Indhaha oo kuu caafimaad qabo hadaneh inuu aragga daciif noqdo.

  Рет қаралды 7,465

Dr Ahyaa

Dr Ahyaa

3 жыл бұрын

Mid ka mida xaaladaha indhaha ku dhaco ee loo yaqaano Lazy Eye .
🔵Ka Wac Baaritaanka indhaha & Daaweynteeda👉+252612882886.
Iska diiwaangali( Booking)👇👇
ahyaaeyecare.simplybook.me/v2...
🔵 Follow me👇
/ dr_ahyaa
/ dr.ahyaa
#lazyeye #drahyaa #Amblyobia

Пікірлер: 43
@xanaanmohamuud3746
@xanaanmohamuud3746 3 жыл бұрын
Dr waxaa kuwey diihaa soomaliya miiqo jaamad ayaa luu bartaaa indhaha ,iyo meeqo sano la bartaaa indhaha kali mala barankaraa neh iisoo jawaab fadlan thanks
@cadekacadeoneboy2779
@cadekacadeoneboy2779 2 жыл бұрын
Dr.way jiraan Sacadaan aan kula hadlaayo qof ayaa jira oo saa sheegaysay ah . Aniga hada ayaa muqal kaan daawday plz dr. Intee lagaaga sooxariiri karaa
@siciidbiihi450
@siciidbiihi450 3 жыл бұрын
Walaal fadllan hilibka yar ee madow ee isha geeskeeda kasoo baxa see lo xaliyaa dhibse ma keenaa
@maankeylyrics1916
@maankeylyrics1916 3 ай бұрын
Dr Asc Waxaan Daawade Muqalkaaga Arimaha Indhaha Aad Ka Hadleese Baa I Haysato Saan Dhaqtar Walbe U Aadaye Wali Ma Helin Dawo Saxan inte kala So Xarira dr
@livetiktokvars1030
@livetiktokvars1030 3 жыл бұрын
Dr su al ban ku waydiinayaa hal Ilyaa nabar iiga dhacay ka dib pepal ama qaybta yar ee madow ayaa gaadhy ka dib wxy noqoty sida egg ama ukunta oo kle Arag ad buu daciif uyahay wxba kama argo Itoobiya tgy mid wxu dhahy wan kaa badalaa madna wuxuu dhahay wxba lagama qabankaro mxd igu talaysaa
@zakariaibrahimomar8151
@zakariaibrahimomar8151 3 жыл бұрын
Dr anaa sidaa ah dhowr dhaqtar ayaan u tagay anigoo kala qarinaya dhamaantoodana waxay noqdeen isku hal jawaab waana isha midig, marka waxaa ley qoray ookiyaal aad u garaado weyn balse wax kuma arko ayadoo saas ah
@samraa13
@samraa13 Жыл бұрын
Dr asc waxaa ku weydinaa ani ilmo ayaa iga so dilmay aad ayaa u Dhiig baxay kadib 1500 o dhiiga ayaa leygu shubay kadib dhaqtarka markaa kaso baxay waxaa dareemay iney in dhaheyga daciif araga ka yihiin maxaa sameyaa
@AhmesMohamed
@AhmesMohamed 3 ай бұрын
Dr hal IL ayaa Daxif ah Marka murayad ayaa la I Qoray
@saadaqbulla420
@saadaqbulla420 3 жыл бұрын
dr xldaas aney i heesataa indha wey caafimaad qabaan hadane arag fog waa i dhibaa
@shuceybahmed3376
@shuceybahmed3376 Жыл бұрын
Dr il ayaa saas i ah oo maxaa lagu daween karaa il iga mida ayaa uu Dr ku idhahy ik ayaa cajis tay 🥺🙏
@hud-hudbroadcast3027
@hud-hudbroadcast3027 3 жыл бұрын
Waan qabaa hadda ayaan la IL daranahay Dr walaahi .
@nawalnawaal2688
@nawalnawaal2688 3 жыл бұрын
Dr su'aal indha godkooda ayaa si xun ii xanuuna daqiido marka aan iftiinka usoo baxo 😢
@feysalmaxamed3405
@feysalmaxamed3405 2 жыл бұрын
Dr xanunkas ayaan qawaa maxaa dawa u ah d adig mahadsan
@shaaficiaxmad3778
@shaaficiaxmad3778 Жыл бұрын
Haa Dr aniga waan aaday dhaqtar sidaas layiri
@darmmaan1178
@darmmaan1178 5 ай бұрын
Docter dhagta dusheeda nabar iga soo gaadhey kadib isha midig iyo dhagtamidig guux dhakhtar u tagey kadipna indhahaga iyo dhagahaga wey caafimaad qabaan ayuu igu yidhi
@maandeqmaxamed-cz6pu
@maandeqmaxamed-cz6pu 10 ай бұрын
Dhak tar Muda 2wa malin ah hal il si fican wax ogu maa arko tas waxa sii dher shucac madow aha ar Kaya isoo jabab balis
@feysalmaxamed3405
@feysalmaxamed3405 2 жыл бұрын
Dr su all makuwediini karaa
@darmmaan1178
@darmmaan1178 5 ай бұрын
Docter halkee kaagala so xidhiidhaa
@AragsanHaden
@AragsanHaden 6 күн бұрын
Dr xanuunkaas bn qabaaa ee maxaa talo ah
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
Dr indhaha araga laciifa adoo 18 sano jirto malasoo celin karaa
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 Жыл бұрын
Ka soo hadal waa u baahanahay
@dooxanewschanal2843
@dooxanewschanal2843 3 жыл бұрын
Mahadsamtahay
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
Adigaa mudan walaal
@ShaafiAxmed-ms4zi
@ShaafiAxmed-ms4zi Жыл бұрын
Haa. Waaleegasheegay
@Trusfrated02
@Trusfrated02 3 жыл бұрын
Waa mhdznthy dre ani saso kle araga dheer aad ii dhipi jire deetana ookiyaalo la ii so qore hda wxan is dhahaaa sidi horapa ku rooned ookiyalka inu iiga sii dare daremaa mxa igula talin lehed dre🙏
@queensalma1263
@queensalma1263 3 жыл бұрын
aniga kula mid ah fogaanta ayaa i dhibeysay okiyaal ayaan la isoo qoray hada okiyaal la.aan wax iga fog ma arki karo waa iga sii dareen
@aweysahmed7161
@aweysahmed7161 Жыл бұрын
@@queensalma1263Abayo ani saas ahay araga fog eber iga ah okiyaal la iso qoray Lkn maxirto Dr haben iyo malin wadu igu dhahy ana marka saburda fiirinayo lee xerta inta kle maxirto hdna xnun drema anaa okiyalka ubahntahy isdhaha 😢 asna wuu sii Daciirfinya miyaa
@queensalma1263
@queensalma1263 Жыл бұрын
@@aweysahmed7161 maya ma daciifinaayo ee hadaad la qabsato okiyaalka la,aantiis ma joogi kartid lkn dadka isku mid ma ahan adiga inaa ku fiicnaato laga yaabaa ee marwalba xero maadaama arday aaa tahay
@ubaxshucayb1039
@ubaxshucayb1039 3 жыл бұрын
Dr aniga dhakhtarka waxa uu igu yidhi indhahaagu way caafimaad qabaa lkn daal fara badan ayay leeyihiin Dr maxaa igula talin lahayd
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
Talooyinka muuqaalkaan ku dadaal👇👇 kzbin.info/www/bejne/bGiZnoalpp5ko5Y
@canabxuseenaamiincaamiin1466
@canabxuseenaamiincaamiin1466 3 жыл бұрын
Dr ani lamberka raby Arin muhimsn kaa la hadal plz
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
+252612882886
@sakariyec.raxmaan1433
@sakariyec.raxmaan1433 3 жыл бұрын
Dr aniga saas ayan ahay waxa sameyo isheg dawadisa maxa wayay dr okyalkan awato uu iga horsobooday wllhi dadka xita wey ugu cayan please and please dawdisa isheg🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@aweysahmed7161
@aweysahmed7161 Жыл бұрын
Sorry wll ana hada xaladas kujiraa wlhi😢😢😢
@sahrafimidool
@sahrafimidool 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰👑
@Dhaxal-Reeb
@Dhaxal-Reeb 2 жыл бұрын
Haa masul wllhi dhaq tar aan u tagin Ma laha sida dhaqtr shiine Waxey I dhaheeen Waad caafimaad qabtaa kaliya hurdada badi ayuu I dhahy iyo shaashada yaree Xitaaa okiyaala ma raptid buu yiri Marka ustaad maxaa talo nagu biirin Laheyd kalya hal il leeyga xayaaa Please wax noo faaidee
@aweysahmed7161
@aweysahmed7161 Жыл бұрын
Hada sidee kunoqned wll ana dhibkasa iheyste siiba hal il eber iga ah😢
@haadiarts2074
@haadiarts2074 3 жыл бұрын
Asc Dr. SUaal indhaheyga Wax wey Arkan Lkn Subaxi Waa Ok Lkn Glbt Ila Hawenkii Mobile Ama Booga Si Fcn Uma Arko ila Isha Aa isku keeno Indhaha Marka Maxa ii Xal Ah Dhoor Bilood Aan isku Arkey Weligey Ma Noqon sida
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
Wcs. Baaritaan indhaha ah samee.
@haadiarts2074
@haadiarts2074 3 жыл бұрын
Mhdsanid
Xuska isbuuca cudurka Biyaha indhaha ku furma( Glaucoma).
33:06
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 36 МЛН
An introduction to Reinforcement Learning
16:27
Arxiv Insights
Рет қаралды 647 М.
Daciifida aragga Fog| Daaweyn| Ka hortag
6:40
Dr Ahyaa
Рет қаралды 22 М.
wax ka ogow indha qaleelka
6:17
Dr Ahyaa
Рет қаралды 7 М.
Daciifida Aragga dhaw
5:49
Dr Ahyaa
Рет қаралды 2,7 М.
Daaweynta weershaha | Cawar|Caafimaadka indhaha|Indha qalooc
7:32
Mind-Reading AI Technology Is Here
8:58
CyberNews
Рет қаралды 60 М.
Indhaha Godka ah maxaa lagu daaweeyaa.
5:10
Dr Ahyaa
Рет қаралды 46 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН