No video

ISBADALKA NOLOSHEYDA / wax badan ka ogow || AMIRA QURUX ||

  Рет қаралды 117,945

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Follow my instagram ( amiraqurux7)
Follow my tiktok ( amiraqali)
Add my Snapchat ( amiraqurux79 )

Пікірлер: 780
@amiraqurux
@amiraqurux 4 жыл бұрын
Allaah dartiis idin jeclahy ❤️
@cayuushalpih1185
@cayuushalpih1185 4 жыл бұрын
Sidoo kle xyti
@cayuushalpih1185
@cayuushalpih1185 4 жыл бұрын
Anagaba wn ku jcl nahay
@sabnasiman9734
@sabnasiman9734 4 жыл бұрын
amiira wlhi waxan jclhy qoolkaga qurux badan ❤❤❤
@fatmaabdalla2572
@fatmaabdalla2572 4 жыл бұрын
❣🙏wanku soodhawaynaynaa 😍🥰💯❣xbbtii farxad igunolow
@wardacali803
@wardacali803 4 жыл бұрын
anaga xitaa Ku jecel nahay
@Amirwaye12
@Amirwaye12 4 жыл бұрын
Dadka commentigeyga ma arkoyan miya😭 misa waa le xasdooya☹ Like ii saara somalay 👇❤
@Amirwaye12
@Amirwaye12 4 жыл бұрын
@dadka like iisaray wàad mahadsantihin wllhi waad iga farxiseyn I really appreciate wallahi😭❤
@haldhaaqurux8078
@haldhaaqurux8078 4 жыл бұрын
@@Amirwaye12 maxaa ku faraxde🤣🤣🤣😂
@amalabdi9344
@amalabdi9344 4 жыл бұрын
Farxada neel qaldan ka gashay
@Amirwaye12
@Amirwaye12 4 жыл бұрын
Idk wllhi like waxan ka falaayo 😳🤪
@polog6840
@polog6840 4 жыл бұрын
@@Amirwaye12 wara adiga meel kasto tuugsi ma la joogee isku xishoo huno😳
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 жыл бұрын
Markaa dhamestay video ga waxaa arkay qurux qurux lagu dari mashaa allah 🤳❤️❤️❤️
@nastehamireahmed1049
@nastehamireahmed1049 4 жыл бұрын
Masoofiirsatay prankigii adna aykusameynesay fardowda funny🔥🤣❤
@ayanahmedabdi829
@ayanahmedabdi829 4 жыл бұрын
Haa
@abdiwiille4976
@abdiwiille4976 4 жыл бұрын
Haa hadan kasoodhamdy
@hamdihassan8341
@hamdihassan8341 4 жыл бұрын
Hhhh wan so arkay kii calanka logu ciyaar adno cilaan.jin jina ayaa saartay.kulahaa iga dhaq ayay tiri adno waa ka helaa shaxdardayda
@libanmohamed4690
@libanmohamed4690 4 жыл бұрын
Ramadaanta inti lagaarin 100K waageereyna insha allah ❤👈
@nawalnalka4759
@nawalnalka4759 4 жыл бұрын
10:45 swrkan aad gashay 2020 may be after 4 yrs inu si kle kula noqdo marax cml🙈💯 Lkn xbbti mid ogow mar walbo wad qurux badan tahy We love u ❤💯🥰💋💋
@queenikran1591
@queenikran1591 4 жыл бұрын
Dhaarta badan jooji ama dhamaystir.Laailaha ila lahu dheh. Maansha Allah mar hore iyo mar danbaba qurux ayaa tahay guulayso ❤️❤️❤️
@canabcayuuni4978
@canabcayuuni4978 3 жыл бұрын
Sxx Mnshaa Allaaah tappaarakllaaah ❤️💕❤️ shugrn xppti
@deeqaqurux9858
@deeqaqurux9858 4 жыл бұрын
In dib loo noqdo oo xasusayi la faqo waa wax la ilaawi karin❤❤ amira walshy Qalbi nadiif ba tahy inta lagugu Xaqin adiga isku Xaqay runti💋
@mahamouddaahir3429
@mahamouddaahir3429 4 жыл бұрын
mansha allah wallah aniiga shaqsiyaan,wada qurux ayaa tahy.hore usoco guulayso wll kalsooni wacan,waynaadaa wacnaadaa.mansha allah wll.
@boqoradainaabukar5828
@boqoradainaabukar5828 4 жыл бұрын
Amiira fadhi kuma yaalo Anagoo ah team amira Saxaaf nagama xishoon Wlhi
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 4 жыл бұрын
Team amiiro hadaa nahay saxaaf waa dumashigeena kuma dayaneyno inkasto uu naga xishoon isaga hala xaqdhowro dumashi 😥😥 ok
@qalbiiqurux7793
@qalbiiqurux7793 4 жыл бұрын
Alla beerka qosol iguma hadhin wlhi😂😂😂😂
@munaaxmed4472
@munaaxmed4472 4 жыл бұрын
Team Amira manta idinku sobiray like subscribe waa xagiina✌️
@maymuunxuseenismaaciil8186
@maymuunxuseenismaaciil8186 4 жыл бұрын
Hhhhhh waa laiga cod badiyy miyaa prank sugayy dhip Mlhn go forward dia sis amira qurux ❤❤❤👌
@nimcoibraahim3932
@nimcoibraahim3932 4 жыл бұрын
Sha rafeey dar ale ayaan kuu jeclaha xabiibti alaha haku barakeeyo
@Aamei7
@Aamei7 4 жыл бұрын
amiira sawirada intoodba waad qurux badanthy alpi xalad walba waad qurxoonthy ilaahey dartiis kuu jeclahy mcney keep going xapipti😙😙😙😗
@queenmuniramanka9334
@queenmuniramanka9334 4 жыл бұрын
THANKS FOR SHARING WITH US YOUR CHILDHOOD PICTURES..ONE LOVE TO WALALSHEY QAALI😙😙❤❤❤
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 4 жыл бұрын
Manbsha alaah amiira markii hore xitaa qurux baad ahayd quruxda waad udhalatay mansha alaah you look cute
@ramlamohamed5937
@ramlamohamed5937 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Amiir sayid iga qosliyay👌👌 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Keep going walashey❤
@cqaadiraxmed9363
@cqaadiraxmed9363 4 жыл бұрын
Masha Allah walaashee amira qurux waxaa iigu qosol badnaa waa ka aad yareed dacaska shiineeska kugu jiray hhh yaraanteeda isoo xasuusisay hooyadee alla ha u naxariistee dacaska markuu iga dhamaady wey iisoo gadi jirty badanaa dacaska shiineeska ah ilaahow hooyo macaan janatul fardowsa alla haka waraawiyo amiiro quruxeey insgaramka message ayan kaga soo diry maxaad iigu soo jawaawi weysay macaan badaneey
@user-dx5ff5hh6i
@user-dx5ff5hh6i Ай бұрын
Amiro 100k igarsiya na dhehi jirte Hadane 1m m.a❤
@hamdakhair2909
@hamdakhair2909 4 жыл бұрын
Amiira qurux incha allah hno qli waad gaadhi❤😘👏💕
@sihammohamed6588
@sihammohamed6588 4 жыл бұрын
Amiira markaad yareeyd aad ayad u qurux badneyd masha allh
@jiijajaalo5359
@jiijajaalo5359 4 жыл бұрын
🤭🤭🤭🤭Masha Allah mar aat yaredeeen sawirka 2wadiina 9.56 waxaat ila ekateen ridwaaan iyo ilyaaas🤣🤣🤣pls sigaar ah ufiiiriya. Waxaan umalenayey in aan arkay ilyas iyo ridwaan 😘😘😘
@sacdiyanuradin224
@sacdiyanuradin224 4 жыл бұрын
Masha allh si walpo quruxy aya thy allh ku dhowro mcnt my queen 😍🌷❣ asxpta like isara nii baryaa skle amira qurx like isar pyoh 🌹🥰🌷❣
@samiirakhadar2054
@samiirakhadar2054 Жыл бұрын
Wallahay aad ban idiin taageeraa 8 caruura iyo maama calwiyo iyo saxaaf alle dartiis baa idiin taageeraa
@fadumoxasan6557
@fadumoxasan6557 4 жыл бұрын
Masha allah amiira qurux allah ku xafido xabiibti❤❤
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 жыл бұрын
Amiira qurux waaw isbal ayaa kamuuqdaa sawarada mashaa allah ❤️❤️❤️❤️❤️
@qureshfarah865
@qureshfarah865 4 жыл бұрын
Amira Qurux xabibti keep going aniga qosalkaga ayaa qosol iga keenay
@zuuumohmd3977
@zuuumohmd3977 4 жыл бұрын
Amiiira saas cml iskashada u gashan jiray😂🤦‍♀️
@aaminahussein4039
@aaminahussein4039 4 жыл бұрын
Mnsha allaah wllshy keep going wlhi ilaahay drtiis ayaan kugu jecelahay ilaahay haku barkeeyo mrksta
@rahmamhassan8302
@rahmamhassan8302 4 жыл бұрын
Sawirada makala dhacaan qurux hala yaabin waqtiga is badalaayo 2023 waa lasii yaabi doontaa marka waqtigaa saas iska ah 😂😂😂😂
@wardaabdullahi585
@wardaabdullahi585 4 жыл бұрын
Mashallah abaayo allaha ku xafido Love you forever ❤❤
@hanibeautysalon9014
@hanibeautysalon9014 4 жыл бұрын
Amiira sidaa quo’s lay wligay uma qoslin mid aan aniga oo yar layga qaaday xasuustay foolxumadiisa inaa fiiriyo ima qabato rooseeto indhha dushooda marsaday😂😂😂
@miskiecaddaani1968
@miskiecaddaani1968 4 жыл бұрын
Hhhhh wlh daacd Aan u qoslay rooseto indhaha korkoda la marsady🤣🤣🤣🤣
@umaxafsaal-qutuubi8951
@umaxafsaal-qutuubi8951 4 жыл бұрын
Hani Abubakar hhhhhhhhhhh
@umaxafsaal-qutuubi8951
@umaxafsaal-qutuubi8951 4 жыл бұрын
Amira adiga iyo amir seyida ya waen
@hanibeautysalon9014
@hanibeautysalon9014 4 жыл бұрын
Miskie Official kkkkkk waa ciil laga waynaado😁😁
@miskiecaddaani1968
@miskiecaddaani1968 4 жыл бұрын
@@hanibeautysalon9014 Aad io Aaad caruurnimo dhib waye Allh naga keebay mahd iska leh say Alhamdulillah
@zuleeqa6733
@zuleeqa6733 4 жыл бұрын
Amiira qurux ❤🥰❤🥰 Iskaalshada qatar ugishate🤣🤣🤣🤣
@sucdicaday8069
@sucdicaday8069 4 жыл бұрын
Masha Allah Amira qurux
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 4 жыл бұрын
Boqol wad garee insha allah hal 1 ku rajeynaa ana afar kun u dhawhy hadad aragto ii shargareey abyooy igu cawi adoo mahadsn
@miirajbarre3060
@miirajbarre3060 4 жыл бұрын
Mid kaa dhulka xaqaysay ayaa ku qoslay waxaana ka helay sawirkaa qabtit baluuga iyo mid kaa qamaarka jaalaha qabtit dreams girl❤❤❤❤❤🙏❤🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraabdulaahiiidle4629
@sahraabdulaahiiidle4629 4 жыл бұрын
masha allah keep going abyo 1000 k waa gaaree insha allah
@ssmunna3140
@ssmunna3140 4 жыл бұрын
lamiga baska jidka melkasta selfie malagugali jire anaka dhan tas wasomarne😂😂🤣
@hadyabeautysalon1090
@hadyabeautysalon1090 4 жыл бұрын
Aniguba malinta filnd tgay malin walba sawair hada markaa sawirdayda arko.waan isku qoslaaba abaay hore usco
@marwaqaalichannel8042
@marwaqaalichannel8042 4 жыл бұрын
Amiira saxaaf ka araaso wooka oysiiye xabiibti guul wacan
@maryamabdirahman7166
@maryamabdirahman7166 4 жыл бұрын
Ma lugu nicin amiiiraaay inshaa allh 100k wan kula dabaaldagi doona keep going😘😘😘😘😘😘😘
@asmaxasan9741
@asmaxasan9741 4 жыл бұрын
Mansha Allah walashey qaliya inoloow amiiro qurux dumaar inoloow wll ana Ku faano inoloow abyo hhhhh
@Mxriyaa
@Mxriyaa 4 жыл бұрын
😂😂😂qosol ikuma harin caawe❤❤❤siksanta saa u kishatay ilaa hde ku qoslayo😂😂amira
@muscabofficial4873
@muscabofficial4873 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@axlaamcabdi2692
@axlaamcabdi2692 4 жыл бұрын
Amiira qurux Horey usoco qaali Dumar 💖❤💝
@mahadxasan6906
@mahadxasan6906 4 жыл бұрын
Asc amiira qurux inshallh wad gadheysa
@xiinkaxaaji2602
@xiinkaxaaji2602 4 жыл бұрын
Marwalba wad qurux badan tahy abyo
@cayuushcadow5708
@cayuushcadow5708 4 жыл бұрын
Insha alaah waad gaareesaa xabeebti waan raheey neenaa xppti love you
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 жыл бұрын
Masha allah wlshy Amiira allah haku xafido qliyy
@mariaomarmohamed3523
@mariaomarmohamed3523 4 жыл бұрын
masha allah amiira abaayo ku jeclaahy❤❤
@cgcv963
@cgcv963 4 жыл бұрын
Keep going wllo ❤️❤️🇮🇹
@dekaabdulkadir1876
@dekaabdulkadir1876 4 жыл бұрын
Waligy commenti kaama sobixin caawa waaba iga qoslisay ano awalba dadka qosla ahyn wlhi waaqosly caawa amiiray m.a😂😂😂😂😂
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 4 жыл бұрын
Wlhi waka so bixisay lkn ma bdno cwa 2 kugu eh😂😂🤣tuk laqty
@dekaabdulkadir1876
@dekaabdulkadir1876 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh hye wayjirta markale aalagayawa
@dekaabdulkadir1876
@dekaabdulkadir1876 4 жыл бұрын
Wlhi ani amiira wndawada halvideo maidaafo likena waligy maba kategin waana sharegareeya balse commenti maisku fiicnin mana soqoro hadaba sowniga qoraaya waayo videogan waakuqosly lknse lagayawo videokale ina commentga kasobixiyey
@edebsandumarofficial5283
@edebsandumarofficial5283 3 жыл бұрын
Inta farxada jacel like isara ilahay haidinka farxiye
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 жыл бұрын
Qofkasto waa inoo noloshisa hore soo xasusta
@nimcocumar3619
@nimcocumar3619 4 жыл бұрын
Masha Allah amiiray qosol iguma Hadhin farxadku nolow laakin saxaaf kasoo arso abayo wan sugaya insha Allah
@nasriinakeyf8627
@nasriinakeyf8627 4 жыл бұрын
Masha Allah Amiro markaa yared fashion Ahayd wlh ❤❤❤❤❤❤❤👌
@ABDULLAFJ
@ABDULLAFJ 4 жыл бұрын
Hhhh dacas miskiinki muu iska qalday abaayo 🙌🙌😂🙌🙌🙌😂😭😭😭
@bilicsanhassan5207
@bilicsanhassan5207 4 жыл бұрын
Lkn adiga cayuni qurux maxa ugu qarabane
@queenbbechannel4776
@queenbbechannel4776 4 жыл бұрын
@@bilicsanhassan5207 kkkkkkkkkkkk calafkedey cune kalsoni laan 🤔
@bilicsanhassan5207
@bilicsanhassan5207 4 жыл бұрын
@@queenbbechannel4776 kkkkk lkn qof kale magacisa inlagu qaraabto wa qalad cayuni KZbin malahan
@queenbbechannel4776
@queenbbechannel4776 4 жыл бұрын
@@bilicsanhassan5207 haaa wa sax kalsoni bayna isku qabin qof qofkale magacisa ku qarabanayo wa kalson daro
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 4 жыл бұрын
@@queenbbechannel4776 tuug wye iyadoo magac hyoyadeed u bixiyeen ey magac dadow wax ku raasanee yaahuu naa isku kal soonow intaa magac dadow caan ku raadineysid magacaaga caan ku noqo
@hananmuhumed1927
@hananmuhumed1927 4 жыл бұрын
Amiir sayed dacaska miskiinka ayaan kuquslay iyo adiga sukuska waad wadatid ayaa iigu qosolbadab
@shamsamaxamuud5239
@shamsamaxamuud5239 4 жыл бұрын
waa isku midun mobile lada kala casri sanaa e hh hore u soco amiira
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 4 жыл бұрын
Maskin ayadabe isjafoyso walahi dacad waye nolow sister
@ramlorun7890
@ramlorun7890 4 жыл бұрын
Mash allh alle haku xafdo amir qurx
@abuukarcaliabuukarcali3145
@abuukarcaliabuukarcali3145 8 ай бұрын
Meel fog ayd ka timid walahi waa waqti dheer❤
@jawahirjanojanno7716
@jawahirjanojanno7716 4 жыл бұрын
Wllo wn ku jecelhy inbdn... from 🇪🇹🇪🇹
@ifraahali2409
@ifraahali2409 4 жыл бұрын
اللهمَّ بَلِّغْنَا رَمَضَانَ لا فَاقِدِينَ وَلَا مَفْقُودِينَ 🤗😘
@daniaabdikarim2321
@daniaabdikarim2321 4 жыл бұрын
اللهم آمين يارب
@ramlomaxamuud7781
@ramlomaxamuud7781 4 жыл бұрын
Amiira qurux keep going sister❣
@riyaamohamed8659
@riyaamohamed8659 4 жыл бұрын
Amiira qalbi wanakga jclhy wllhi sister love u ❤❤adlee isjaftee see cml hee😂😂😂
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 4 жыл бұрын
100k wan ku gadhsinayna insha alla qali
@munahassan1355
@munahassan1355 4 жыл бұрын
intan videoga an firsan like aa ka horeyso markas kadib lee la firsana videoga
@munacookingmuniita6700
@munacookingmuniita6700 4 жыл бұрын
Ramadanka ilhy ha nagaarsiiyo
@adnaofficial7367
@adnaofficial7367 4 жыл бұрын
Maansha alaah horay usoco walashay insha alaah halkaad rabtid waad gaarin Amiira qurux
@hafsabinthassan4233
@hafsabinthassan4233 4 жыл бұрын
Wlhi waad igaqosli say amiira waxan kuqoslay adiga iyo amiir sayad iyo adna waxaladhahy yaran waciilag koray keep going my queen amiira
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 жыл бұрын
Amiira intaan la gaarin Ramdan gaarsiiya 100k subs insha allah🌍♥one love
@meysuumofficialchannel247
@meysuumofficialchannel247 4 жыл бұрын
Wlhi amiira dadka isku mid ma ahan ani saa xamar ugu imaadey sawir maba gali dadkan kacabsanaabo🤣🤣🤣
@mushakalmedia9622
@mushakalmedia9622 4 жыл бұрын
Amiira abaayo saxaaf ka aarso inta ila jirto like I saara
@ikranabdirzakhaji9475
@ikranabdirzakhaji9475 4 жыл бұрын
Waxaa rabnaa inaa noo soo gilisid bada adigoo jooktid abaayo
@ruuxiiofficiall1178
@ruuxiiofficiall1178 4 жыл бұрын
Amira Qurux masha allha
@ummuamal8910
@ummuamal8910 4 жыл бұрын
Wllo sawiradii hore baad suniyo qurux badan tahay 👌🏻
@MoraasChannel
@MoraasChannel 4 жыл бұрын
Amira xasid dee love saar hadaan reer mudug nahay waan kuu xanaaqsannahay
@maimoonmohamoud2529
@maimoonmohamoud2529 4 жыл бұрын
Everything is beautiful mashallah its not bad.wwooowww nice picture amira
@sidraismail2590
@sidraismail2590 4 жыл бұрын
Abaayo mnshalh swirkaas cambuurka aadu u qurxoonyahye dumashidaa inty kaaga soo dhibty?
@ayaanjama2336
@ayaanjama2336 4 жыл бұрын
Masha allah xbbti amiira nolosha waa sidaa yaranta 🤣🤣🤣
@lulabdi9151
@lulabdi9151 4 жыл бұрын
wllaha muslimiinta meshan kujira muraad leeyahy haliisoo duceeyo
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 4 жыл бұрын
Masha allah amira qurux ilahey hakuxafido wankujecelahay ilove xbbt mcnto
@asiyainaahmed6541
@asiyainaahmed6541 4 жыл бұрын
Amira qof jirta hoore uu soco dumashi💋💋❤💖
@naimafarah3434
@naimafarah3434 4 жыл бұрын
Maasha Allaah amira qurux weeyaan kuligood adaa kusanhayste maahane.
@hapzadahir9273
@hapzadahir9273 4 жыл бұрын
Masha Allah quruXleeyd ahyd
@huzka4095
@huzka4095 4 жыл бұрын
Waligey halmar said uqosley prankigi aakusameysey adn oo make upka kudheleysey aryaa ilaqosla😂😂😂
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh aniga 2014 ayan sidas aha suniyaha qab daro kkkk sawirada yaranteyda amira waxay noqoneysa atarisho qab daro ku aha weynada Wanagsanada ben ma ahan sawirada wa xasus wan jeclahay xita anigo 8 bil jira haya masha Allah
@ilhanladanquween2313
@ilhanladanquween2313 4 жыл бұрын
Amiroy wx ka codsan xbbti inaad no soo galiso wx fininka babiyo xabiibti pls
@zamzamsiciid8129
@zamzamsiciid8129 4 жыл бұрын
Ramadaanka ka hor waan gaari karnaa 100 💓💓
@luryarsamo
@luryarsamo 4 жыл бұрын
Amiira qurux keep going sister 💕💕💕ani waxan ku qosley dacaska iyo sikisaanta😂😂😂😂😂😂 🌹🌹🌹🌹
@zuleikhabakhiit9883
@zuleikhabakhiit9883 4 жыл бұрын
Xalad walbo waad qurux badneed m.a xbbti qalbigaa intuu cadyahay ayaa u nuurtaa😍😍😍😍😍
@sahrasamatar5745
@sahrasamatar5745 4 жыл бұрын
Masha allaah illahay amarkii amiiraay qosolkagan iska jeclahay xbbti farxad hakala foganina insha allaah xbbti allaah yaxfidak
@sucadhappy9716
@sucadhappy9716 4 жыл бұрын
Keep going amiira qurux 😂🧕🏻❤️
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 4 жыл бұрын
Hahahaha amiira qosol kal iyo laab aan u qoslay xasuus aan caadi eheen aad gashay asxaabteyda dhoqsoda aaway 100k ga aan gaarsiino before Ramadan insha allaah waan rajeynoyaa in gaartid amiira xabiibti 😘
@khadiijoofficial8872
@khadiijoofficial8872 4 жыл бұрын
Adna wiilka ridwaan ayaa lamoodaa Marka eey yareyd Ridwaan ayeey u eg thy 👌🏻💕🤣
@aal6068
@aal6068 4 жыл бұрын
Amiiro abaayo waxanka codsanayaa timaha waxa Aad marsato inAad nalawadagto xabiibti ilaahay haku sharfo
@bushraali5786
@bushraali5786 4 жыл бұрын
Kaad iskalshada kala jeedisay walahay saa uqoslay inalilah amiira kaa daran
@gobaad8675
@gobaad8675 4 жыл бұрын
Adna weligeedba butuc Yar bay ahayd Maasha allaah
@xidigahobyogodan5156
@xidigahobyogodan5156 4 жыл бұрын
Maaaashaa allaah keep going my sister huru mar wanagsn kurajeynaya
@cayuunimohamed8901
@cayuunimohamed8901 4 жыл бұрын
Asc Walalahay muslimiinta ah allah dartii iigu so duceeya gabadheyda ayaa iga xanunsan hospital kula jiraa plz iigu so duceeya in alle ii caaafiyo ane qalbigeyga ii qaboobo oo samo gurigeyna ugu laaabano plz plz plz walalahay dhamaan 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
PRANK WALALKEYGA KUSAMEEYI😭 XANAAQ  IYO CAAY ISKU DARAY😱
18:27
ANIGA IYO ADNA MXAA ISKU NAHAY ? Wax ka ogow || amira qurux ||
16:40
Бутылка Air Up обмани мозг вкусом
01:00
Костя Павлов
Рет қаралды 2,4 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 42 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 58 МЛН
PRNK AMIR SAYID OOHIN IYO XANAAQ ISKU DARAY IYO HOOYO OO LA YAABTAY
15:56
SAWIRADEYDA HORE REACTION KABIXINAY QOSOLKA ADUUNKA
16:28
Adna Henna
Рет қаралды 193 М.
ADNA MAXAY LA OYSAY AMIRANA YAA XUMEEYEY WAX KA OGOW ||
16:54
Adna Channel
Рет қаралды 320 М.
PRANK AN KAGA XANAJINAY AMIRA SORRY SISTER🥹💔
11:54
Zaki Somali
Рет қаралды 123 М.
ADNA NOLOSHEEDA WAX BADAN KA OGOW \WAREYSI || AMIRA QURUX ||
18:13
MY MORNING ROUTINE JADWALKEYGA SUBAXLAHA
10:41
Amira Qurux
Рет қаралды 162 М.
CIID WANAAGSAN - ArimaHeena VLOG #11
16:00
ArimaHeena
Рет қаралды 442 М.
NOLOSHA MALAYSIA WAX BADAN KA OGOW
13:21
Amira Qurux
Рет қаралды 95 М.
Бутылка Air Up обмани мозг вкусом
01:00
Костя Павлов
Рет қаралды 2,4 МЛН