Looska mooska iyo caanaha tijaabiye Wan ku faaidey tan soo tijaabinaa i.a qaalideyda alle ajar hakaa siiyo caqligaga alle hakuu barakeeeyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳
@NuuroAmiira5 ай бұрын
Gabdhaam aan 100 garsino wey u qaltaaa juhdi nowgu bixisaa wllhi
Abayo beerka ilmaha hadalka mu ku dhajiya fadlan jwb
@iqracabdi89175 ай бұрын
Wll ilmo 2sano iyo 3 bil jira oo cayayaan caloosha ku leh man siin karaa avocadada plz ii soo jawaab thnkz
@koritaankacaruurtachannel73295 ай бұрын
Siduu bahal u yeelan karaa 3bilood mar sii dawada gooryaanka
@QadroAden-e7r4 ай бұрын
Abayo pls caanaha baio ee dalka kenya laga isticmalo cunug 9 monthas jira mala siin kara
@Amrancadey1115 ай бұрын
Masha Allah abyo wax badan ayn ka fa idey ano hoyo aheyn ayan kudawan jirey ano hoyo ah ne wan ku tabta walibo an youtube si furtey abyo iso boqda adiga iyo asxabtada iguna cusun channel kada adiga rali ah ina iso jawabto ayn rajeyna idinkane iso boqda ❤ asxabey wan ku rafasane mel ficn igarsiye ❤
@koritaankacaruurtachannel73295 ай бұрын
Mahadsanid haye abayo
@FalisXashi5 ай бұрын
Jasaakalaahu Khar abaayo wan fahmay
@SaadaAbdourhman3 ай бұрын
Sisin ISO macneeyaan hablo Jabuutiyan ayan ahay
@niciimaxasan63255 ай бұрын
Abaayo caanaha similac sidee loo qasa halkii qaado hal nuber oo biyo ah miyaa biyahana kuleel mise qandac
@edabsansidihooyadeed78524 ай бұрын
Abaayo macaanto sisinta miyaa ladhaqaya marka hore intaan lashiidin iso jawaab xbbti
@muniishmuniish89834 ай бұрын
Ukunta xasasiyat malahan miya mida kle haben ma sin kara sister❤
Abayo ilmo 3jir ah oo 12kg aan waxba cunayn xanuunsan see yeela abayoy ddhakhtarka wax xanuuna kuma sheego only kiloga hoseeyo
@Nadiya-v-p2d5 ай бұрын
Ha walakarkarin
@NuuroAmiira5 ай бұрын
Tnx abyo❤
@Qli-f2j4 ай бұрын
Abayo 4bil jiro caloolmajir leyahy canaha naaska bas ha siyaa cnaheegu maa khaldan
@NimoMuse-q3v5 ай бұрын
Wllo baby 6 week ayay hore u dhalatey hada waxay jirta 5months and haf wllo waxan maqlay caruurta hore u dhalata 1year ayay ku kobacaaan iso sheeeeg wllo
Abayo jawab goorma lobilaba cunto carurta wiil 4bil aya haysta
@XaawoLuul-sf3sh4 ай бұрын
Abyo caruurta qof badn harkabka so noqnoqto ka so hadal
@koritaankacaruurtachannel73294 ай бұрын
Hargabka so laalabta waa difaaca ilmaha oo hooseeya
@Nadiya-v-p2d5 ай бұрын
Wllo qali ilmo 4 bil 18 haben jira haysta marka goorma lobila maxa lasiya bisha 6 xad wllo
@saynabibrahim47035 ай бұрын
Baayo markii uu nuunaha 6 bil u buuxsanta carrot u kari u shiidh sii mooska u jajabi sii mushaaryo oat meal u kari wax yar caano ku dar sii Naaskuna sii markasta tankale yogurt plain ah sii bocorka u kari shiid sii
@Nadiya-v-p2d5 ай бұрын
@@saynabibrahim4703 shukran xbbti ilmihi uhoreyey ayu ah naskayga wadiiday walatgu jexay waba diiday naskayga cano aya siya bes hada wa mashabalaha
@mohamedkhadar-fu8pt5 ай бұрын
Abaayo ilmo 2jir oo caato ah waxasiiyo isosheeg
@MaryanMohmeth-cb3gv4 ай бұрын
Caano geel malasiin karaa ilmaha 6 bilood jira
@koritaankacaruurtachannel73294 ай бұрын
Maya
@maymuncali24573 ай бұрын
Haa,dun camal buu dhigaa cunaga lasiiyo wasaq ka soo baxday lee waa
@safiyaabdrisaq75224 ай бұрын
Abayoh misaanka saxda ah ee ilma jira 9bill intee lgaraba