in ka badan100 dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo saaray xabsiyada dalka Liibiya oo Muqdisho yimid.

  Рет қаралды 13,948

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 53
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 15 сағат бұрын
Mashallah qabiil wax nooma haye ee dawladeen ayaan wax ku nahay dhalinyarad sidaa u qurux badan hadii dalkood lagu soo heliyey waa wax wanagsan dadka soomaaliyeed dalkiin aamiin oo cadawga idin diiday nabad inaad ku noolataan iska cesha oo ku dhinta dhulka shisheye aad u qaxaysan ma idinka iska leh dadka soomaaliyeed dalkiin aamin oo beerah fasha oo malayga la soo baxa
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 11 сағат бұрын
Wow shaqo wacan baad qabateen👏👏👏 dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul soomaali 🇸🇴 🙏 ❤
@popular7493
@popular7493 14 сағат бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 15 сағат бұрын
Somaalinimada hawaarto ❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 12 сағат бұрын
Masha Allah Ilaahay baa mahad iska leh oo intaan oo dhalin yaraah ka soo bad baadshay gacanta cadoowga
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 3 сағат бұрын
Masha Allah
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 15 сағат бұрын
WELCOME TO SOMALIA 🇸🇴GUUUUUUL WELCOME TO DALKA KEENA HOOOGO OF SOMALIA 🇸🇴 DHALIN YARO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 13 сағат бұрын
Wadinkiina Aamina Soomaalay Ragdamne ootahriibaya Lama rabee dhulkeena Aan difaaca o Guul soomali❤❤❤
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 14 сағат бұрын
dhalinyaroy wadankiina Amina ilaahey irsaaqad mesha loogtan ayu idin ku sinaya
@LuqmanDheere
@LuqmanDheere 5 сағат бұрын
Alx Alle baa Mahad leh guulaysta wax ka Qeyr badan Allaha idiin siiyo
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 14 сағат бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@11naa44
@11naa44 12 сағат бұрын
Somaliyey tahriibka joojiya
@Bambelmo
@Bambelmo 15 сағат бұрын
Ninkii soojoog laga waayo soojiif aalaga helaa, idin nicimayno ee soo dhawaadha tahriib waa dhamaayee.
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 7 сағат бұрын
Hala soo dhaweeyo umadaas hayadaha dowlada ha ugu qaado nolool
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 15 сағат бұрын
Dowlada la aan waa daryeel la aan ee alaha oo hagaajiyo keena ayaa naga badan bad iyo beri
@MaxamedShire-f6d
@MaxamedShire-f6d 14 сағат бұрын
U mahad celiya kow allah subxanahu watacala asaga ayaa idin so adeejiyay dadka mesha idinka so saaray oo daba ku xaarlayaasha ah
@ibtijah2747
@ibtijah2747 6 сағат бұрын
MADAXDA SOMALIDA AYAGAABA MAGAFAYAAL AH ODAYASHA SOMALIDA WAA CADOW AYAGAA QABIIL NAGU TASHKIILIYAY ODAY SOMALI MARKUU DHINTO OO XABAD KA HARIN AYUU WADANKA NABAD NOQON IINSHAA ALLAH ALLAH
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 13 сағат бұрын
Maasha Alkah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Сағат бұрын
IGU SAWIR WASIIRO BILAA SHAQO AH
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc 12 сағат бұрын
Mashaallah gulesta
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 14 сағат бұрын
Waa wada isaaq ayagoo dhan maamulkooda hana caayo hana qarxiyaan anagana aan xabsiyada kasoodaayno aan pilot iyo dhaqaatiir uga dhigno lacagta canshuurtta nalooga qaado midi hore dowladi kacaanka lacateeda waa mida maanta nalaku laayo mida hada joogtana lacagteeda hanalaku caayo
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 14 сағат бұрын
Somali waa walaalo ugu danbyn alle inaa ku mahdiso mooyee war kle kuuma furna isku diratahow
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 14 сағат бұрын
@bintusoomaal143 haye nuucan marwalbo aad u hadashaan lkn ogaada xamar oo jirin adinkana majiri lahay hdaad xoogweentahay ma ahan adiga waxa xooga weyn ee waa dadka ku agjooga ma hareerahaga jooga xoogooda
@11naa44
@11naa44 12 сағат бұрын
Jooji qabyalada sxb
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 сағат бұрын
@@oreymediaoreymedia7410 kkkk ani Puntland baa ka soo hadlayaa sida aan xamar u jeclahay baan hargaysana u jeclahay wax nacayba ama cuqdadana ma qabo
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 11 сағат бұрын
Maasha alaah Alxamdu lilaahi casalaama dhalinyarooy kobciye cooperative baa idin anficiye taageero soo degsada telagaramka kobciye cooperative chat 2 iyo kan kobciye cooperative 1 soo dhageeyso insha alaah guuuuul baan idiin rajeen reer. Kobciye cooperative waa SYL 2. Dhalinyaro fadhiga katoosa oo muriqiina maaloo dhulka mere ku beeraha
@xaawoluul265
@xaawoluul265 14 сағат бұрын
Ilaahow adaa noo maqan baahi aan dalkeena uga baxno hana badin Ilaahow dhalinteyna dowladeyna iyo dalkeynaba noo xafid😢😢
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 9 сағат бұрын
Alle mahad leh, Wellcome to home land. marka L.baad Waxbaan Arkaa👁 Blse Allaa jiraa, Dhagarkasta Oo Ay maleegayan Alla ka kala Daadinaya😢
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 11 сағат бұрын
ha la wado dadaalka kuwa kale iyo ilmaha gaalada qaadatay ha laga soo daayo
@FY-Editzz
@FY-Editzz 14 сағат бұрын
Nin walboow *WADANKAAGA* wax kudhaamo malahan😍🥰
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 7 сағат бұрын
waah dhaalinyaradah Somaliyed shaaqo, aabur iin looh sameyo daalkoodah xaaquq daay kuuh leyihin laagah siiyo. Doowlad daanaysata, aah oh aayaduh daanteedah shaaqsinimo kuumashquulsan dhiibtah kaamah hoortagih kaarto
@MohamedKgb-w8c
@MohamedKgb-w8c 14 сағат бұрын
Ilahoow umada soomaliyeed u gargaar
@Marwaanjowhar
@Marwaanjowhar 4 сағат бұрын
Waxa dhan wa dad kaso jeeda mamul goboledka somaliland
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 54 минут бұрын
Ilahaw adaa mahadaa iskaleh mar labaad waxa mahadsan dadkii u dedaalay wiilashaas
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 5 сағат бұрын
Dowlad ku sheega ineey dhalintii xoogaa yar soo celisaan . Sida Farmaajo Oo kale waa in Aad ku Dayataan Farmaajo DhalIntaa u soo celisaan guul baan lee yahay ku dayasho Wacan war sii wada Oo umad kalaa maqanee isku daya soo celintooda😮
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 12 сағат бұрын
Xatooyada xoolaha qaranka ha iska daayo Xasan Sheekh ilmihiisa kaliya masuuliyad Kama saarno ha ogaado in Ilaahay hortiisa la weydiin doono. Waa in dhalintaan iyo kuwa dalka jooga shaqo loo sameeyo. Kuwa yurub iul Nord Amerika ka imaanayana was in shaqa laga siin dalka
@yaser4x
@yaser4x 13 сағат бұрын
Wllkey aya kujira lkn nasib xumo waa wiil rer jijiga xamarna cid uma dagna 1sano kabadan ayuu libiya kujirey Talow ma heli Dona Qof cawiya Wlhi wx farxad igu filan inu xafimad qabo dhulsomaliyedna tagay Ilahow Lakulansi qof cawiya ama Jijiga igu socelya plz igu so duceya 😢🥺
@Dawaalmedia
@Dawaalmedia 13 сағат бұрын
Ha u cabsanin mar hadu dhul somalia joga wlalihisa ayu dhaxda kaga jirya asigo nabad qaba ayu kugu imaan dona jigjiga
@11naa44
@11naa44 12 сағат бұрын
Dowlada dadkan meel la dejiyo ayey u diyaarisa cafimadkoda lagu baro oo maskaxda iyo niyada lo dejiyo sido kale dadku mesha wa buuxan cid ma wayayo InshAllah
@AbdirahmanShiikh-l3d
@AbdirahmanShiikh-l3d 13 сағат бұрын
Marka hore aamina dalkiina badda iyo biriga ka shaqeysta dhaqankiina ku faana miyi iyo magalo melkasta fursada weytaal wadankeena manta waadka waya aragsan tihiin shaly
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 14 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🫂🫂🫂🫂🫂
@BashkaAli-x6w
@BashkaAli-x6w 16 минут бұрын
Kkkkkkkk
@shacabkafariid1827
@shacabkafariid1827 7 сағат бұрын
Kuwa kalana waa sii socdaan kuwaa ceshay horta bal kuwa maqan hadaneeyeen
@Randa17
@Randa17 6 сағат бұрын
Kuwa dhibkan Soo arkay waa in lasoocelayaa , kuwa hada tagayneh hadee ku cimri qaadan wayayn iyaga neh hasoo dhadhamiyaa noloshaas fildaraysan..
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y 14 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 7 сағат бұрын
Dhakintan iyo kuwa kale haloo sheego calamada feega ah aay sitasiin yahuyd u shaqeeyo haeqaamada ugu soo toleen calama been ah
@SuperExcuse
@SuperExcuse 14 сағат бұрын
Igu sawir badanaa 😊
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 15 сағат бұрын
Muuse shaani haloo sheego dhalinyaradaan waa landta ku waashtay waxna u tareen somalinimada ha guuleysato
@MohamedDubad-v4x
@MohamedDubad-v4x 7 сағат бұрын
War wax shullland🏳️‍🌈 iyo muuse dacuun filmki o caruurtisa 34 sano ku sheekenayay may wax u qabtan war somalinimadu ha jirto🇸🇴
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 2 сағат бұрын
Copy farmajo wuxu sameya sameyne waye idin caqli kale majiro Sida wax loxada besa labartey war dadka benta kadaya mesha dowlad kuma haysane tuugo dhana isugu tegte safa lagala arag qab kooda nacala idin dhashey
@MohamedKgb-w8c
@MohamedKgb-w8c 14 сағат бұрын
Masha Allah
سوژه: سرک جدید چهلستون - ده دانا
33:28
Ariana Television
Рет қаралды 3,4 М.
RW Xamsa "Magaalada Muqdisho sida ka muuqata waxay cagta saartay wadadii hormarka..
8:29
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 122 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,9 МЛН
سلسلة رياكشن| الموسم 2| الحلقة 4| مواجهة ذ.هناوي وذ.الخالدي
42:53
soufyan iallouchen - سفيان إعلوشن
Рет қаралды 35 М.
Ololaha Dib u naleynta Caasimadda oo si xoogleh uga socda Magaalada Muqdisho.
4:28
Somali National Television
Рет қаралды 9 М.
طرز تهیه نوشیدنی جوانساز و ضد پیری: این نوشیدنی معجزه آسا را در خانه درست کنید و بخورید و جوان شوید!
17:13
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 158 М.
3 Unorthodox Ways Labour Could Raise More Tax
8:05
TLDR News
Рет қаралды 93 М.