Islaam-Nacaybka | Islamophobia | Dr Zakir Naik Q.1aad

  Рет қаралды 33,135

Jawaahiri

Jawaahiri

3 жыл бұрын

Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
HADAFKEENU WAA;
Isla fahan Islaamka iyo Afkaaraha Reer Galbeedka iyo Diimaha kale, Kadib Islaamnimada ayaad jeclaanaysaa
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 72
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 жыл бұрын
Maashaa allah waxad u tarjumtay si qurux badan oo dhammeystiran waana sugeynay barnaamijkaan dr dakir naik iyo adiga iyo innagaba ilaahey hanoo danbi dhaafo insha allah
@albaanipodcast729
@albaanipodcast729 3 жыл бұрын
فداك ابي وأمي يارسول الله😍
@maxamedcabdilaahi9310
@maxamedcabdilaahi9310 3 жыл бұрын
Mansha allah ilaahay islaamka ha quweeyo iyo dhamaan muslimiinta aduunka joogabba ilaahay ha duleeyo kuwa islaamka cadiwga ku ah mahadsanid bro khadar johar waa mowduuc aad loogu baahmaa keep going bro
@nimoabdi5878
@nimoabdi5878 3 жыл бұрын
Jasa kallaahu khayr sheekh Zaki neid iyo adiga nosoo turjumay
@Abdekareem
@Abdekareem 3 жыл бұрын
Masha wll sicajiba aayad uturjumtay❤❤❤
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 3 жыл бұрын
Maasha allaah جزاك الله خيرا
@liiliyare3291
@liiliyare3291 3 жыл бұрын
ماشاءاللہ ، جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
@suleimanmohamedabdi4277
@suleimanmohamedabdi4277 3 жыл бұрын
Wa ku mahadsan tahay wll turjumada Adi laftirka zakir neik somalia ah hore uso
@mbiochem916
@mbiochem916 3 жыл бұрын
Masha Allah wan sugayay muxadaran xili loobahan yahay ayad soo turjuntay
@Luqmaanulxikam
@Luqmaanulxikam 3 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo
@deqoxasan9699
@deqoxasan9699 3 жыл бұрын
Masha Allah wilkan Allah noxadifo wano dadalay
@Luqmaanulxikam
@Luqmaanulxikam 3 жыл бұрын
Mash Allah sxb mcn
@macalinismacilxasan1561
@macalinismacilxasan1561 3 жыл бұрын
Mansha allah wll jasakallah qeer
@jawahirelmi5741
@jawahirelmi5741 3 жыл бұрын
Ilaahow mideey islaamka
@mustafegawaase9473
@mustafegawaase9473 3 жыл бұрын
Mnzha Allah dr zakir naik ❤💯🙏
@muslimmedia9704
@muslimmedia9704 3 жыл бұрын
Wale mugaalki aan sugaayey Mahasanid pro
@sheakhmohammedaadan9945
@sheakhmohammedaadan9945 3 жыл бұрын
Masha Allah Sheekh islaam جزاك الله خيرا
@maxmedxusen8932
@maxmedxusen8932 3 жыл бұрын
Mnsha allh Dr zakir jizakallh
@khaliifxajiroraye3207
@khaliifxajiroraye3207 2 жыл бұрын
Khaliif xaaji Rooraaye
@khaliifxajiroraye3207
@khaliifxajiroraye3207 2 жыл бұрын
38970
@cumarabdigadir668
@cumarabdigadir668 2 жыл бұрын
Waw waw waw
@lovelygirlhealthyandbeauty2518
@lovelygirlhealthyandbeauty2518 3 жыл бұрын
Mashallah
@cumarabdigadir668
@cumarabdigadir668 2 жыл бұрын
Inawa caddi mahen m.allh
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 жыл бұрын
نحبك یا رسول الله یا حییب الله اﷺ💞💞💞💞💞💞💞💞❤❤❤❤❤
@hiboabdi7076
@hiboabdi7076 3 жыл бұрын
Masha allah alhamdulilaha Wu mahadsanyahy wllka inoo soo turjumayna Dadka aqrinaya commt gayga waxaan leeyahay dhamanten waajib aya inaka saaran inan soo celino sharaftii iyo awoodi islamka isku day wll waxaad awoodo insha allah wan ka guuleysan doonaa kuwa magaca inaga dilay
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks
@khaliifxajiroraye3207
@khaliifxajiroraye3207 2 жыл бұрын
Khaliif xaaji Rooraaye
@saarxanabdiasismadidadne8007
@saarxanabdiasismadidadne8007 3 жыл бұрын
Fadalan ino radi japapah laga dhibay hadalki xuma ee makron allah Ku adabo jahanapo insha Allah maxay ka dhehen culimadada calamka ugu wawen alle ayaah weene sida Dr zahkariye nack
@najahnajuuha7213
@najahnajuuha7213 3 жыл бұрын
ﷺﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺ ﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺ Alxamdulilaaah Ilaahey heynaka qabto cadowgeena
@nimoabdi5878
@nimoabdi5878 3 жыл бұрын
