Iska ilaali 10 kan fikir 1. Dadku waa inay iwada jeclaadaan. 2. Hadii aanan wax qabad wayn la iman nolosha farxad maleh. 3. Hanoqon qof maxaa loo qaldamay yidhaahda (hanoqon qof dadka qaladkooda uun ku feegan ee horta adigu qalaadkaaga sax). 4. Hanoqon qof markasta dhinaca xun uun markastaka eega oo xumaan uun ka fikira. 5. Hanoqon qof markasta sida uu wax urabo inay udhacaan raba. 6. Waxkasta oo igu dhacaaya cidkalaa ka dambaysa . 7. Hanoqon qof markasta dhibaatada ka baxsada oo aanan xalin (mashaakilka waajih oo xali). 8. Ha noqon qof markasta dhibka ku haysta dhibaato hore u aaneeya, (iska ilow dhibtii hore kuusoo gaadhay ta maanta taala xali). 9. Ha aaminin in hadaadan garab haysan waxba ma qabsan karo (adigu aamin naftaada). 10. Ha noqon qof markasta nolosha ka suga inay dhamays noqoto Intaas oo degdeg aan u qoray ayaan idiinka diyaariyey inkastoo aanan soo kookoobida aanan isku fiicnay macalinkana waxaan karajaynayaa inuu qodob kasta ciwaan yar oo kooban usameeyo kadibna sharaxaada qodobka uu bilaabo Mahadsanid macalin
@fatimacadey97754 жыл бұрын
mahadsanid wll
@Adoontii_Allah4 жыл бұрын
thanks jzkheyr
@aniisacali5044 жыл бұрын
Mahadsanid
@اممحمد-ه9م9ظ3 жыл бұрын
Mahadsanid
@mustafedheelaye76243 жыл бұрын
Shukran wll
@queenbulbulaahmed20984 жыл бұрын
Markan yara aabe iskool ima geen hooyana kuma celcelin gabadha iskool ikeey dugsi ayan dhigan jiray baas sidi aan ku weynaday markan garay 17sano hiliba ifulay markaas aa fakirkeygi uku horeysay fakiray waxan ku fakiray inaan wax isbari karo ani galikey aabe yan ka baryey inow mobel i gado wona igaday markaas youtube wax walbo ka bari jiray waxan so gatay bookaag iyo labo qalin waxan ka bilaway ineen qoro gabayadi sayidka malinba gabay cusub barayey kadiib waxan bilabay inan xisabta barto alx wan bartay kadib englishka ayan ku xijiyey Dugsigi cadigaa waan ka baxay waxan u badashay meel ciyalka laku xananeyo m a wel fican eheed wana mel dumar dhigaan mamuladi ayaa ika heshay markan qurankeyga iyo dareriskeyga iyo waliba subaca so galo banankan uso bixi jiray caruurta yar yar ayey idhihi jirtay farta ibar macalin waxba kama didi jirin waan u bari jiray malin malmaha kamida wey i wacday shaqo ma rabta i dhahday ani waan ku farxay lkn horey ha kama dhihiin waxan ku iri walid ika danbeyo iyagan kaso codsa iney i ogoladan haye iku tiri intan wadada so socday fakir iku dhashay O aha wax barsho gal maxa guriga ka qabe hoyo u shegay kaan u fakiray iyo arinta macalimada shaqeyso waxna baro weyna i duceysay dhaqadi waan galay alx hada wana shaqeyta waxna waan barta Cidna ma dhibo ana waxan shaqeysto wax ku barto alx alx alx alx alx alx alx inaan mel iska so saran rabaa i a wana garaa i a meshan rabo
@abdiqanidrive25074 жыл бұрын
Manshallah hore usoco
@khadrakahin63944 жыл бұрын
Maanshaa Allah Hambalyo hore u soco
@naimo1334 жыл бұрын
Maansha alaah tabaarakalaah
@zakariaahmed85343 жыл бұрын
Amazing History
@liibana223 жыл бұрын
Hore usoco wllo Masha'Allah .
@ridwanfarah32624 жыл бұрын
I hope these negative thoughts attacks our minds every second days. I wish anyone diagnosed those, don't just listen and leave. Make sure you try to make change even less. Life is easy, but depends on how you see yourself. "If you see your self in dirty mirror, that is how anyone will see you". Be strong 💪💪💪
@mohamudhassan40533 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Wa 10 point oo Muhiim u ah qofkasta Oo aduun kan mu nool💯☝️☝️
@yamaniosmanabdille42662 жыл бұрын
Thankz alot my teacher Real advice
@farxaanguuleed32294 жыл бұрын
Masha allah teacher
@cc-bo3jm4 жыл бұрын
Jazaaka allah kheyran ustaad wax badan baa kafaa'iidnaa casharadaada allah haku xafiyo
@mohameddahir17744 жыл бұрын
First viewer🌻
@cisecabdi74033 жыл бұрын
Not Someone seen before you but he did not write maybe
@nuuradiinwanaag66334 жыл бұрын
Mansha Allah Alle hakubarakeeyo barre halka kasiiwad Allena hakula garab galo Aamiin
Macalin mahadsanid cashiro aad u qaymo badan ayaa bixsaa Somali badan na u bahantahay ee Alle ha tuso. Heesta ku bilaawday aad beey uwanagsanthy. Keep it up the good work.
@Mia_plazys4 жыл бұрын
Walhi anoo habeen dhawyd waqti danbe zoo jeeda oo hurdo aanu kla guuray oo shaydaanku marba xasuus hore isoo hor dhigayo😪 oo aan qalbiga ka ooyayo oo YouTubka iska dhex wareegya maskaxdyduna sidii Daad zoo rogmady ay isu laba rogyso Ayaan wxa iga hor yimi casharadaadan Aad moodo in aniga io kuwa ila midka ah loogu talo gly casharkana kama aadan hadlyne markaa wxd ka hadlaysayba mawjada aniga I sidatay sida Looga dabaasho io sida ugu fudud Aad uga badbaadi karto runtii markn dhamystay casharkii wxn is waydiiyy talow wllkan soomaliyeed MA adaa laguusoo diry kkk sidii wn kugu xirnahy wnn kugu xirnaan doonaa Insha allh tnx wll👍
@umucafiifa23104 жыл бұрын
Murugta iyo walwalka ilahey haka qado wll
@MohamedYacqub-mu4zf Жыл бұрын
Ilahay hanaga wada qaado wll
@mustafesiciidismaaciil3572 жыл бұрын
Thank you Teachers 😊
@AidarosHassan4 жыл бұрын
Macha allah Xalaytole Ayan kugu soo biiray 12:50 ♡
@mawliidsamawade42914 жыл бұрын
Maasha allah macalin Allah haku xafido
@Taqwa-ug2tu3 жыл бұрын
Masha allah macalin allaha ku xifidiyo qalbigaaga allaha nuuriya cimrigaagana allaha dheereyo cafimahadna allaha kusiiya
@adnarashid98514 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya qof daawady liku igu dhooba
@kayseofficiall93423 жыл бұрын
Ale haku sharfo cimrikana haku dhereyo markastana guuleyso macalin qli walhi wax wayn ayan ka faa ida macalin qli 🙏🙏
Jazaakalaahu khayr macalin waxa igu badan positive thoughts Alxamdulillah laakiin marmar waxan isku canaantaa in aan jeesho negative hadaan helayo jawaanta waan jeclaan lahaa in aan macalinkan waydiiyo.
@ahashi78283 жыл бұрын
Maasha Allah waa talo wanaagsan oo wax ku ool ah Illaahay ha ku xafido Aamiin
@husenyusuf10634 жыл бұрын
Dr Ibraahim al fiqqiga soomaalida.
@abdinasirjama41424 жыл бұрын
Mansha Allah professor maarig aar
@adnarashid98514 жыл бұрын
Ilhy caqliga hakuu barakeeyo if iyo aakhiraba waa talo wax ku ooola
@mustafedheelaye76243 жыл бұрын
Shukran ustaad 💚💕💚
@yousufqalbiaxmed81323 жыл бұрын
jasakulaahu khayr teacher
@ugaskawadanka26234 жыл бұрын
Mashalah macalin ka waan sugaa guubaabadiisa. Waxan arday angoon isku meel joogin ayuu ii yahay advisor. Inshalah Wan is arki doonaa
@nastehaayub95944 жыл бұрын
Masha Allah
@mumtasomer20864 жыл бұрын
Masha allha macalin alle haku barakeeyo cilmiga iyo caqligaba
@siyadow86123 жыл бұрын
Shkrn dear teacher.
@mohamednorahmed33632 жыл бұрын
Masha allah barakallahu fiik wll kheer allah kadhigo
@laylaali88123 жыл бұрын
Mahadsanid ustad wallee waa talooyin muhim inoo wada ah
@abdirahimmohamedisak51983 жыл бұрын
masha allah macalinow alle haku sharfo run ahaanti waxad thy qof marwalbo utaagan sidi u dhiiri gelin laha dhalinta soomaaliyeed. aad mahad santhy ustaadkeeni
@SakariyeHage19 ай бұрын
Mma Allah ustaad ❤❤❤❤❤❤❤❤
@shadiyashacnirajokunool97803 жыл бұрын
Mnasha allah macalin alle ha ku xifdiyo
@jackplayer62403 жыл бұрын
Manshallah Macalin aad Baa U, mahadsantahay sida aad noo dhiirigaliso we thank you mclin but so yaree muqaalada daqiiqadahoda mclin
@yuusufcabdicasiis85223 жыл бұрын
Mansha allah pro mubarig Aar alle haku garab galo sida aad aqoontada noola garab tagantahay waad ku mahadsantay maclin
@Ugaska2524 жыл бұрын
Thank you teacher
@saciidtube21974 жыл бұрын
Mnsha alaah Teacher
@fatemahamedali40014 жыл бұрын
Machallah dear teacher'
@nasseromar83336 ай бұрын
Masha Allah ❤ Waa Talo fiican ❤
@axmedabiib18623 жыл бұрын
Walhi videoka wax badan ayn ka faaiday alle cimriga iyo caafimadka haku barakeeyo macalin bulshada waxd igu jirtaa meel fiican 👍keep going
@nuurofficail8384 жыл бұрын
Manzha allhe maclin ilahay ha ku barkeyo 😍
@Daily-Hadith103 жыл бұрын
Manshallah ilahaay haku xifdiyo
@cabdirisaaqabiib77734 жыл бұрын
Masha allah macalin allah Haku xafido marwalba jisaa kalaa khayr
@siciidmaxamuudfaaraxcali85753 жыл бұрын
Jazaaka allh khyr Wall shuran Mala faafin karaa xalqadaha...
@ibraahimmahamedmahamud51703 жыл бұрын
Manshalah processor Abdi Ibrahim aar jasaakalaah
@ibadofarah99143 жыл бұрын
Mansha Allaah tabaraka Allaah 💚
@ibrahimabdulahi11074 жыл бұрын
asc maclin marka Aa maqlo isda u dhiiringalinayso dadka niiyada ka rabay Waxan ku rajeenaya farxaad ustaad💯
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@suufisabca43803 жыл бұрын
Masha Allah waxaatahay qof ilaaheey siiyay xikma
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maash Allah ❤
@faizahassan32413 жыл бұрын
Maasha Aĺlah tabarak Allah
@fartusaid80544 жыл бұрын
Masha allaah
@guuleedzinpa87514 жыл бұрын
Macalin horta wan ku salamay waxan raba inad iqor to lampar kaga arin aya itab tay ee
m.a wlhi Ustaadkaan waa cajiib wax Real life ah ayuu ka hadlaa alaha cilmiga iyo cimriga kuu baakeeyo waxbadan kaa bartay ustaad
@umaymamoh16673 жыл бұрын
Nashiidadaa barnaamijka ku bilaabmaysa ‘ walahi way kuguso baxaysa mCalin sidaad nolosha noo garab istaagay . Alle hKu barakeeyo
@ubahsiad81883 жыл бұрын
Masha allah wallo
@GeneralHensaleey3 жыл бұрын
Masha allah macalin
@guulujooga47293 жыл бұрын
Mashaa alah
@hodanyusuf62403 жыл бұрын
Mansha Allah
@shaficikampaala89062 жыл бұрын
Masha allh macalin
@maxamuudsiciid72893 жыл бұрын
Waa wax jira waxad noshegtay maclin allah haku barakeyo
@kingkhalid23623 жыл бұрын
Maashaa alaah walaahi waa arimo hira
@xaajinuurnuur18822 жыл бұрын
teacher way i anfacday mahadsanid
@nasrinqalbi2143 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid
@Hinda-ps2ne3 жыл бұрын
Masha allah alah ha ku sharfo
@abdurizakmaxamed3313 жыл бұрын
Asc macalin jamcadada malagu dhigaana how to build your self esteem
@Mowliid20242 жыл бұрын
thanks wax badan baaad ii faa iidaysay haddaanba qolo isku dhibanay dadka waxaan ahaa jecel wax walba saay rabaan in aay u qab soomaan kuwo ila shaqeeyaana waa qolo aan waxaas kala jeclayn ama cagsi gaayga u fakara anaaa wareeray markaa maanta ii gu danbaysa