Inaderkay Musharax CABDIRAXMAN CIRO aan Fahansiiyo Wax aanu iminka Fahansanayn.

  Рет қаралды 8,966

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 ай бұрын
Masha Allah Tabarakalah. Markasta war farxad leh ayaad sidaa Ilaahay Khayr ha kuugu BUSHAAREEYO
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 ай бұрын
Ubaxle 24 guulayso wadani qarankiisa jecel baad ahayd guulayso
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 2 ай бұрын
Ciro caanyo waaaa habeen
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo 2 ай бұрын
ASC walaal,Ciro iyo huwantiso ILLAHAY hana dhaafiyo
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 2 ай бұрын
Mansha Allah tabaraka guulayso ubaxle iyo inta lamidka yaa wadanka udhiiba midakale Barlamaanka goorma xilka laga dareerinayaa xataa walaalkay baakujira maxaa lagayeelayaa
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil 2 ай бұрын
Guur guurto lacag doonta ayaa wax garanaysa lkn soomaalilan waa qaran jira jirina doona guul guul soomaalilan 💚🤍❤️💪💪💪💪💪❤️💪❤️💪❤️
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
Aallahayaw taalo hanoogu dhiibin ciro iyo intala caqliga ahba
@hawaawil1880
@hawaawil1880 2 ай бұрын
Kuwii kulmiye ka saaqiday ayaa wadani ku ururay😂😂😂😂😂
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 2 ай бұрын
War wa xaaran xaamiyiina O iiman la aan iyo Umad boob
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 2 ай бұрын
Waa runtaa mabda iyo isbedel midna majiro ee waa kursi doon kuma cusub
@dhuuxdigaleduale3922
@dhuuxdigaleduale3922 2 ай бұрын
Macaan-jeceshan guurguureysa Ee malafsi doonaysa.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Tixdaa gabayga ah halkaa ka wad 👍
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 ай бұрын
Ubaxle Salaan sare wll weliba ugu dar C/Cirro warka inu Sugo Buuga Xirsi gaab ka qore doono hadaanu qorinba ileyn horaa loo yidhi Hooyadi ka guure Habar yaryi uma negaado .
@MaxamedJamac-q3i
@MaxamedJamac-q3i 2 ай бұрын
Warku waa kaa aad noo shegtay ubaxlaw fahanay cirqa socda
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Kkkkkk run sheeg Badthy Wlee
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 2 ай бұрын
Waa run waa xildoon
@aadansaajin7190
@aadansaajin7190 2 ай бұрын
Waa runtii
@nadifoabdi3151
@nadifoabdi3151 2 ай бұрын
Manshallh ubaxle waa run
@abbyseedify
@abbyseedify 2 ай бұрын
الله يسعدك الحق يقال
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 ай бұрын
Muuse Handaraabkiisii Rag badan ayu qaawiyay oo waxa aynu ogaanay in madaxdi ka horaysay ay Somaliland ka Laaluushi jireen Rag badan oo Reer Somaliland ah .
@axmedaden1655
@axmedaden1655 2 ай бұрын
Waad asiibtay walaahi nin waliba isaga naftiisa isbedel uraba lkn dal iyo dad Dan laga leyahay majirto isbedel lala doonayaana ha ufadhiyin,maanta xaalada aynu kujirnana muuse cid udhaanta lama hayo ,ciro haduu fadhiyi lagaa beri hore ayaa laysla keen jiidhi lahaa
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 2 ай бұрын
Habib Bourguiba waa ra'isalwasaarihii hore ee Tunisia 1956-1987.
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 ай бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏 kkkkkkkk Kkkkkkkk Kkkkkkkk
@Ahmed-q5d2n
@Ahmed-q5d2n 2 ай бұрын
Isna wuu so tuunbaraacay_ wali tano kale lama rag !!!😂😂😂😂😂
@yasinhassan2309
@yasinhassan2309 2 ай бұрын
That's realeyty ubaxle
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 2 ай бұрын
Waddani 90% waa Kulmiye? 10% waa Ucid? Mee Isbedel?
@HalyeyQaran-b2i
@HalyeyQaran-b2i 2 ай бұрын
😂😂😂😂 Xirsi waa laga soo horeeyey ma fahanteen 😂 waa u quus goyen uu xirsi ku fogeynayo
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 2 ай бұрын
Xirsi tag la odhan maayo! 😅
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Wuxuu ku tagaa la tusayaa, oo ah jokar Booli Qaran
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 2 ай бұрын
Allaah ya khaliik walaalkay ubaxle. Dadka somaliland ha eegaan qofka marka uu danta leeyahayna malab wax ka dhiga marka uu waayana nijaas. Sida caliguray,jamac shabeel iyo ina abiib. Ina abiib shalay wuxuu lahaa ina biixi waa mahdigii qarniga shalayna ayantay inoo gu xumayd ee ciidankeenu dhawaca qabay waynu arkaynay siduu uga falceliyay.
@marwoali6189
@marwoali6189 2 ай бұрын
KULMIYE MA XABAGTII JIIRKAAD KURAASTA U MARISEEN?
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 2 ай бұрын
Xabiib burqiiba kkkk
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
HALKANAY KA DHOWDAHAY QOSOL MAANTA WAA RUN ISBADAL MA JIRO WAA BEEN
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 2 ай бұрын
Ubahlaw kouwa aad shagtay waa laa goula yaakan
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 2 ай бұрын
Nacaas niimada wa lo dhaasha ciiro geeriidi nabiiga ma ooga
@aadanshdirir1865
@aadanshdirir1865 2 ай бұрын
Guulwadaha ugu weyn soomaali land
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 2 ай бұрын
Kkkk weliba waan ku faraxsanahay in aan guulwade weyn ahaado intaan kabaqaad huwan noqon lahaa
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp 2 ай бұрын
Siilanyo sawdiga leh tuugbuu ahaa
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 2 ай бұрын
Malaa adigaa raba in aad tidhaahdo ee yeelo xiniinyihii aad ku odhan lahayd aniga ha igula soo galgalane
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i 2 ай бұрын
beenaale kadaab kaagaaso kale waa la yaqaan
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 2 ай бұрын
Runtaydu in ay ciilqabayaasha ka oohiso waan ku farxaa 😂😂
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 440
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 46 МЛН
SHEEGA DEE ? 16 October 2024
30:23
SHANTA TV
Рет қаралды 2,8 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН