iskusoo bixii ugu weynaa ee Muqdisho ka dhacay oo lagu weyneynaye 12-ka bisha mowlid Full Video

  Рет қаралды 17,235

Siraaju Diin TV

Siraaju Diin TV

Күн бұрын

Muuqaal dhameystiran┇iskusoo bixii ugu weynaa ee Muqdisho ka dhacay oo lagu weyneynaye 12-ka bisha mowlid oo ku beegan maalintii uu dhashay suubanaha ﷺ

Пікірлер: 49
@mowlidisse9822
@mowlidisse9822 3 күн бұрын
M.a allahu akbar salalahu caleyhi wasalam
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Masha allhhh Masha allhhh Masha allhhh Masha allhhh Masha allhhh Masha allhhh Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
@HabiboHussein-j8q
@HabiboHussein-j8q 3 күн бұрын
Salalahu caleyhi wasalim
@bushraaliseid181
@bushraaliseid181 2 күн бұрын
Nabi muxammad weligiis ascaabtiisa soo baxa oo heesa ma dhihin war Allah ka baqa oo balaayada iyo bidcada iska daaya
@alimohamedahmed4813
@alimohamedahmed4813 2 күн бұрын
Maashallaah Allaah ha Xafido Dhamaantood
@sadioawahmed6269
@sadioawahmed6269 3 күн бұрын
Waa umaleynaa Waa jameecadii ree sheeq Muxudiin celi
@Sirad47
@Sirad47 2 күн бұрын
Ilaahayoow caruurta nooga reeb curraafyadan.waa bidcoolayaal Ilaahay ka furtay.
@NS-wi2wz
@NS-wi2wz 2 күн бұрын
MaashAllah MaashAllah
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@hawal1287
@hawal1287 2 күн бұрын
ALXAMDULILLAH, hadii aan arkay Muqdisho oo xuskaan la socda
@AbdirahimAhmed-tw3sz
@AbdirahimAhmed-tw3sz 2 күн бұрын
Sallallahu calayhi wasalam ❤❤❤
@NaxiisNawaal
@NaxiisNawaal 2 күн бұрын
Ma sha alaa amiin
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 2 күн бұрын
Scw scw scw
@hodanahmed8637
@hodanahmed8637 Күн бұрын
Subxanallah war allah ka baqa nabigena ha ka been abuuranina diinta. Suurad xumada. Ka daaya amadii so gali lahayd ayad ka shaki galisene
@MuhanadKopra-d3f
@MuhanadKopra-d3f 3 күн бұрын
M.allah❤💯
@NS-wi2wz
@NS-wi2wz 2 күн бұрын
CSW CSW CSW ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕
@aweysduale9239
@aweysduale9239 2 күн бұрын
Masha Allah
@abd4105
@abd4105 2 күн бұрын
Tan waxey cadeynaysaa nabada soo noqoneysa ee caasimada in sidaa loo banaan baxo iyadoo aysan jiran ilaalo waynoo waardiyeeneyso dadka. Maashallah.
@somahmed123
@somahmed123 3 күн бұрын
MashAllah
@FutoXar
@FutoXar 8 сағат бұрын
Ilaahow laxaha soo hunuuni aamin😂😂
@MaryanMursal-k2t
@MaryanMursal-k2t 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey 3 күн бұрын
Waxdadii meeday waxdadii meeday
@Falxadsheikh
@Falxadsheikh 3 күн бұрын
أفصح الله لسانكم
@neimaali5430
@neimaali5430 Күн бұрын
Macha Allah macha Allah
@Faiso200
@Faiso200 3 күн бұрын
Masha allh ❤❤
@abuhassan673
@abuhassan673 2 күн бұрын
Side wax loga dhadhiciya umadan Subhanallah indho adkida aya kasii daran
@romainfabian-el1iw
@romainfabian-el1iw 3 күн бұрын
HAWIYE UMADAAN FASAHAAD AYAAD UHORSEDEEN, NABIGA HALAGU SALI EE MA AHAN INSIDAAN LASAMEEYO, MALIN WALBA WAGI CUSUB AYAAD LA IMANEYSAAN, SUBXANALAH,
@mowlidisse9822
@mowlidisse9822 3 күн бұрын
Naga amus fasahad lene idinka wx fasahadiye
@FutoXar
@FutoXar 9 сағат бұрын
Aamina,thanks God,ancestors, angels,yaa awliyo dalka noo bad baadi,,Aamina aamiin❤❤❤❤camerada gabdhaha maxaa looga qadiyey oo Gadaal ugayseen sharfida dumarka laidinku yaqaaney
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 күн бұрын
