Isgaalaysiinta iyo Somaalida. Shaikh Kishki. Muxu ka yiri in Ragga iyo Dumarku is badali karaan.

  Рет қаралды 9,041

Turbashaash Family

Turbashaash Family

Күн бұрын

Пікірлер: 147
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 3 жыл бұрын
Wadaage salaan guud. Waxaan halkan ku soo casuumay Skeekh Somaliyeed. Sheekh Kishki. Suaalaha aan waydiin doono waa. 1. Ma waxaad aaminsantahay in jinsiyada Ragga iyo Dumarka la isku badali karo. 2. Miyaad tiri Ilaahaybaa lala tartami kartaa.? 3. Sheekh Abdulkadir waa ayo qolooyinka aad is haysaan oo adiga ku bar tilmaansanaya. 4. Ma jiraan wadaado caalamka kula fikrad ah. 6. Dumarka iyo sinaanta. 7. Ma jiraan in aad af lagaadaysay Asxaabi Muslim ah . Iyo suaalo farabadan oon halkan idiinku soo gudbinaya. Waan u baahanahay taladaada iyo commentigaagaba. Dhamayso waraysigan si aad u fahanto ujeedada.
@kwolfsgeming4849
@kwolfsgeming4849 3 жыл бұрын
Sheekh markaynu mid walba ku sheegno sinada la yidhi ha u dhawaanina inoo soo xalaaleya yaa 😂😂😂😂 hadlkaa waxaa dhahy bilaa daliila la kaalya xadiis iyo wax baneeyay toona ma jiraan adi laftaadu sheekh iska sheego hadlka uu ku bilaabu kaftanka uu ka dhigaayay xaa gaal jacayl ka ku riday muu cadeysto u jeedkiisa reer koonfur damacooga ka badheedha goorma la helyaa.. sida reer waqooyiga diinta anba iskaga baxa oo dhaliisha daaya anba diinta u qaata siduu inoo sheegay rasuulkeeni scw iyo kitaabka Qur'an ka ah waxbaa ku badn iyo igu badn waa sheeko blue makeup yaa waa boog madoow oo Somali ku taala koonfurtu shidoo dhan iyo wax waloo Somali lagu caayo all the best wlhi intaa suunban hayaa anu alle baa yidhi subxaanallah hadaand ani iga xishoon umaday da ka xishoo.maad fahntay wariyoow waxnaad soo share garaysay inaad dhankga ka qaadnyso la soco inan na uu kuu jooga keep him dhulkay Somali ku baabdayna waad joogtaaye maxuu mobile ka ga mashquulay why uu u shukaan san laayahy su aalo badn baa layska waydiiya inankga wax barasho aduun 60 sano ilaa iska dhe 100 ka ugu cimriga dheeri weeyn markaa wax lagu daalo miyaana aduunku mise 80 kaaad rabtaa inaad bal gaadho 100 cibaadayso wiilka bar diintiisa ok waa tallo walltinimo iyo mid aan ku xidhanhay channel kan ok bro anba adeer.....
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
Mahad walaal wa run labeeb ilahay baa u sameeyey sidaas cidu u badan yahay buu raacaya lakiin kuwan iyago ilahay nin u sameyey doonaya inu nin kale aado ama iyado ilahay naag u sameyey doonaysa inay naag kale aado wa khalad suasha waxaa weeye hadu nin yahay lakiin maskaxdiisa doonyso nin kale halku uga tegaya wa dabada dabadana waa xaran mar walaba markaa kuwas waa khaniis wax fiicana maha yaanu sheekhan ina walin qaliin in lagu sameeyona wa khalad mid akle ogaada mid somali ah oo imam sheganayay baa khaniis noqday marka maha sheekh walaba in la amino laga dhegaysto maay maalayin sheegaan hadana waxaas wa been bal wa suaale ninka nin u tegaya muxu ka fiidaya naagtaa naag u tegaysa maxay aminaysa amaha is qaloama ha iska dayee dabada waa xaran sheekhan ama cafimadkiisa xumaday ama wax kale u jeedaa subaxan allah sheecada qaasha dada iran lakin suni waxas ogol ma jiro wuu iska hadlaya
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
somaliyaay ogada in qof sheekha is bedeli karo hore ayaaynu u aragnay imaam mid sheegnayay oo khaniis noqday iska ilooba ninkan qof labeeb waa qof ilahay laba wax u yeelay maaha qof dabo doonanaya war ninkan ka quuuuuuuuuuuuusta somaliyaay ilahay ha soo hadeeyee ninka abu hurayraa afka ku tagaya inga dayaa
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
mahadow inder ninkan ka fogow ninkan shaydan baa wareerinaya
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
what is wahabi any way somali shaydan baa idin duufsaday magaga islam iyo muslim iyo mumin baa diinta idin sheegtay maxaa wax kale idinku wada iyo boqol magac aad la badan 73 firqo ayaa la noqonaya mid baa nada gelaya ilahow kaas naga yeel aniga midkiina kuma biirayo musli islaam mumin magacaydas oo qudha ayaan aminaa beelayo idin gurtay qaar kale ayaan arkay isku cayaya gabayo youtube salafi alsuna walajamaca la baxay muslimku dadka ma cayo ilaahay kabaqa yaa idinku yidhi culmi sheegta hadana is caya walahay inan ilahay ogolayn inaad caydo shaydan xata waynu khaladan nahay inanu is cayno xataa
@Asmamohamed7465
@Asmamohamed7465 11 ай бұрын
Ilhyw Sheikhan kishki qeer bdn sii wlhi Awood aan ragga io dumarka iskaga dhiciyo baan yeeshy oo dhanka diinta ilhy jandda haku galiyo oo qeer haku siiyo kuma ilaawi doono wlhi wilieyga❤❤❤😭
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 жыл бұрын
سبحان الله. Ninkaan diin miyuu ka hadlayaa mise saynis ayuu sharxayaa, wuxuu sheegayo maba fahmin Khumayni aaaaa, macsalaamo.
@sadiqkhannn7868
@sadiqkhannn7868 3 жыл бұрын
🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️Adooniti Alle Shiicaa timid camal🤣🤣🤣
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 жыл бұрын
Barnaamij qurux badan ayaad nala wadaagteen Mahadsanidiin Waan dhammeystay wax badan baan ka faaiiday.
@SM-333
@SM-333 3 жыл бұрын
Waan ka daalnay shiikh xanaaqsan oo afka ubur ka sii deynaya,waxa loo baahanyahay deganaanta ku jirta shiikh kishki,shiikh mustafe iyo shiikh c/rashid cali suufi.❤Mahadsanid mahad nosoo badi muuqaladaan oo kale.Sh kishki ❤❤💙
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 3 жыл бұрын
Subxaanallah maanta waabad iga dhimatay hadaad kan heesaha xalaashaday, ee hooyadeen Caaisha(r.c) caayay walibana fikirka muctasillada faafiya aad Sheekh ka dhigatay. Illaahay labadiinaba haydin soo hadeeyo allaahuma aamiin Qofka been moodaya waxa aan sheegayo ha soo dhagaysto dhawr iyo tobanka xalqadood ee uu Sheekh Shillble ka diyaariyey ninkan iyo waxa uu aaminsan yahayba. Waxaana muxaadarooyinka la yidhaa "JUNUUDUL IBLIIS".
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 3 жыл бұрын
Aamiin walaal. iLAAHAY HA INA SOO WADA HADEEYO. AMIIN. AAMIIN.
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 3 жыл бұрын
@@MahadAbduleTurbashaash Aamiin ina-abti
@Qorlex
@Qorlex 3 жыл бұрын
MashaAllah kindness and respect is part of being Islamic
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Sheekh shabiile waa beenaale wayn, kaaso kale sheekh looguma yeedhi karo Shabiile waa ninkii yidhi wuxuu London ku soo arkay 970 hablood oo soomaaliya oo AIDS qaba Subxaan allah
@sumeyaahmed9441
@sumeyaahmed9441 3 жыл бұрын
Sheikh shirible wa jalouse wa laga cilmi badanyahay
@anisali2266
@anisali2266 3 жыл бұрын
Sheekhaan waa qof diin iyo maadiba leh allaha barakeeyo
@kwolfsgeming4849
@kwolfsgeming4849 3 жыл бұрын
Haa wll waa sababta uu alle iyo rasuulkeeni scw inoogu sheegn inay naarta dumrku u soo badan yahy hablaheeniina waad aragtaa nooh.. subxaanallah waa sheekhygii dhe sheekh nooc walba hadaynu ku sheegno waa sheeko kale imka gabdh imka inaadd ragga ku soo biirtaad rabtaa miyaana😂😂😂😂
@anisali2266
@anisali2266 3 жыл бұрын
@@kwolfsgeming4849 waan arki doonaa kuwa cadaabka lagu guro rag iyo dumar teeda kale xadiiskaa waa xadiisyada nagabiga looga been abuurtey oo ay niman dumar naceyn qaba Soo qorteen
@kwolfsgeming4849
@kwolfsgeming4849 3 жыл бұрын
@@anisali2266 wll hadaanu idi naceb nahy idinkamaan dhig neen boqorado guryaha jooga diintu way idin sharaftay ee idinkaa wll sharfta iska qaaday fiiri baraha bulshada yaa ku waaln yaa gaalo iyo mulxidiin guursaday yaa yuhuud guursada waa haweenka islamka aha ee qurbaha u soo dareeray carab wlaa cajaba way ku daayen xadiis been abuurasha ah ma jiro wll kaad sheekha ku sheegayso is eeg adu wll sheekadii fuaad blue makeup buu inoo keeny hormoonka dumarka allah abuuray cayayaan il ma qabtay labeebna sheeko mooyaane iyo nin naag lamoodayay lkiin markii la xalaaleeyay loo sooo saaray taa saa lagaaga dhigay labeeb baa jira khaniis uun buu sheekh u yahy ee tobadaada ku dadaal wll caqligaaga fur oo dhagay so culumda saxdii ah ok mulxid markuu qof ku hadal qabsanayo mulxid kale noo soo qaadnaya.. adaa og wll caafimaadkaga sda gaaldaanu idinku qanac san lahyn u fiirso dumarka cadaankay qabaan ina mada Somali guryahy fadhiyaan shaly markay gaalo ahydna dabdaa laga riixayay jidhkeeda inta ugu qurux da badan waa lagu qanac sadaa wll wadnkii baad joogtaa ban u malayne. ..
@amuu8286
@amuu8286 3 жыл бұрын
Jazakallah kheer kishki, may Allah bless you and protect you from all evils does.💕
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 3 жыл бұрын
Mahadsanid Sheekh kishki ilaahay Wahaabiga Taqfiirka Argagixisadaa haynaga Qabto Fadwada Ay umadayada ku fadwoonayaan gaaleysiinta, Iyo nacaybka, Dulmiga, dilka Wahabiyiinta shabaabka argagixisadaa Halaga hadho
@abdulahisuleiman9802
@abdulahisuleiman9802 3 жыл бұрын
Yaahu sheikh matihid diina waxkama taqaanid meela kalaa kasocotaa ilaahay umada hakaaqabto waad isqarinaysaa laakii shiicatahsy iyo waxkasiidaran
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
Ilaahay ma laha ila tartama ee wuxuu tusayaa adooontiisa in wax la awoodah isaga uusan jirin aayadahuna waa musaa'ala yacnii ma jiraan wax ila awood ah buu leeyahay ilaahay
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Mahad, Sh Kishki, iyo Odeygii codka soo direy... Rabbi ha idin barakeeyo... Wareysi aad u qurux badan oo muhiim ah... .Xadka Ridada iyo Rajmiga inaad ku dartaan bn jeclaa...
@rhoda506
@rhoda506 3 жыл бұрын
Xasbiya allah wallee rag badan oo naago isu bedela iyo naago niman isku bedala Waa la arki somali dhexded,
@ifrahadam5499
@ifrahadam5499 3 жыл бұрын
Ilaahay.islaamka.adigoo.kale.hauso.badiyo.aamiin
@kwolfsgeming4849
@kwolfsgeming4849 3 жыл бұрын
Subxaanallah wll caadi ma tihdna ma is lihd saacdaba waa laga qaadi karaa nafta mise greating xageed ka keentay Allah baa greating ka gaar u yahee xaa khaldn mise waa ku wii la sheegyay yaa
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 3 жыл бұрын
@@kwolfsgeming4849 wll waxa kadaran kn laso shir tagay wale wan kugu xirna sando badan chanalknow mar danbe Kuma ego wayo inta shaydankn ku faraxsan o taagerta ayu bogaadinya subxanllh way iskhariyan balse Wala garanya kooxdan alow umda ka khbo
@lulalasow5550
@lulalasow5550 3 жыл бұрын
Maansha Allah Jizaakalah.kheyr Sheikh Kiiski
@umusumaya8186
@umusumaya8186 3 жыл бұрын
Walaalka.waraysigA.soodiyaariyay.waxaa.iga.taloah.in.aad.diinta.barato
@boolocadey4661
@boolocadey4661 3 жыл бұрын
@@somaliboy37 midkaan Kishka la yiraahdo waaba layaaqaanaa ee Mahad nooga waran ifafaalihiisu ma fiicno hadduuba Kan qiimaynayo xaq ma rabyo iyo diinta saxda ah saa kanuu walaal u yaqaanaa dhib maleh qabri baa dad ka dambeeyo aduunyona waa laga tagi warkoodana way ogaan doonaan Natiijadiisa labaduba.
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 3 жыл бұрын
ILAAHOW KAN OO KALE NAGA QABO AAMIIN
@sahidaabokor4975
@sahidaabokor4975 3 жыл бұрын
Mahad adoon cilmi diineed lahayn inaad ninka waraysato may ahayn qof aan suni ahayn hadalkii ayuu kuu akhriyay misaad mansha allah leedahay ninkani waashaydaan dadka aan diinta aqoon ulahayn khatarbuu uyahay
@htccht4111
@htccht4111 3 жыл бұрын
Ninkan wuxuu rabaa in uu dadka dabeecad wanaagsan in uu ku soo jiidto, mama xumo in qofka uu adeegsado dabeecad wanaagsan laakiin dacawadiisa aad ayeey u xuntahay
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 3 жыл бұрын
Subxanallh subxanllh alow ka khabo umda midkn horan uarke war somaliyey isjira wa akhiro samne
@foosk9260
@foosk9260 3 жыл бұрын
Subhaanallaah waa runtaa Kanu kheyr ma sheego
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 3 жыл бұрын
Argagixisada Naagohoodu way Ooyayaan waayo Ragoogii baa suuqu ka xidhmayaa Afku dhiiglayaashi xudunta weynaa ee islaamahooga ku biili jiray Dhiiga dadka loo soo gal
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 3 жыл бұрын
@@بنتخالتي-غ4ل wad edeb darantahy wadna kunsantahy e afkga haila sogalin adigu damiin kama tihid fikirka mesha lgu hayo mise kooxdas aya thy e lunsan alha kuso hanuniyo
@ysfdhr4680
@ysfdhr4680 3 жыл бұрын
Mashallah cilmi ayaan ka faaidnay suaal ayaan is waydiiyay somali woqooyi iyo koonfur ahlu suuna iyo shaaficiya ayaan waligeen ahaan jirnay madhabka salafiga ama wahaabiga xagee iinoga imid
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Sheekh Kishki wuxu na baray macaanida diinta Islamka,Wahabiyadii umada wareerisay ee diintaba ka dhigay dagaal iyo qarax ayaa umadii lumisay Alle ha naga qabto Wahabiyada,
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 3 жыл бұрын
ASC TEAM MAHAD AND SHEIKH KISHKI. 🙏
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
kan sheikh maaha waa bahal fidneeye weyn ah, culumada oo dhan ayaa kasoo horjeeda, waana shiici is qariya, subhana allaah .
@sumeyaahmed9441
@sumeyaahmed9441 3 жыл бұрын
Aad ban uu jeclay sheikh abdulkadir kishki wa sheikh cilmi dinii iyo maadi ba lee. Maxaa daadka diinta weynidaa ku bartay.
@htccht4111
@htccht4111 3 жыл бұрын
Wariyaha waxaan kuugula talin lahaa diintaada in yar ka baro, waa ceeb in aad abuu hureeyra aad xataa garaneeynin raawiga ugu weeyn islaamka. Tan kale ninkan markuu kuu war wareejio in aad dhahdo weeyo suaashii kamaad jawaabin, laakiin climi yari ayaa ku ciishay
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 3 жыл бұрын
Mahadow zxp, sheikha wxaad waydiisa isgaalaysiinta mxaa ugu haboon ee lagu xalin karaa
@ayaansan5127
@ayaansan5127 3 жыл бұрын
Kani maha sheikh wllo hadiba aad rabto dadka inad u faaidayso sheikh caadiya so casuun
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Ma aha wax an dejin karo illaheyow naga badi
@abdijama2996
@abdijama2996 3 жыл бұрын
Hadalka alle leeyahay waa xujo lagu cajiz galinayo ciddii ilaahay aan aaminin. Ujeedka ma ahan tartan ee waa xujo ilaahay ku xujeynayo gaalada iyo waxii la mid ah ee aan aheyn inta ilaahay rumeysay.
@awadmedia3583
@awadmedia3583 3 жыл бұрын
Taa ma mubarba ku jira in qofka mesha u badan yah loo badalo
@ysfdhr4680
@ysfdhr4680 3 жыл бұрын
Dad waxa soo baxay wax walba muran galiya dadkana gaalaysiiya
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 3 жыл бұрын
Mashalha, it all makes lots of sense, thank you too very much
@kwolfsgeming4849
@kwolfsgeming4849 3 жыл бұрын
Yeah with LGPT😂😂😂😂😂😂 you coming next year man😂😂😂😂😂😂😂 aar maxaa layska sii xaadirnyaa naarta keepgoin sister yeah is your sheekh😂😂😂😭😭😭
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Mahad wllo Sh Mhd Ali Jabarti ee Axaadiista Been Abuurka kashifa inoo soo casun.....Adigoo mhdsan... Youtu.be kiisa.... Alfikir ayaan kala socdaa.
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 3 жыл бұрын
ILAAHOW NAGA QABO KUWA DIINTA KU XADGUDBAYAH
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
amiin ilaahay wayn ha inaga qabto qofkan oo kale been buu sheegaya culimo badan ayaa jira la waydiiyaay waxan oo kale wa mayaa waa been ubadka inagagaa dawaanaya waxan
@abiibc78
@abiibc78 3 жыл бұрын
salamullah dhamantiin soomaalaay
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 3 жыл бұрын
Mansha allah 👍🏻
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 3 жыл бұрын
MAHADOW NINKAAN WUXUU HADEER DHIIRO GALINAAYAH QOMULUUDKA EE NAGA TIR TIR
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 3 жыл бұрын
I don't agree with him, subxanallah this is another level. Ilaahay wuu xaraamtiyeey in lab iska dhigo dhadig .sheekhu wtuxuu fududeeynayaa in jinsiga dabiiciga ah la badalo . Lkn labeebku wuu jiraa.
@motech2022
@motech2022 3 жыл бұрын
dambi baa kuugu sugan markaad nin bidcoole ah sheekh ku sheegayso oo waa khuraafaadle mudan in umada looga digo . ilaahay xaqa ha inagu sugo xumaantana ha inaga qabto .
@muntazissa6837
@muntazissa6837 3 жыл бұрын
hada ninkan ma wuxu leeyahay sidi nebiga la iii amanaya maya waxaa ku aamanaya kuwa aad ku tidhi waa is qali kartaaan abuurta ilahay tidhi bedel khaniis iyo kala saar qof ilahay sidas u sameeyaay yaa rabi soo hadee ninkaan waxan maqli jiray wadaad baa naarta u horaynaya iyo boqor aan caadil ahayn iyo bakhayl u bixiya ha lagugu sheeg sheego
@motech2022
@motech2022 3 жыл бұрын
Ninkan waa khuraafaadle sheekh ha ku sheegin ninkani waa bidcoole 😂😂😂😂😂.
@kadroable
@kadroable 3 жыл бұрын
Su'aashaa waxay tahay dadka is bedelayaa ma dad dhan u badan baa?! Waa maya hadday jiraana waa kuwa u yar! Kuwa is dhalan roggayaa waa kuwii caadi ahaa oo ama nin caadiya ahaa ama naag caadiye ee kan wadaad ma dhihi karee fitnadiisa ummada Allaha ka qabto amiin
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 3 жыл бұрын
Kishki oo kale ayaa Diinta dadka u macaneynkara soomaali badan baa Diinti kabaxay Waxaa u sabab ah wadaadada waalan iyo fikirka Xanaaqsan ee ay wadaan giuuleyso sheekh kishki
@kaju5593
@kaju5593 3 жыл бұрын
viva soufisme
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
koonfur wax kasta laga hela ilahw naa dhaafi sharkooda subaxan allah imam khaniis sheegtay xata waanu ku aragnay la yaabi maayo kana haduu sidan u hadlayo
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
انا لله وانا إليه راجعون حسبنا الله ونعم الوكيلninkaan mahada maxaa daaray labeeb waa jiraa meeshuu ubadanyahay salaada hala tukado baa la yiri
@jaabirmohamed7523
@jaabirmohamed7523 3 жыл бұрын
Waa munaafiq afmacaan qalbika ka neceb islaamka
@Jamaalyare1
@Jamaalyare1 3 жыл бұрын
Odaygaan yar ma nibankuu rabaa in god laandheera laga jeexo
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
Culumada uu sheekh Kishaka sheegay waxay ka hadleen nimanka leh xubintii dumarka oo duugan si qaliin loogu sameeyo oo xubintaas la soo saaray sidoo kale dumarka leh xubinta ragga ee aasan oo iyagana qaliin loo sameeyo culimadu kama hadlin wax intaas dhaafsiisan
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 жыл бұрын
WAR WAXUU LAHADLAYA KUFAARTA IYO KUWA DHAGAHA ADEG. LKN MAHA IN QOFKASTA OO MUSLIN AH NIN UU ALLE SWT LA TARDAMO. ALLE SWT MA DARTAMI KARO MAN BEENINKARO AWOODISA. ALLAH BAA IGA OG RUNTA
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 3 жыл бұрын
kan wuxu isku khaldaya qoomu luud iyo qof labeeba ilahay labeeb ka dhigay naag iyo nin midna ahayn
@nuramohamed5248
@nuramohamed5248 3 жыл бұрын
💓💓❤️💓💓💓💔💟💟💟💞💟💔💔💟💟💟💟💟💟 Masha Allah
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 жыл бұрын
Sheekh Cabdulqaadir kishki ilaahay haku barakeeyo cilmi ayaad taqaan lkn soomaalidu iney eed isuma weydo.
@abdiali3111
@abdiali3111 3 жыл бұрын
War nin kaan maha muslim ee dadka gaalnimo buu u horseeda wax kastana waa Badal sheikh badan baa ka hadashay Isla ilaliya
@nimaladan2174
@nimaladan2174 3 жыл бұрын
Mahadow, kan Sheekh masha.waa group ka Kaaha diin iyo Ayaan Xirsi, ee iskajir.
