No video

Inta sidaan la iskugu awood sheeganayo dalkan rajo haka sugin .

  Рет қаралды 68,885

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Inta sidaan la iskugu awood sheeganayo dalkan rajo haka sugin .

Пікірлер: 248
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 3 ай бұрын
Naagta nin keeda cowradisa banaanka keentay ma ceebbaa udhiman nacladi hakudhacdee
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 3 ай бұрын
Illaahow muslimiinta dhibatada ka dulqaad
@SafiyacabdiqaniXasan
@SafiyacabdiqaniXasan 3 ай бұрын
Tani waa awod shegasho ee ma ahan sharci
@walaalkacade8078
@walaalkacade8078 3 ай бұрын
Saluu Calal xapiip S.C.W❤❤❤❤❤
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 3 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 ай бұрын
Scw scw scw
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 3 ай бұрын
Xapiip ?
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 3 ай бұрын
Subxaanalllaah waa qalad naagta kusoo dal batay ee halasoo qabto naagta iyo ciidan kaba
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 2 ай бұрын
Qalad maaha ninkaaga waa dacweyn karta lkn askarta si qaldan u dhaqmeyso wiilka si dagan ineey uso wadana la rabay
@asmaabdi5476
@asmaabdi5476 3 ай бұрын
Ciidan ma ha waa mooriyaan tuug eh Allaah Tabaaraka Watacaalaa ha soo qabtee balaayo dhufsato ha u keeno Aamiin
@basrabashir5726
@basrabashir5726 3 ай бұрын
Ciidan lama dhihi karee qaraabadeda ayeey ugu yeeratay kalaya ii dila subxallah
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 3 ай бұрын
Sheekadaan waa waa hore o 7sano kahor aan arkay❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
waxan dowlad maaha wa mooryaan wa iskadifaaca ileen xasan sheekh iyaga burburiyay ciidanki tabarka iyo aqoonta laheye
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 3 ай бұрын
allow inta dulman u hiili wax aan sheegmo garan meynee
@umuaisha6859
@umuaisha6859 3 ай бұрын
Innaa lillh wainaa ileyhi rajicuun
@HassanOsman144
@HassanOsman144 3 ай бұрын
Wallaahi Somalia nidaam malahaan. War ciidamada halabarro sida shacabka lagula xariiri lahaa. xitaa wadamadda gaalada waxaan ookale kamadhaco. kuwaan waa in maxkamada lahorkeenaa. 😢😢😢😢😢😢
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 ай бұрын
Subxanallh Subxanallh Somalia naxarisa darana waxan ciidan mahana
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 3 ай бұрын
Dawlad ma aha waa mooriyaan
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 3 ай бұрын
In la gubo ayaaad doonaysa gabadha miyaa hush nayaa😂
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 ай бұрын
Subxaanallaah Wuxuu ku leeyahay saqraan waaye .Hadii uu saqraan yahay xataa ma saanaa loola dhaqmaa kuwaan ciidan ku sheega ah ayagaa u baahan dhaqan celis
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 3 ай бұрын
Subxanallaha 💔😭💔💔😭😭
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 ай бұрын
Allha xita waqawiyen
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 14 күн бұрын
Subxanallah rabi ha inaga qabto daalimiinta somali dulaysay cadawda jahliga badan rabi si dagdag ah ha u qabto
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 3 ай бұрын
Thank u ,munassar,ha ka daalin gargaarista dadka dulman.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 ай бұрын
Kuwani ma aha ciidan soomaaliyed ee waa caloshoda u shaqayistayal imaradka u shaqeya.
@foossamatar7855
@foossamatar7855 3 ай бұрын
Asc wwb, habo ciidanka dawlladda waa isku dhaqan sababta oo ahciidan sharaf leh oo waddaniyiinah ayuu kale diray xassan sheekh assagaa aakhiro la weydiinaa waxaan mooryaanta ah oo ummadda ku soo daayey
@user-zu5kk5yn8v
@user-zu5kk5yn8v 3 ай бұрын
munasar mararka qaar wax wanaagsan ayaa so bandhigtaa
@Apdi_maalik
@Apdi_maalik 3 ай бұрын
Marwalba sxb
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
​@@Apdi_maalikninkan aad udawada dalku rajjo kaleyayay
@Apdi_maalik
@Apdi_maalik 3 ай бұрын
@@superfun1819 runtaa weeye lpx
@baalqiis-hb6ji
@baalqiis-hb6ji Ай бұрын
xasbiya lahu wanicmal wakil😭😭😭😭😭
@fauziahussein565
@fauziahussein565 3 ай бұрын
Subxana Alaah Ilahow naga soo gaar😢😢😢😢😢😢
@user-gz5lr1cw3j
@user-gz5lr1cw3j 3 ай бұрын
Waxaan ciidankeena lama dhaho waa cawaan dhar askar loo geliyay uf dheh waa in aan aragno ayagoo la soo taagay sharciga 😡😡
@abdullahisaffa3375
@abdullahisaffa3375 3 ай бұрын
Allahu akbar waalaysku awood sheeganaa qofku waxkastuu sameeyo waa in aan qofka xadgudub lagu sameeynin war waxaan doowlad maahan waa mooryaantii bililiqada ku koray tuug yaa u baneeyeey in ay sans ugalaan walaahi waa calooolxumo in qof wadankiisa saas loogu galo
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 ай бұрын
Scw scw scw❤
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 3 ай бұрын
Gangs o cidan lagadhigay 😢😢😢
@user-wn6ml1nw6z
@user-wn6ml1nw6z 3 ай бұрын
Walaahi waa ciil ah yaa allaaaah
@IbraAli-v5e
@IbraAli-v5e 5 күн бұрын
Soomatihid somali dowladaada cebtooda qari dadka ha isku dirin
@namiup0274
@namiup0274 3 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام يا حبيبي محمد رسول الله انت ابي وامي
@user-oc5cq4mv4t
@user-oc5cq4mv4t 3 ай бұрын
لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم
@apdikarinosmanali6730
@apdikarinosmanali6730 25 күн бұрын
Yarka feeraha qaaban dhiig kaliya waye. Wlhi ❤❤
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 3 ай бұрын
Reer koonfur waa wax Iimanka Laga qaaday Illahay ha na tusin meel ay Joogan Hana gayn walla wayn From Hargasan nabad baan ku daqayna
@user-vq5vh4rn9i
@user-vq5vh4rn9i 3 ай бұрын
Subxaanallaah
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Munasar xamar hadi nadam iyo amni kajiro Ada jogi laha marka waxad ka qodqoda wa qalad
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Alshabaab Thy khawaarij
@aminaali2334
@aminaali2334 3 ай бұрын
Waxan dawlad maha waa mooryaan Naagta ayaaba ka daran dhibatada ninkeeda u geesatay subxaanalaah
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 ай бұрын
Subxanallah mesha nololiba mataalo naagtu bukeeda ciidan ugu yeedheyso iyaguna sbulka juidayaan kuwasi askar maahe waa mooryaan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 ай бұрын
Kuwaan askar Ma Aha ee halaga Saaro Ciidamada booliska
@atika7411
@atika7411 3 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل soomaaliya meel looma socdo
@user-hx4ug3nc2n
@user-hx4ug3nc2n 3 ай бұрын
Dadka khiirada badan Wadadka ugu shaleenta badan waana kuwa ugu xanaaqa badan dawee cada xun, waa sida taayar banjaray oo kale 20:09meelfog maku tagi kartid 20:10,,,, 2024,6, 22,,,
@user-hx4ug3nc2n
@user-hx4ug3nc2n 3 ай бұрын
2024,6,2
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 3 ай бұрын
Naag hawiya ninkii guursada wa halis Wlhi
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 3 ай бұрын
Walaahi waa fool xumi in sidaan loola dhaqmay ninkaan subaxanallah
@aadamisports446
@aadamisports446 3 ай бұрын
Waa xad gudub weyn in muwaadin Soomaaliyeed saas loola dhaqmo
@myfamilyisekalthouma1009
@myfamilyisekalthouma1009 15 күн бұрын
War kuwa canshurta aruuriyo xita waa sidan Somalia daadka saas ayey u bahdilan runtii
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 3 ай бұрын
FAQASH SOMALIA 33 SANADOOD AYAY HOOGAYEEN MASAAKIIN WAAR TALOOW GOORMAY MUSLIMAYAAN SUBXAANA ALLAH
@khadraali5225
@khadraali5225 3 ай бұрын
maskin ALLAHU AKBAR😢😢
@Thestrongestbattleground_pro
@Thestrongestbattleground_pro 3 ай бұрын
Waaqalad waxey sameeyeen wiilkana wuu qaldan yahay inuu raaco ayey aheeyd ciidanka oo shaciga uhoyaansamo
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 3 ай бұрын
Askarta iney kaxeeyaaN Oo uu Raaco Ayu DiidaN Yahey sida ii Muuqata, Askartana waa Dhaqankooda Dunida meesha Ay Joogaanba iney DilaaN Qofkii Diida inu Amarkooda u Hogaansamo, Mrks inta Aaney DhibaateyN inu Aayer iska Raaco Ayey Ahyd
@deeqoomar3074
@deeqoomar3074 3 ай бұрын
Waa wax laga xumaado in qof gurigiisa joogo saan loogalo aaway dowladi
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 3 ай бұрын
Mooryaan khayr maleh ninkaas intay qaawinayaan waxaa u dhaantay in ay si nidaam leh u kexeeyaan!.
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
😮😮😮😮😮 subxaanalah naagta edab darana Ninka maskinka se urafaadiyen
@hassandaher3563
@hassandaher3563 3 ай бұрын
Kuwani askar maha waa mooryan . Mooryan dhashay.subxnalah. muqdisho wey udhamaatay .
@SSS78781
@SSS78781 3 ай бұрын
😭😭😭SOMALIA 🇸🇴 HORTA DOWLAD KAMA JIRTO..MARKA HORE ..MARKA LABAAD DADKA SOMALIA 🇸🇴 KU NOOL WA CAWAAN. OO DADNIMADI KATAGAY
@abdullagull2943
@abdullagull2943 3 ай бұрын
Sharmuta ku dhashay WAS iyo alkolistaha ku dhalay WAS nacallaa waridkaa ku yaal. Iyo jir dil ayey iskugu Dareen.
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v Ай бұрын
Somali sharci ka ma jiro awod shegasho waye wa run wadnkn allh naga wado
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
reer muqdisho gala ladagaalanka ciidanka mooryaanta ah ninka fiirsanaya walaalkisi oo lasilcinayo wa fuley
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 2 ай бұрын
Askarigaa waa soo ijaaraney munasar somalia waxwayn maa ahaa
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 3 ай бұрын
Waxan Police iyo ciidan dowlo midna lama dhihi karo ee 4 naagta la ilmo adeer ah oo dariis ciidan wato ayaa mesha socoto waa maxay nin shicib ah oo wax nafta ciidanka halis gelin kara sida midin iyo wixi lamid ah aan heysan sababta qori amankiisa loogu furte taas ayaaba gardaro ahee 😢
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 3 ай бұрын
Geeyo weeye kuwaan ee ciidan laguma sheegikaro. Laaluush ayay soo qaateen
@AadanCabdisalanAadan
@AadanCabdisalanAadan 3 ай бұрын
Walahi waxaa thy argigihiya madam soomaaliya war jook maalinbaad Dhiman doontaa
@Caliya7
@Caliya7 3 ай бұрын
Bismillaah waxaan ciyaalsuuq miyaa mise waa dad dowlad ushaqeeyo subxaanallaah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
War soomaaliyan mooryaantan ciidanka lagu sheegayo laso qabto bal fiiri xata caawradi qofka banaankey soo dhigen oo qaawiyen
@FatushAbdi-ki2sy
@FatushAbdi-ki2sy 2 ай бұрын
They is no Government in Somali
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 3 ай бұрын
Acuudibilaah meesha ciidan maahee waa maafiya dirays xidhatay kuwaa waa in wax laga qabto iyaga oo sharciga labaro
@user-ep5fq9up1x
@user-ep5fq9up1x 3 ай бұрын
Munasar wll ninka nagtisa ilkahakadadiyay ee Dhanka kle ka wareyso
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 3 ай бұрын
Waa wax aan la tababarin oo layska soo qorqortay ayagoo isbaaro jooga
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o 19 сағат бұрын
Ciidan waa ciyaal weero mooryaan ah
@user-fe8ym2um6u
@user-fe8ym2um6u 3 ай бұрын
Wadankaan dowlad kama jirto ee mooryaan ayaa qabsatay!!!!!!!
@AbshirXasan-si3nb
@AbshirXasan-si3nb 9 күн бұрын
Yaa allah
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 3 ай бұрын
Xaq uma lahan inay dilaan ama garaacaan maadaama ay qoryo wataan dhar ciidana ay ku labisanyihiin
@maslah345
@maslah345 3 ай бұрын
Ma inay ninka dhibateyaan miyaa loo wacay mase inay umada udhaxeyan bey ahayd oo ay islawadaan ninka iyo naagtiisa kadibna saldhiga geeyaan si suaalo loo weydiiyo kadibna kii dhibka gaystayna laxero qafkii dhibanaha ahaana xoriyadiisa dibloo siiyo
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 3 ай бұрын
Yaaa duubayah?
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 ай бұрын
wallhi waa wax laga xumaado in sidaan loo galo waa khalad qofka shacabka ah
@Wanaajiye126
@Wanaajiye126 3 ай бұрын
Walaahi wey uawood sheegaden maskinka munasarow tani waa run aa gabaad laheyn
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 3 ай бұрын
WARYAA DALKEENA QUUS HA U GELIN DENBI SHAQSIYAAD SAMEEYEEN ADUUNKOO DHAMAA DENBIYADU KA DHACAANE MAREYKAN BALK POEPL
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 ай бұрын
MUNASAR WAAD MAHADSAN TAHAY ADIGU LAAKIIN CIIDAN MA AHA EE WAA CADOW
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk 3 ай бұрын
Sxb somalia waan ka quustay
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 ай бұрын
Yaa is gaaray munasarow!! Ciidankeeni sharafta leh ma ahoo kuwan
@ahmedbulsho1849
@ahmedbulsho1849 2 ай бұрын
Waa in sharciga la horkenaa kuwaan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 ай бұрын
SUBXAANA LAAH REER XAMAR WA A XIMAARIIN
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 3 ай бұрын
Hhhh adiga yaa tahay reer waqoyi kkk xalaal
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 3 ай бұрын
Askariga Nin iyo naagtiisa maxaa dhex geliyey? Qabyaalad D Kuwa ka sareeya Bay ka atkeen
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 3 ай бұрын
Subxanalax,the Somalian police they don't know the rules...or didn't trained how to communicate with their community's....
@sheikhAlisubaneya
@sheikhAlisubaneya 3 ай бұрын
Marka waxas ayad kusheegesan dowlad!!! What is dowlad
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 3 ай бұрын
Munasar another level waaye hhhh
@axmed4by475
@axmed4by475 3 ай бұрын
munasar ninka isaga xataa waa qaldan yahay inuu raaco beey ahayd hada hadeey dilaan isagaa is dilay
@user-kv8rf1yz8p
@user-kv8rf1yz8p 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭sorry somali somali wa u dhamatay wlhi
@user-cq9wl3kl5o
@user-cq9wl3kl5o 3 ай бұрын
So sad 😭😭 😭 subhanallah Subhanallah
@user-vt8ni6pc3e
@user-vt8ni6pc3e 3 ай бұрын
Mashan maajiro dawalad malinkas kaasiidars
@abdi85237
@abdi85237 3 ай бұрын
First comment inta ika dambeeso like saara❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪
@bongasasa3895
@bongasasa3895 3 ай бұрын
Sxiboow cidankaan aad shegaysid 4.5 lee ma ahoow all appointed by Oday dhaqameed! Beel walbo ciyaal weradooda ayeey lawada imadeen! Cidankaan aad shegeysid Abuuristooda aa xaraam eh!
@faizahassen4725
@faizahassen4725 3 ай бұрын
Saan xaq maaha iyo Dowlad nimo 😭😭😭
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 3 ай бұрын
Waar sidaan ILAHAY baa nagu ciisabaya😢 waar ceeb waye
@fatimanor1273
@fatimanor1273 3 ай бұрын
Sax waaye wlhi wllkey munasar waxa kaa careysiiyay waa gar dalkan dadka kunool waaleyska duleystaa cid uhiilisana maana arag alle ayaa umaqan dadka reer muqdisho wiilka sixun bey ula dhaqmeen mafiicno xad gudubka ninka raga ahna kuma fiicno il laciilo ax sorry wllkey cadaalad ayn rabbi kaaga rajeynayaa inshaa allaah 😢😢
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi Ай бұрын
الله اكبر الله اكبر
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 ай бұрын
Ciidanka shaqadooda ayey qabsanaya wax dambi ah meysan gelin.
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 3 ай бұрын
AWAY CIDAANKA AD SHEEGEYSID DOWLAD AN JIRIN MACADALAH UUUUUUFFFFFFF DHEEH
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
naagtas waxay dhegeysatay khudbadi xamse maxruum siga kudhiirigeliyay naagaha inay dulmiyan ragooda isago alshabaab kumar marsiyoonaya
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 9 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 16 МЛН
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
Muxuu Xasan la marooradillaacay?!
10:24
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 42 М.
QALBI JAB KALE! NINKI UGU QIYANADA BADNA NOLOSHA LAGU QABTAY
14:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 108 М.