Intaan hala qalabeeyo iyagaa shabab nagagga filan, shabab waxbaddan wax waa qarxiseen maanta iyagaa lagu garacayaa saliga nabigiina suuban MUXAMMED SCW
@JiilaaniOsman
@JiilaaniOsman 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada Күн бұрын
Suufiyo inee wadooyinka muqdisho ku niikiso heerkaas ee maree walee ragaa ogahaa meesha ka maqan intooda oo dhan waa la dubalahaa sida digaaga laakiin maalmo yar ku siinikiya magaalada inta howsha socoto
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 2 күн бұрын
Ciyaalkiinaan yaa umadaan ka qabta, oo wax u sheego waa la baadiyeynayaan caruurteenii.
@sadioawahmed6269
@sadioawahmed6269 3 күн бұрын
Reer sheeq Muxudiin miyaa mise reer sheeq cabdi Celi Waa qaadiriyee
@saidaelmi9744
@saidaelmi9744 Күн бұрын
Umadaan askar halaga wada dhigo sifo ay dalka u difacaan
@bushraaliseid181
@bushraaliseid181 2 күн бұрын
Nabi Muxammad maalintuu dhashay lama yaqaan laakiin waa la hubaa inuu dhintay 12 Rabic alawal marka maxaa loo dabaaldegayaa maalintuu dhintay
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 Күн бұрын
Waa qoom dhunsan allaha soo hanuuniyo
@hodannuur4191
@hodannuur4191 2 күн бұрын
Maxaa soomali la dagi la'dahay ayaan dhaheenaa inleen waa nagala buuxaaa😂😂😂 istaqfurilaah Nebiyadii kale maa la xuso😂😂😂 maxaa looga tagay😂😂😂 Rasuulkeenii suubnaa salalahu Caleeyhi wasalam
@faadumoali117
@faadumoali117 Күн бұрын
MUKHTAAR NABIGEENU MAKUU KU DHASHO MADIINANA MOWDKIBU KU MAREE
@falisa576
@falisa576 3 күн бұрын
Kuwaani mudaharaadkodu mid Dawlada ka so hor jeeda miyaa
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 күн бұрын
Waxay tagerayan dawlada xasan sheekh
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 күн бұрын
Intasi haday qoriga qatan alshabab ma.joogteen wa fulay suufiyada 😂😂
@hodannuur4191
@hodannuur4191 2 күн бұрын
Maxaa dhacay subxanallah Dadkaan intey ku aruursanaayeen 😂😂😂😂😂😂 Soomaali meeqo diin beey leedahay Qabiil ayaan ogay 😂😂😂😂
@hodannuur4191
@hodannuur4191 2 күн бұрын
Qoftaasi waa suufi markaad maqasho maxaa kuugu soo dhacayo? Jawaabtu waa eberkeed😂😂😂😂 war allah ka cabsada
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 Күн бұрын
Dhaliyarada la qalday baa iigu daran ee 20 jirada ah oo waxaan diin ahayn diin looga dhigay
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 күн бұрын
Suufiyada goormaa ay la dagaallami doonaan mase hilibka ayay la dagaalaan qudha. Duf ku baxa mushriknimada kala wayn tahay towxiidka saxa ah.
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 2 күн бұрын
Non. Waxab. Kamajiyana. Mulidakeh
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 6 М.
Sh Umal Oo Si Adag Uga Hadlay Bidcada Mowliidka
25:17
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 30 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,2 МЛН
QASAA'ID QIIRA BADAN | JIGJIGA | 2021 VEDIO HD
7:37
MIDNIMO QARAN FILMS
Рет қаралды 336 М.
KALAMAAN 19 SEPTEMBER 2024
12:15
KALAMAAN
Рет қаралды 5 М.
Minnesota Kulan lagu sagootinayey Yaasmiin Kaahin
1:06:42
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 380
SIYAARTII 15AAD EE SHEEKH AADAN DHEERE OO LAGU QABTAY HOTEL AMBASSADOR
43:35
Xerta Sheekh Aadan Dheere Saaxibul wallaayah
Рет қаралды 44 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Universal TV
Рет қаралды 12 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН