Intaan la toogan Ayeey salaad tukadeen Allane Baryeen, 3 dhalinyaro oo lagu toogtay...

  Рет қаралды 47,438

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 80
@CumarShehkcali
@CumarShehkcali 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto walaalaheen janno fardawso Allaha geeyo
@abdallahwadani1157
@abdallahwadani1157 4 ай бұрын
Allah haw naxariisto dhamaantood waa dhalin yar bilowgii noloshooda joogay Fiiro gaar ah somaliyey qabiil inaanu wax ba inoo taraynin tan aan ku qaadano
@1443QaasiMYare
@1443QaasiMYare 4 ай бұрын
Alle ha u naxaristo Umatu islaam
@zund4
@zund4 4 ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمهم وادخلهم الفردوس الأعلى من الجنة واجعلها لهم كفارة من ذنب امين
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 ай бұрын
Kuwa nool Maantoow Ku quus qaata Cashar Ha idiin noqoto Qofkii dila qof kale Qudha in ow waayo .oo qisaas loo taagto. Waa diini Galmudug. Maxkamaddaha ha loo badiyo.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 ай бұрын
Ayagaaba qirtay danbiga SubxaanAllah
@SuperExcuse
@SuperExcuse 4 ай бұрын
Haa hadii maalin kasto la tumaayo oo weliba la cadaabayo 😢way sheeganaayan waxa aan jirin mida kale soomaaliya cadaalad sax ah malahan
@niyaaladem
@niyaaladem 4 ай бұрын
​@@SuperExcusewax la garaacay ma jirto ee bal sug. Nimankaan macalimiinta ayaga dilay. 4beey ahaayeen, kii 4raad wuxuu yiri, idiin raaci maayo waayo macalimiinta mid ka mida waxaa dhalay macalinkeeyga quraanka. Marka sheydaanbaa ku sababay. 2dii marxuun ee la dilay Ayaanle Cayr beey ahaayeen diyona waa diideen qaisaas wax aan aheyn ma rabno ayeey yiraahdeen. 3dexdaan hada la dilay waa yabadhalao Cayr. ALLE ha u raxmado gebigood.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 4 ай бұрын
Ha dhadhamiyaan xanuunka xabadu leedahay
@shalushalu9804
@shalushalu9804 4 ай бұрын
Ilahayow u naxriso
@abdallabro11
@abdallabro11 4 ай бұрын
Allah unaxariisto dhamaantooda
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt 4 ай бұрын
Allaah wa qadar aleh bal maxa.ugeeyay ayaguna hooyay wadna Goyeen ayagana manta hooyoyinkud wadnahu go ay.war.war ku qusqata dhalin yarada malin walba tiirka lageenayo alow.ya.habeenkas kajooga dhaha in ta maanta nool ha ku quusqaten habeenkas hooyad wadnaha goosen
@halimaadam422
@halimaadam422 4 ай бұрын
Nimanyahow ninkan xalane intee lagu xabali donaa
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 4 ай бұрын
dhalinti somaliyed waxa noqden mid wax dila iyo mid la qisaso qabil hadu wax tari wuu idin bad badin laha😢 allaha uwada naxariisto dhamantood
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 4 ай бұрын
Soomaali dhamaatay waxba ka hadhi maayaan 32 ayay is jafaysaa waa yaab
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 4 ай бұрын
Dhalinta somaliyeed san wey nooga dhamadee mid wax dirayo iyo mid wax qarxinayo
@Kahih
@Kahih 4 ай бұрын
Alla wadhamaden wilashi allaha unaxariisto
@Zacharia-mf5mx
@Zacharia-mf5mx 4 ай бұрын
hoyada wase Abuu karate sayid Ali
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Kkķ Anba waan yaabay Ninkaan wa ahlu naar dhiiga dadka biisha
@ismailjama9452
@ismailjama9452 3 ай бұрын
Ma alshaab bay ahaayeen ninmanku mise waa dil aano qabiil ah
@AminoMaxamud-j7g
@AminoMaxamud-j7g 4 ай бұрын
ilahayoow unaxariso
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 4 ай бұрын
Ana qabiil meel ha geeyso wata
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Sayid Cali MOORYAN DHIIGYOCAB AH oo gubey xaaskiisa waa la tooganwayey kuwani waa looma oyaan ah
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 4 ай бұрын
Horta wa run taas balse mid ogow isku gobol maahin isku maamulna ma ahan ka dowlad ahaan somaliya weywada yihin balse gobolka iyo maamulka ayey ku kala duwan yahin lknse wa run in ninkas wali cadaaladi lama marin
@Zacharia-mf5mx
@Zacharia-mf5mx 4 ай бұрын
tuugi ku qaatey lacagta badane kiiski sayid Ali Aya meesha fadiyo
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 4 ай бұрын
Naftu hadey kalxamaha tomaado towbad layska aqbali maayo ee horay ma u tukan jireen ????
@AmaalAmalhassan-iw2ox
@AmaalAmalhassan-iw2ox 4 ай бұрын
Dadaa tukan jirin mee kuula ekyihiin
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 4 ай бұрын
Waa run walahi
@AmaalAmalhassan-iw2ox
@AmaalAmalhassan-iw2ox 4 ай бұрын
Mxaa kaa galy salaadooda taada ilaasho
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 4 ай бұрын
Marka ay dukanayeen nafta maa kalxamaha joogtay ? Sidee wax u fahantay
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Waa qof jaahilo lunsan Naf baxaysa mu ujeda mise dad allahod baryaya?​@@GaraadWaranle
@AdanAlio-xu8st
@AdanAlio-xu8st 4 ай бұрын
😢😢
@Muzzaanani
@Muzzaanani 4 ай бұрын
Dila wecelada wacelada dhashay naarta ku wara ku dheh 😢
@AmaalAmalhassan-iw2ox
@AmaalAmalhassan-iw2ox 4 ай бұрын
Intee waalidkood ucaaynee wxaa ku sheegty adaa ehee Mida kale na adaa nmfuraha naarta gacanta kuhaayo war dadka kadhamow
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
DAD UU ALE UQADARAY CIQQB AYAD KU DIGANAYSAAYE OGOW INUU ADIGANA ALAHOOD YAHAY ALAHAA . ALIHII AANKU BADIN INSIDAA ADNOQOTID MAADKU MAHAD CELISID OAD ISKA DEYSID ADOMAHA ALE E ALE LAKULMAY ALE WUXU YIRI IIDAAYA ADOMAHAYGA AAN OOFSADAY WAA WAXA LO YIRAAHDO MEYD YAN WAX LAGA SHEGIN😢
@FeysalNice
@FeysalNice 4 ай бұрын
Qabiilka idin ku dhiir giliyay oo aad dartii Dhiig muslim ah u da dieen ha idin kasaaro waa kaas
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 4 ай бұрын
Dadka kaqariya ax geerida alaah bay lakulmayan lakin qariya un
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 4 ай бұрын
Shan wiilbaa israacey dhiiga dadka leeyska dilayaa dhibkaaseey leedahey
@FeysalNice
@FeysalNice 4 ай бұрын
Qabiilka ha idin ka bad baadiyo waa kaase ..😡 Hala dilo nacalada
@najibmaow4755
@najibmaow4755 4 ай бұрын
Midkani isagu maligiibaa kashaqeeya maxkamadaha😃
@SGS627
@SGS627 4 ай бұрын
Xalane imanka allh kugu sugo malin walbo qof dhig muslim qabo miyad Ben kudifaci
@kaaha1233
@kaaha1233 4 ай бұрын
Tolow mala huba iney iyagu wax dileen waxa la yidhi dad aan danbi lhyn ayaa la dulsara danbi aney lahyn iyago la jidh dilo la yidhahdona qiro danbiga 😢
@niyaaladem
@niyaaladem 4 ай бұрын
Haa macalimiin beey bilaash ku dileen.
@SuperExcuse
@SuperExcuse 4 ай бұрын
Indhaha in laga xiro ee eheed inta la dilin ka hor 😮
@Famusa45
@Famusa45 4 ай бұрын
Kuwana qata kuwa agtagtagan wlahi sasaa idin danben hadad xabad qof ku dhufato alaha unaxariisto ayagana
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 ай бұрын
Waa Abukaatihii tuugii.difaaci.jiray.dhagar qabayaasha iimaan.laawe.xalane
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 4 ай бұрын
Odaygan dadka wax dila muxuu u difaacaa
@abdihameidhusseinsayid4250
@abdihameidhusseinsayid4250 4 ай бұрын
Horta kani ma wuxuu i dood ruux kasta oo danbi loo haysto waa sideee
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 4 ай бұрын
Walal wa shaqadisa adunkana wey ka jirta xita wadamada islaamka qofkasto oo dambi gala wa inu helaa abukate hdiba maxkamad la istajinayo oo waxa sax ah inu abukate helaa hdusan kan udoodin xita midkale aya udoodayo hdi lawayo qof udooda macqul mahin in maxkamada iskaas ay furto
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
LAAKIIN LACAG XAARAAN BEEN KU CUNAYA WAAYO QOF QOF DILAYU LEYAHAY MU DILIN WAA GAALNIMO IN BEEN LA LASINTO​@@UpdeynaserEssay
@AbdirashidMahamuud-bs5mq
@AbdirashidMahamuud-bs5mq 4 ай бұрын
War kani danbiile kasta miyuudifaaci war xishoodaranaa
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 4 ай бұрын
Salaada ay hada xusuusteen Maxay u xisuusan waayeen Markay dadka aan waxba galabsan u dilaayeen
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
MAALINKEY CALOSHA HOYADOD GALEN LOO QORAY ADIGA UUN HAU YEERAN MUSIIBO WAAYO QOFNA MASOO IIBSAN TOGASHO WAA QADAR
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 4 ай бұрын
Maalin ay aduunka ka tagayeen Ayuu Alle waafajiay Rabi ha unaxariisto
@fosiamohamed6053
@fosiamohamed6053 4 ай бұрын
Subxaan allah kan mawuxuu u doodaa dadka dulmiga gala
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 4 ай бұрын
Raga ha iskalaynina diyad kaqadan kartene
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Xoolo ayaad tahay Qisaasta allaa qadaray inlagu quus qaathala wado dhihi lahaa ilahow mey 100nin so harto boqolkasa xayato ku nolanaya otarmaaya
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 4 ай бұрын
Reer Galmudug hadeey wax dileeyso. Maxaa Diwlada dhexe udili la,adahayDilaahii Gubay ilaa ay ka bislaati dhinatana.maxaa keenay in ay muqdisho wixii wax dilo la Dili kari waayo oo ay qalalaase ka dhaliyaan
@niyaaladem
@niyaaladem 4 ай бұрын
Labada dhinacba waa Cayr, intii ay isu hub qaadan lahaayeen oo ka badan iska dili laahyeen sodaan baa u roon ALLE loogu dhawaadaa. Ma ogi waxa ay khalalaasaha u kiciyaan marka ay Xamar joogaan.
@Ibrahimcabdi-kn8ul
@Ibrahimcabdi-kn8ul 2 ай бұрын
Baga maxay dadka uu geyey😢😢
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 4 ай бұрын
Doogashadan baa nacay may xabsi daaid iskaka xukuman
@DaauusMedia
@DaauusMedia 4 ай бұрын
Waa xukun rabbi, waana dambi inaad sidaas dhahdo alle dambi dhaaf weydiiso.
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 4 ай бұрын
Qofkii qof xaqdaro ku dila waa in la dilaa ilaahey ayaa baneeyay ee diinta islaamka soo barta dalka somalia waa muslim ee ma ahan reer galbeeydka iyo yurub macsalama
@NastehaAbdullahi-s6f
@NastehaAbdullahi-s6f 4 ай бұрын
Waa xukun alle si loo kala badbaado , xabsi daain uga darn waligaa dhibato ku jir waaye , danbigana wuu ka dhqamay weyna nafisayan sidaan ilehy danbigodab ha dhaaafee😢
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 4 ай бұрын
Diinta ayaa qabto in ladilo qofki qof si olakac ah u dila
@yaakcon
@yaakcon 4 ай бұрын
Yaab, Adiga yaa salaadooda kuu dirsaday. Taa ka hadal. Camalka iyaga iyo ilaahay ayuu ka dhaxeeyaa.
@SaidSahal-y9b
@SaidSahal-y9b 4 ай бұрын
99%dalayarta somalida waxey kudimanayaan diil togasha ahh🤭 yaila arkay rer comentland
@yaasiiniligmadoobe2316
@yaasiiniligmadoobe2316 4 ай бұрын
NIN LA YIRI WAA LAGU TOOGANAYAA SALAADA UU TUKANAYO WAA NOOCEE??QALBIGIISA MABA JOOGEE..😢
@MohamedShuriye-qt5zp
@MohamedShuriye-qt5zp 4 ай бұрын
Waxay ila tahay xiligaas buu qofku ugu tabar yaryahey qalbigiisuna inuusan been sheegin bay u badantahey
@SSS78781
@SSS78781 4 ай бұрын
🤣🤣MAXU KA TUKANAYAA WAABA GACAN KU DHIIGLE XUNE..NAARTA WAADBA GALEYSAAYE ALLAHA KUGU FOGEEYO
@RayaanAbdullahiMohammed
@RayaanAbdullahiMohammed 4 ай бұрын
🤨
@Daqare666
@Daqare666 4 ай бұрын
TALOOW DADKAS MA MADHIBAN KOLEEY HADEY HABARGIDIR AHAN LAHAYEN LAMA TOOGTEN
@niyaaladem
@niyaaladem 4 ай бұрын
Maya kuli waa HG cayr. 2dii macalin ee markii hore la dilay waa ayaanle cayr, khaar aabahey ku hooyo ah ayeey qaraabo ahaayeen labadii marxuun ee hore. 3dexaan hada la qisaasayna waa Cayr yabadhaalo. Reerkii wiilasha laga dikay ee hore waa diideen diyo, qisaasta ALLE ayaan rabnaa ayeey yiraahdeen. Waan ka xumahay in 5 wiil oo dhalinyaro ah xabaal wada aadaan laakiin, maxaa la sameyn. ALLE ha u naxariisto gebiba. 😢
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,8 МЛН
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 416
SAWAARIIQDA KU DHACAYSA LAFTAGAREEN MAANTA (4744)
47:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,5 М.