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 3 жыл бұрын
Beenta waa ficil shaydaan ee beenta iska jooji..Sheekha haku gafin waxaa tahay munaafaq muslinka ku been abuurta.
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Anigu wallaahi 2017kii ayaan ku riyoodey toban qof oo Ehlu Janno ah... Sh Kishki baa ka mid ahaa....Riyadeyduna 90% run bey noqotaa.... Rabbi anaga iyo isaga Jannada ha geeyo.
@bezani
@bezani 3 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 Aamiin wll, sagaalka kale ee ehlu jannada ah eed ku riyootay manala wadaagi kartaa
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
@@bezani Kkkkk..... Haa wll.... Somali iyo Ajaaniba wey ka mid yihiin.... Dad dhintey iyo nool baa ku jira..... Kuligood miyaad dooni wll...
@bezani
@bezani 3 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 Haa wll nala wadaag hadayna dhib kugu ahayn😊
@sahidaabokor4975
@sahidaabokor4975 3 жыл бұрын
Ayadaha sikhaldan ayuu uturjimayaa ilaahay kalinimadiisa iyo inaan wax la barbar dhigikaraa jirin buusheegayaa halayla tartamo muu odhan ilaahay sharkaaga umada hakanadbaadiyo
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
Sheekh kishka waa surfi mad habta suurfiga waxay awooda saartaa dhinaca ruuxaaniga ee diinta micnaha fulinta iyo ku dhaqanka diinta aad uma saaraan quwada
@mahad1346
@mahad1346 3 жыл бұрын
You were the few Somali broadcasters that I subscribed because you talked about benefial things, but if you're giving this misguided sheikh a platform every week than I have unsubscribed your channel. I wish you well
@rashjoh8028
@rashjoh8028 3 жыл бұрын
My brother you can go back to the wahabis cult where different opinions not allowed.
@htccht4111
@htccht4111 3 жыл бұрын
@@rashjoh8028 so can attack him for his views, but you don't allow him to unsubscribe from this channel. Don't you think u r utilizing a double standard here? I agree with @mahad , people like Kishki shouldnt be given a platform, I am not wahabi and I have never met wahabi.
@ibra8409
@ibra8409 3 жыл бұрын
waa nin suufi ah xadiis noo keen
@boolocadey4661
@boolocadey4661 3 жыл бұрын
Mahadoow hanoo hadlin ee taada u hadal kana noola hadlimaysid duqyaansan oo xitaa umahaatul mu'miniin caayey oo Xafsa Radiyalaahu Canhaa uu wax ka sheegay aan qurux badnayn ilaahaay Kan Kirishtanka magaciisa dadka u maldahaaya ilaahaay hanaga qabto fitnadiisa.
@lakihassan6688
@lakihassan6688 3 жыл бұрын
Shiikh cabdulqadir kishki waa soomaali ku wakale was carab
@iftinqeybsheadan5263
@iftinqeybsheadan5263 3 жыл бұрын
Wuxu soo tiriyay waa odayashii naftooda u cabsanaya oo mesha keystay culmaniyiin ninkaan waa kuwa logu talagalay in ay diinta qasan.
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 3 жыл бұрын
WAR HOOY HADAAD LUNSANTAHAY CID KUGU TUKANEYSA MAJIRTAH
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Ader ninka ninka darameyo wa xad la garo wa qof dhibateysan oo cibado xumo dshey xad xun sababtas aya kentey in nin hostegey qofkas haddi u Illaahey u noqdo dhibta Illahey wu ka qada o barya diisa Illahey ka aqbalo Illahey xanunka wa ka qada wa wax ad u xun ma aha in ay bini adamka xadkas garan o ay ogaladan in shawaadiin tas qofku ogalado in ay la socdan o ay iyaga mamulan Qofku wa in u llahey aminsan yahey qofku in wajibka guto qofku wa in u quranka barto micnihiisana ku dhaqmo dadka waxan ku dhaca mallaha wa sinadu dilatey walal wan yabsanahay haddii waxan somalidu aminto wey nagu siyadayan lamana kal garnayo
@ibra8409
@ibra8409 3 жыл бұрын
bal maqla ninkan sifiican u maqla
@umusumaya8186
@umusumaya8186 3 жыл бұрын
Mahad.walaal.iskajir.ninkaan.shiiq.hakadhiganin.waa.shiico.isqarinaayo
@MumtazFarah
@MumtazFarah 3 жыл бұрын
Mahad walaal culimada la yaqaano soo casuun.
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 3 жыл бұрын
Culimo la yaqaano waa sheekh Cabdulqadir Kushki kuwa kugu qabiilkaaga raadso.
@sahidaabokor4975
@sahidaabokor4975 3 жыл бұрын
Kishki faar kuqabta kadaab wayn weeye
@htccht4111
@htccht4111 3 жыл бұрын
Ilaaheey halala tartamo?????????? 😱😱😱😱 War ninkan wuu ka sii daray
@muslims_are_brothers
@muslims_are_brothers 3 жыл бұрын
Illaahay ayaa nacladay khaniis nimada oo u halaagay qoom dhan ee luud Marka illaahay kabaqa.
@mahad1346
@mahad1346 3 жыл бұрын
This is at least misguided. Mahad I've been living in Canada over 30 yrs. I never heard this guy. Mahad please diinta aqoon uma lihid, waxaad ku fiican tahay somalinimo iyo cunto karin ee taasi ku ekow waad ka faa'idi inshallah Ninkan wuxuu daliil ka dhiganayaa Philosophers, scientist, historians etc inay Nabiga amaaneen. Yes, some of them did it, but they never believed. Sidoo kale Abu Daaliba Nabiga wuu jeclaa, waana GAAL. NINKANI wuxuu sheegayaa inay jirto Madhab Wahawbiyo la dhaho, waana beentii ilaahay dariiqa Saxda ah ha ina waajiyo.
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 3 жыл бұрын
Canada hadii aad ku nooleed waxaad jirtey basement adigoo jaahil ah oo qabyalad ku dilootey...sheekh iyo mahad waa laga faaideystey waayo caqligaagu ama cilmigaagu ma fahmi karo level ka laga hadlayo.
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Wahaabiyo wey jirtaa wll... Waana Mad_hab ka Sacuudiga ee Somalidana soo gaarey 35 sano ka hor ee Ummadda inteeda kale gaaleysiiyaa....Kaligood Muslimka ah... Ibnu Taymiya iyo Mhd Ibnu Cabal Wahaab bey kasoo farcameen.... Waxa ka mid ah.. Al Shabaab, Al Qaacida, Daalibaan., Boko Haraam, Al Ictisaam, Daacish, Midowgii Itixaadka .... Iyo Balaayo Balaayo dhashey oo kale.... Salafiyo baad u taqaan malaha.
@hana8824
@hana8824 3 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 saxiix muslimiinta aduunka qaribay waa wahaabiyo diintiibay saydoonaan kayeeleen
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
@@hana8824 Sax... Qarax iyo Naceyb uun bey wadaan Wahaabiyo........ Waana xukun doon... Cidii war dhibka iyo been abuurka joojiya tiraahda... Wey isku Qarxiyaan..... Imisa qof oo tukanaaya ayey ku dhex dileen Masaajidada.
@minamarwan5347
@minamarwan5347 3 жыл бұрын
I don't trust this "sheekh "
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700 3 жыл бұрын
Ninkaan waa shiicada muslimka calla kullixaal gaalnima kuma tilmaamikaro.
@chavistalibre2542
@chavistalibre2542 3 жыл бұрын
Kan la waraysanayo iyo ka wax waraysanaya waa isku mid waa dabadhilif gaaleed.. francis bacon wuxu aha farshaximiste makhnud ah
@umusumaya8186
@umusumaya8186 3 жыл бұрын
Ninkaan.aan.diinta.cilmiga.ulahayn..machen.in.uuwaraysto.ninkaan.ookalle.oodiinta.beenta.kajeegayo
@umusumaya8186
@umusumaya8186 3 жыл бұрын
Kaalaya.ninkaan.kishkiah.daliishiisa.ningaala.hadalkiisa.ayuu.soo.daliilsana.daliisha.ka.keenso.kitaabka.iyo.sunada.diinta.ma.aha.fikrad.bini.aadam
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 3 жыл бұрын
Bisinka bisinka
@kwolfsgeming4849
@kwolfsgeming4849 3 жыл бұрын
Inta jecl rasuulkeeni scw iyo diinteeni macaaneed maxaan ku dufaaci karnaa report and unsubscribe taabta intaa saynu ku dufaaci karnaa diinteena iyo dhaqan keena ba dalkeenba Somalia hadii wax laga sheego waynu ku kacnaa why aynu diinta u dufaacayn why why
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
@nurahmed6712
@nurahmed6712 3 жыл бұрын
الى لعنة الله علي للظالمين kan sheekh ma aha
@bushrohabi9489
@bushrohabi9489 3 жыл бұрын
Kan hawaraysan waa shaydhan
@kwolfsgeming4849
@kwolfsgeming4849 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 yaa waa saacdu rasuulkeeni sheegay changing suaal dhamaan qofkii arkaaba comments kayga.. waan maqalnay quraanka alle iyo rasuulkeeni scw raga iyo dumarba lakiin hal xadiis maa laga hayaa rasuulkeeni sababtoo ah dariiqaynu maraynaa waa kii rasuulkeena scw waxuu alle inoo sheegay xitaa xaajda nin iyo xaaski markaa qoomu luudki maa 2021 noo keenten sheekdi fuaad blue makeup hormoonka dumarkaa igu badan.. waa hadalkiisi uun. Suaashyda 2 sheekhu why uu gaalda ugu soo hadal qabsanyaa waxnuu caadiga inooga dhigayo why uu aayd Qur'an ugu daliil shan waayay sababtoo ah hadlkii rasuulkeena iyo kitaabka Qur'an ka ah baynu aamin sanahee mise waa sheekdi mulxidiinta ee carab baa iska le😂😂😂😂 waa wakhtiguu alle iyo rasuulkiisa scw inoo sheegn changing the people other side to other side. All the best ku wii ka bad baada hanaga yeelo dhagarta dadkn shilimaanta qiimaynya.. jwb layma helyo why wxnuu ka sheeknyo hal suurad anba ayaadoo Qur'an oo sheegay saa ma jirto xaguu ubadn yahy alle maa laga cilmi badnaad 2021 subxaanallah.. gaalo waan la noolahy laakn kama aamn sani inay cilmi leeyhn why nimcada rabbi kamay qadeen xoolo xoog iyo hub lagu kala hayo weeyn intaa lacag caabdkana way ka siman yihn wanu wad naqaana xaqa markaa naftayda iyo ta ehelkayga alxmdulilaah ehel wacnbuu alle iga beery alxmdulilaah hadaan maanta ehel ila ahyn nooca waxaa ka sheeknya iyo waxn isku bad badnee la sheegayo dabeecdi iyo waxii qof balwad ka noqda loo xalaalyna yo sinada soo xalaaleya yaa alle waa idin qabn karaa laakn maalinteeda sheekhu uu yaqaana lays qabnayo xajka haduu gaad gaadyo saacdu way dhamaan kartaa towbadu laakn wakhti iyo juhdi kharash toona maaha.
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 3 жыл бұрын
Alla mahad oo gor u soo baxay 😂😂😂
@somaraust5471
@somaraust5471 3 жыл бұрын
I'm sorry, sheikh ku sheegani, waxa iska khaldamey, Ibin Wahab iyo diinta Salafiga ah. Ibin Wahab he's just called to go back to Quran and Sunnah and the Salaf alSaalix. Ibin Wahab diin cusub ma keenin.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 жыл бұрын
Hadaad cilmi ku dhaanto sheekh kishk bali soo daa waxaad meesha ku hayso culimada na lama afla gaadeeyo.waxay inoo xambaar san yihiin diinta Islaamka.
@somaraust5471
@somaraust5471 3 жыл бұрын
@@fardowsaabdi334 Kani hadi oo carbi yara bartay, ma aha ino culamada ka mid yahay, philosophy na laguma noqdo calam diin. Salafiyiinkana boqol jeer beyka sharaf badan yihiin. Adiga Diinta sifiican u soo baro horta. Ninka sunta malab uga dhigayo yanu ku khaldin.
@mahad1346
@mahad1346 3 жыл бұрын
Shiekh Ibn Tamiya waa Rasuulka wahaabiyada. Ninkan anigu GAAL kuma sheegi karo, lkn dad Muslim iyo Culumo ah ayuu ka cabanayaa isaguna nacayb iyo yasid u hayaa. Ayatullhi Khumayni Allah ha u naxariisto ayuu si kalsooni ah u yidhi, kuwan kale ee uu Wahaabiyada ku tilmaamayo sida Ibn Tamiya, Shiekh Ibn Baz iyo kuwa badan u magacabay oo wada dhintay marna Allah ha u naxariisto ma odhan. Waxaa la yaab leh wuxuu yidhi dadku waxay u baahan yihiin Filasuufiyad shakiga ka saarta. Hadalkaasi qof Muslim ahi ma qaadan Karo. NINKANI waa Aqlaawi iyo Falsafi
@bhaashi1622
@bhaashi1622 3 жыл бұрын
Waxaan la yiraahdo takfiir salafi itixaad waa wahabiiye waxay watan figirku ibwahah alkgaraaji
@jaabirmohamed7523
@jaabirmohamed7523 3 жыл бұрын
Video ayaa lakahayaa
@ibra8409
@ibra8409 3 жыл бұрын
dadka afsomali ku xatdaaa
WAY DHIIQOOTAY (5189)
1:46:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,6 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,4 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 21 МЛН
NAAGTU NINKEEDA MA ISKA FURI KARTAA? SH KISHKI
19:49
Horyaal TV
Рет қаралды 19 М.
FALSAFADA TARIIKHDA oo Dhamystiran||Buug & Fikrad kii 4aad .
1:17:43
Macalin Cabdiladiif Xandulle
Рет қаралды 561
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
waar daag daag ah
11:42
Wadda media
Рет қаралды 345
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:29
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,4 МЛН