No video

Isaaq iyo Digil iyo Mirifle oo foodda is daray yaa isku diray maxaase la isku hayaa?

  Рет қаралды 18,195

Abwaan Kabayare

Abwaan Kabayare

Күн бұрын

Пікірлер: 172
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Ай бұрын
WAANKU SALAAMAYAA ABWAAN KABAYARE WAAN JECLAHAY WADDANINIMADAADA. FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Ай бұрын
One of the best journalists in somalia 100% macha allah brother ceep telling the truth to the masses
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Ай бұрын
Masha Allah ! Soo Dhawoow Abwaan Kabayare Salaan Sare Habaryar!!!Waaqiciga Runta Ah Ayaad Ka Hadashaaye Allah Ku Xafido!!! / Ameen/ ❤️💯🇸🇴🫡✊✅
@dhuubo.....
@dhuubo..... Ай бұрын
Xasan intii xaqdaro ku raacday allah ha isku dhufto
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz Ай бұрын
Aamiin
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
👍👍👍👍👍 war sax ah ugu kaalay Cabdirisaaq
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Abwaan barnaamijyadada wa sugaa
@siradhersi2273
@siradhersi2273 Ай бұрын
Salaan Qaali ah iga Gudoon Abwaan, Rabbi haku Sharfo, Cimrigaaga rabbi haku Barakeeyo, Dhawr adigo kale ah ba Soomasli ku Fiicnasn laheyd, Habaryer wan kugu Faana! Run Sheegow Sidas Xaqqa ugu Taagnow! Magacaa ha Jiro! ❤️❤️❤️😘😘😘🥰🥰🥰
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏
@Dulqusley
@Dulqusley Ай бұрын
Abwaan 💯 kugu taageerey mowkifkaga from Laascaanood
@minursa02
@minursa02 Ай бұрын
Issaq waa kuwii awoowayasha ad adhi ka daxaasheey labiiska iyo indahaad so tageeysiid kusobareey idhiinko dameerhina isuwaada eeg. Raaganimada Isaaq waa taa dinaac kaasta idhiin ka hogaamineeysay aad 40 sano xaarkiina ka kici laadhiin. Isaaq waa kuwii idhiin xiijiyeey, miidnimo ugu barooranyeysiin ciirkaasna idhiin jiraan.
@user-wb1zk6ko5g
@user-wb1zk6ko5g Ай бұрын
Abwaan kabayare is really a wiseman! I wish many people Should be like him. He is realistic person And talks about realiry so far in somalia.god bless you.
@jamalfarah708
@jamalfarah708 Ай бұрын
😂😂why because he supports your clan 😂😂
@user-qr7hx4mk9p
@user-qr7hx4mk9p Ай бұрын
Run baad sheegtay
@user-vw6wn3qp4e
@user-vw6wn3qp4e Ай бұрын
Sheekh cali dheere shabaab isaga xuma wana noolyahay
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Aamiin aamiin yaarabi xasan sheekh,iyo xulufadoodu waa cadawga somaliyeed ee ilaahay ha naga qabto
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Ай бұрын
@ Khadijija. Ameen Ya Rabb / Walaashiis!!!🥰💯🇸🇴🫡✅
@user-mb4re7oc7y
@user-mb4re7oc7y Ай бұрын
Quraanka ha ku ciyaarin allah ka baqo
@mruun2509
@mruun2509 Ай бұрын
Wixii dulmi wada musiibo ku kooban Allah ha kurido
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Isaaq muxuu dawladda u hayaa soomaalinimo maba rabaane
@engbashirali9592
@engbashirali9592 Ай бұрын
Waa in lafasaxa marka Somaliland
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
What's somalinimo ?
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Ай бұрын
Hpo wn ku salamy,xasan umad badan wuu xaqiray.Alah yahdii
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Asxaabey abwaabka 100 kun hala gaarsiiyo maxa gacmaha idin haysta
@osmanfarah2939
@osmanfarah2939 Ай бұрын
Thank you brother
@saidabdi136
@saidabdi136 Ай бұрын
Soo daa warka mr Kabayare.
@abdisiad4403
@abdisiad4403 Ай бұрын
Sax weeye sax weeye ku soco saaxiib kaba yare.
@anwarabdullahi4067
@anwarabdullahi4067 Ай бұрын
Tooosh badku ifiisay sxb qali ❤
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Cws abwaan yare abdirisaaq kabayare habaryar ❤❤❤
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Ай бұрын
Ilaahay dhulka nabad hanooga dhigo wixii dulmi wadana hanaga qabto
@sahromahamud
@sahromahamud Ай бұрын
Soomaaliyeey Runta Hadaad Rabtaan Wadanka Waxa Uu Ka Tegi La Yahey Waa Isaq Subxaanallaah 🇸🇴🙏 Waxa Na gu maqan. Oo Na Qarxiya Waa Iyaga Reer. Waqooyi???????😭
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Reer waqooyi ama isaaq .arkay vilada galaan wxd doontid ku dhex lkn iyagoo dhulkoodi jooga inaad ku qarawdo ee ceeb iyo kugu fadeexad
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Ай бұрын
Hassan Waa Ehlu naar Haddii uu sidaas ku dhinto Waa 70 jir Aakhiro moog ah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
FROM 👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎 WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯 VIVA
@farhiaibar5606
@farhiaibar5606 Ай бұрын
Dirta wasiir muhiimah iyo gudoomiyaha labaad ee baarlamaanka ayey haystaan it
@MomoMomo-jl8gt
@MomoMomo-jl8gt Ай бұрын
Waa sax habo
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
DIGIL IYO MIRIFLE WAA LAYDIN DULMIYAYAA😢. WAANU IDIN GARAB TAAGANAHAY. FROM PUNTLAND ❤
@khadiijoabiikar2648
@khadiijoabiikar2648 Ай бұрын
Wa sax
@aliyahhassane8872
@aliyahhassane8872 Ай бұрын
😂😂Xasan Sheekh Caadi maa ha! Somalidii Qoortuu isu geliyey! Laba Labuu isugu diray😂.
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Ай бұрын
Argagixisada Fadhisa Villa Somalia Waa Fashilmeen Hada Waxay Shaqa ka Dhiganayaan ineey isku Tiraan Beelaha Isaaq & Raxaweyn
@siradadan9128
@siradadan9128 Ай бұрын
YES WAAXAQ. DIGIL IYO MIRIFLAA. XAQULEH
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WCS ABTI KULAN LAMID AH 👋
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Maya
@ahmedmahamud9207
@ahmedmahamud9207 Ай бұрын
Asc sodhowaw abti wa abtiga
@madiino8542
@madiino8542 Ай бұрын
habaryarsetahay
@SaciidDani-tr1ok
@SaciidDani-tr1ok Ай бұрын
M.a waxaa tahay qof aanu lagabanin xaqa sheegistiisa waan ku taagersanahay abwaane mahadsanid
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
asc habo xasan waa xaabo gureen weeye xasan madharge
@faisahersi5370
@faisahersi5370 Ай бұрын
Abwaan xaqaad kahadashay absolutely
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
In jagooyinkaas oo dhan laysugu daro dad cadow ku ah dowladnimada Soomaliya waa ayaan daro aad u weyn iyo nasiibdaro uu Xasan qaain ku duminayo wadankan
@ismailnoor7213
@ismailnoor7213 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Ай бұрын
Nooloow abwaanka
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Waa yaab
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 Ай бұрын
Xasan shiikh
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Umada Allaha Ka qabto
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Waa is cadeeye
@siradadan9128
@siradadan9128 Ай бұрын
CRISAAQ. MAHADSANID. GEESI
@abdulahiesse5946
@abdulahiesse5946 Ай бұрын
Wasiirka.maliyada.kudar
@user-wy1nm3om4m
@user-wy1nm3om4m Ай бұрын
Xasan maxamuud calasow.........
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
SAX❤❤❤
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Scw scw scw
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 Ай бұрын
Haddii Kursigaas nalaga qaaddo, ama Iidoorka halkaas wada joogga waan jecelahay in la soo wada eryo, taasina Somaliland way u wanaagsan tahay. Lkn idinka Qaraxyada ayaa idinku badan doona haddii Raiisal wasaare ku xigeenka naga qaadaan
@user-vw6wn3qp4e
@user-vw6wn3qp4e Ай бұрын
Habartaada majeertenka yaryar ah biciidyahan isaaq iyo murusade xabad kama dhaxeeyo filika waa gubataa
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
You are absolutely right iidoor don't deserve all those positions
@a.h.h4482
@a.h.h4482 Ай бұрын
Ha nagu soo kala qaban e dhiidhiibso bulaacadyahay o dadka ka xishood uf
@guledarale201
@guledarale201 Ай бұрын
Abwaan Sare Guulayso Waa Sax
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u Ай бұрын
Digil iyo mirifle. Anshuur. Ayaa. Bixiyaan. Isaaq. Anshuur. Ma. Bixiyaan. Dekeda. Mogdisho. Waxaa. Anshuur. Ka. Bixiyo. Waa. Hawiya. Iyo. Digil iyo mirifle. Anigoo ah korneel Hussein Afgooye
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
KOOFUR GALBEED KURAASTOODA, 9 KURSI UU BIMAAL MAXAMAD LEEYIHIIN AYEY MAAMUL GOBOLEED AHAN UGA MID YIHIIJ, XISAABTANKA DIR AYA XILDHIBANNADA UGU TIRA BADAN, KURAASTA DIR EE SHABELLAHA HOOSE TIRADA DIR WEEYE.
@Oskamin
@Oskamin Ай бұрын
Abwaan cadaali bataha6 waad asiibtay runta ilaah baa kugujecel somalidu lakin runta majecla run sheeg waa ceeb sheeg baydhahaan guulayso
@AliMohajim
@AliMohajim Ай бұрын
Awalba bahal inaad ahayd waan ogayn😂😂😂😂😂😂😂
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Ай бұрын
Raxanwayn baa mudan isaaq waa oromo see warķoodu majiro
@DanielSimiyu-ef4nv
@DanielSimiyu-ef4nv Ай бұрын
Kac waryaa wasiir Isaac mahaystaa
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Digil iyo mirif ha la. Siiyo
@zahrajama8759
@zahrajama8759 Ай бұрын
Cashuurtaas tuugsi aa lagu ceshtaa ee wir adi Ceel-Buur cashuur ka keen Gorgaartoow
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Qarada jeex ey rabaan dir
@user-vw6wn3qp4e
@user-vw6wn3qp4e Ай бұрын
Eeboow majeerteena ku dhalay hawiye waa necebtahay siiba abgaal iyo isaaq
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Ilahay uma naxariisto khawarijta doqon buur madow wa nacas abwanow ta hala ogaado
@xis7762
@xis7762 Ай бұрын
Isaaqa lagamasarikaro dawlada inta mafahmikarta raxanwayna manoqon karan madaxwayne iyo raysalwasare
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Sharif sakiin wakhtigiisi
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
walahih waa run bal idor oromoh maxan ku haysanah canshur mah bixiyan mah difacan kunfutah Argagixisadah waa I yagah kuwah badah ibinayah waa idor kuwah hadah rabah inay canshur nagu so rogan waa wil kah yimid hargaysah war hawiyow waa in lagu kacah mafiyadan hargaysah nogah so dushay siday ku dhacday inay melihi ugu wanagsanah u qabsadan waa in lagah horyimadah Argagixisadah hargaysah nogah timid
@SM-qx5he
@SM-qx5he Ай бұрын
Digil iyo Miriflaa ka mudan In lasiiyo waxaasoojaga Ah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Aryaa unukaa marreexaan kuusoo qab-qabaynee xaad nasiihee. Arrey itoobiyaan hub idiinka soogadaa minaad marreexaan qab-qabataan.
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Xasan culusaw Wale qabail isku dir
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
xasan dhiiqo dhiiquu lugaha lagalay
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
WAR ISAAQ OO DIIDAN CALANKA SOOMALIYA MABA AY AHAYN IN XILAL LASIIYO ILAA IYO INTA AY ANSHAX XUMADA JOOJINAYAAN
@jamalfarah708
@jamalfarah708 Ай бұрын
wad CUCDADDAYSANTAY Isaaq neceb ba tihiin
@user-pb6vx4eq8o
@user-pb6vx4eq8o Ай бұрын
Raxawayn inlasiiyo ayaa mudan
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk Ай бұрын
Nimanka caqligoodu beecayahay miya inno ahanaya shacabku wa in ay ridaan parlamanka dad dal lagu,aaminikaro mah ee wa dajaajuusii caloshoda u shaqast jahanabo Allah geeyo
@user-hu4ts1dw3c
@user-hu4ts1dw3c Ай бұрын
War afka beesha hawiye kuma hadli kartide naftaada ha hafrin ee raiyigaaga uun dhiibo 😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Ac Abwan kabayare Soda maxad heysa ???
@user-yj5mq3md4c
@user-yj5mq3md4c Ай бұрын
A s c w w, abwaanow, curudka hawiye, maxaad u haysaa?
@aminamohamed1570
@aminamohamed1570 Ай бұрын
Iyaba waa yaabeh argagixsaa haysta dawladda somaaliyeed
@Aaminohaaji
@Aaminohaaji Ай бұрын
Aditya argagiso ah oo adeerkaa cali dheere yahay
@user-ys5re7vx1w
@user-ys5re7vx1w Ай бұрын
Reerku yahudbey la dhaqan yihin tan okaleh ayey dalka Djiboutina ku hayan o laga cabadaya wa KHATUMO kaleh lobufiya cayayanka
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Ай бұрын
Waa runta. Dirir soomaali ma aha halaga saaro paarlamaanka soomaaliya Al-shabaab soomaali ma aha ayaga hala laayo yaan cidna laga reebin xaaraanta wadanka la dehay.
@siyadabdirahmanarte4810
@siyadabdirahmanarte4810 Ай бұрын
Kabayare runtaad sheegtay iyo dhabta ah anigu waxan dhihi lahaa nimanka waqooyi kayimid hala xisaabtamo meesha qursho kale u joogan qaranimo iyo daacadnimo uma joogan waayo waxanku ogaaday dagaalkii laascanood waxay tageersanaayen muuse bixii macnaheedu wa inay rabaan kale goynta dalka simple
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Wax dir la dhahaa ma jirto waa is bahaysi dirta dhalasho ihi waa gaadsan iyo surre
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
@IsmaaciilCabdi-oj9mu Ай бұрын
car isku taabo isaaq walaahi waxa dhaca in dhagaa faraa lagalin xasan maxamuud kursiga yaa saarey laxyey haduu taa taab tu waanu rideymaa farmaajaanu soo celineynaa iska hadlaw
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
Anigo ah Somalilander weliba reer Hargeisa ah waxay ila tahay inay reer Baydhaba iyaku ka tirsanyiin Somalia sida darteed xaq u leeyihiin jagada laga hadlayo . Kuwa reer Somaliland ee kursigaas ku murmaya waa fadqalale iska soo masaafuriye
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Ай бұрын
Midna ma mudna waayo waa kursi laaluush ah , laaluushna waa xaraan iyo Dambi weyn.
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 Ай бұрын
Kaftan waayeel waa dhab.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Sarkaalka murursade ee ku xiran godka jilicow waxaa xirtay TikTok.
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Murusadoo meeyd ku raran oo wacdaan u diiday in dhulkoodalagu duugo mareele dajiyay oo kaaba qabiil reer mataana aa dhulsiiyay dad abaal ma laha aseey xamar sheeganayaan waxaana ka yimideen ceel buur intakale ayee la mid yihiin oo timid waxaan mudulood aheeyn dagaan ma ahin 33sano cidaan mudulood aheeyn duqmagaalo ma naqan mana noqon doonaan wadanka waa fadaraal ninkasta dagaan kiisa auu duqmagaalo ka noqanayaa caasimad waaye ayee dhaheen markasta caasimad ayee aheeyd iimaanka alaha idin galiyo
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w Ай бұрын
Waxan oo mu aamaradda ah nimanka isaaq baa falkinaya oo soomaalida isku daraya
@ubax3018
@ubax3018 Ай бұрын
Dir anagaa ogol isaaq Maxaa kaa galay mursade ayaa Hada ah argagixiso
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
Kabayare arrinta A-shabaab waxba ha ka galgalan waa shuqul u gaar ah Somalia oo weliba Hawiye iyo Baydhaba ugu badanyiin . Somaliland qof wanted ka ah oo baxsaday aya ku biira A-shabaabtiinna waayo qof xumaata doonaya wuxu u baxsada meesha xumaanta uu rabo ay joogto waa sida dukhsiga doonta meesha kuddaafaddu ku badantay وبالله التوفيق
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Nimankan snm mayacaa laga badiyay aaway godabiirsiga iyo somaalida kale aaway biya maal iidoor waa in leyska celiyaan. Waa in lasiiyaa gudoomiyaha maxkamadasare waa in lasiiyaa .digil iyo mirif bandiga dhaxe waanin reer koonfureed ah
@saramohamud314
@saramohamud314 Ай бұрын
Qaranka ha kala jarina 😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Ай бұрын
KOONFUR GALBEED WAA INLASIIYAA QOONDADII AY DAAROODKU KULAHAAN LAHAAYEEN DOWLADDA FEDERAALKA EE UU XASAN DHIIQO UQAYBIYEY ISAAQ IYO KOOXDIISA DAMUL JADIID IYAGAANNU U HIBEYNEY HADDAANNU DAAROOD NAHAY WAAYO WUXUU XILALKII KUTAXAY KUWA DALKA KALA GOYNAYA
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Abgaal Ismaan iyo Raxanweyn halla gaarsiiyo.
15:14
Abwaan Kabayare
Рет қаралды 7 М.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 90 М.
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 123 М.
DHUL BALADHSIGA HAWIYE IYO DIFACA MAYLAN 5 September 2024
18:23
SHANTA TV
Рет қаралды 1,2 М.
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН