Alxamdullilah Ya rabi no siyaadi nabada umada muslimka nabad sii melkastey jogaan
@adannur4755 Жыл бұрын
Hourmar wcn xamar cadey inshaallah
@elmiabdullahi1960 Жыл бұрын
Waa run in nabad gelyada magaalada Mogadisho ee Soomaaliya ay aad u soo hagaagayso, waana arin kago farxo, balse Waxaa jira in xaafadaha qaar sida kaaraan, dharkeenleey iyo yaaqshiid waa in tuugta ciyaal weerada ah gacan bir ah lago qabto.
@احمدحسن-ي9ل5ع Жыл бұрын
Muqdisho guuuuuuuuul
@abdullahihussein3808 Жыл бұрын
Manshallah wadan Muslim markaad joogta wakaas waad daremaysaa ciida
@SAYIDALINO Жыл бұрын
Mansha Allah
@fttytuthrutty1172 Жыл бұрын
Masha alaah
@zamzamabdikarim2641 Жыл бұрын
Bonne courage vivre Somalie machallah
@ggtl304 Жыл бұрын
Af Somali kusoo qor 🤣
@abdicash8787 Жыл бұрын
Isbedelkaa amni waxa sabab u ah ilaahay iyo hassan shiikh. Wuxuu ka safeeyey madaxdii amniha ee daarood . Sida fahad yaasiin, xijaar iyo kuwo kaloo badan . Oo soo deyn jirey kuwa is qarxiya. Hadda laascaanood Bay tageen eeg waxa ka socda . Ilaahay daarood kuma soo celiyo xulunka
@beryalex1798 Жыл бұрын
Maamul goboleedkasto ma rabo in Muqdisho hormartto!