Asc waan Idin salaamay dhamaan tiim Ayaan gobdoon Sidoo kale adigane waan kusalaamay ayaaney magacaygu waa nafiso waxaan kamid ahay tiim ayaan gobdon waxaan idinka codsanayaa in aad igu soo ducaysaan hooyaday iyo aabahay way iga xanuu San yihiin Marka igu soo duceya si min qalbi ah waad mahad san tihiin plz
@raxmarose4385 Жыл бұрын
Abaayo allaha Caafiy
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Allaah ha caafiyo aamin yaa rabi
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Wcs abaayo alaha kuu caafiyo waalidiinta inta marayaana dambi dhaaf alaha uga dhigo