"Inantii mar nafteeda ayay Caqabad ku tahay oo waa markay guurka ka raagto"

  Рет қаралды 200,939

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 703
@Khayr120
@Khayr120 11 ай бұрын
Guurka ilaahay ayaa bixiya qofna kacantiisa kuma jirto qofkastaaba wuu jecelyahay inuu guursado qofna yaan lagu maagin ilaahay haynoosahlo inta uugu adag yahay
@maryamosheikhhusseinmaryam7075
@maryamosheikhhusseinmaryam7075 11 ай бұрын
Amiin yarabi
@fardosa1236
@fardosa1236 11 ай бұрын
Aamiin ilaahow ufududee oo uhagaaji guurka dhaliyarada
@Khayr120
@Khayr120 11 ай бұрын
@@fardosa1236 aamiin wll
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 11 ай бұрын
Aamiin aamiin
@nimcocali4005
@nimcocali4005 11 ай бұрын
dulaysane intaa yaa kadhaadhicina
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 11 ай бұрын
Masha Allah Sheikha ayaa xaqiiqda taabtay Alle ha xafidee guurku dhaqaale magalo🤗
@bilana289
@bilana289 11 ай бұрын
Hablahow wax barta oo waxbarashada heer ka gaadha shaqaysta oo idinku 💰💰💰 samaysta
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
Naagtanoocaas ah ma gayo Nin Soomaliyeed, by by ajaanibta digaaga idinku xareesta ayan kugu ognahay ayeyeo
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 11 ай бұрын
17 jir waa ciyaal waa niman raba caruur inay afduubtan oo kabaqaya gabar kortay oo caqligeedu kaamil yahay meesha aduunka kale gabar caqligeedu koray la guursado lkin nimanka soomalidu weyka baqaan gabar caqli leh markaas bay caruurta kusoo laabtan
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
maxkamad dacwaysa bay waayeen! mukulaal minankiida choogta miciya libaax bay leedahay!
@asadcrashiid8564
@asadcrashiid8564 9 ай бұрын
maxaa yar 12 maanu nabigu scw kula aqal gelin caasha adeer mid raga ka danbaysa oo talada reerka ninka udaysa ayaa la raba ee lama rabo mid tidha caqliban leeyahay lasoo taagan oo leh anigaa isku filan
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 9 ай бұрын
​@@asadcrashiid8564nabiga scw wa naxars badne aan lala simi karin rag oo dhan wanaagiisa ooklena malihidin Mark tas maskaxda ku hayso
@bilana289
@bilana289 4 ай бұрын
@@asadcrashiid8564 Ta yar laftigedu saw kori mayso oo caqli yeelan mayso 😂 Maxaad samayn markay kugu toosto ee caqligedu buuxsamo miyaad carari tu yar oo aan caqligedu ku filnayn ii doona 😂
@xabiibalbi4836
@xabiibalbi4836 11 ай бұрын
What an arrogant mind Salah my brother. We are in 2024, but it looks like you're stuck in 1960. I really feel sorry for the women in your family whether is your sister, wife or daughter. May Allah make it easy for them 🤲🥺🥺
@faizam523
@faizam523 11 ай бұрын
Amen to that 🙏
@Sir21Goals
@Sir21Goals 4 ай бұрын
Amus nayaa
@xabiibalbi4836
@xabiibalbi4836 4 ай бұрын
@@Sir21Goals kagan afka xun leh adigu amus 😏
@Sir21Goals
@Sir21Goals 4 ай бұрын
@@xabiibalbi4836nayaa amus. Nagteda tahay. Sadax kugu fura nayaa.
@truecomment3650
@truecomment3650 11 ай бұрын
Bulshadaan hada joogta waa dhaqan la aan, diin la aan, iyo tarbiyo la aan. Dowlad iyo aqoonyahay umadaan rabeeya oo dhaqan wanaagsan oo suuban loo sameeyo ayey u baahantahay. Tankale hadii dumarka ay helaan nin wanaagsan, gabdhaha badankooda waxba ma haleeyaan❤
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 11 ай бұрын
Mash'Allah tabarakalah wlhi ilahaybaa aqli iyo hadal wanaag siiyay sheikha suutka xidhan we appreciate you
@MaxamedGreen
@MaxamedGreen 11 ай бұрын
Meeshi ba luuuq bay noqoty
@Qasaac55
@Qasaac55 11 ай бұрын
Very good topic noosoobadiya mawduucuyada noocan ah ❤❤❤❤ waxbadan baan ka faaidnay thanks to this TV
@haboonabdirahmankarshe4739
@haboonabdirahmankarshe4739 11 ай бұрын
Guurku waa nasteexo ilaahay baxshay oo ubaahan kalsooni iyo ku dhaqan diimed waligay kama fakarin dhaqaale inan helo iyl meher badan toomo Bal waxan jeclahy inan helo ama kaso tooso Rug aan anigu leeyahy iyo ubad wanagsan mar idhaha Hooyo mcn iyo sowj wanagsan oo aan aktiisa ku dago oo aan farxad ka heli❤❤
@bashexaji7595
@bashexaji7595 11 ай бұрын
masha Allah alle haku sharfo my dear sister hadal wanaagsan baad ku hadashay ❤❤
@asioaxmed875
@asioaxmed875 11 ай бұрын
Masha allah xbbti ilaahy hakuu rumeeyo riyadaada
@asadcrashiid8564
@asadcrashiid8564 9 ай бұрын
de sistrey mic qaado oo dumarkan naga buufi hanoqon mar la arage
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 11 ай бұрын
Wiilka caruuska ah hamblyo ilahay ha ku barakeyo qoyska cusub ❤
@murzal31
@murzal31 11 ай бұрын
Inanyahay Aragaaga Iyo muuqa Asluubtaada Een ka Arkaayo korkaaga Anigaa iska kaa ogoo Durba waad i Asqaysay Ee maanta waa isniine Sabtida soo socota Waynu is Aroosanaynaaye ASC
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 11 ай бұрын
@@murzal31 yaad aroosaysaa wllo
@aminanur3754
@aminanur3754 10 ай бұрын
Wcs😅😅😂​@@murzal31
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 11 ай бұрын
Alla nimanku jecela naag la rafaadsado waar waanu idin fahansane shaqaysta marmarsiyaha ka baxee
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
Wuu iska fashiliyayy😂😂😂😂
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 11 ай бұрын
Wan runta wlhy😂
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 11 ай бұрын
Abwaan dhuux c/laahi sharaf iyo karaamo dushaada allaha yeelo 😊🎉❤
@zamzamy_
@zamzamy_ 11 ай бұрын
Ragow diinta barta oo fahmo oona ku daqmo. Raga halkaa fadhiyo kuli ustadhka ayaa walahi hadal qiimo iyo murti leh ku hadle waayo waa qof wax fahansan oo diintana fahme . Maskaxiiyana understanding ayuu leeyahay. Kuwa cuqdaysan oo dumarka rabo inay bahdilaan baan lahadlaya … rag iyo dumar ba allaha na dhowro .
@NimoMoha-d5h
@NimoMoha-d5h 11 ай бұрын
Guurku waa geerida o kale cidina ma xukumi karto e camal yeesha silica iyo dayaca qoysaska soomaliyeed haysta ka hadla gidaar walba caruur dayacan ayaa taagan😢😢
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
Dee intaaa yaa u sheeegaaa
@salmafaysal4542
@salmafaysal4542 11 ай бұрын
Haday intaa fahmi lahaayen way vicnaan lahayd😢
@recardomoha7156
@recardomoha7156 11 ай бұрын
inta sugaysa reactionka zaki bin xaaji like saara😅
@AdnaYusuf-e5w
@AdnaYusuf-e5w 11 ай бұрын
Abwaan dhuux hadalkiisa waan ka helay siduu dumarka xushmada ugu hayo ❤
@saniisweety
@saniisweety 11 ай бұрын
Abwaan dhuux iyo ka ag fadhiyaba 9ku dhasheen garadku waaba intaa ala wanagsanaa abwaan dhuux 😢❤❤❤
@Cas_kah
@Cas_kah 11 ай бұрын
Masha allah❤ hablaheenu wey sharaf badanyiin waan kuwa adduunka ugu qaalisan🎉
@abdinasir23
@abdinasir23 11 ай бұрын
War heedhe Tvigii Guur iyo Dumar bu ka dhamaan waYey Iyo dhalin yaro isku so baxsaneysa😅
@Qasaac55
@Qasaac55 11 ай бұрын
Guurku waa Saladhiga nolosha
@hanalander
@hanalander 11 ай бұрын
tv waa mid dhaqan xun oo ogaan loogu duminayo dhaqankii fiicannaa ee UMADA SOMALILAND! waa arin aad looga soo shaqeeyay waana ayaan daro waxay dadku iskaga qaban waayeen dhaqakii xun ee lagu dhex beeray
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
@@Qasaac55hadu yhy na ma khasabaaa
@Qasaac55
@Qasaac55 11 ай бұрын
@@NaiaMohamoud wax qasab ah ilaa hada cidina Kama hadalin dhalinta unbaa wax loo faidaynayaa
@ratiilmohamed-sx2wm
@ratiilmohamed-sx2wm 10 ай бұрын
😂😂😂
@Anzal222
@Anzal222 11 ай бұрын
Guurka waxaa ka horeeya in la dhiso dhalintarada ma dhisna fikirkoodana ma sareeyo nolol qayaali eh ayaa ka fikireynaa rageena iyo dumarkeena masuuliyada wey nagu adagtahay bulahada waxay hor mar kaaraan
@abdinasir23
@abdinasir23 11 ай бұрын
30:49 wiilka hadalka qabasdey wa ninka kaliya An ku qancey Doodiisa Xaqiiqada ayu taabtey 32:11
@hodoali5714
@hodoali5714 11 ай бұрын
Runtaa
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 11 ай бұрын
Waali cusub dee universal iminka way ka dartay hablaha guurkoda eeba qorey xillina maleh ee naga dhamaada bisinke
@maryanmxamed7270
@maryanmxamed7270 11 ай бұрын
Gabarey wax baro oo wax qabso oo naftaada meel gaadhsii kadib guurso qofkaad naftaada la jeceshahy ood ifahantaan xataa gabdhaha lagu tunto waa kuwa guryaha jooga oon shaqeysan
@Ina_geesi
@Ina_geesi 11 ай бұрын
So weynow wall wali wad yar thy
@realpaperboy6219
@realpaperboy6219 11 ай бұрын
Shahaado oo laga dhimanayo an qiimo leheyn iyo caruur guri iyo xaaji wanagsan kala doorta gabdho.
@realpaperboy6219
@realpaperboy6219 11 ай бұрын
Shahaado qabri kugu ma soo duceneyso hadaneh gabar isku filan Raggu ma jecla waayo waxay rabaan badana gabadha isku filan qoyska waqti badan uma heyso shaqo unbey ka daba ordeysa caruur wey dayacmayan iyo gurigii waa midda ka taagan reer galbeedka ay u noqden taran la’Aan.
@maryanmxamed7270
@maryanmxamed7270 11 ай бұрын
@@realpaperboy6219 wll waayadaan dambe waxaa yar si sey wngsn lo helo anuu wax kale uma lihi lkn waxaa badatay in gabadhihii la dayaco marka kaliya waxaan leeyhy naftaada hor mari ileen inaad naftaada wax uqabsataa adeey ku anfici ilmaahagey anfici hadiiba illlahey ku siiyo mida gabdhaha laga dhaadhiciyayna waxaa waye waqti baa kugu socdee horey uxaroo oo yaan waqti ku socon mida kle waxaad dhali haleyd la dhiman gabarey ogow
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
long life to you my dear.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
Horta ya a yadhi qofka jmaacad dhameeyy dhul xaadhis wa ka xaaran wa a soamli kaliya kalaya qurba a dhaqaatiir baa dhulka xadha ila helyan shaada waxey abrteen
@munamuniisha
@munamuniisha 10 ай бұрын
Viva women's👸🏻❤
@halalpolice23
@halalpolice23 11 ай бұрын
Maasha Allah gabadhaas iyadoo yar guursatay waa gabdh aqoon iyo aqli siyay Allahumabarik ❤
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
qof yar oo wali soo koraysa aqoonta xagee bay ka keentay! saldhiga police ka waa in xabsi lagaaga baneeyaa adiga. caruurta yar yar baad ku xad gudubtaa bilaa naxariis baad tahay.
@halalpolice23
@halalpolice23 11 ай бұрын
@@hargiesa_gira Bisinka Are you okey ?
@bilana289
@bilana289 11 ай бұрын
Aduunka waxa ka dhacaya Somali caqli yar guur uun haka sheekeyan Guurku waa qadar marka ILLAAHAY SWT qofka u qoro ayuu guursanaya maxaa lala mashquulaya acuudu bilaah wuxu macno daranaa
@farhiya2269
@farhiya2269 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waa runtaa
@axmedqaalib1065
@axmedqaalib1065 11 ай бұрын
Habluhu ha fududeeyan guurka inamaduna haka soobaxan xilka saran
@HilaacMedia1
@HilaacMedia1 11 ай бұрын
Mashalah inanta xukun waa inan caqli badan oo wax badan fahansan hablaha waalidku ha ku barbaariyaan sidii ay famliga ay yeelan doonan sidii ay u maamuli lahayeen
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 9 ай бұрын
Maxa ka qurux badan marka qofku barto diinta abwanka waxaa ka hadal weyn wadaadka oo si wangsn wax u fafahiye masha allah Mariyana wa run oo qofku inu isku tashto aya ka qurux badan inu dad wax kasugo shaqa sharaf leh
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
Caruuska mabruuk illahey ha barkayo xaskiisana illahey ah u barakeeyo wax shaqo laan la yidha ama jirto ana a qurba joogaa dadka jamacda dhameeyey dhulak xaadhaa
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 11 ай бұрын
Waaa run anba wanka helay hadalkisaa
@ميمومو-م8غ
@ميمومو-م8غ 11 ай бұрын
Universal tv xanuun guur iyo dumar ah baa ku dhacay waar orda ka dooda wax faaido leh dunidaa tagtay ee umaddu wax hiigsanyso uun bay somalidina guur iyo dumar ku meerysanaysaa😏
@saynabsheikhkhader
@saynabsheikhkhader 11 ай бұрын
wlhi waa run gbdh uunby ku wreegyan
@Qasaac55
@Qasaac55 11 ай бұрын
Guurku waa nolosha
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 11 ай бұрын
Ishaad karidey. Waa contraat Arinku
@bilana289
@bilana289 11 ай бұрын
@@Qasaac55 Guurku waa qadar ALLAH
@IdirisHasan-hf1ol
@IdirisHasan-hf1ol 11 ай бұрын
​@@Qasaac55waa runtaa
@bashexaji7595
@bashexaji7595 11 ай бұрын
mariya halaydoono waa qof taydii qof taasi❤❤❤❤
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 11 ай бұрын
Dadkii iney xigmad iyo si naxariisi hablaha ugu jirto uuga Hadlaan. Sidani waa Haleysla Meereystee Qaab Respect ku jirto wadahadalkii Debat kii maxaa u diidey Qadarka ilaahy baajira Universal Tv.Contraat Miyaaney Dhamaan Guurku Dadkan dhisa Nolosiibaa Khalaasa Shaqo laan
@mukhtarmohamed-x8j
@mukhtarmohamed-x8j 11 ай бұрын
In may history 😭😭😭 Waxan ahaa gabadh waxbarashada jecel oo ku dadasha raga badan ayaa guur isoo bandhigtay wanka diiday waxbarashadii dhameyay alx Waxanan bilabaye shaqo ragbadan oo an shaqada isku baranay ayaa guur iga dalbaday waan diiday waxan islahaa shaqayso wax qabso Kadib shaqadii ayaa ii macanatay Hada hanti wan hayaa Waxanan ahay 40 jir Lkn awlad iyo reertona mahayo raxadii adunka waxbarasha idhafisay Waxaso dhan waxaa ii dhamilahaa 2 caruura oo aan korsado Hablaha yaryar waxan kula talin lahaa waxbarashada schooling system ka iska daaya calafkiina radsada
@bilana289
@bilana289 11 ай бұрын
Beenta jooji nin gabadh iska dhigaya guurku waa qadar ALLAH
@AhlaamMohamedAbdullahAbdullah
@AhlaamMohamedAbdullahAbdullah 11 ай бұрын
@@bilana289😂😂😂😂😂
@munaaliii
@munaaliii 11 ай бұрын
​@@bilana289 😂😂😂 wn grtay wlhi
@bilana289
@bilana289 11 ай бұрын
@@munaaliii 😂 waxay ku waashen guur haye guurku ma xumee markay guursadan gabadhii ay guursaden iyo caruurtiiba way dayacayaan oo wax ixtiraam ah uma hayaan (badankoodu) Hadana meel kasta waxay la taagan yihiin gabdhahow guursada meel loo raaco lama garanayo duulka
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 11 ай бұрын
Iska siigayso ina adeer kk
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 11 ай бұрын
Gabar waxbaratey lamarabo waxy raban gabaryar oy gumeystan oociyaala😢
@kichw
@kichw 11 ай бұрын
gabar guur rabto wal iyo mid luugooyo iiyo maloyacni lee rabaan
@AsmaAbdirisak
@AsmaAbdirisak 11 ай бұрын
😂😂😂
@Haattuf
@Haattuf 11 ай бұрын
Waakuwan dhalma dayskii soo galay. Dooni mayno dhalmadays. Ma qasabaa. Maxaanu ku falynaa wax makaankiiba diri noqday.
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw 11 ай бұрын
Been maaha wlhi
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
@@Haattufsharmuudoooow dhasha ilhyba hayaaa ee futadan qadhmuun meelaha Nogales leeexi🤢🤢🥴
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 11 ай бұрын
Wiilka guurka explanationkisa ku bilaabay, abwan dhuux iyo wiilka dharka cas wata baa ugu hadal quman, inta kale argument bay wadaan.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 ай бұрын
Xigmada nin iyo gabadh isa soo hor fadhiisinaysa ee yoo yootanka iyo garnaqsiga keenaysa ayaanan fahminba ilaa hada. Maxaa yaab isdaba yaal
@YacinMoumina-nt1gb
@YacinMoumina-nt1gb 11 ай бұрын
Masha allh abwaan dhuux wa hadal qiimo leh
@Nadabintuxirsi11
@Nadabintuxirsi11 11 ай бұрын
Guurku qasab maaha wlaaloyaal xageed u qasbeysan hadii alle kuuqoro waad guursaneysa adigoon qorsheyba si kasta hadaad u qorsheyso oon ALLE kuu qori ma guursaneysid waxba yaan lays maagin 😮
@khadaralxariiri9231
@khadaralxariiri9231 11 ай бұрын
Soo badiya doodaha noocan ah
@Fadumoabdi435
@Fadumoabdi435 11 ай бұрын
Guurkii macnihii ayaad ka qaadeen Barnaamij yada maskaxda iyo fikirka dhalinta lagu dhiso soo daaya
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 11 ай бұрын
Waxn jira 22 hada ayan jmcd dhameyey Waxn donya ina shaqysto mid qayr qabta alle ha isahlo 🤲gur hada qorshahyga mahe 🤣
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 11 ай бұрын
Go ahead wllo never mind waxay dadku shegayan
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 11 ай бұрын
@@nasuutahir6025 Mhdsnid wll waxn rajyna wax wlba San jclhy inu alle iga dhigo
@IidyuusufIidyuusuf
@IidyuusufIidyuusuf 11 ай бұрын
Amin inaader
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw 11 ай бұрын
Ameen qli nin soomali waa duleystee pursue your career
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 11 ай бұрын
@@MarwaAhmed-ni3tw Mhdsnid abyo ben maha nimnka hda joga rafd le laga qada
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 11 ай бұрын
25jir aan ku guursaday 2sano uuna iga wayn yahay jiil caafimad qaba oo meelo sare ka shaqeeya oo diin iyo dhaqan leh soo saaray. Ee filimka 15jir ka waynada.
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
ciyaalka 15 chirka ah bay ku meeraystaan aan la xisaabtami karin.
@warsanismael7739
@warsanismael7739 11 ай бұрын
Maahmaahda oraneysa gabadha aad guursato dherigeeda waa laga jebiyaa waa hadal meel waayey sababtoo ah gurigaba dumar ayaa sameeyey ,sidaas awgeed ayaad maahmaayo iyo diintii hubaad isku difaacdaan ka dhigataan indhaha fura raggayaggiiyoooow!!!!!
@souadelmi5470
@souadelmi5470 11 ай бұрын
machallah tabakarallah alluhuma barek runti waa dood qimaheda iyo qayaheda wadata ❤❤❤❤
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 10 ай бұрын
Nayadahen hablo watan laga bixi wayey gabdh weyn lama rabe Walalyalow somali Alle nama badine dhulku wuu baladhanee niman aan somali ahyn ino dono for really Wlhi
@xafsailyasxafsailyas-ho9hm
@xafsailyasxafsailyas-ho9hm 11 ай бұрын
Always abdi god is goat 🐐 of this competition 🎉❤
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
armuu gadaal ka xumaadaa!
@amalgalal316
@amalgalal316 9 ай бұрын
Davi Salax, Dood qarni hore ayu mesha la so fadhistey. Wey fudutahay in Wax wakhtigan ka foog dood an Macna laheyn lala so fadhista.
@lebronjames1276
@lebronjames1276 10 ай бұрын
Macalin Maryam 👏👏👏👏👏
@fadumomohamed4460
@fadumomohamed4460 11 ай бұрын
😂😂Daaci Salax real Dulayste weyn period narcissistic 😂😂
@ahmedi_zakid
@ahmedi_zakid 11 ай бұрын
😂😂 waa real Top G, xaawooyinka wuu buufinayaa.
@GuutoH
@GuutoH 11 ай бұрын
Ninkaasi waa sax san yahee nolosha raga garab gala ama niicda ka daaya 😂😂😂
@Haattuf
@Haattuf 11 ай бұрын
Leftover detected 🚨 🚨 🚨. Taaha yarayso fadumo duguloy.
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 11 ай бұрын
Waykaa muuqataa aad iyo aaad tasaa ba daay 😂😂😂
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
@@ahmedi_zakidinaderka dulaysteee Dirac🥱😂😂😂
@sowdaylrsiciid5439
@sowdaylrsiciid5439 11 ай бұрын
ustadka ugu hadal wacan meesha
@hamdaali1994
@hamdaali1994 9 ай бұрын
Faarax walgiiis waa cuqdadaysanyhy xaliimana waa liida uun ninmankaas baa rabanaa iney guri nagu dhaqaaan😢ka warama!!!
@Rom03A
@Rom03A 11 ай бұрын
Adoonsi baad jeceshihiin farax lugo baasto
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
waaba loo abuuray aduunsiga ama ha checlaadaan ama ha nibcaadaan.
@papiobashka5401
@papiobashka5401 11 ай бұрын
Shaqo waa shaqo xataa waiter Allah haka dhiga shaqaa sharaf leh shaxaadaa ceyb ah
@Naamir03
@Naamir03 8 ай бұрын
Abwaan dhuux, Hadalka wuu dhameeye,❤
@ubaxahmed5011
@ubaxahmed5011 11 ай бұрын
17jir iyo 25 jir waa ayadii uun ama wx usheg ama ayda wax garad ha ahaato kaliya wxe ku kala duganyihin (aqoonta) lkn ninkan muhimadiisa wxa wye gabr weyn oo wx baraty marabo caqli miiran eh wxu iska raba midu wxu dono ka dhadhiciyo lkn 17jir wn so wada marnay hdna 21 jir ahy alx hdanba 17 jir ku gursanin anoo indhaha isku haya wx ba fahamsanen kaliya ninka iqaba le aqna alle ugu mahad celina hdna wxa gursanaya anoo naag intelligent eh wx baraty aqoon leh nolosha fahamsan tala kena eh tala raacna eh ninkan ishelnana maskax io aqon ixtiram isku wadena e ragow gbdhaha ine wx bartan u ogolada si e naftoda u hormariyan io tiina io mida ilmahoda ❤
@HodoKayse
@HodoKayse 11 ай бұрын
Waa run wlhi madoonayaan gabadh caqli leh just waxey rabaan gabadh yar ooy korsadaan 😂
@IdirisHasan-hf1ol
@IdirisHasan-hf1ol 11 ай бұрын
​@@HodoKaysehaa ragu waa sida halka dumarku raban nin wax barty oo caqli badn oo masuuliyad qadi kara Ka rag ahaan waxn rabna gabadh intaba ahyn oo nolosha anagu noqono macalimiin say ayuu guurkasta ku wangsn yhy waki nabiguba scw caisha guursady iyada oo yar oo aqoonkasta baray waxa uu raga tusayay in gabdhaha yar yar ka qurxonyihin kana dhaqn wngsnyihiin mid wayn oo muran badn isla sida dumarkuba ninka wayn ka jecelyihn kan yar ee khibrada lhyn
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
@@IdirisHasan-hf1olwaryaaa beenale nabiga scw haku been Aburan kadibyhy.Diinta layskama qiyasooo ee barooo jahilyahooow🤌🫵🥱
@IdirisHasan-hf1ol
@IdirisHasan-hf1ol 11 ай бұрын
@@NaiaMohamoud Adu diinta baro jaahiladyhy waxba ma fahansanide aniga diin ano 5jir ah baranyay waxa u muhiimsan ee nabigayga scw xadisyadisa waan garanya jaahilnimo ku hayse qof muslima ahy side nabiga ugu been abuurana caisha ilaahy rali ha ka noqde iyada oo yar ayuu guursady waxksta oo ay taqny isaga aya bary oo macalnkeda aha xadisyada ay caisha so wariso akhri ada fahmiye wax aqoon daro ka hayso cadifadu yany ku qadine Sababtas ragu u guursadan dumarka yar say iyagu ugu noqdan khibrad kasta
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
@@IdirisHasan-hf1ol 😂😂😂😂 waad cadho hadashayy adu ma xadiisbaad barayasaaa waxba nabiga iyo casha haku meraysan. xata sababtu guursaday ma garanaysid 😂😂😂 cadhada iyo beenta iska kala Yare🥰😉😉😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
adeynu rag nahey wax barno inagu uun ba awx barney hooyo wax bartey waa hooyo wadana dhan anfaceysaa caruurteed iyo dhaman caruurta
@sucaadcali3108
@sucaadcali3108 11 ай бұрын
Dood noocaso kale ah ii balamiye nimanka xanunsanya an war cad siiyee😂😂
@IdirisHasan-hf1ol
@IdirisHasan-hf1ol 11 ай бұрын
Adaa xanuusanyaba rag la tartankoda ayaa dumar somaliyed qayrkod ka rebay
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 11 ай бұрын
Gabdhaha yar yar oo ay beenta u sheegaan ayay rabaan nimanka waaweyn..... Taas waa la idinku fahmay ADEER
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
gabadha yar dowon bay muudaan! kulahaa, ree badiyuhu nin qaawan oo aqal soomaali dhex chiifa oo aan xoolo haysan oo maro yar una eg kafanta maydka lagu duubo ay korkiisa saarantahay baa gabadh lagu darichiray! wadh wadh! waaba inantaada mayd madaw ka daba gee!
@AsmaAbdirisak
@AsmaAbdirisak 11 ай бұрын
Guurku waa wax ilaahay ku maqan oo ilaahay inaad xidhiidh wanaagsan la yeelataa kuu fududayn karta manaha wax dhalinayarada ku xidhan kaliya in la adkeeya dhiba waa in laysku dayo in la fududeeyo lkn hadii lays yidhaa adkeeya inanata is tidhaa qaali iska sii dhig is fogee nabsi baa heli kara waayo waa wax deeq ilaahay ama rabaaniya is wayneen inay meesha gasho maaha wax kasta dar ilaahay in lagadhigaa guurka qurxiya bi,idmillaah allaaa dhalinyara haw fududeeyo anakana allaah raxmaanka hanagu xifthiyi hanoo adkeeyo udubkiisa bi idmillaahi kariim ya abi
@Haattuf
@Haattuf 11 ай бұрын
Wax saa aad u hadashay u hadla baryahaa maan arag. 👍
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
Hablahu waa ineywax bartaan oo ilaa jamacad ka gadhaan si caruurtooda hadii illahey caruur siiyo wax barashooda uga cawiso iyo hadii xajiga illayka qaado caruurta u korsato why qasab ma ah xata a hadey nin kale guursto in uu noqanyo nin caruurta loola yami ka naxyaa oo qof fiican ah
@suhaybcabdirisaaqcawil-rt1ck
@suhaybcabdirisaaqcawil-rt1ck 11 ай бұрын
dad aan yagoodii guursan baa guur laga waraysanayaa oo wixiiba moodaya in yaga wax laga goynayo guursada walaal , guur la,aan say u nool yihiin
@AsmaAbdirisak
@AsmaAbdirisak 11 ай бұрын
Dee mawduucu yaguu ku saabsanyey walal qof guursaday waa qof mawduuca ka gudbay allreyde
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 10 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
@puritysoul6051
@puritysoul6051 11 ай бұрын
Guurka wa risiq dadkuna waykala qadar duwanyihin, Waxa ugu muhiimsan gabadhu inay Doorankarto family geedana rayi gooda ixtiraamto latashato Kuna qiimaysa dadnimadiisa akhlaqdisa iyo inu soo jiitay.
@warsanismael7739
@warsanismael7739 11 ай бұрын
Ragga Soomaalida waxaa ku jira kibitz iyo islaweyni minasaney ogeyn in sheydaanka kibir loo cadaabey😢
@bilana289
@bilana289 11 ай бұрын
Maxay la kibri raga aduunka iyagaa ugu liitee Kibir aan mijo lahayn iga dheh
@abdirahmanmuse5157
@abdirahmanmuse5157 11 ай бұрын
@@bilana289😂😂xalimo cayda dhaaf qomayoyin yhw 😂
@bilana289
@bilana289 11 ай бұрын
@@abdirahmanmuse5157 Wllo cay maaha waa runta Somalidu runta way neceb yihiin Hadii runta la diido been baa lagu wada hadlaa 😂
@asmamuuse1373
@asmamuuse1373 11 ай бұрын
Faran isga raga adunka ugo fiqersan dalkisina isga halkdhigay farax faqri😂
@GuutoH
@GuutoH 11 ай бұрын
​@@asmamuuse1373dumarkii alle nala beeray waa kuwa saa noo caayay adeer idinku ma aamina naga dhiiriya imaanku alle idinka qaadeee 😂
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 11 ай бұрын
SALAM ALEYKUM WALAALAYAAL HABLAHA SOMALI EEDA KA DHAAFA WAA KA BAD BADANEY LET THE GIRLS AND WOMEN ENJOY PLEASE
@ZihaamMohamed-c7r
@ZihaamMohamed-c7r 11 ай бұрын
daaciga waxbaa baalahiisa yaacay😂😂😂 qac baa kayeedhay adkaatay wll
@maxamedshcraxman1836
@maxamedshcraxman1836 11 ай бұрын
Gabadha maariya❤
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 11 ай бұрын
Wallahi waa runtiis ducada waalidka waa muhiim waa sirta noolasho waa ducada
@bilanahmet5269
@bilanahmet5269 11 ай бұрын
Xanuun dumar la yidhaado ku dhacay ragan
@DeeqahmedDeeq
@DeeqahmedDeeq 11 ай бұрын
Daaci saalax waa runtime 😂wan wataa legend
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 11 ай бұрын
Mr. $900 is in the building 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ikramabdi4262
@ikramabdi4262 11 ай бұрын
Nasan maayo kaasi 😂😂
@munirakosar412
@munirakosar412 11 ай бұрын
Haaa wlhie 😂😂😂😂​@@ikramabdi4262
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@SuhaybXoojo-tw8je
@SuhaybXoojo-tw8je 11 ай бұрын
Adaan dantaada laga hadlayaa xaliimo
@huodoali
@huodoali 11 ай бұрын
Faraxow aduunkan wada noolnay dantaydo taa dee shaqee​@@SuhaybXoojo-tw8je
@califaarax7052
@califaarax7052 11 ай бұрын
Gabdhaha ha heermeen si ay guur u helaan
@sudiadawe4004
@sudiadawe4004 11 ай бұрын
Dadkeenu aad beey u fudud yihiin inta badana hadalka way boobaan mana u fiirsadaan ilaa in yar maahee waxaaan keenaya aqoon la.aanta wax kaste waa iska dhahayaan un badan koodu koleey bulshadena ilaahay ba u mahan
@1234ayl
@1234ayl 11 ай бұрын
SomalI guur moyee camal kale weydey ilhow manka uga saar naag uun mooyee camal kale lama hayo umad nolosha ka dhacdey weyi😏
@munaahmed7334
@munaahmed7334 11 ай бұрын
Ani ahaan guurka waa calaf wax barashada kaama hor isatagayso guurka ama wax baro aam wax ha baran waa in aad heshaaa muhiimada qof wanaagsan adna u noqotaa qof wanaagsan qofka lacag Ha la haaado ama yuusan lahaaaan muhuumada waa in uu labada qof nolal isku darsadaan oo wadda dhisntaan wax wada bartaan ubadka wadda korsadaan wadda shaqeesta nolasha waa is fahan iyo naxariis waa in alena laga cabsadaaa
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 11 ай бұрын
Reer hargeisa iyo guurka maxaa kala haysta
@fatimaosman339
@fatimaosman339 11 ай бұрын
Raga hada jiro mas.uulba maqaadi karaaan 😢
@bashexaji7595
@bashexaji7595 11 ай бұрын
kuwan dadiyaashay wax baa ka qaldan qofka hadalka ku kala jaray maaha sax waa in qof ku biyo dhaco o mawduca si fiican u sharaxaa
@shabcanmuse9012
@shabcanmuse9012 11 ай бұрын
Ma ila aragtaa professional baaney ahayn wuxu
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 11 ай бұрын
😢runta sheekha ina fahansiyay
@bashexaji7595
@bashexaji7595 11 ай бұрын
legend of the legend abwaan dhuux kulahaa inan weyn waa inan weyn 😂😂😂😂
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
Muxu uga jeeeda markaaa
@NasraNasra-b8r
@NasraNasra-b8r 3 ай бұрын
Guuuleysta dumarka soomaliyeed
@naziimart9789
@naziimart9789 11 ай бұрын
Alla meesha rag ma joog an wlhi caqliyadoodi haday sidan tahy Dirty maid kan ana goo arkana seen ugu aamina naftayda
@xilkaskhalif
@xilkaskhalif 11 ай бұрын
Yaab iga soo haray wlhi cuqdad ka buuxda
@AsmaAbdirisak
@AsmaAbdirisak 11 ай бұрын
Xbbti ragu wuxuu toosaa nin waliba markuu gabadh wanaagsan helo lkn dabada marku jogo sax maaha wax badn baa loo baahan yahay nin kaaga inaad ka hagaajiso adna waad ku toosaysa mayfahanty xbbtii wallahy nin waliba bilowga sisibu yahay saa u ogow haka baqan
@RuqiyoCabdiraxmaan-gv1ft
@RuqiyoCabdiraxmaan-gv1ft 10 ай бұрын
Habloow yaa niliga caqli badin ee wax barta qof walba wuxu dhalaayo iyo wuxuu guursaayo raba qoree😊
@saniisweety
@saniisweety 8 ай бұрын
Abwaan dhuux garaadkiisa 😮😮❤❤❤
@HaniAhmed-x5t
@HaniAhmed-x5t 10 ай бұрын
Gabadha wxaa fcn inay heer ka gadho dholoshada niman maba jiran sanadkan❤ noqo gabdh adag😊
@jamilaachannel9600
@jamilaachannel9600 11 ай бұрын
Man walanahy markan shaqadeyda nin uga tansulayo never weligedbanay dhaceyn😮😊
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 11 ай бұрын
ninkan Dagaalka Kaala dhexeeyaa waaxey? Shaqada io ninka Midkee muhimsan? Mustaqbalkaaga 3o ka sano ee soosocda yaa jaangoynaya se? Kuwa Malaha waxd thy yudhaahda Maxaan wx usoobaranayay hadana shaqeysaneyn😂? Dhalanteedka ka bax Inader Noloshaada dambe Manager ka Aad ushaqeysaayi kuuma Kafaalo Qaadin😢😢
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw 11 ай бұрын
Bagga inaadeer wlhi inaanu faaido lahyn nin😂😂
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw 11 ай бұрын
@@mascuudabdi9401maxaan wax usoo baranyy hadaan housewife ku danbeynayo ma ceebaa anaaba kulehe 😂😂
@Lovly1113
@Lovly1113 11 ай бұрын
Wlhi ustaadka well said
@abdallabro11
@abdallabro11 11 ай бұрын
Gawadha shaashada saaran quruxbadanaa masha Allah ❤❤😅❤
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
candhuufta dib u liq,meherkeedu waa qaali
@abdallabro11
@abdallabro11 11 ай бұрын
Wll meherba kama hadlin iyo waxku saabsan😁💕
@abdinasir23
@abdinasir23 11 ай бұрын
1:06:54 Ilaahay hadaaaye marwadaasi waxay ka dhawaajisey Oo taabatey qodobki labaad ee dooda ugu muhiimsana imisa Hooyo suuuqa fadhida is waydii baL sababtana Haplehiina wax lala hor taagan yahay wax ha baranina
@HamzaAwabdiAwabdi
@HamzaAwabdiAwabdi 11 ай бұрын
Guurbaad ka bixi waydeene ama dadka isku guuriya ama taaha yareeya , hadaanu nahay raga somaaliyeed balanteenu waa shaqo
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
waxaad tiraahdaa "hadaanu nahay niman soomaaliyeed ee ha oran rag!raganimo idinka dheer.
@HamzaAwabdiAwabdi
@HamzaAwabdiAwabdi 11 ай бұрын
@user-qj6qp6tr9v aduu ima tilmaamaysid waxaan le yahay, ta kale rag baan la hadlayaaye adi maxa badahan ku galinaya, gabadh walashay oo kale thy buqa inaga daa, raga somaliyeed ayaan dhirigalinyaa.
@ayannadugsiye
@ayannadugsiye 11 ай бұрын
Kan daaaci sheganaya sharaf darro waxa ugu fillan Kan ag fadhiya fakirkisa raganimada leh
@Haattuf
@Haattuf 11 ай бұрын
Waadanahaaga haduu ku caaraystay. Kor u hay waligaa
@ayannadugsiye
@ayannadugsiye 11 ай бұрын
@@Haattuf maxaad ka hadashay looma ooyaan
@MaryanYusuf-wy4tv
@MaryanYusuf-wy4tv 11 ай бұрын
Oh my dumarland❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
maria waa gabdh dood fican cawale saxiiib ma dibjir baad tahey sida dibjirinta u jawaabsey mida kale timaha si fool xun baad u xiirantahey dadaa iyo timaha xiiradaa ciiyala suqnimadaa ka muuqataa
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 10 ай бұрын
1:26:58 Bal odaygaan weyn ee bulshada waalaaya eeg kulahaa caruur soo kaxeesta waxaad ku sameysaan wey ogolaanayaan wax aqli leh lama guursadee
@kadarmuhumed6741
@kadarmuhumed6741 10 ай бұрын
Dooda labada dhinac rag iyo dumarba ma khaldana, ee in la iswaafajiyo caqabadaha guurka labada dhinac ka imanayaa ayuunba muhiim ah.
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 11 ай бұрын
ilaaheen amarka ugu horreeya uu nagu amray maaha salaad ee uxuu ahaa wax akhri :suuratul calaq: jaahilnimada ka baxaay bay ahayd! nimankaan wax ha baranina gabdhaha ku le malaha islaamkooda baa wax ka si yahay!
@jjenko6366
@jjenko6366 11 ай бұрын
AFsomali gan baa dhab ah, mashallah
@dheeman9103
@dheeman9103 11 ай бұрын
😂nimanku naag ay rafadiyan jecla adeer shaqeyso oo tacbo malintad adun yelato soo dono naagtad rabto simply
@Haattuf
@Haattuf 11 ай бұрын
Diyaar. Adna adoo bikrad ah oon waligaa lagu taaban halagaa helo oo inay hooyo iyo marwo raaliyo ah noqota diyaar u ah halagaa helo
@maahiraabdi8116
@maahiraabdi8116 11 ай бұрын
​@@Haattufoo intas yan laga helin??you are mentioning the basics bro😂
@Haattuf
@Haattuf 11 ай бұрын
@maahiraabdi8116 these days hadii intaa laga helo ayaa bur la sidaa. If you have the basics then you can mold her into the rest.
@Lovly1113
@Lovly1113 11 ай бұрын
Maanta Mr 900 guurkii buu ka raagay markaas buu cuqdad u qaaday dumarki oo dhan 😅
@laughingstock3838
@laughingstock3838 11 ай бұрын
Bari hore ayuu guursaday isaga oyaya😅😅
@Isco.01
@Isco.01 11 ай бұрын
Na xaas bu leeyahay ninkaasi adiga yuu date ku kaa dhicin 😂
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 11 ай бұрын
CAR ma xaad Laxanaaqeysaan Run buu kahadley wiilkuye Maad Xalkeen taan uun? Personal attack io Dagaal Aan Sal Lahayn umbaad ku jirtaan Gabdhow wllayaal😮😮
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 11 ай бұрын
CAR ma xaad Laxanaaqeysaan Run buu kahadley wiilkuye Maad Xalkeen taan uun? Personal attack io Dagaal Aan Sal Lahayn umbaad ku jirtaan Gabdhow wllayaal😮😮
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 11 ай бұрын
CAR ma xaad Laxanaaqeysaan Run buu kahadley wiilkuye Maad Xalkeen taan uun? Personal attack io Dagaal Aan Sal Lahayn umbaad ku jirtaan Gabdhow wllayaal😮😮
Maxay dumarku ku diidaan minyarada ama.xaaska labaad?
1:22:21
Universal TV
Рет қаралды 279 М.
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 12 МЛН
NOLOOSHII USA & ARDAYDII 1980NADII || MADARI PODCAST
2:40:19
Madari Podcast
Рет қаралды 21 М.
CODKA UBAX - Damiirka Anaa Iska Leh
1:08:06
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 141 М.
RASHIID NUUR WARAYSI XIISO LEH
19:44
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 682 М.
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 134 М.
Dooda Universal TV |  Oromadu ma Soomaali ba?
1:20:19
Universal TV
Рет қаралды 304 М.