Allow muslimiinta midee yaarabi allow midnimo nasii
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 жыл бұрын
Ninkan wu xeren yahay video wa mar hore adeer
@aminahussein5802
@aminahussein5802 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Tabaraka Allah , Allaha xafido Dr. Zikir Naik. Allaha na guuleeyo.
@farhanhashi9642
@farhanhashi9642 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Khadar Johar waxaan kaa codsan lahaa in aad turjumida noogu badiso Dr Zakir Naik sida tan oo kale. Allah haku sharfo wll.
@Luqmaanulxikam
@Luqmaanulxikam 3 жыл бұрын
Hore usoco qaab tarjumaadkaagi wngsn
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 жыл бұрын
Ilaahay haxafido sheikh kha aamiin yaarabi
@ummohammed9590
@ummohammed9590 3 жыл бұрын
Xasbuna allaah w necam alwakiil
@deqoxasan9699
@deqoxasan9699 3 жыл бұрын
Masha Allah shiq jasakalah walal xafida Allah
@Comps223B
@Comps223B 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohamedofficiall8116
@mohamedofficiall8116 3 жыл бұрын
Horay usoco sxb waxa thy qof wax badan laga faaideysto
@hudacabdi703
@hudacabdi703 3 жыл бұрын
Mancha Allah 7 minute 260 view
@AhmedMohamed-zd1ts
@AhmedMohamed-zd1ts 3 жыл бұрын
Mnsha allah jazakallah pro
@xasancabdi7863
@xasancabdi7863 3 жыл бұрын
Masha allan
@adoonkiiilaahey3006
@adoonkiiilaahey3006 3 жыл бұрын
Sxb qudbada uu maanta uga hadlay ujawaabida france taas jnoo soo turjun allaha miisaankaada xasanaadka hasiyaadiyo
@khaliifxajiroraye3207
@khaliifxajiroraye3207 2 жыл бұрын
Khaliif xaaji rooraaye
@maxamedaxmedhusein766
@maxamedaxmedhusein766 3 жыл бұрын
MaashAllh Dr zakir💜💓👍👍
@cumarabdigadir668
@cumarabdigadir668 2 жыл бұрын
Wllhi m.allh
@daudmahat5759
@daudmahat5759 3 жыл бұрын
56 minutes 1k views manshaallah🙌
@abdinoorahmed8481
@abdinoorahmed8481 3 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan tahay waqtiga aad galisey inaad bedesho warbixintaan waa muhiim in dadkeena ugaadaan cadaawada reer galbeedka u hayaan muslimiinta
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
Inta akhrisan doonta commentigan ilaahay haa u dambi dhaafo arsaaq suubana haa siiyo, ilahay waalidkooda haa u dambi dhaafo hadii ay subscribed iyo liketaba ii saaraan ina soo booqdaan aamin.
@ayaansamatar1156
@ayaansamatar1156 3 жыл бұрын
Masha allaah
@muniiraaweys7448
@muniiraaweys7448 3 жыл бұрын
Masha Allah
@sagalahmed9585
@sagalahmed9585 3 жыл бұрын
Dameeruhu iyo eeyuhu markasta waay caabdaan lkn wax mabadalaan محمد صلي الله عليه وسلم❤
@wasirahassan4718
@wasirahassan4718 3 жыл бұрын
Manshallah
@jawahirelmi5741
@jawahirelmi5741 3 жыл бұрын
Ilaahow u gargaar uguriska iyo meymaar iyo falastiin china Israel ilaahow baabi
@nimoabdi5878
@nimoabdi5878 3 жыл бұрын
Muslimiinta allow nosoo celi cisigii iyo sharaftii anu lahayn xiligii rasuulka SCW
@sabrinaomar9800
@sabrinaomar9800 3 жыл бұрын
Kher alaha siyee wax badan ayow shegay lakin Islam ka jawabay majiro turkiga oo ka hadli laha kashmir ayow ka hadlay cadowgane ad ayow utira badan yahay ilah haka qado dhibatada
@sabrinaomar9800
@sabrinaomar9800 3 жыл бұрын
Albashiir maxkamed aya la saraya lakin baler iyo bush oo ka dimbi badan maxkamed ma qabato marka shekh wax kaste oo baneynayo dhiga islamka xagoda wa cadalad ma oga in laisku fahmay
@ismabio9390
@ismabio9390 3 жыл бұрын
*Miskiin baa misko lafuula leh,, ma u malaynaysaan haddi muslimka lagu oganlahaa cudud milatary in waxan oo dhan dhici lahaayeen?!!!*
@fardowsoalijimcaalefardows1396
@fardowsoalijimcaalefardows1396 3 жыл бұрын
Wll qeyr Allah haku siiyo hal suaal ayan aad ugu bahi qabaa daad badan ayaa igu dhaheen shaikhan wuuu dhintay ruun miyaa Wll IGA jaa hil bix hais dhihin waa cadawkisa wlhi blhi waan jclhy shiiqa lkn daad aya igu dhahy wuu dhinty ruuuuuuniyaaaa???
@hussende77
@hussende77 3 жыл бұрын
Maya wuu noolyahy channel kiisa booqo waad arki doontaa insha Allah 👍👍👍
@luulwarsame87
@luulwarsame87 3 жыл бұрын
Walal fardowso wunol yahay dr zakir ilahay hano xifdiye wa Shiq calin ah
@daudshine8937
@daudshine8937 3 жыл бұрын
Masha allah carabkiisa allaha dhowro
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Maalin qiimo Leh kuna beegan khamiis ahna maalintii dhalashada Habiibkena Muhammed حبيب الله محمد صلى الله عليه وسلم Aan Ka faaideysano maalinta beri iyo markastaba kuna salino subanahena muHamed صلى الله عليه وسلم kzbin.info/www/bejne/eWixZ42Mnp1kgs0
@sagalahmed9585
@sagalahmed9585 3 жыл бұрын
Away Suuciya ?qatar? Waka xumahay
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 3 жыл бұрын
Walaal waxaan kaloo kaan codsaneeynaa hadeeynu nahay shacabka soomaaliyed gaar ahaan taageeyra daadi walaal dadka muslimiinta ah ee shiinaha xooga ku qabsaday ee qoomiyada uyghur ee shiinaha dalkoodi iyo ayagaba xoog ku qabsaday sanadkii 1949 ee looo yaqaano est turkistan ee hada chinaha u bixiyay magaca ah xinjiang ee waliba dhulka ogu weeyn shiinaha weeye maanta dhulkaasi hadii aad mapka gasho ee hadaba walaal waxaanu kaa codsaneeynaa maadaama barnaamijka youtub aad leeyhahay ee shacabka soomaaliyeed ee muslimiinta ahe ay ku dhageeysta AN ee codkaagu shacabka soomaaliyeed gaaraya iyo kuwa carabtaba ee walaal waxaad sameeysaa in aad wacyi gilin sameeysaa ee waliba u sheeyktaa umudahaasi soomaalida iyo caraba iyo kuwii kale muslimiin aheba wallahi shacabkaasi dhibaato aad iyo aad u weeyn ayeey ku jiraan walaal adaasi muslimiinta ahe ee waliba in la joojiyo gabi ahaanba halaabaha chinaha iyo tagistiisaba chinaha iyo in dhaqaale la geeynin hal dollar xitaa alle ha ka dhigee ee chinaha waa cadow xun ee naceeyb diinta islaamka hadaba walaal waa in aad arinkaasi waajib iska saartaa maa daama muslim tahay waa iga codsi falasten ee yahuuda duqeeysa markey doonta kuwaasi chiiinaha cadaawaba ayagaa ka daran walaal adaasi cadowga heeysta ee dhaqan badalid iyo diinta islaamka badalid ku wada ee walaal waajib iga saar inshallaha mahadsanid Walaal inshallaha qeeyr
@wadadatoosnaanta5912
@wadadatoosnaanta5912 3 жыл бұрын
Ogaalka dunida channelkaan aad buu u daaawadaaa
@abdiiid4144
@abdiiid4144 3 жыл бұрын
Runtii wall waxaa tahay qof qalbigayga ku walyn ilahay haku xifdiyo wall hadalkii dr zakir ee France oo ka hadlayay ee ugu danbaysay wall noo soo turjun adoo raaliya wall mahad sanid
@cabdulaahiboolow5204
@cabdulaahiboolow5204 3 жыл бұрын
Fadlan walal vedio ka 10 -15 daqiiqo kasoo dhig si aan soo daawano daqiiqadahaga wax yaree
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 жыл бұрын
Dr zakir no so dey asago luqadda carabi ah
@cabdirashiiddaahir9394
@cabdirashiiddaahir9394 3 жыл бұрын
Matahay qof jecel qur aanka illaaahay joogana wadamada aan laga helayn madaarista qur aanka lagu barto online ka faaidayso fursadan qaaliga waxa kuu dhigi doona mucalimiin heer sare ah nagala soo xidhiidh whatsappka 252634586308
@arafaataadan7323
@arafaataadan7323 3 жыл бұрын
Waxaan jeclahay in ereyga islaam acnihiisa lasaxo macnaha islaam waa isdhiibid
An Atheist Debates with Dr Zakir
24:48
Dr Zakir Naik
Рет қаралды 1,5 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Dr Zakir Oo Siro Badan Khashifay | Islamophobia Q.2aad
30:33
Jawaahiri
Рет қаралды 59 М.
Shirqoolada Muslimiinta Lagu hayo Dr Zakir Naik
31:19
Jawaahiri
Рет қаралды 18 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,5 МЛН
A girl says if you answer my last question, I will convert to Islam - Dr. Zakir Naik
24:53
دكتور ذاكر نايك مترجم
Рет қаралды 4,4 МЛН
بودكاست شقشقة | كيف سيظهر المهدي؟!
1:01:46
Ahmad Seddiq أحمد صِدّيق
Рет қаралды 351 М.
islaam-Nacayb = Islamophobia | Dr Zakir Naik in Malaysia
1:00:11
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН