan hes ban loo dawanayn nag dhafaa
@aaminaqaali739
@aaminaqaali739 3 ай бұрын
Ak qeyladiisa yaa uxiisay😅
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 3 ай бұрын
Ana u xiisay filmkaba isaga Io sucdi dabka uyeelo
@ramlamohamed1620
@ramlamohamed1620 3 ай бұрын
Me
@RayaanCabdilahi
@RayaanCabdilahi 3 ай бұрын
Waar sagal. MawA laashaabaa❤❤❤
@SaabiriinmukhtaarXasan
@SaabiriinmukhtaarXasan 3 ай бұрын
😮yes ak baa sogalay mezha😂😂
@NacimoJamac-d2i
@NacimoJamac-d2i 3 ай бұрын
Ak welcome back
@Wacanali8448
@Wacanali8448 3 ай бұрын
Ak igaso gal musalsalka lanta waxba soconmayane
@dr_safa512
@dr_safa512 3 ай бұрын
Please wan idinjeclahay hordhaca film 📽️ ka jojiya wayo dadka wakaqish dhacayaan ❤❤❤❤❤❤
@Arif-tn2kw
@Arif-tn2kw 3 ай бұрын
War waxaan irsaaqaf kagashay howshooda ma,ahan. War wixii riyo ah ama wixii lasoo dhaafay ah black and white ayaa colorka Laga dhigaa. War naga qabto waxaan yaab
@SaabiriinmukhtaarXasan
@SaabiriinmukhtaarXasan 3 ай бұрын
Haa zhp
@SagaljaamacSagaljaamac
@SagaljaamacSagaljaamac 3 ай бұрын
Sagaley rajuu kaa leyhy asad fahan damiinyhy 😂
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 3 ай бұрын
Wiilka sida ay ula hadleeyso mxaa waayo tan in aysa dhalin waaba tustay samsam😢😢😢
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Runta ayey shegtay wayo qofku wa inu noloshisa iyo wuxu yahay ku qanacsanado
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 3 ай бұрын
😂😂😂 Oo kaalay adii, hoyadaa ma been Bay madaxa kuu dhistaa. Samsam runta ayeey wiilka u sheegtay masha Allah
@fatushey8006
@fatushey8006 3 ай бұрын
Sagal aydana marwalbo isbalaayen jilee😂😭walaley flmka mar mar qeybta calacalka jil
@MaxamedBashir-e6p
@MaxamedBashir-e6p 3 ай бұрын
NAgadaya yakhey ❤❤❤❤as s
@kabadisanadkaesomaliyed1047
@kabadisanadkaesomaliyed1047 3 ай бұрын
Ar manoli manta sucdi iyo jimicsi😂😂😂
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 3 ай бұрын
Zamzam mashallah ♥️
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 3 ай бұрын
Asturaan❤
@marwamaxamud8945
@marwamaxamud8945 3 ай бұрын
Hhhhhhhhh sucdi balayo weyeh
@ashwaq-nura1139
@ashwaq-nura1139 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Sucdi sooooo funnny 🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾❤️🌺
@AmaalAadam
@AmaalAadam 3 ай бұрын
Sudci meesha jaanis by ka heshayba day say u allamiitysay
@FaadumofaaraxAxmed
@FaadumofaaraxAxmed 3 ай бұрын
😂😂😂😂 asad annaga my na ado sowaday 😂😂😂
@FarxiyoDhagafe
@FarxiyoDhagafe 3 ай бұрын
Waw aniga u horeyo
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 3 ай бұрын
Xabibidu maxay tahy sagal io asad ma is rabaan😂😂😂
@Faynuusxasan
@Faynuusxasan 3 ай бұрын
Hayeey duq sucdi caawa sheeka kalee keentay sida loo almiintenayo iigu daran sir sir sheekada iskugu dhisi rabtaa 😂😂😂😂
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 3 ай бұрын
Asad riyuu rooti kucunay
@NastehaMohd-nk9ep
@NastehaMohd-nk9ep 3 ай бұрын
Sagal cadey wankusalamay dumashi❤❤❤
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 3 ай бұрын
Waryaada aaway Ak
@SucaadAhmed-cz2sw
@SucaadAhmed-cz2sw 3 ай бұрын
Jaceylka usheego sagal Asad
@faraxkayse-wx9yf
@faraxkayse-wx9yf 3 ай бұрын
Woww Ak
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 3 ай бұрын
Alla sucdiyaa ameey afgembi u dhacdaa 🤣🤣🤣🤣
@BarwaaqoM.m
@BarwaaqoM.m 3 ай бұрын
Asad wuxuu gaadgaadayaa sagal yana ma oga😂😂😂
@FalisMaxamedqaliif
@FalisMaxamedqaliif 3 ай бұрын
Welcome back ak😢😢😢
@AnfacAbdinasir-po1ku
@AnfacAbdinasir-po1ku 3 ай бұрын
Asad qac aa kayeer ray😂😂😂😅
@kalsancookingchannel7631
@kalsancookingchannel7631 3 ай бұрын
Kkk sad Mey anaga casho no ado kullahaa
@MaxamedMaxamuud-e9b
@MaxamedMaxamuud-e9b 3 ай бұрын
Qeybta faqirnimada cabduqadir so badiya asad jacel haya
@QeyrocabdiNajax
@QeyrocabdiNajax 3 ай бұрын
Cawo filimka macan
@kassimlaak9460
@kassimlaak9460 3 ай бұрын
Ak is not easy😅 come soon
@HODMANALI-f4f
@HODMANALI-f4f 3 ай бұрын
Asad oo maseersan jah😂😂😂
@maryanali1039
@maryanali1039 3 ай бұрын
Yes ekey wa is Keny
@SharifHaji-i4d
@SharifHaji-i4d 3 ай бұрын
Filimka waxa kamaqan amaal cadey iyo ak please amaal
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Waow ek soo dhawow wan ogaa inad gadaal kaga so biraysid
@abdiqafaribrahim
@abdiqafaribrahim 3 ай бұрын
Asad hafasixin haka yeelin
@MaxamedMaxamuud-e9b
@MaxamedMaxamuud-e9b 3 ай бұрын
Asad jacel u qaba sagal
@SaabiriinCabdixakiimCabdicasii
@SaabiriinCabdixakiimCabdicasii 3 ай бұрын
Filimka dhan ba sucdi aa igu heeso wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KHadiijoM-eq5zp
@KHadiijoM-eq5zp 3 ай бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩
@dr_safa512
@dr_safa512 3 ай бұрын
Asad rotigi lagu sinayay riyo le mow ahay kkkkkkkkkkkkkkk
@FaadumoCabdikariin-ws5yw
@FaadumoCabdikariin-ws5yw 3 ай бұрын
Wr Ani asd qosolkisa nebciyaa horta mxuu uqoslaa😂
@Badraanahmed2173
@Badraanahmed2173 3 ай бұрын
Masha allhada igu yar sucdi is no easy😂😂
@saara795
@saara795 3 ай бұрын
Alla haji ahmad baa 😂😂
@Raxma-sr1uh
@Raxma-sr1uh 3 ай бұрын
Riwayadi hore eya tan kaficneyd
@Haweeya-p9r
@Haweeya-p9r 3 ай бұрын
Mashallah wllomcn ❤❤❤❤
@aminaidris426
@aminaidris426 3 ай бұрын
Film kaan Sucdi baan ku heystaa qosol iguma harin sucdiyey ala miitey saas baa lagaa rabaa
@MaxamedBashir-e6p
@MaxamedBashir-e6p 3 ай бұрын
Asc❤❤❤
@HoyoMacan-my5wj
@HoyoMacan-my5wj 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk 17:42
@DaahirAfgooye
@DaahirAfgooye 3 ай бұрын
wiilkan reerka tajiriinta ah aya dhalay hoyadiina wey dhimatay sacdiyo aya lala qabay oo sacdiya dishay hoyadiis wana asad walalkis
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 3 ай бұрын
Sucdi aa dishay dheh😂
@Sahraabdirahmasnmohamed
@Sahraabdirahmasnmohamed 3 ай бұрын
Suxdiba dishay dheh
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Magaca aya kaa qaldamay sucdi waye ee mahan sacdiyo
@sihaamyaasiin3293
@sihaamyaasiin3293 3 ай бұрын
Anaa ugu horeeyay cawa
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 3 ай бұрын
Abyo.iisoo boqo sihmaam quruxye
@fatxiya8881
@fatxiya8881 3 ай бұрын
Msh allh igu yar 😂😂😂😂
@CawoAli-d9x
@CawoAli-d9x 3 ай бұрын
Kkkk ma nin ba habarwadaagti jeclada 😂😂s
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 ай бұрын
Jah samsam jecliyaa aqbal waxad tahay waa kalsoni dhamaystiran
@kamilamoha6262
@kamilamoha6262 3 ай бұрын
Asad ma oga walalki iney jeclatey 😂😂
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 3 ай бұрын
Manta dhorkiilaa ka goday
@hibaaqabdi5285
@hibaaqabdi5285 3 ай бұрын
So dheere ekyo ooo sacdiyo dhashaya kkkkk
@ramloahmed8001
@ramloahmed8001 3 ай бұрын
Asad iyo sagal taajirnimo maxee uqataan😂
@AragsanCaddey
@AragsanCaddey 3 ай бұрын
Sagal reer magal waaye m.a😂😂
@HibaaqDeeq-vv5nj
@HibaaqDeeq-vv5nj 3 ай бұрын
Wwwwwww ak waiskeni
@XaawosheikhAxmed
@XaawosheikhAxmed 3 ай бұрын
24 no soodaays wll❤
@____0934
@____0934 3 ай бұрын
Filmka ninkan c/b qadir kasaro yusbadana ninku wamaxay uf wr nin raga iskadhig o noloshisa kuqanacsan
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv 3 ай бұрын
Nin masayrsan😂😂
@Rasaan-oi3dw
@Rasaan-oi3dw 3 ай бұрын
Filimkan inaba caadi ma ahan waan kahelay
@IdilMaxamuud-i7m
@IdilMaxamuud-i7m 3 ай бұрын
Jimicsi wacan
@hibaturahman01
@hibaturahman01 3 ай бұрын
Asad doqon😂 war Sagal inaa jeceshahay u sheego
@Farxiya-g9f
@Farxiya-g9f 3 ай бұрын
AK caawa waa iskeenay😂
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 3 ай бұрын
Hhh Alle sucdi filinkan igu heyso aniga
@iimaanMagaalo
@iimaanMagaalo 3 ай бұрын
Sucdi is not easy
@XaawosheikhAxmed
@XaawosheikhAxmed 3 ай бұрын
24 no soodaays wll❤🎉 Wellness today at 4:30
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Sacdiyo naga daa dacwada badan sagashanka baa dacwad badanida
@shamsoismaan-tg8hv
@shamsoismaan-tg8hv 3 ай бұрын
👌
@NasroQodax
@NasroQodax 3 ай бұрын
Kkkkkk alawadnaha sucdiyey waad ika qoslisay adaa furfurka iiyelay
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣laadaraha filimka wey ku fintahay sucdi la’aantet maba soconayo wa qosol miran
@Mrrred2023
@Mrrred2023 3 ай бұрын
Walahi sucdi is not easy kkkkkkkk
@XaawosheikhAxmed
@XaawosheikhAxmed 3 ай бұрын
24 no soodaays wll
IMTIXAAN ADUUN PART 9
22:14
Family Sagal Channel
Рет қаралды 104 М.
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 216 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 238 МЛН
DHOOF PART 41
17:42
Family Sagal Channel
Рет қаралды 9 М.
DHOOF JACAYL PART 40
20:23
Family Sagal Channel
Рет қаралды 22 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Family Sagal Channel
Рет қаралды 186 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 15
21:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 101 М.
ADUUN PART 1 TRUE STORY
24:10
Family Sagal Channel
Рет қаралды 140 М.
Musalsalka Aduun | Part 4 | aabe sigaar isii ankula qayilo |
31:18
Sagalsomali
Рет қаралды 125 М.
Musalsalka Aarsigii Aabaheey Qeybtii 11-aad.
25:00
Xogmaal Media
Рет қаралды 894 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 16
26:18
Family Sagal Channel
Рет қаралды 120 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 238 МЛН