Islaamka Iyo Dhaqaalaha || Sh Hamse Habiib

  Рет қаралды 38,926

Razeen Training Center

Razeen Training Center

Жыл бұрын

Islaamka Iyo Dhaqaalaha || Sh Hamse Habiib

Пікірлер: 86
@zubayrabdulahi6512
@zubayrabdulahi6512 Жыл бұрын
Masha allah waa ustaad aad oga duwan kuwa kle oo dhaqaale ahaan wax fahansan iyo cilmi ahaan
@laylacarab
@laylacarab Ай бұрын
Man shall alaah
@user-fj5gl7gy4q
@user-fj5gl7gy4q Ай бұрын
Masha Allah ustad qimo badan Allah kubarakeyo
@yusufabulahi4625
@yusufabulahi4625 Жыл бұрын
Ustaad muxaadiro 2aad nooga soo samee Alle ha ku barakeeyee👍👍
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Mansha macalin hamse abiib nooso badi casharada dhaqaalaha kawaramaya mahadsanid ustaad Allana Haku sharfo🥰🧠🖤🤍
@engslmaan2655
@engslmaan2655 Жыл бұрын
Masha Allah macalin noo soo badi fahamka dhaqaalaha
@qoraashaqiiri8614
@qoraashaqiiri8614 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء خلاصة القول كن قائدا لنفسك فالتاريخ لا يذكر الجنود
@jabartiinadabshid2044
@jabartiinadabshid2044 4 ай бұрын
Ma.alh ustaad ilahy carabkaa xifdiyo❤
@ScenicWorld4k
@ScenicWorld4k Жыл бұрын
Mansha allaah sheik hamza jazkallahu khayr
@MubarikCabdi-fg6wn
@MubarikCabdi-fg6wn 4 ай бұрын
Marshall Allha
@idris4113
@idris4113 Жыл бұрын
Allah khayrk ha kaasiyo macalin waa derisi fiican aad iyo aad halkaaa kasi wad waayo dadkeeno way ubahaan yihiin.
@cabdirashiidaxmed2780
@cabdirashiidaxmed2780 Жыл бұрын
macalinka iyo shiikha bal kala saara walalayaal waa labo wado oo kala duwanee
@lbdelima6201
@lbdelima6201 Ай бұрын
Adigey kula tahy
@abdikadirmahamed1
@abdikadirmahamed1 4 ай бұрын
Masha allah ustaad, alle hakubarakeeyo.❤
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 2 ай бұрын
Waad mahadsantahay ustaadi ❤❤
@al-husseinidesigner1018
@al-husseinidesigner1018 Жыл бұрын
Masha Allah, Allah ha ku barakeeyo ustaad
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
Mshlh ustaad mhdsnd alle haku barakeeyo
@ismacilxasan-wr9jk
@ismacilxasan-wr9jk 11 ай бұрын
الله يبارك فيك يا شيخنا الحبيب ❤❤❤
@cumarceelaabe7288
@cumarceelaabe7288 Жыл бұрын
Man sha allaah wllo allaah haku barakeeyo hana kaa abaal mariyo casharadaa aad bulshadaada uga faa ii daynayso in sha allaah horo u soco wllo
@cabdishakuur9760
@cabdishakuur9760 Жыл бұрын
Masham.allaah.xamse.xabiib.macalinkaygii.sadiiska yaman ahead sxb.kay.igu.qaaliya
@ismaaciilmaxamuud437
@ismaaciilmaxamuud437 Жыл бұрын
جزاك الله خيراً وغفرالله لك ولوالديك
@abujuweriyaibrahim6819
@abujuweriyaibrahim6819 Жыл бұрын
allah haku xifdiyo sh ustaad hamse habiib.wax badan ayaanu kaa faa.idnay.
@FaadumoAbdullaahi-su2mq
@FaadumoAbdullaahi-su2mq 5 ай бұрын
Jazakalaahu khayr sheikh ❤🎉
@saciidaxassan4680
@saciidaxassan4680 Жыл бұрын
صحيح شيخ والله كنا نحتاج مثل هدا الموضوع 👍👍👍
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 8 ай бұрын
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik walaal
@Faarax_soomaali
@Faarax_soomaali 4 ай бұрын
Jasaakallahu khayraa
@Abdisamad24
@Abdisamad24 Жыл бұрын
Jazakallaahu khayr Shaykh soo badi wax badan baan kaa faaidaye
@daarulfalaaxonline6654
@daarulfalaaxonline6654 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله الله يبارك فيك وجزاك الله خيرا أستاذنا الفاضل
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Jazaaka allah kheyr
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Sheikh waaad mahadsanid aniga faqri ayaa fiican wlhi anigoon qaangaarinaan ogaa ma aminsani Taabadalkeeda in wax labartaa aminsanahy meel fiicana waaan marsiinayaa allah hanti xalal ah oon jano ku gaarno ha nasiiyo
@maxamedcali29
@maxamedcali29 Жыл бұрын
Maasha allah
@abuabdirahman892
@abuabdirahman892 Жыл бұрын
Ilahay ha ku barakeyo sheekhana .
@samraali4860
@samraali4860 Жыл бұрын
Masha Allah Ustaad
@Nimcaaleaadan
@Nimcaaleaadan Жыл бұрын
Mashaa allaah ustaad allha kubarkeeyo
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 Жыл бұрын
Masha Allah allaha Ku xifdiyo shiekh xamza
@ayanhussein2772
@ayanhussein2772 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء
@cawilabdikadir9873
@cawilabdikadir9873 Жыл бұрын
Mahadsanid shiikh Hamse.
@samiryare5850
@samiryare5850 Жыл бұрын
Masha allah alle haku dhowro ustaad 💯
@ahmedabdi3345
@ahmedabdi3345 Жыл бұрын
Waa Dersi Muhiim ah Jazzaakallah khayr
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 9 ай бұрын
MANSHAALLAH
@mrmahameth8837
@mrmahameth8837 Жыл бұрын
Masha Allah
@user-tw5ej5cj3e
@user-tw5ej5cj3e Жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaalmariyo Waad na fahamsiisay waxaan xataa waalidkayagu nafahamsiin
@qadhib5stars558
@qadhib5stars558 Жыл бұрын
Shukran Ustaad Xamza
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Жыл бұрын
Masha allah shaekh xamze jazakallah wax badan ayan ka faiday
@xafsawarsame7470
@xafsawarsame7470 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@baarexashi1465
@baarexashi1465 Жыл бұрын
mahad anid ustaad hamza ❤❤❤🙏🙏🙏
@abdifatahali3012
@abdifatahali3012 11 ай бұрын
Jazakalaahu khayr
@ilyasmuse2100
@ilyasmuse2100 Жыл бұрын
Jazaka llaah bro
@abdishugri6930
@abdishugri6930 Жыл бұрын
allah khayr hakusiiyo runtii waxbadanbaan kaa bartay
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 Жыл бұрын
Masha allaah
@jabartiinadabshid2044
@jabartiinadabshid2044 4 ай бұрын
Ma.alh
@huzkovick4900
@huzkovick4900 Жыл бұрын
JAZAKAL MACALIN ILAHAY HAKU BARAKEEYO
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 Жыл бұрын
Ninka ku yidhi ciyaalkayga ayaan ku baraa dhaqaalaha guriga dhexdiisa wuxu aqriyay Buuga la yidhaa فكرة في تربية الأبنا70
@abdiwaliahmed249
@abdiwaliahmed249 Жыл бұрын
Waad mahadsantahy
@user-mc1oc1jg7k
@user-mc1oc1jg7k 10 ай бұрын
Mashallh
@dhaqankadiintaislaamka4935
@dhaqankadiintaislaamka4935 Жыл бұрын
Muuqaalo cusub maheyno beryahaan sh
@xogsidemedia1345
@xogsidemedia1345 Жыл бұрын
الله يحفظك
@somalitech12
@somalitech12 Жыл бұрын
jazakallah
@bubakarboore
@bubakarboore Жыл бұрын
Maashaa allah
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
❤❤❤
@MubarikCabdi-fg6wn
@MubarikCabdi-fg6wn 4 ай бұрын
Marshall
@cqaadiralshaami7284
@cqaadiralshaami7284 Жыл бұрын
Wax badan oo nolosha ku saabsan buu nafahamsiiyy ustaadka ilahay haka abaal mariyo
@munirmouse1323
@munirmouse1323 Жыл бұрын
Dad waxa ugu khayrbadan ku wooda an faca ku wa kale
@safiayusuf9431
@safiayusuf9431 3 ай бұрын
9
@umusahra2521
@umusahra2521 Жыл бұрын
Waa dhiri galin ficaan barmaamijkagu lkn vedio ga soo yara gaabi Time is money sheekh 😊
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Жыл бұрын
Kkk sbyo wa la dagsada video ga dhardher aya faido ku jirn
@omarsquare9248
@omarsquare9248 Жыл бұрын
بارك الله فيك و أفصح الله لسانك
@farhan_taffo
@farhan_taffo Жыл бұрын
Macalin qiimo badan wxbadan banu kaa fa idnay
@ayanomar3335
@ayanomar3335 Жыл бұрын
Kani waa sheikh ilbaxa ilaahaw noociisa badi umadu ha horumartee
@abdiqaniabukarmohamuud3324
@abdiqaniabukarmohamuud3324 Жыл бұрын
lambarka 2aad ayaan kujiraa mushaar ayaan qataa bisha marka ay dhamaatana way iga go'daa
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
UStand courses dhaqaalaha ah ma bixisaa adi?
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 6 ай бұрын
Saxaabadii taaji-riinta ahaa>>>> 1:Abuu_bakaru sidiiq 2:Cabdiraxmaan binu ceyf 3:Cusmaan binu cafaan 4:Dalxatu binu cubey_dillah 5:Subeyr binu cawaan 6:Sacad binu waqaas FG: Tababare Nabi Muhammed N.N.K.H
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 4 ай бұрын
Waana intii ugu fadliga badneyd saxaabadii Suubanaha.
@cawkecabdiqaadir2030
@cawkecabdiqaadir2030 Жыл бұрын
Waxbadan baan ka faa iiday allaha kaa abaalmariyo
@mohamedhanuuniye8859
@mohamedhanuuniye8859 Ай бұрын
Bur Cawsa oo biyo ku agyaal baadi goobyoo biciidkuba waa. Waa horaa cajiib ah 22:03
@maftuuxxmaxamed3588
@maftuuxxmaxamed3588 Жыл бұрын
Boqol mashruuc iyo mashruuc
@maftuuxxmaxamed3588
@maftuuxxmaxamed3588 Жыл бұрын
Xaga laga helaya
@Caduur27
@Caduur27 Жыл бұрын
Runti razeen waad nala socda sii wad
@abdihaitham8513
@abdihaitham8513 4 ай бұрын
wadada waa iibsaday 😂😂😂
@ibcohargeisa7478
@ibcohargeisa7478 Жыл бұрын
Talo ku anfacaysa: Hakatagin Salaadda intuu doono dambigaagu ha leekaadee...
@dhoolmaxamed
@dhoolmaxamed Жыл бұрын
Rt2q
@ahmedjelle2770
@ahmedjelle2770 2 ай бұрын
Asc walal Abuu Cubayda waxaad markii hore tiri waa saxaabigii ugu maalka badnaa, markii dambana waxaad tiri C/raxman Bin coof oo saxaabigii ugu maalka badnaa, hadaba Ustaadka xurmada lahow teebaa sax ah?
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
Faqiir hadaad aragto wuxuu fuliyey xeerarkii alle dhulka dhigay adduunka halka taajirkuna sidoo kle
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء
Gorfaynta Buugga || The Richest Man In Babylon || U.Hamse Habiib
53:56
Razeen Training Center
Рет қаралды 38 М.
manta iyo dhaqalaha
20:40
Fadumo qalbi wanag 21
Рет қаралды 1,8 М.
Sidee Qorshe loo Diyaariyaa? || Ustaad Hamse Habiib
42:40
Razeen Training Center
Рет қаралды 31 М.
Ganacsiga (sh mustafe haji ismacil)
55:42
udar daarma dumarka kheyrka
Рет қаралды 3,1 М.
Kalmadii Sheekh Xamse Xabiib ee tababarka macalimiinta
47:31
DAACI TV
Рет қаралды 2,7 М.
islaamka iyo siduu umaareyay dhaqaalaha
25:04
ustaad mustafe mohamed
Рет қаралды 343
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha | Xalqadii 1aad
35:13
Raad-san Talks
Рет қаралды 11 М.
Horumarinta Nafta || U. Abuu Cubayda
29:00
Razeen Training Center
Рет қаралды 19 М.
QISOOYIN CAAJIB AH MUXAADARO QALBI TAABASHA AH  2024
33:23
Macroof Media
Рет қаралды 2,2 М.
SIDEED DAYNTA LA ISAGA BIXIYAA ? | Dabinka Daynta | U.Hamse Haiib
34:53
Razeen Training Center
Рет қаралды 49 М.
Faqiir yaa La Yidhaah? || Ustaad Hamse Habiib
36:56
Razeen Training Center
Рет қаралды 18 М.
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Hamda Home Decor
Рет қаралды 50 М.