ISLII O ARIN NAXDIN LEH LAGU ARKAY AR SOMALIYEEY ISKA JIRA😱

  Рет қаралды 56,695

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Ай бұрын

Пікірлер: 107
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 Ай бұрын
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/yfrkhn
@user-zv2lw8dg5n
@user-zv2lw8dg5n Ай бұрын
Abdullahi aabe somaliyeed damqasho leh thanks
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE Ай бұрын
Walal mahadsanid runti wa maskax cusub o halis ah
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
Meelwaliba waa ku ceebaysanahay Ilaahoow Somali badbaadi.
@khalid5318
@khalid5318 Ай бұрын
ilaahayow umadeena somaliya ha badbaadiyo meel walbo ay dunida ka joogaaan
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r Ай бұрын
WARIYE CABDULAAHI YOUR ARE THE BEST WARIYE
@bintuwebi2169
@bintuwebi2169 Ай бұрын
Wa ruun wallahy wilkeyga yar baa sidhaa aaaah alxm lakn anigu wan qafula furaahana aniga meel kuqariya
@Cabdulaahi875
@Cabdulaahi875 Ай бұрын
Alaahu akbar alaah is one
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Allaahu akbar illoiw ugargar somalia melksta aykusuganyihin yrabbii
@user-iv4pf4fe6c
@user-iv4pf4fe6c Ай бұрын
Walaahi waa sax caruurta waxaadba moodaa qofkii ay sugayeen in uu imaaday sida ay albaabka ugu ordayaan
@wadaayful
@wadaayful Ай бұрын
☘اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما" كثيرا"🌱
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s Ай бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@SamanNuur
@SamanNuur Ай бұрын
Islii waxaan wax ka waweynaa ka socda meshaas waa jamacad
@waziir_bakaaro
@waziir_bakaaro Ай бұрын
📸 Camera man yaka ah. Filimkan ma fahmine😮😅
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 Ай бұрын
Qofka guriga dagan oo gudaha kujiro aya dubay si uu ulawadago bulshada sas aya ubadinaya
@faysalfaysal7122
@faysalfaysal7122 Ай бұрын
Dagaalka mujaahidiinta falastiin ay yuhuuda kula jiraan maxaad u joojisay ama isaga daysay wararkooda ?
@SamanNuur
@SamanNuur Ай бұрын
Niyahoow reer nirobi waa xasidiin masakiinta oma naxaan waa laga goynayaa ayagana ilahay waa caadil
@duale9813
@duale9813 Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@HassanHassan-sm1vy
@HassanHassan-sm1vy Ай бұрын
You're good teacher
@user-lu4rw7nj9g
@user-lu4rw7nj9g Ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
SHEEKH ABDULLAHI JAZA KALLA WA JAZAA KHAYREN AMEEN
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
Maxay ka dooneen Kenya?
@Cabdulaahi875
@Cabdulaahi875 Ай бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam
@CabdiReermagaal-gu1nc
@CabdiReermagaal-gu1nc Ай бұрын
Waa run soomaaliyay
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
Yaaka duubay gacan somali buuba leeyahaye
@nastedave9842
@nastedave9842 Ай бұрын
Inay macquul tahay in sidaa loo furi karo albaabka aa muhiim waana baraarujin loo baahnaa. Nothing else matters
@rahaabdullahi9796
@rahaabdullahi9796 Ай бұрын
Subxanalah cabsi Allah kaqaabo daad kaaga daagaaan😢
@shukrimohamed-hd5lx
@shukrimohamed-hd5lx Ай бұрын
Wllayal Nairobi dhan ama kenya albabkoda maxa noocan ka wada dhigey waan yaabe albaab caadi ah furo dibada loogu xirto ma lahan miyaa plz igu caawi hada rer keyna thy waan usoo guuri raba wlhi lkn waan cabsadey bo
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Ай бұрын
Wll nairobi maa wada aha sidan lkn waxa u badan guryaha qadiimka ee isli ku yaala.
@user-sl5jd3rx3g
@user-sl5jd3rx3g Ай бұрын
Jazaka Alahu khreer
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@user-wh9wl7tw7q
@user-wh9wl7tw7q Ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Ай бұрын
Qataarka hoose quful haloo sameeyo walalayaal.🔐
@nastedave9842
@nastedave9842 Ай бұрын
Haa wlh. Ileen qufulka kore waa la jebin karaaye
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
صلي الله عليه و سلم ❤️❤️❤️
@khalid5318
@khalid5318 Ай бұрын
Parkland high Ayaan daganaay last year ilbaab Noocaan ah Waligeey Maba arkin
@user-hq6mm3ev6x
@user-hq6mm3ev6x Ай бұрын
khayr allaha kusiiyo
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Scw scw scw scw
@joker_lyrics
@joker_lyrics Ай бұрын
لا إله إلا الله وحده لا شريك له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Ай бұрын
Edaday aya guriga iyado kamaqan caruurti Niin kuso qaracay wuxu ku yidhi Reer ayan rabay waan soo khaldamay Caruuti wuxu ku sameyay moye gurigi bu u dhafay alabu xaday
@user-nk7rx1qo1t
@user-nk7rx1qo1t Ай бұрын
Asc aboowe waxana jooga sacudig caruutena caladuulabeyafaraya ayago dhiihina miin anaa yaweye
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
abaayao m am abowee waa qalad lasiima guuli miniii
@amnaali8642
@amnaali8642 Ай бұрын
WAR SOMALIYEY BANGAD AF BADAN GACANTA UGA JARA CIDU DONO HA AHADE TUUG WAQTI DANBE SOCDABA KII AAD GARANEYSAANA WA INU SO GARGARAACAA ALBAABKA
@aarmi7736
@aarmi7736 Ай бұрын
Jizakallah 🤲🏼
@ayanabdullahi4921
@ayanabdullahi4921 Ай бұрын
War beentaa iska daa maha isil suballah
@z-1il
@z-1il Ай бұрын
Very true
@user-mq2oj6el8q
@user-mq2oj6el8q Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Ай бұрын
Scw Scw Scw
@aminoaden6671
@aminoaden6671 Ай бұрын
Wcs wllkey
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Ай бұрын
متشكر اخي الغالي
@taqwaabdalla444
@taqwaabdalla444 Ай бұрын
Subxaana allaah 😱😱😱
@HassanHassan-sm1vy
@HassanHassan-sm1vy Ай бұрын
Maalaa yacni
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Ай бұрын
Ninba tisaa heysatee Somaliyana Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalad Ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@user-cd8yc7mg2s
@user-cd8yc7mg2s Ай бұрын
Sca scw scw
@aliosman8874
@aliosman8874 Ай бұрын
Wcs brother
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Waa yaabeeh sidaan
@aliosman8874
@aliosman8874 Ай бұрын
Alhamdulillah SCW SCW SCW
@user-fq5ip4kp4f
@user-fq5ip4kp4f 21 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@ZAhmed-jn2yq
@ZAhmed-jn2yq Ай бұрын
😮😢
@bellahaji9884
@bellahaji9884 Ай бұрын
ilahe hanaka baddadiyo wa runta tas Àniga xita hawen here Ayaa iso Gali tug
@faadumomaxamedbarqash1280
@faadumomaxamedbarqash1280 Ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 Ай бұрын
Wad hadal badatey 4 minutes aya nagu flayd
@duale9813
@duale9813 Ай бұрын
Alaahuma sala calaa muxamadi wacalaa aali muxamadi kamaa saleeyta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidu majiid alaahuma baarak calaa muxamadi wacalaa aali muxamadi kamaa baarakta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidu majiid
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Bisinka maxaayeye waxaan
@highigheted8137
@highigheted8137 Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله
@eddumahir1368
@eddumahir1368 Ай бұрын
Hada maxa noshegtay😂
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Gacanta in seef loga gooyay ayay ahayd
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Wcs wrb
@user-lu4rw7nj9g
@user-lu4rw7nj9g Ай бұрын
Waarutsi wlhi wllo
@FowziaNur
@FowziaNur Ай бұрын
Dadka beenta ka daa oo ilaahay uga cabso waayo waa mooqaal la duubayo
@kingYareboys
@kingYareboys Ай бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@cashaaqli2584
@cashaaqli2584 Ай бұрын
Caruurtu waxad moodaa in in albaabada loodiry Takale waxan dhananaa waa ayo qofkiina wuu dhahayaa waa aniga marsaan dagdag ufuraya Waa aniga ma aqoonsibuu noqonkaraaa kkkkk
@user-tv7ym3vd6x
@user-tv7ym3vd6x Ай бұрын
Wlhi tu yaron andhalay washmeen ban ubixiyay
@saxafiabdirizakahmed7588
@saxafiabdirizakahmed7588 Ай бұрын
Dadka dhahaya waa filim waxba maynan hubsanin ninka tuuga ah markuu soo furay ayaa la qabtay asagoo gacanta lagu haayo ayaa lagu qasbay Inuu Dib u sameeyo ficilkii oo waana laga dubayey usoo fur sidii aad usoo furtay ilaan waa nin gacan ku jiree dad yahoow wax hubsada dadka haa hosasininee aduunka dhana ku cebesanahay african tii aan u liibaxeen jirnay ayaa maanta nagu taag taagsanayaan meel kasta ku hayaan Somalida waa dadka aduunka ugu faqiirsan meel kasta tusalaha ugu liita ayaa naloo soo qataa
@sagalii1
@sagalii1 Ай бұрын
Caruurta qalad kuma leh waalidkaa lagarabaa iney baraan ubadka una sheegan qataraha ka imaankaro Ubadkeyga waan barey anigoo yurub kunool salad ama suliga hadan ku jiro naftu hadey kaadheceyso kama furayan😂😂😂
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 Ай бұрын
Toban jeer ayan arkay rag iyo dumarba oo albabka so qaracayo ama iska so galaba Allah ayaan ka magan galnay madowna ma aheyn dadka aan arkay dhamantod soomaali ayey ahayen
@user-tk8bo7mz9z
@user-tk8bo7mz9z Ай бұрын
Subxaana llaah nayrobi balata kaso baxday
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg Ай бұрын
Soomaalida islii feejig naada.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Birta jiirka haloo dhigo
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
Waxaas marunbaa ma sheegi karo
@user-ex7pl7wz1g
@user-ex7pl7wz1g Ай бұрын
Waxaa inoogu wacan goorxun socodka Ku badan soomalida
@warish9081
@warish9081 Ай бұрын
Albaabka hadii la qufulo oo uu dab kaco soo halis maaha inta furaha lagu furayaaba dabku ku soo gaarayaa waxaase cabsi cabsiya albaabadaan jeelka u eg subxaana allaah iridaha somaliya cabsidaan kama jirto
@SuadoAbdi-sy1to
@SuadoAbdi-sy1to Ай бұрын
Gacanta mey kajaran😂
@mohamedalit168
@mohamedalit168 Ай бұрын
Waxba sheegi maysid orod😂shaqo tag qof walba caqligaga leeyahay
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh ❤
@AshabarekhSomalia12-po6be
@AshabarekhSomalia12-po6be Ай бұрын
Mukalasha was yabanthay
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Laguma noolaan karo
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Ай бұрын
Hadeyba sitaba barayan dadkan biri laga yabe waxan in ow damac kagalo
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
Taa waxaa kadaran inta cishaha kahor intay guriga soogalaan bay luuqyada isku qarinaayaan kadib marka laseexdo bay maamulanayaan kadibna iska baxayaan
@umusumayawabare3697
@umusumayawabare3697 Ай бұрын
Mina tawar tugan cal caliska ku ma arag allow naga qabo
@abdifitah-wu3xj
@abdifitah-wu3xj Ай бұрын
S C W❤❤
@abdisalamdahir7059
@abdisalamdahir7059 Ай бұрын
S.c.w
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f Ай бұрын
Yaa kuu diray unada
@khadadhash
@khadadhash Ай бұрын
Tuugadu 1000 nooc oo kala duwan ayey dhacdaa ee ma waxaan tuuganimo ahayn ayaad intan oo dhan u xiiqsantahay
@user-pw2ho7lu2t
@user-pw2ho7lu2t Ай бұрын
Yadibaya
@user-so3ls5gf4u
@user-so3ls5gf4u Ай бұрын
Kamarada ma adiga ayaa kaduubaya
@HassanHassan-sm1vy
@HassanHassan-sm1vy Ай бұрын
You talk too much
@umnalka7740
@umnalka7740 Ай бұрын
Maxaa noo sheegeysaa hada guriga qofbaa joogo fiiri qofka mukulaaasha lugta ku dhufanaayo sheekadaada ma fahmin qofka joogo mucuu utaagan yahay meesha oo uu ufiirsani hayaa ilaa tuuga kasoo galayo yaab fasiraadeeda adiga ayaa lagaaga fadhiyaa
@HassanHassan-sm1vy
@HassanHassan-sm1vy Ай бұрын
You're mad man
@zaynabisaq4765
@zaynabisaq4765 Ай бұрын
S A W ❤S A W ❤S A W ❤S A W ❤S A W ❤S A W ❤S A W ❤S A W ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 Ай бұрын
been ku xoog badnidaa
@MarshalHollande
@MarshalHollande Ай бұрын
jaahilkan wa ku qoala muqaal ben abur ah u sameeyay bu noga dhigaya tuug kalab beenlow ah adaa tuug ah wallahi
@mamaruney4373
@mamaruney4373 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@duale9813
@duale9813 Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
Ujaali muslim maa tahay mise gaal
16:23
hirka boy official
Рет қаралды 75 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 10 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 6 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 27 МЛН
Short film Somali xaaji kibrih
20:10
Reer Iskawal
Рет қаралды 79 М.
BAARITAAN DHEER KADIB UGU DANBAYNTII WAA LASOO XAQIIJIYAY
16:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 102 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 204 М.
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 8 МЛН
ПОДВОДНЫЙ ГЕЙМИНГ #shorts
0:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,8 МЛН
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Ma1x1
Рет қаралды 1,9 МЛН
I meet Mr.Beast
0:15
ARGEN
Рет қаралды 26 МЛН