Isbedelada Waaweyn ee Caalamka Ka Dhici Doono Qiyaamaha Hortii Sh.Barbaraawi

  Рет қаралды 121,449

Baraarug Media

Baraarug Media

Күн бұрын

Пікірлер: 186
@abu.cubaydclaahi3717
@abu.cubaydclaahi3717 5 жыл бұрын
Masha allah waa maxadiro aad u qiimo badan qofka si fiican u wada dhagaysta maxadiradana waxa uu ogaanayaa aduunku halkuu u socdo iyo guulaha waawayn ee inagu soo dhaw.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 5 жыл бұрын
Sheekh barbarawi ilaahay miisanka xasanadka ha ugudaro muxadiradaasi qiimaha leh
@ابتسامعوالىجولجد
@ابتسامعوالىجولجد 5 жыл бұрын
الله يحفظك ويجزيك جزاءًحسنا يا شيخنا الفاضل الجليل وبارك فى علمك وعمرك وصحتك
@umuibraahiim3447
@umuibraahiim3447 5 жыл бұрын
Jazakalhu khayr shaykhanaa Ilaahay haku xifdiyo hana kuu barakeeyo cilmigaaga
@drhusseinabdilahiabdirahma2329
@drhusseinabdilahiabdirahma2329 5 жыл бұрын
Umu ibraahiim z
@imanshegow7204
@imanshegow7204 5 жыл бұрын
Alhmdullah I'm Muslim 🌴🇸🇦🌴
@luul.andabdalla1097
@luul.andabdalla1097 5 жыл бұрын
Rabi ha ku xifdiyo shiikh abdulaahi
@khadiijayousuf1820
@khadiijayousuf1820 5 жыл бұрын
Sheikh barberawi my favourite sheikh Allah yaxfadka
@abdihakiinjelle5980
@abdihakiinjelle5980 Жыл бұрын
P
@cawilshabelaawi7154
@cawilshabelaawi7154 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك شيخنا الفاضل أبي عبد الرحمن البربراوي حفظه الله ورعاه فهو من أهل التحقيق والتدقيق.
@augustarcher6407
@augustarcher6407 3 жыл бұрын
you all prolly dont give a damn but does anyone know a way to get back into an Instagram account?? I stupidly forgot my password. I love any help you can give me
@kobciaqoontaada978
@kobciaqoontaada978 5 жыл бұрын
Alle ha kaa baalmariyo sh.abdilahi xasana xaashi
@farmajoismacil7613
@farmajoismacil7613 5 жыл бұрын
Jazakalahu Khayree Inshallah Shekh Bar,barawi
@hasandaahir309
@hasandaahir309 5 жыл бұрын
Khair Allah ha ku siiyo sheekh barbaraawi Allah cilmiga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo
@somalimusicshort4389
@somalimusicshort4389 5 жыл бұрын
Jazakallaah khayr shiikh barbaraawi
@khalidhassanelmi926
@khalidhassanelmi926 5 жыл бұрын
Jazakallah shaikh Illahay haku barakeeyo
@sadaamfaarax2920
@sadaamfaarax2920 5 жыл бұрын
Illahay haku daayo sheekh cimrigaaga na ha dheereeyo
@wadnakaab2080
@wadnakaab2080 5 жыл бұрын
Jazakalaha khayr sheekhana
@abdifitahabdi116
@abdifitahabdi116 4 жыл бұрын
Mash AllAAH iLAAHAY khaTumo ha nagu dilo muslimiinTa oodhan
@mahamedmustapha4954
@mahamedmustapha4954 5 жыл бұрын
Jasaaka laah khair shiekh barbarawi ❤️
@siadcabdihusen4390
@siadcabdihusen4390 5 жыл бұрын
jasaakalaah shiikheenna alle ha dhowro
@cudoondhuux5185
@cudoondhuux5185 5 жыл бұрын
Sheeikh Abdullahi barbarawi allah dartiis baan u jeclahay Allah haku xifdiyo aamiin
@abdirahmanali9196
@abdirahmanali9196 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخ وربي يدووووم الصحة والعافية عليك ورمضان مبارك علينا وعليكم شيخ بربراوي
@abasabdikarim4526
@abasabdikarim4526 5 жыл бұрын
Maashaa allah jasaaka aallh khayr
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 4 жыл бұрын
Yaa allah djal awar adigan ka magan galnay had aanu nahay muslimiinta caalamka oo dhan ya allaah na xafid oo hana joojin xiligiisa insha allah
@cabdikariinxasan5935
@cabdikariinxasan5935 5 жыл бұрын
Msha allh wllhi wa muxadaro aad loga faa iday
@ahmetocaabi7943
@ahmetocaabi7943 4 жыл бұрын
jasakumulh khaysan shekh
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 5 жыл бұрын
Xadaarada reer galbeedka waytagi markii masuul go'aanlihi oo muslimiinta mideeya la helo, una diida gaasska iyo shiidaalka jasiiratu carab ceegaaga, lana helimaayo maraakiib dabaabaad dayuurado iyo warshado shaqeeya, taana waxaa lagasugi Allaah oo soo dira masuul daacad u ah Allaah iyo Rasuulkiisa wayna dhawaatay inshaa Allaah.
@galoolmaraa5110
@galoolmaraa5110 5 жыл бұрын
JAZAA AKALLAAHU KHEYR SKEIKH.
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Xafidahulah akhi Muslim filah
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Jazakalah
@fahiimahassan8505
@fahiimahassan8505 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا عبد الله ويحفظك الله في الدنيا والاخره
@xamsebaashe816
@xamsebaashe816 4 жыл бұрын
Mansha Allah sheekh barbaraawi jazaka laah
@fadumomohamed9158
@fadumomohamed9158 5 жыл бұрын
Jazaakallahu khayran
@Saacsoftware
@Saacsoftware 4 жыл бұрын
jasakallaahu khyran shiikh alle haku xafido
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 4 жыл бұрын
Asalaamu calayku waraxmutulaahi wabarakaatuhuu mashaaAllaha baaraka laahu fiikum Allaha ku xifdiyo Amiin Amiin jazaakalaahu khyer jazaa mahadsanid
@munonurali6484
@munonurali6484 5 жыл бұрын
allaahu akbar
@xaamudxasan9547
@xaamudxasan9547 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc sheeq jazaakuma laahu qeyr aduunka Iyo aaqiraba
@munonurali6484
@munonurali6484 5 жыл бұрын
subxanallaah/ waqtikas oo i maanaa tajaal/ alle/ ma ila kulmiyo tajaal. Subxanallaah alloow/ u gar kaar umada islaamka ah subxanallaah
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 2 жыл бұрын
Jizaallaahu khayiran wajisaa sheekh aamiin aamiin yaarabi 🌿🌿💐💐🌿🌿👑🇬🇧✅✅✅✅
@awliyoalla7085
@awliyoalla7085 5 жыл бұрын
Jazaakalaah khayr
@omarsaid1772
@omarsaid1772 5 жыл бұрын
alla yaxfadak
@semsemmohamed8245
@semsemmohamed8245 5 жыл бұрын
Wxaxaan lahadla yaa dadka sheekha waxka sheegaya waxaad ogaataan inaydaan waxka faaiidayn caydiisa laakiin aad isaga ufaaiidayseen waliba xanta culimadu wayka khatarsantahay tadadka kale
@mubarakaxmed2130
@mubarakaxmed2130 5 жыл бұрын
Shaikh Abdulahi hassan hashi barbaraawi
@axmedhaydara7958
@axmedhaydara7958 5 жыл бұрын
حفظ الله شيخنا العلامة عبدالله حسن حاشي بربراوي وأطال الله عمره في طاعته
@cabdilahicali557
@cabdilahicali557 5 жыл бұрын
حفظه الله شيخنا أبوعبدالرحمن عبدالله حسن حاشي البربراوي
@jamalcabdi8482
@jamalcabdi8482 5 жыл бұрын
Maansh Allah sheikh alle haku barakeeyo .
@fadumoosmansalad7597
@fadumoosmansalad7597 5 жыл бұрын
Masha Allah shekh alle hakuxafido
@mavsuudintanecebdimuquraad5113
@mavsuudintanecebdimuquraad5113 5 жыл бұрын
Warkan sheekhu sheegay dadbadan oo caqlaaaniyiina Waxay ku noqotay layaab!!!! Adeer hayaabina walaahi waa xaq Waa yo waxaaaba Aniga ideeqda rasuulkii ilahay ayaa yidhi sidaas Waar hooy ciyaalka jaamacadahoow xishooda
@aadancali5411
@aadancali5411 5 жыл бұрын
Hahaha. Wuu ku waabsaday e waxani waa been walaal.
@mavsuudintanecebdimuquraad5113
@mavsuudintanecebdimuquraad5113 5 жыл бұрын
Hee warka kiniisadaa runa miyaa? Iska hadlow INA IGRE
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 5 жыл бұрын
Walaalayaalow anigu waxaan la yaabbanahay dhalinyaradii wadaadada ahayd baa inta loo kala qaybiyey ururo carabta ku WADA xidhan oo debedda laga maamulo waddankii waxa lagu soo daayey caqlaaniyiin mulxidiin shiico culimadii ku caayaya fb diintiina la dagaallamaya,laakiin intaa taagantihiin hebel waa ictisaam iyo hebel wa salafiya iyo hebel waa jaamiya iyo magacyo aanan wada garanayn dad xor ah noqda oo aan wadaad meel ugu xidhnayn diintana difaaca oo waxaasaa laydinku soo daayee indhaha fura,waddanka waa waddan la doonayo in wax walba lagu beeree,anigu anoo 15 jira baan urur wax la yiraahdo ka soo horjeedey maanta anoo 30 jira inaan hebel baa innaga ah AMA sidaa ah kuma noqon karee yaan laydinka dhigin hebel calal manhaj wahebel calaa kedaa waxaasi waa siyaasad ee sidii dariiqoorinkii wadaad meel hawgu xidhnaanina ee culimada cilmiga leh difaaca
@badri8958
@badri8958 5 жыл бұрын
M6ASH66A6 ALLAH WAA RUNTII WLLAHIWAA DADOW KU WAAYO QAADA OO ISKA TUGADA SLADA ILLAHAY UU INA FARAY
@abdulmoha1089
@abdulmoha1089 5 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 жыл бұрын
Maashallaah tabarakallaah jasakallaah
@sucadcigecige7490
@sucadcigecige7490 4 жыл бұрын
Mashaa allaah
@sucadcigecige7490
@sucadcigecige7490 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ عبد الله البربراوي
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 Жыл бұрын
Masha Allah wa jzk
@laylafaarax652
@laylafaarax652 5 жыл бұрын
Maansha alaah
@alidaahir4192
@alidaahir4192 5 жыл бұрын
Masha allah
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 5 жыл бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar
@abdiazizcarlos4192
@abdiazizcarlos4192 4 жыл бұрын
Alle hakaa abaalmariyo sheekh hadalka ad nasoo gaadhsiisay
@fadumoaxmed356
@fadumoaxmed356 4 жыл бұрын
ilahy haku xafido shiikh barbarawi
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 2 жыл бұрын
Mansha allaah allaah haku xifitiyo
@kadra825
@kadra825 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم صل الله عليه وسلم اميييين يا رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم اميييين يا رب العالمين الله يحفظك انشالله الله أكبر الله أكبر الله أكبر سبحان الله
@sucadcigecige7490
@sucadcigecige7490 5 жыл бұрын
Msha allaah
@mursalaskar9854
@mursalaskar9854 4 жыл бұрын
Waar hedhah raga sheekha wax kasheegaaya caqli xumaa waxa sheekho kahadlayaa waa waxyi allaah ee xishuuda
@moyo9481
@moyo9481 4 жыл бұрын
Jazaakallahu kheyr shekh dunida in laydhku ka tagi doono shaki kuma jiro maantaba coronavirus baa aduunyada kala xidhay gabi ahaanteed lkn waxan garan waayay gaalada maalinta qiyaame ku dhacayo halka ay joogaan mar hadii juuj iyo wamaa juuj dad ka cagta marinayaan ma muslimiintaa buurta ka koraya e ka badbaadaya juuj iyo wamaa juuj baa badh gaaloobayaan mise juuj iyo wamaa juuj america iyo australia gaadhimayaan oo meelahaas ayuu qiyaamuu ku dhacayaa maadaama la yidhi muslim ma noola marka qiyaamuu dhacayo?
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 5 жыл бұрын
Asw maansha Allah barakallahu fiik
@axmedsiciid9146
@axmedsiciid9146 4 жыл бұрын
Mutafaqcadim
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 жыл бұрын
جزاك الله خیرا
@mohamedfanax5482
@mohamedfanax5482 4 жыл бұрын
جزاك لله خير
@Banuhashim237
@Banuhashim237 5 жыл бұрын
SHEEKH CABDALA JAZAAKA LAAHU KHAYRAN.SHEEKHANAA IMAM NAWAWI SHARAXA XADIISKAA WUXUU ODHANAYAA.BANU ISXAAQ WAA BANUU ISMAACIL YACNII WAA CARAB.MARKAA HAKA XISHOON XAQA EE SHEEG INAY CARAB YIHIIN.MARKAA CAALAMAL CARAB MARKII LA BAADHAY REER 70000 OO DAGAAL YAHAN KA SOO BIXI KARAAN.WAXAA JIR UUN REER SH ISXAAQ KUNA DARSOO MADMADOW GEENA HA ARKINE REER BANU HASHIM AYAYNU NAHAY.ASHRAFI NAAS. JAZAAKA LAAHU KHAYRAN SHEEKHANAA.
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 4 жыл бұрын
Oo hadii aad carabthy maxaad dadka dheertahay hhhh nio carab iyo cajab waxba kuuma tarayaan ee iskadaa waxa aad kala qoqobayso carab ayaan ahy ogaw in aysan jano ku geleen madaw ayaan ahayna aysan naar ku geleen sxb cml wanaagsan unbaa wax taro ee cibaadada Allaah ku dadaal waxaa qurunkaa iskadaa
@cabdilahicali557
@cabdilahicali557 5 жыл бұрын
جزاه الله خيرا جزا
@farxiyoddfarxiyodd1707
@farxiyoddfarxiyodd1707 4 жыл бұрын
Asc
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 4 жыл бұрын
Shee. Khow. Yeah path xidhin
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 5 жыл бұрын
Kuwa sooqoraya borofosarban ahay boqol jamacadod ayan kabaxy waxan warka sheekhana man aragle waar sheekhu cilmi samaawiya ayuu kahadlayaa oodhaba yaan waxlagashegin sheekha adon diinta aqoon ulahayn culimada islamka halodayo
@wacayscanjeex2142
@wacayscanjeex2142 5 жыл бұрын
جسك لله خيرا
@bashircabdidahir3189
@bashircabdidahir3189 5 жыл бұрын
"isaaqa ha moodina" hhhhhhhhhhhhhhhh. Waan ku qoslay walaahi! Jazakallah yaa shaykh. عفا الله عنا ذنوبنا، واسكننا بصحبتكم جنانا، تحية اهلها فيها السلام
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 4 жыл бұрын
Macaw qabiil. Keeney. Iyoisaaq. Iimaanka beele kkkkkkk
@hayanadam8565
@hayanadam8565 5 жыл бұрын
Gaaladuba research ay sameeyeen waxay dhaheen 100 sano soosocda in biyaha la isku dagaali doono markaa aduunku inuu Sidii ku noqonayo waa wax iska caadiya
@shshucaybchannel2104
@shshucaybchannel2104 5 жыл бұрын
وعلموا أيها الحساد الذين حسدو عن هذه الشيخ بعلمه لن تنالو خيرا ما دمتم عن هذه الأفعال السوء
@mansurahmed5069
@mansurahmed5069 4 жыл бұрын
Waa Sheekh ISTIQAAMA leh waanu jecelnahay aad Allaah Dartii Allaah Ha inoo Daayo
@Mohammedabdikariim-rx8uj
@Mohammedabdikariim-rx8uj 2 ай бұрын
Kuman ahany aniga ilaheybaa og
@Imraan53
@Imraan53 4 жыл бұрын
somali ad? first time to see
@sucaadaxmed3803
@sucaadaxmed3803 5 жыл бұрын
والله لا يخاف لومةلائم
@axmedsiciid9146
@axmedsiciid9146 4 жыл бұрын
...
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 2 жыл бұрын
Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@saharadam7716
@saharadam7716 4 жыл бұрын
7
@farxiyoddfarxiyodd1707
@farxiyoddfarxiyodd1707 4 жыл бұрын
Add
@shshucaybchannel2104
@shshucaybchannel2104 5 жыл бұрын
محضرة لم أر مثلها قط وان طعن من طعن وسب من سب
@shshucaybchannel2104
@shshucaybchannel2104 5 жыл бұрын
محاضرة
@Yuusuf1
@Yuusuf1 5 жыл бұрын
Waan iska dhagaysanayaa mooyaane cilmi kuma jiro taasna waan sii ogaa intaanan dhagaysan kahor, waa xuuxin iyo baqo gelin uun.
@umuibraahiim3447
@umuibraahiim3447 5 жыл бұрын
Ma axaadista nabiga ayaan cilmi ku jirin Awalba shalaybaad baraty technology ga markaa maxadirada dhagayso wax ku qaado si cilmiyaysan buu uga hadlay sheekhuye iskamuu hadlin sidiinee
@Yuusuf1
@Yuusuf1 5 жыл бұрын
Sheeko aan macquul ahayn ayuu wadaadku ka sheekaynayaa taasna cilmi uma aqaani, cilmigu waa wax nafci leh waqtiga la joogo; sheekadani waqtigeenan cilmi ma leh. Technology-gu inuu sii hormaro oo waxkasta kala fududeeyo mooyaane marna suuro gal maaha inuu gebigiisuba khadka ka baxo saaxiib.
@umuibraahiim3447
@umuibraahiim3447 5 жыл бұрын
Waan ka xumahay inaad saasoo dhan jaahil uga tahay cilmiga diinta إنا لله وإنا إليه راجعون Ilaahay hakugu hanuuniyo inaad barato cilmiga sheekhu ka waramayo ee diinta ku salaysan Maskaxdi waxa kaa qabsaday maadi aanad sanedkiisa aqoone
@CabdirsaaqHaaji
@CabdirsaaqHaaji 5 жыл бұрын
Soo kii nabigu laha aakhiru samanka seefba lagu dagaalamayaa
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 5 жыл бұрын
Walalo xadaarada iyo tiknoolajiyada iyo hubka maanta la haysto inuu waligii jirayo miyay kula tahay Imisa xadaaradod oo hore ayaa dumay Sidaasi oo kale ayay u dumi doontaa
@moabdi8815
@moabdi8815 5 жыл бұрын
Anigu barafasoor baan ahay oo boqol jaamacadood baan wax ka dhigaa, boqol buugna waan qoray. Markaa arrinta wadaadkani laba mid uun bay noqonaysaa. In uu waalan yahay oo waxa halkan ku qoran ka hadli doono, ama in uu miyirqabo oo aanu ka hadli doonin.
@guleidartan5999
@guleidartan5999 5 жыл бұрын
Cilmigaagu waa hal bacaad lagu lisay maangaab ayad tahy ee culimada kadaa aflagaadada
@moabdi8815
@moabdi8815 5 жыл бұрын
@@guleidartan5999 Adeero ciyaalka wahaabiyadu maskaxda ka kufsatay ayaad tahay, Wax aynu kawada hadalno garan maayo. You must learn critical thinking.
@ahmedfaisal4949
@ahmedfaisal4949 5 жыл бұрын
ma waalna wuuse is yeelyeelyaa hyska qadhaabto prof inaga dhaaf.
@guleidartan5999
@guleidartan5999 5 жыл бұрын
@@moabdi8815 adeer wax wahaabiyad la yidhaahdo garanmaayo anigu ee adiga kaftada ma la odhan karaa Akfaarta reer galbeedka ayaa aad laguugu shubtay
@sohaipabdirahman667
@sohaipabdirahman667 5 жыл бұрын
Cilmiga Ad partay haku pedelo
@ahmedfaisal4949
@ahmedfaisal4949 5 жыл бұрын
kkkkkkkk
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 4 жыл бұрын
Mxa ka qosliyay ! Wx lgu qoslo ma arkee
@zakimamba2930
@zakimamba2930 5 жыл бұрын
Wadaad kaan dadka beenta ku maaweelinaayo yaa ka qabto
@abdirasaqmohammedahmed1172
@abdirasaqmohammedahmed1172 5 жыл бұрын
sida ayga u ci aygaa ku dhaamee caqli aad wax ku fahntid ma lihide
@daauudfaarax1258
@daauudfaarax1258 5 жыл бұрын
Allah utawbad keen wadaadku runbuu sheegee toos adigaa been ku noole
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Illahay amarkiisa ayaad Ku dheeldheelaysaa lkn illahay ayaa kaa abaal marin anaga wd naga qarsoon tahay lkn allihii khalqiga lahaa kama qarsoomi kartid
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
Sheikhu wax been ah ma sheegin ee wuxuu kusoo xasuusinayaa in maalin uu dhamaan doono aduunka aakhirana la tagi doono marka sheikha ka dhamaaw
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 4 жыл бұрын
Zaki mamba Nio hadii aad caami tahay ilaah ha ku cafiyo lkn ogaw in aad hadaladii rasuulka aad ku jees jeestay waayo sheekha jeebkiisa muusan ka keensan ee waa quraan iyo xadiith
@gaashaangurey6665
@gaashaangurey6665 5 жыл бұрын
War yaa balaayo arkay hada nin kaan ma caaruur ayow u sheekeynaa
@playlifetube4312
@playlifetube4312 5 жыл бұрын
Ma waxad inkirsnatahay xadiiska Nabiga mise wadaadka warkiisa ku dhibayo markaaad ledahay ninkan caruur u shekeynaya waa adigaa waxba ka soo qaadan hadalkii nabiga CW
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Hadaanad aaminsanayn illahay iimaanka hakuu siyaadiyo hadaad isyeel yeelaysana alle hakaa abaal mariyo
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 4 жыл бұрын
Sxb sheekha wax xun miyuu sheegay hadii aad u fahanty wax xun sheeg halagaa jaahil bixiyee maahin in aad aflagaado la’imaado dood cilmiyeeysan la’imaw waxa aad soo qortay caruurta xataa way ka xishootaa
@abdirizakibnumohamed8562
@abdirizakibnumohamed8562 4 жыл бұрын
myee Dad waaweyn oo Islaam ah ayuu uwaramayaaa waxaanu u sheegayaa Ayaadaha Quraanka iyo Axaadiistii Nabiga ka sugnaatay. lkn Aduu wax baro.
@abuusalmaan9961
@abuusalmaan9961 4 жыл бұрын
mayee dadka ahlu caqliga ah ee muslimiinta ah ayu hadalka RABBI iyo hadalka nabi muxammad u akhrinayaa jaahil adoo kale ah u warami maayo hadaad awood leedahay geerida iska difaac
@aadancali5411
@aadancali5411 5 жыл бұрын
Kani waa doqon, dadka dhegaysanaya ayaa se ka liita.
@onlinequrancentre9792
@onlinequrancentre9792 5 жыл бұрын
Hooydaa baa doQON ah
@megapolisplayer790
@megapolisplayer790 5 жыл бұрын
Waxaan ku malaynayaa in aad tahay Ibliiska Facebook (Aadan cali)
@daarulaakhiro210
@daarulaakhiro210 5 жыл бұрын
Waaarya ilahay kacabso maanad dhimanayn maxaad shiikha ku aflagaadaynaysaaa alle haku soo hadeeyo
@ilyaazabdi1379
@ilyaazabdi1379 5 жыл бұрын
انت احمق
@umuibraahiim3447
@umuibraahiim3447 5 жыл бұрын
adaa doqona walahi saa afkaaga iyo dhagahaagu ismaba maqlayaan Ciyaal fikir dad laga buuxiyay waanu naqaanyee waa kuu nacasnimo inaad diintaadi jaahil ka tahay
@somalimusicshort4389
@somalimusicshort4389 5 жыл бұрын
Masha allaah
@yuusufclaahi9958
@yuusufclaahi9958 5 жыл бұрын
allaahu akbar
@axmedsuudi3535
@axmedsuudi3535 4 жыл бұрын
...
@munonurali6484
@munonurali6484 5 жыл бұрын
Masha allaah
Calaamadaha Waaweyn Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh.Umal
1:18:18
Baraarug Media
Рет қаралды 94 М.
Calaamadaha Qiyaamaha Sh. Dahir Aw Abdi
1:29:31
KaAflax
Рет қаралды 6 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Qalbigu In Uu Hagaago Waxyaabaha Sababta U Noqda Sh.Barbaraawi
31:12
Baraarug Media
Рет қаралды 46 М.
Qisooyonkii rer banii isra'il  Sh. Maxamed Umal
1:24:02
KaAflax
Рет қаралды 178 М.
Sheekh Dirir Si Adag Uga Hadlay Wax Yaabaha Ay Aaminsanyihiin Shiicadu ! #wacdi
22:41
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
Waswaaska iyo meelaha uu galo || Sh Maxamed Cabdi Umal
43:56
Salafmedia
Рет қаралды 18 М.
Calaamadaha Yar Yar Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh,Umal
58:17
Baraarug Media
Рет қаралды 150 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН