Inta Aad Kor Baxayso In Ka Badan Hoos U Bax| Warsame Bade

  Рет қаралды 41,751

Warsame Bade

Warsame Bade

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@abdullahmohamedali8328
@abdullahmohamedali8328 2 жыл бұрын
Meesha aad joogtay dhowr sano kahor aniga ayaa maanta joogo, waan rajeenaa adkaysiga aad uga gudubtay oo kale in aan uga gudbo, waliba gaaro martabado sare, haddii Allaha awooda leh uu ka raali ka noqdo.
@suleekhaabdillahi3633
@suleekhaabdillahi3633 2 жыл бұрын
Masha allaah ustaad habeenka waxay ahad habeen aad nagu qaliya hadaanhy reer borama qisooyinkaga aad nagu dhiirigalisay hory usoco ustaad warsame bade 🙏💯 my mind set🥰
@abdimalikmohomoud3932
@abdimalikmohomoud3932 2 жыл бұрын
Warsame you are honesty . Dadka guulaystaa wxay dadka lawada jecelyihin inay guulaystan. Alle haku barakeeyo cilmiga iyo aqoonta . Wxd tahay qof hormuuda .
@louwangaming7050
@louwangaming7050 2 жыл бұрын
Waxaan hay wiil 17 Jira glass form 3 maraya inashalah guushad gaadhayo kalaan rajayna waxkaa xumaanayana majiraan hadaad alaha ku uumtay kuxidhantay alhamdulilah 😊😔
@sadecarured92
@sadecarured92 2 жыл бұрын
Inaad tahriibtid maaha waa inaad wadankaaga waxku qabsataa
@guleidgallery
@guleidgallery 2 жыл бұрын
Mnsha allh ustad I'm so excited how to talk our youths near future i will talk like that if Allah Allow me
@alcadaalamedia448
@alcadaalamedia448 2 жыл бұрын
Maasha Allah horumar wacan ustaad
@najibabdi9676
@najibabdi9676 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah so proud of you brother. I’m so happy to see Somali young entrepreneurs in worldwide.
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Ustaad💗💗Burco Gormaad noogu iman lejenow
@hakiim1
@hakiim1 2 жыл бұрын
M.a ustaad warsame bade informationkaa aad dhalin yarada la wDaagtay dhalin badn ka faaidi doonta allah kaa abaaliyo 🙏
@queenliza596
@queenliza596 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad hormar wacan ku rajiynaa 💕💕
@craxmaandhago6813
@craxmaandhago6813 2 жыл бұрын
Nin adag . noloshu waa dhabar adag dharaaraha adag , hadaan is dhiibtana waad dheeliyi
@fardawsaaabdi3038
@fardawsaaabdi3038 2 жыл бұрын
Anniga macalinkayga baad tahay shukran wll wax badan baan kaa bartay illaa maalintaan channelka ku soo biiray buuga iyo qalinka baan ku daba qaatay
@maanmohamud662
@maanmohamud662 2 жыл бұрын
Ustaadi aad baad u mahadsn thy dhirigalinta ad u so jeedinayso dhalinyarada somaaliyed
@Ahmed-bo1zs
@Ahmed-bo1zs 6 ай бұрын
Best asset you have is your time and health family
@fadumosiciid9196
@fadumosiciid9196 Жыл бұрын
Asc masha allah wll jazaka llah magacygh waa fadumo waxan ku nolahay gobolka bari gaar ahn magakada bosaso runtii waxan jeclaan laha in aad mar naso boqatid oo aanu kugu so dhawayno magaledena iyo magaladada bosaso si dhalinta wax ugu sheegtid inkasto social media laga la socodo lkn waxn kasi jeclaan laha live in aad mar un noso hor istaagtid runti shawo wangsan ayad wada wll qali waxn ku layhy keep it up insha allah guulo badan gaadh
@hanaqaadonline4021
@hanaqaadonline4021 2 жыл бұрын
Mnzha allaah macalin warsame bede guuleyso
@mohamedabaadir8107
@mohamedabaadir8107 2 жыл бұрын
Gulayste Walba Wxa Ka danbeye Wa guuldaroyin FarabadaN @Warsame Bade Wll Guulayso Labada Daaradba i.a
@khaalidkhadar7068
@khaalidkhadar7068 2 жыл бұрын
Ustad waan ku salaamay linkiga aaway
@ayuubabdisamadabdilaahi6154
@ayuubabdisamadabdilaahi6154 2 жыл бұрын
Msha allah baraka allah
@Koyama548
@Koyama548 Жыл бұрын
Masha Allah legend thanks ✌️
@mohamedjama8260
@mohamedjama8260 2 жыл бұрын
masha Allah. people like you are wonderful people
@hoodo9260
@hoodo9260 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaadii wax badan baan kaa bartaa oo ii faa'ideysaa
@Fandaam_maxamud
@Fandaam_maxamud 2 жыл бұрын
Best history and also good advice God bless you
@layladheman6534
@layladheman6534 2 жыл бұрын
Mnsh allah mnasha allah qofkii dadaala mar uunbu guul gadhaa
@saynabmaxed3014
@saynabmaxed3014 2 жыл бұрын
Mashallah ustaad .aad ayaad ugu mahadasanthy dhiirigalintada .
@abdisheekh
@abdisheekh 2 жыл бұрын
@Warsame Bade Saaxiib ninkaa dhalinyarada ah #7:44-#8:00 aad ka hadlayso ii soo gudbi aan anna wax ka faa’idee. Mahadsanid Ama asxaabta ee faallada bixinaysa qofkii garanayaa yarkaas ha ila wadaago.
@juweeriyamaxamed7069
@juweeriyamaxamed7069 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 2 жыл бұрын
Hore u soco Mr Bade
@Ahme_abdisak
@Ahme_abdisak 2 жыл бұрын
mr warsame bade , wxaad tusaale nool u tahay, kumanaan dhalinyaro ,somaliyeed oo baadi goobaya dhabada guusha.
@sakariyesiciid4867
@sakariyesiciid4867 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid.
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@masnaaxmed5795
@masnaaxmed5795 7 ай бұрын
Horta warsame bade iyo maxamed cumar hargeisa Maxay u imaan. Wayeen wlllhi Sidaan ugu xisaqabo inaan Mar uun lakulmo waa dhagaysataa dhirigaliyasha alehaydin barakeyo
@alwayssmartboy
@alwayssmartboy 2 жыл бұрын
Maansha Allah, you are a real example for all of us. You earned my subscribe. Keep it up bro.
@hassandj133
@hassandj133 2 жыл бұрын
MASHAA Allah reer dhis walaal
@sagalmohamed614
@sagalmohamed614 2 жыл бұрын
Hormar wacan ban ku rajeyna ustaad mahdsanid
@asadabdirisak143
@asadabdirisak143 2 жыл бұрын
brother thank you very much for the advice you gave us insha allah it will be a big change for me 🥰🥰🥰🙏🙏
@dhagasayn6370
@dhagasayn6370 2 жыл бұрын
Mnshaallah
@ahmednour7739
@ahmednour7739 2 жыл бұрын
Wll mahadsanid wax badan ayaan kaa faa idey daqiiqado yaroon kula jogey thnk U
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
Well done ustad 😊
@saki092
@saki092 2 жыл бұрын
Mashallh legend
@deeqmclnjeeb2620
@deeqmclnjeeb2620 2 жыл бұрын
Ustaad waxa kaa codsana ina noga shekeyaid safarkaadi ka bilawday Somalia ilaa yurub adigo mahadsan insha allah 🙏🏻
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 2 жыл бұрын
Ustaad 👍
@zhafihozman7953
@zhafihozman7953 Жыл бұрын
Msha allH ustaad wakhtigan la joogo aad buu adag yahay inad shaqo hesho Bal maxad igu talin laheyd inan kibrad barto waayo hda caalamka wd aragtaa xagaa,iyo waxaa loo kacay lacagaHa digitalka Ustaad fikirkagu waa ii muhiim waayo wado fudud bad i sheegi kartaa Aad wn kaga mahad celinayaa
@foziajano
@foziajano 2 жыл бұрын
Mchallh Ustaad warsame Bade Alle Haku Xafido
@ArimaHeenaTubbe-gt1qh
@ArimaHeenaTubbe-gt1qh 2 жыл бұрын
M.a wa tusaale kudaysho mudan
@SakariyeHage1
@SakariyeHage1 7 ай бұрын
Thanks 🎉
@Azhravmussy
@Azhravmussy 2 жыл бұрын
Ruux la hadal caadiya 🎯
@cabdinuur._______xasan
@cabdinuur._______xasan 2 жыл бұрын
Masha alaah pro keepgoing🙏
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Masha Allah just Amazing 👍🏾❤️
@mohamedabdirachid6490
@mohamedabdirachid6490 2 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid walaal.
@ISMAILJABARTI260
@ISMAILJABARTI260 2 жыл бұрын
Masha ustaad waa tolo wax ku oola
@ahmedsahal8284
@ahmedsahal8284 2 жыл бұрын
Mashaalah, great inspiration, Everything is achievable ❤
@maxamedilkacase23
@maxamedilkacase23 2 жыл бұрын
Runtiii waa qiso wax laga baran karo ustade keep going bro
@siciidahmedmohamoud9120
@siciidahmedmohamoud9120 2 жыл бұрын
Maasha Allah horey u soco walaal guulo badan baan kuu rajaynayaa
@hidaayo2000
@hidaayo2000 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal iga raali noqoda away link
@abdirahmansuudi7522
@abdirahmansuudi7522 2 жыл бұрын
Mansha allah wall dhiiri galin fiican
@jimcaleapdilahi356
@jimcaleapdilahi356 2 жыл бұрын
Hore usoco wll gulayzo ❤
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 2 жыл бұрын
Wasojabty 😅😂walahi illhy haku xifdiyo ❤
@FOCUSONYOURTIME
@FOCUSONYOURTIME 2 жыл бұрын
M. Allah wll sare horay usoco guul insha Allah waad helaysaa waxaad jeceshahay wll
@sharmaboy11-j1d
@sharmaboy11-j1d 2 жыл бұрын
Keep going legend 💪
@habibaali2400
@habibaali2400 2 жыл бұрын
Masha Allah my brother wow wow you are smart and intelligent thank you for the advice🪜💯🌎👈🤲👑🌹🥇⭐️🏆👍👏🇨🇦👏👏👏
@fatimayassen1177
@fatimayassen1177 2 жыл бұрын
Asc
@fatimayassen1177
@fatimayassen1177 2 жыл бұрын
🌙
@ayaansaciidabuukar4799
@ayaansaciidabuukar4799 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@hanadmohamodaden9715
@hanadmohamodaden9715 Жыл бұрын
FURSAD CAAFIMAAD Waxaan daaweynaa idin Allaah {1}Sokorta_macaanka {2}dhiikarka_baabasiirka_gaaska {3}kansarka_noocyadiisa_neefta {4} Aydhiska_karoonaha {5}Kilyaha_baarka _wadnaha {6}Hilmaanka_deganaan la,aan_Fudfudeed {7}dhalmo la,aan_Allaa bixiyee_caado wareer_Egfeshen_kalaamiso {8}AwoodaTarank lamaanaha {9}Biyo baxa deg dega ah_Raaxo la,aan {10}isnadaamiska_nab raha_wixi lamid ah {11} iscaateyn_iscayilin_isqurxin {12}burooyinka_dhagxaha qaliin,la,aan {13)Shuban dhiig_Saxarada oo kugu,adkaato {13}Timaha oobida_cirada {15}Araga oolaciifo_cuno qaadasho la,aan_lafo xanuun_Burukiito ................................... Wixii dheeri ah laxiriir WHATSAAP Tell:+254796779796 Tell:0796779796
@cadarmuusa1373
@cadarmuusa1373 2 жыл бұрын
shugran wallo
@MARIAALI9230
@MARIAALI9230 2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xariir +254725727923mhdsnid
@cumarabdulkadir9973
@cumarabdulkadir9973 2 жыл бұрын
Ustaad ustaad ustaad ma adaa iska shekaynaya mise wadadaydu halkay tahy baad garanaysaa oo anad iga hadlaysaa, runtii eray walba oo afkaga ka soo baxa si buu itabanayaa ana israadin baa ku jiraa
@updul
@updul 2 жыл бұрын
Asc ustaad waxa vedio inooga samesa safarkagi burco ilaa yurub. Mahadsanid🙏
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
Masha allah
@heersare3662
@heersare3662 2 жыл бұрын
ustaad dhalinyaradu way wada rabtaa halgan kaas ee hala haku wada guullayo
@Deganmohamed7087
@Deganmohamed7087 2 жыл бұрын
Wll sidee online inan ku shaqaysto u baran kara
@alimahamed2717
@alimahamed2717 2 жыл бұрын
Insh allah i will be onestamente day. Chance me live too be expert de e commerce possibile insh allah....in future fratello
@fatimamohamud9006
@fatimamohamud9006 2 жыл бұрын
Ustada anaga maxd nogu iman waydey waxtahy qof dhalinta somaliyad melkastay jogan rol modal u ah illhy ha no kadayo
@im8112
@im8112 2 жыл бұрын
Very inspiring. Thanks for sharing with us on your life's journey, brother
@fatimamohamud9006
@fatimamohamud9006 2 жыл бұрын
Asc ustada waxn raba bugtaa ad akhiro o 10banka inteh ka hela waxn donaya inaad igu cawiso ustada inan akhirsto ayan rab ustadaa
@Ugaska252
@Ugaska252 2 жыл бұрын
Keep going brother
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee 2 жыл бұрын
Ur my role model brother
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 2 жыл бұрын
Rod model kaaga cali qarax maahan Miyaa sxb
@dekbule7535
@dekbule7535 2 жыл бұрын
Asc, warsame wll waxaan iskudayay inaan kudhageysto oon kaafahmo moduucan ganacsiga ah aan kafamo, laakiin marwalba waxkale uubaa kahadli ( sorry) waxaan kawada aan ufahmi lahaa kamamaqlin, fadlan bal iigaso jawaab su aalahan : 1. Wll waxaan ahay nin dhalin yara ah oo heysta computer, garanayana basic computer gar ahaan wardka fahminakara inuu cashirada computer lasocdo, marka janis aan kushaqesto ma iitimamikartaa? 2. Waxaan garanayaa luuqada carabiga waxaan famikaraa English ka, shaqo ma iitilmamikartaa? 3. Waxaa dhahdaa shaqadani computer bey uun kaga bahantahey, dad kale oo aan dhageysteyna saabey dhahayaan iyo khad, marka hadeysa tahey maad timaan cad nasiisaan? 3. Waxaan kadhageystey dadka barmamujkan kahadla iyagoo leh waxaad kubilabikartaa 1000 dolar, markale 300$ markale lacag lagamarabo beydhihi, marka wll bal wax iicadee plz ? 4. Ani lagag maheysto xitaa boqol doolar ma awoodi, laakiin maantodhan waxaan korfadhiyaa computer aan reach kusameyo, sidokale talefanka maanto dhanbaan kujiraa , marka fadlan ma igu cawinkartaa imaad isiso tilmaan cad? 5. Hadaan lacag helayo maanto dhanbaan fadhiyilahaa, fadlan ma igu cawinkartaa tilmaan cad? Plz plz help me are clarified idea . Thank you .
@xuseencabdiasc2362
@xuseencabdiasc2362 2 жыл бұрын
KZbin iska furo bro jinijiniyada luqada carabiga ee woAfires arabic ku qorontahy soo turjun asigoo tage arkee
@shamsoosman9877
@shamsoosman9877 2 жыл бұрын
Waa suaalo wanagsan anigaba sidaan silamid ah ayay maskaxdeyda uga guuxaan marwalba lkn meynan helin qof sihoose wax inoogu sharaxa waxan rajeynaya ustaadka asagoo raaliya inu inooga soo jawaabo mhdsnid wll🙏🙏
@fartunali2771
@fartunali2771 2 жыл бұрын
mahadsanid
@siciidjamac7183
@siciidjamac7183 2 жыл бұрын
Warsame bedde waqti padan baan lasocday muuqaldiisa waanin kudayasho mudan
@fahaddeeqsi1062
@fahaddeeqsi1062 2 жыл бұрын
Wllhi runsheeg nimo ayaan mar walba kuu dhagaystaa waxaadna ii tahay tusaale aah ku tashto
@AlCarmawi
@AlCarmawi 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/iobXlIGvmc6da6M Waa Darsigii 6-aad ee Kitaabka Quduuf Al-Bukhaari oo ah Kitaab aanu kusoo ururinnay 200 oo Xadiis oo koo-kooban oo sugan. Ka faa,idaysi wanaagsan. Fdln la wadaag muuqaalka cid kasta oo aad isleedahay waa uu anfacayaa.
@maxameddaha3876
@maxameddaha3876 2 жыл бұрын
Ustaad ku dayasho fcn aya tahy
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 2 жыл бұрын
Marwalba waxa aad tahay waxa aad adigu iska dhigto!!
@AbdiazizMusekumute
@AbdiazizMusekumute 5 ай бұрын
Wal wad mahad samtahay
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 2 жыл бұрын
Warsame ma ree boorama ahayd
@Sulub2233
@Sulub2233 2 жыл бұрын
Macalin hargeisa noogu imo
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 2 жыл бұрын
Sorry warabey malinta inaan I mado hawlkle ayaa yeshy
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
🔥
@daudabdirashitawill4062
@daudabdirashitawill4062 2 жыл бұрын
Dadka inaad is Barto ma fiicana inaad is Barto
@abdirahmaanmuztafe1949
@abdirahmaanmuztafe1949 Жыл бұрын
Legent
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 2 жыл бұрын
16 sano ayaan waday taxsi hhhh
@maimabeauty
@maimabeauty Жыл бұрын
M.a
@mohammedalimohammed890
@mohammedalimohammed890 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maasha allah
@alibarale1077
@alibarale1077 Жыл бұрын
Masha,allah
Sadex arin oo noloshaada waxweyn ka badli doona.
21:15
Warsame Bade
Рет қаралды 54 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 16 МЛН
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 69 МЛН
$1 Milyan Ee Ugu Horeeyay Qorshahayga Aan Ku Sameynayo .
25:52
Warsame Bade
Рет қаралды 20 М.
Sabab Ayaan Nairobi Ugu Soo Guuray?
8:42
Warsame Bade
Рет қаралды 18 М.
GANACSI QIIMO JABAN AAD KU BILAABI KARTID
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 64 М.
Sidee Ayaad wax soo saarkaga sare ugu qaadi kartaa ?
12:06
Warsame Bade
Рет қаралды 10 М.
10 Tips to Reading  More BOOKS
14:55
Mubarak Hadi
Рет қаралды 24 М.
XILDHIBAAN MAXAMED ABIIB OO SU'AALO KULUL LAWAYDIIYAY
30:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
Ku Baro Xirfad 2O-Saacadood  (The First Twenty Hours)
17:55
Macalin
Рет қаралды 144 М.
Nolosha Ka yeelo Hadaf sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
30:55
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 3,3 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 16 МЛН