Saadaq joon waxaa loo keenay ccshakuur 🎉🎉 Gudoomiyaha g/bardr loo keenay mouse suudi 🎉🎉 Mustafa dhuxulow waxaa loo keenay xasan cali kheyr 🎉🎉 Odaywaa waxaa loo keenay shiif shariif 🎉🎉
@Inccoonnuu117 сағат бұрын
Hollan Yuu Deganyahay Shiikh Alllaha U Naxariisto,,
@abdialinur154816 сағат бұрын
Macalinka caadi ma,ahan wuu soo dhiraandhiriyey waa hadha hadha seeweye!
@zeinabsaidsalah267812 сағат бұрын
Xassan allaah qabto allaahqabto illaahoow umada kadhexqaad war dadoow sallaada badiya xassan kasaara magaalada war soo qabta hawiyoow hawihihii buu baqtisiin war Xassan qabta aaamiindhaha aamiin
@khadija-zy3zc6 сағат бұрын
Aamiin aamiin yaarabi
@cabdulahikhalif54029 сағат бұрын
Xasan munaafaq waa tuug lkn macalinka lugeeya shukran sida wangsan aad noola socid siisay waad ku mahad San tahay
@ubahahmed174011 сағат бұрын
Macalinka lugeyow wall sad dadaasheye wax Wall oo socodan sad noga digata Hasan Soomaali nahaye, kanin nasib daro intoda badan soomalida wax hay xanuun qofka jeceleysiya ruux dhibka ku hay Ama meesha u ku dhiban yahaye marka wall ha ku dalin Soomaali Xasan xaabo ha Ka dhigate ilaa u naarta ku wada shubo 😢😢😢😢
Wax ducadooda la aqbalaayo ayaa dadkii kuyar xaaraan cun dhiig been xaasidnimo munaafaqnimo laba codlayn isku dir nin jeclaysi ilaahow khaatumada noo toosi aakhirsamaankaan dhexdabaalanaye ilaahow nacafi
@Ayaanbarqadcali-zo1pr14 сағат бұрын
Marxun goormenkursiga Ka dege
@AbdikaadirMahamud-mf5yx16 сағат бұрын
Macalim adan naga hubi ma cali dheere baa xamar soo gali kara ama Nisa la shaqeeyaa??
Aamin Amin madaxwayne ka khayir badan noo gu bedel
@ruqiyaali659616 сағат бұрын
Waxaaa ma u shaqeynayaa
@Ahmedisse7715 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdimullahahmed38416 сағат бұрын
Macalin RW xamse madhabbaa inuu kudaayay?. Horaad uga hadashay Walee
@KamalAbukar14 сағат бұрын
Taasi ma aha qol iyadoo Hasan Sheekh uu horay u ooyay isagoo rajo ka qaba inuu isku dayo inuu cabsi geliyo Baydhabo sidaas darteed Lafta Gareen wuxuu si ba'an ula dagaalamay Hasan.