No video

ISMAACIIL AARKA FT WARDA HAPPY Official Video 2022

  Рет қаралды 8,105,260

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

#Ismaaciilaarka #Wardahappy #hawraar
Ereyada Hamse duale
Laxanka khaalid Kaamil
Music maftuux cadceed
Vocal recording Digriyow Abdi
Special thanks
Mustaf ajafa
Summer coffee
Copyright hawraar music

Пікірлер: 752
@mutazmalpoh9192
@mutazmalpoh9192 2 жыл бұрын
Ilahyban kugu dharshe love iisaar
@qamarqali577
@qamarqali577 2 жыл бұрын
❤❤
@hodanguure2773
@hodanguure2773 2 жыл бұрын
💚💚💚💚💙
@ayaninastyle8834
@ayaninastyle8834 2 жыл бұрын
💕💕💕💕💕
@deqoomar3625
@deqoomar3625 Жыл бұрын
Arka❤❤❤❤❤
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Kuusaaray
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❣❤❤
@salmancade2140
@salmancade2140 2 жыл бұрын
Ochb#№3.
@abdojama8217
@abdojama8217 Жыл бұрын
No
@guleidsalmanjr8703
@guleidsalmanjr8703 Жыл бұрын
❤❤❤
@user-wx4fk3sw8r
@user-wx4fk3sw8r 10 ай бұрын
@@salmancade2140 89lp
@Hanimohamettali
@Hanimohamettali 6 ай бұрын
❤❤​@@guleidsalmanjr8703
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 2 жыл бұрын
Laxanka legendkii weynaa Ee khaalid kaamil🔥🛑✅ Ismacil aarka ft warda happy 🙏wx kale
@abdullahiahmed9222
@abdullahiahmed9222 2 жыл бұрын
Woooow, heestan cadi ma ahaan, aad ba u mahadsan tihin lawada fananba ❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@anisodahir7015
@anisodahir7015 10 ай бұрын
1 Sano ayaan wada socnaa 😭❤️ waligeyna ma arkin aduunkan isku jclnahy❤😢 Alow isku keen daa😍🤴🏽🥺❤️👑 oo calaf isku keen dar🤲🥺🤍🤎
@user-fn4vw1pe7f
@user-fn4vw1pe7f 8 ай бұрын
😂😢
@m-deeq6043
@m-deeq6043 5 ай бұрын
Jaceylka noocaas ah ma aqaan magaciisa,lkn intrest ayuu u badan yahay,bug ayuuna ku dhamaadaa,but good lucky anyway
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 3 күн бұрын
@@m-deeq6043qofka marba intaad isku ragtanbad isa sii fahntan isla sii qabsatan so ka raga ron
@sakarie3554
@sakarie3554 2 жыл бұрын
Maftuux cadceed Khaalid kaamil aarka & happy Aydarus ismail abdi😍🔥🙌
@radwancllaahi9773
@radwancllaahi9773 2 жыл бұрын
laxanka aya herzare ah
@sakarie3554
@sakarie3554 2 жыл бұрын
@@radwancllaahi9773 khaalid kaamil ayaa saaray
@farhijadahir6650
@farhijadahir6650 2 жыл бұрын
Masha allah Warda happy qurux dii oo qoof aah waliba cood macan 😘😍🥰🥰
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Jaceyl waxba kama jiraan 💔 mantaba naag kalu arosayaa 😭😭😭 ya Rabi 🤲🤲 qalbiga ii qaboji igana reeb
@cabdiqadirmayowbariire4736
@cabdiqadirmayowbariire4736 Жыл бұрын
😭😭😭😭💔
@zaxarlaabdirahman5067
@zaxarlaabdirahman5067 Жыл бұрын
Maxaa la ooyaysaan marka horeba inaad jacayl iyo huuhaa runaysataan saw qalad ma ahayn hhhhhhhh
@nasteehoyusuf9122
@nasteehoyusuf9122 Жыл бұрын
​@@zaxarlaabdirahman5067 saas ha dhahin
@noloshafudud4577
@noloshafudud4577 4 ай бұрын
@@zaxarlaabdirahman5067 wah inaad qofka aad nolosha la wadaageyso ood caruur u dhaleysa so maha. Haduu naag kale arooso soo xanuun maha. Adna halkaa fadhi lagu leeyaahy. Damir xumada nin somali.
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 2 жыл бұрын
"Bur iyo sida cuudka maaha Bakhaaradu ay gadaane Qof kaad jeceshaa ku beera Qalbigu farxaduu u baahdo" ~Xamse Axmed Ducaale
@farhiyomohamed6253
@farhiyomohamed6253 2 жыл бұрын
aad iyo aad
@maandeeqofficial4989
@maandeeqofficial4989 2 жыл бұрын
Weedhiyo hadalkaa ku baaqdo bishimaha ereykaa ka sheekto intoo boog ii dhayaayo ganiinku ma bi i karaayo ganiinku ma bi i karaayo
@cabsicabsicabsicabsi1779
@cabsicabsicabsicabsi1779 2 жыл бұрын
Intasa murug murug iyo Cabsi Cabsi iskugu jirta
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 2 жыл бұрын
Wala yaabay two big legends Aarka and warda Hees lawada sugaye Another level ✊❣ iyo muuqalkii xamar cadey
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 2 жыл бұрын
Omg Erayada laxanka codka labada fanan Camera mesha lagu dubay muqdisho cadey intaba caadi mahan wlhi 🥺❤️
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 2 жыл бұрын
Warda habi waxaan ku xasuustaa dadkaa kahinaasa habkaan u dhaqmayno ❤ 😍 💖 ❣
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 2 жыл бұрын
Maftuux salute kaape 🔥 Aarka sidii caadada ahayd 💯🔥 Khaalid kaamil 💯+ absolutely Hobal 💥 Warda happy m.a🌹💯🔥😍
@DuniyoyuusufIbraahim
@DuniyoyuusufIbraahim Ай бұрын
Zsa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤😂😂🎉😢😢
@DuniyoyuusufIbraahim
@DuniyoyuusufIbraahim Ай бұрын
ChjlllljjhhgvfdzzzAZ🦤🦤🦤🦤🦤🦤🦤🦤
@DuniyoyuusufIbraahim
@DuniyoyuusufIbraahim Ай бұрын
Fvgk6k77k77k7k7k778666n6nn66n6n6m77iggggggggghhhhhhjjhhuuuuuu😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@anuushmohamud4689
@anuushmohamud4689 2 жыл бұрын
Xirirkena 6bilod buu maraya lkn sanad io bar marka garnaa isla dhageysan donaa inago marwo iyo ninked ah insha allh ❤️🤴😂💍🔗🙈
@akiibakiib4896
@akiibakiib4896 2 жыл бұрын
ILA Soo Socodsiiya Dee si aan Congratulations 👏🎉👏💯 Idiin Soo Dhoho ...
@caderashid9188
@caderashid9188 2 жыл бұрын
Wan sugeyna insha allah wlshy adiga wiilka somaliyed farxad kunolada
@mudezabdullahi2018
@mudezabdullahi2018 2 жыл бұрын
I.n
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
MashaLaah
@shankaroon9512
@shankaroon9512 2 жыл бұрын
Aniga wxn bartay 13/3/2016. Wxnan isgursanay 6/2/2022. 7 sano ayan xirir lahayn mantana wa ninkayga innadana wan isku samirnay midba mida kle heestana wxn ku jecladay wa dhirigalin adigana kii gulaystana kugu ducaynaya
@bbenacnac
@bbenacnac 2 жыл бұрын
Hawraar music & Y3A another level video 🔥❤️ Aarka fanka iyo warda happy hees lawada sugaye 🥰🤍
@zakariyenur1786
@zakariyenur1786 2 жыл бұрын
P0
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 2 жыл бұрын
Qof Walba hees waa dhageysan karaa lkn qof Walba ma heesi Karo,,, this is more than a talent 🥰
@mahatsalat8348
@mahatsalat8348 2 жыл бұрын
This is nothing bro listen the old version that's when you realise what song is leave this toxics of looking family pill's 🤞
@hamdihiis7503
@hamdihiis7503 2 жыл бұрын
Weeeweee aarka codka guuxa wala yabay ina adeer cod laguma garee illahay haku daayo il iyo cawri la'aw in adeer 🥰🥰💯❤❤💯❤👌👍💕💞❤💯❤❤
@ibraahimxagar456
@ibraahimxagar456 2 жыл бұрын
Heestani waa caajiib waa iskugu tahey asxaabtayda qaar ka mida xamse axmed ducaale + Khaalid kaamil + maftuux iyo Caydaruus (Howraar Team ). Dhamaantiin ba saaxiibayaal si wayn ayaan idiin salaamayaa ! .
@user-md8jt4pv2e
@user-md8jt4pv2e 2 жыл бұрын
Abwaanka baan rabaa niow hees baan ka doonaya waa abwan qaan gaadhe
@ahmednasir844
@ahmednasir844 2 жыл бұрын
Abwaan adiga xilimaanu ku sugnaa
@geelleyusuf215
@geelleyusuf215 2 жыл бұрын
U❤❤
@mustafalihasanroble1136
@mustafalihasanroble1136 2 жыл бұрын
ismail Aarka waa legend keep going brother and xalanda caadi ahan , sciid muse qalin , wllo gacanta ku qabo , waa fanan da yar lkin heesahiisa cosub laxanka waliba cod weyn hala taagero thanks all
@najiibbashiir7192
@najiibbashiir7192 2 жыл бұрын
Woow Axsan Hees Akhyarta dawato 2022/2023 like Haiga ilawina#
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Legend Aarka !!!!!!!!! Qurux iyo sweet voice Only hablaha reer somaliland!!!!!
@farhiyojamaashini319
@farhiyojamaashini319 2 жыл бұрын
Iisodir immediately iik poll oor
@abdiosmandikoora713
@abdiosmandikoora713 2 жыл бұрын
Wiil abgaal io inanti Duriyadda🙆👌
@user-sv2iu9jq9j
@user-sv2iu9jq9j 3 ай бұрын
Wtyffh
@gulledsimba8643
@gulledsimba8643 2 жыл бұрын
Best song 🎵 Laxanka 100/% Eryada 100/% Music 🎶100/% Isteyl 100/% Go head sis and pro
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
The best camera hawaar music prodction gacmo dahab 🎬📸🎹🔥 hit song amazing music man maftuux caddced 🔥🎹🎺🎻🎤💯💯
@Ayub_252
@Ayub_252 2 жыл бұрын
Y3A ayaa duube heesta
@samiyaaragsan9618
@samiyaaragsan9618 2 жыл бұрын
Quruxdii oo qof ah warda happi keep going
@amiirbashir8781
@amiirbashir8781 2 жыл бұрын
HABEENKII AAN BLOWNEY Dharaartii aynu biyeynay Billaa sanadkii udheere Bshaaro ayaan kuleeyay
@naciimanuura-qo1ie
@naciimanuura-qo1ie Жыл бұрын
After treer month matantaan Dib udhagaystay Halkay kudanbeeyeen lamanahii heeskan kucabiriyay dareenkooda 🥰
@cawilkoyla
@cawilkoyla 2 жыл бұрын
aaarki aduuunyaale waxba ka dhacay warda waad nawasheen 💯🎤❤🙏
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe 2 жыл бұрын
Aarka Fanka Ismaaciil aarka.♥️
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
WoW Two Lagends Aarka And Warda Happy❤🥰 Voice=💯 Music=💯 Lyrics=💯 Melody=💯 Vedio=💯 Edinting=💯 Hawraar📸🔥🤟
@caishabishar5299
@caishabishar5299 2 жыл бұрын
🥰❤😙😍🤩
@sadamazmar4242
@sadamazmar4242 2 жыл бұрын
Tfuu
@abdilahicismaan1269
@abdilahicismaan1269 2 жыл бұрын
@@caishabishar5299urogofogoung
@user-bi5jg8mq2u
@user-bi5jg8mq2u 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@yaasiinnuuryaaska2778
@yaasiinnuuryaaska2778 2 жыл бұрын
gabadhaan quruxdeeda said waa aniga waan layabay tix yaro hees ku amaano waa ubax xareed ka abuurmay ileys waye manka iftinshay waa udub ilaa xad ideqay arageda waan ashqaraaray from Uk
@jamalu-diinqaransuge5200
@jamalu-diinqaransuge5200 Ай бұрын
"Weedhiyo Hadalkaad ku baaqdo Bishimaha eraygaad ku sheegto Intuu boog ii dhayaayo Kaniinku ba ma bi in karaayo" ~Xamze Ahmed Duale~
@jamalu-diinqaransuge5200
@jamalu-diinqaransuge5200 Ай бұрын
Wixii balanee aan gaarnay Inaan qofna baal ka dhaafin Kal gacalkaa lagu bislaaye Bogayga halkaad ka joogto Bilaahi malayni maysid Bur iyo sida cuudka maaha Bakhaaradu ay gadaane Qofkaad jeceshahaa ku beera Qalbigu farxaduu ubaahdo Weedhiyo Hadalkaad ku baaqdo Bishimaha eraygaad ka sheegto Intuu boog ii dhayaayo Kaniinku ba ma bi in karaayo
@anisosaid8225
@anisosaid8225 2 жыл бұрын
another level weeye heestan 🥰🥰🥰 ramadaanta alle nabad hanagu gaarsiiyo🤲❤❤❤
@hamseshaacirent4400
@hamseshaacirent4400 2 жыл бұрын
Aarka fanka Soomaalida keep going sxb.
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
WOOW Another Level Music Maftuux cadceed🥳🔥🔥❤🎹🎹 Hawraar And Y3A📸🔥❤
@abdiqarbe1668
@abdiqarbe1668 2 жыл бұрын
😍😍😍🥰🥰🤩🤩
@nadiashirwac4561
@nadiashirwac4561 2 жыл бұрын
Wooow anothe level music MAFtuux cadceed❤🤎❤🤎❤🤎❤🧡🧡💛💚💚💜🤎
@qaasimkarama7568
@qaasimkarama7568 Жыл бұрын
ismacil aarka iyo warda nolada aduka ibaadan🤲♥️♥️♥️🤴
@mohamedabdi7743
@mohamedabdi7743 Жыл бұрын
❤❤❤
@zmzmcardp
@zmzmcardp Жыл бұрын
Weedhiyu hadalkaa ku baaqdo Bishimaha eraygaad ka sheegto Intuu boog ii dhayaayo Kaniinku ma bi'in karaayo ❤❤❤
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 2 жыл бұрын
Woow sodhacday heesti la sugayay another level two legends keep going
@user-jq6zz3yc7e
@user-jq6zz3yc7e 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lipaanibraahim5070
@lipaanibraahim5070 2 жыл бұрын
IsMaaciiL C laahi Cumarr Legend of The Legend inaadeerkayyy qaaLiya
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Ismael aarka Fankii Oo Ragg Ah
@aminkiboss8225
@aminkiboss8225 2 жыл бұрын
Nagtaa Qurux 💯 Codka 💯 Action 💯
@kowtharhajiabdihajiabdi7335
@kowtharhajiabdihajiabdi7335 2 жыл бұрын
Ismail sidi digriga Buu u jabinaya heesta kawrn Niyow hees shaqo komalihid rabigaga kacabso o nabiga amantisa kolabo
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Weedhiyo hadalkaad ku baaqdo Bishimaha eraygaad ka sheegto Intuu boog ii dhayaayo Kiniinku ma biin karaayo🤤🤤🤤🤤
@mahamedmawlid4322
@mahamedmawlid4322 Жыл бұрын
Bur iyo sida cuudka maaha Bakhaaradu ay gadaane Qofaa jeceshaa ku beera Qalbigu farxaduu u baahdo
@hideeyes8565
@hideeyes8565 2 жыл бұрын
Bur iyo sida cuudka maaha bakhaaradu ay gadaane qofkad jecesha kubeera qalpigu farxdu ubaahdo 🥺❤
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 жыл бұрын
Quruxi sida cuudka ma aha bakhaaradu ay gadaane
@npa_player
@npa_player 2 жыл бұрын
Bur iyo Sida cuudka Maaha Bakhaadardu ay gadaane Qofkaad jeceshaa ku beera Qalbigu faraxaduu u baaahdo
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 жыл бұрын
Warda qurux iyo cod ba alle wa siyey mashlh🥰
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
*King Of Sound Ismail Aarka📻❤️*
@cfataxgabose8980
@cfataxgabose8980 2 жыл бұрын
Yaa
@fatouhouss5990
@fatouhouss5990 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@FaadumoCapdi-v7o
@FaadumoCapdi-v7o 9 күн бұрын
Quruxudii oo qof Ah warda iyo Arka ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
@amiindaahir8133
@amiindaahir8133 Жыл бұрын
Heesta inta ay Warda qaadayso ayaa macaan. 🔥
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka boqorka codka raga 🦁
@run-raacmedia3755
@run-raacmedia3755 Жыл бұрын
Ismaciil Aarka Dhamaystiran Niicleyaalbaa Na Bartaye Fanaanka Codkiisu Waa Inuu Sidaa U Onkodaa Warda Qurux Dumar Oo Fanaanad Ah Guulaysta Wllyaal Taageero Waynbaan Idiin Ahay Xaqiiq
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 2 жыл бұрын
Another level weeyan tani hees iyo bar. Alfanaan Ismail Aarka.
@axmedhaykal3866
@axmedhaykal3866 2 жыл бұрын
Walaha Hestn markan arky jajar ban udonta sian udawado lejend arka wardo hppy wani wataa hory uscda wa love
@abasabdullahi6340
@abasabdullahi6340 2 жыл бұрын
Bilaa sanadkii udheere bisharo ayaan ku leeya.
@kolonmedi
@kolonmedi 2 жыл бұрын
Heestan cawa way igadhexbaxday San udhaygasanay ❤😘
@nooleaqlan218
@nooleaqlan218 2 жыл бұрын
Boqorad iyo Boqor is heley 👑👑💙💙👏🏽👏🏽
@idilrashiid228
@idilrashiid228 2 жыл бұрын
Ubaxan baxy ee is gadhy bila 4ti sano u dhere 🥰🤴🌹
@suuriyaanzeer4299
@suuriyaanzeer4299 2 жыл бұрын
Cajiib aarkow cajiiib 💥 👐
@abdihakiimmohameddhir-qeey245
@abdihakiimmohameddhir-qeey245 2 жыл бұрын
Hawraar in mogadishu🔥🔥🔥kalay iska arag........
@khalidmohamed3154
@khalidmohamed3154 2 жыл бұрын
Raag wawey ayaa iskugu taago Gaawka Siiyeey😎✌💚💭❤
@mahadabdullahi5475
@mahadabdullahi5475 2 жыл бұрын
ismaciil Aarka this is another level legend
@mohaagi4318
@mohaagi4318 2 жыл бұрын
War abgaalka iyo isaaqa we heeseena
@abdullahiahmed9222
@abdullahiahmed9222 2 жыл бұрын
Qabilka iska dhaaf sxb, heesta ma dhageysan la dahay ado qabil Shegin😂😂😂😂
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 2 жыл бұрын
Waaaw heeata maxaa jeedo iyo codka macaan ee lagu qaaday waxaa ka siidaran xiriirka ka dhaceeyo Kolka ay isla qaadayaan fanan buuxda codka wiilka caadi maha nin ragg cod koos uu leeyahay guuxayo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
War Aarka Iska eega 👏🏾
@daherman3727
@daherman3727 10 ай бұрын
We all love sharma boy
@bilandeeqa1928
@bilandeeqa1928 2 жыл бұрын
Wardaa happy iyo ismaciil arkaa wad ilowdeeen ee ayaar iga fadhiyaa wn idinka yaabee hayee kininku mabi inkarayo
@AhmedAli-hu4vb
@AhmedAli-hu4vb 2 жыл бұрын
Mashallah am a fan of this gorgeous girl warda happy 😊
@mustaferashiid51
@mustaferashiid51 Жыл бұрын
Hèesihii cumar adan is song 🎵 waxkale
@abdimoh
@abdimoh 6 ай бұрын
Qofkaad jeceshahaa ku beera Qalbigu farxaduu u baahdo❤
@cumarcalixasan5842
@cumarcalixasan5842 2 жыл бұрын
Laxanka Khaalid Kaamil Waxba lagama qaban karo🥰
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Another level hawrar media 🔥🔥🔥🔥🙌
@nimcoabdulahmed1773
@nimcoabdulahmed1773 2 жыл бұрын
🥰🥰❤️
@abdallahbashiir6758
@abdallahbashiir6758 2 жыл бұрын
Y3A ayaa dubay sis
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 6 ай бұрын
Fanaanka qudha ee reer xamarka bilay aarka noolow inadeer
@abdikani1118
@abdikani1118 2 жыл бұрын
Waaaaaaah waaaaaaah waaaaah boqortoyo 👑 My blooooood 💉 aarka codkaada muqdisho ku jooogta keep going wax lagaama qawan karo dhiiigoow ❤️❤️❤️❤️❤️ gawadhaan waa cod mcn tahay dagan Keep going ❤️ abaayo❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌another level ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mariamubarik3913
@mariamubarik3913 2 жыл бұрын
Warda habina hargeysa cod ku jogta kudar intada 😂😂😂😂👌👌👌
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 2 жыл бұрын
HEESTA WAXA MACANEEYEY WAA LAXAKII WLLKY KHAALID KAAMIL...MUSIC AABO CIYAAR MA GALAYO NIO CADCEED🎧🎧🎧🎵 USTAADKA....EREYADU WAA 100/ CAMARA & EDITE KUNA 100/
@maxamedgamaye7105
@maxamedgamaye7105 2 жыл бұрын
Wow axsan calaa hees hormar wacan1🤞💘
@hodaallehaldoor1179
@hodaallehaldoor1179 2 жыл бұрын
Heestaan 2009 ayaan ani iyo xaaskeyga iskugu heesi jirnay😍😍😍
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Halkay ku jirtay marka🤔
@moe895
@moe895 2 жыл бұрын
Ineey cusubtahaan i qabaye mise mid u yara eg bey ahayd 🤔
@hodanabdirashid1278
@hodanabdirashid1278 Жыл бұрын
Yaa qaadi jiray😂
@somalimusiclyricshd2825
@somalimusiclyricshd2825 2 жыл бұрын
One two one two🌟 Musiga : Maftuux Cadceed legend
@xamsemaxed6201
@xamsemaxed6201 2 жыл бұрын
Hawraar music 🎶 waad kumahadsantihiin muuqaalada qur xoomeed nasoo gaarsiinaysaan
@khaliddesigner
@khaliddesigner Жыл бұрын
the one and only ismail aarka
@DAACADLYRICS78
@DAACADLYRICS78 Жыл бұрын
Tuug😁
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 2 жыл бұрын
Legend Aarka Cod libaaxle ❣️❣️
@mohamedabdinasirali5171
@mohamedabdinasirali5171 2 жыл бұрын
Super howraar samadaa mareesa heesta Top level
@xuunbo
@xuunbo Жыл бұрын
she has unique voice, beautiful too.
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 2 жыл бұрын
Intuu boog iidhaaayoyo kiniinku mabiinkaraayo😢❤
@mjcomedy6516
@mjcomedy6516 Жыл бұрын
Ismail arkaa king of kings❤️❤️
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 Жыл бұрын
Jah
@deeqadeeqa-bb1gn
@deeqadeeqa-bb1gn 2 жыл бұрын
Maansha.allah.warda.and.ismaaciil.keeb.going
@ahmedabdiaziz
@ahmedabdiaziz 11 ай бұрын
Adun yada dhamanted nabsibaa dhantalmoo wani ga dhaqaqe kali waxan daremaaa adunkan dhanmantii adigaaa ku dooqooo mcn kuma dhantale adigan ku deqaaa waxan ahay naftadooo inta anku nolan mcn weyo wedhoo ani gaa dhaxaye waxan ku gu dhahayaaaa inta an ku nolan mcn weyo wedho adigaaa ku dhate waxan naftadooo adan kugu dhahayaaa
@fahiimamubarig39
@fahiimamubarig39 2 жыл бұрын
Wxn hees wllhi way dhaftay 🥺♥️💊
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 2 жыл бұрын
Aarka ani waan wataa waa magac run ah
@hodanasma7692
@hodanasma7692 2 жыл бұрын
Mnsha allh waad iskuso bahysaan wlhi eee is gursada
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel 2 жыл бұрын
Legend Ismail aaarka. And Warda happey Khalid kaamil 🔥🔥🔥🔥💯💯💯💯eshcalaa hes
@NuuradiinMaxamad-lv3tp
@NuuradiinMaxamad-lv3tp 10 ай бұрын
Aarka ninween wan kuwata barada
@jamaabdulahi318
@jamaabdulahi318 2 жыл бұрын
Burka iyo sida cuudka ma.ah baqaradu ay gadane 2022 basra company from balcad
@ahmedwaasuge7525
@ahmedwaasuge7525 2 жыл бұрын
2legend ban is Ku arkay heestan 😍😍🥀
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 2 жыл бұрын
Why is no one talking about the guy who record this beautiful video
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 2 жыл бұрын
He really did it well👍
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 2 жыл бұрын
Indeed Y3A films need the recognition 💯👏
@skyshooter4009
@skyshooter4009 2 жыл бұрын
You are talking about it. And, nothing special about this video.
@zakiofficial9130
@zakiofficial9130 2 жыл бұрын
@@amoolaomar4231 in
@ayannadugsiye
@ayannadugsiye 9 ай бұрын
​❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedSomali337
@MohamedSomali337 4 ай бұрын
Inta iga dambeyso Inta aanan dhiman bishaaro ayan idin leeyahay jaceyku wlhi waa wax jiro🙋🏿‍♂️
@ahmedguled9877
@ahmedguled9877 2 жыл бұрын
The one and only legend best faaan ismaail Arka ✅💪
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
An other level Pest voice Sweat laxan Hit music 😍😍😍😍❤
@xanankarar5140
@xanankarar5140 Жыл бұрын
Khdmot3
@user-fs4gt8qb9v
@user-fs4gt8qb9v 4 ай бұрын
Qofkaad jececeshaa kupeera qalpiga farxadu upaahdo❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mohedothmanofficial7665
@mohedothmanofficial7665 2 жыл бұрын
The incredible music 🎶 amount maftouh Adaed inthe building🙏💯❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa hees iyo bar Dareen cajiib ah ayay xambaaraan tahay heestan miisaanka culus ❤❤❤❤
ISMACIL AARKA ASALI OFFICIAL VIDEO 2022
5:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 46 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 29 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 16 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 362 М.
Surat Al Khaf Maher Al Muaiqly | سورة الكهف الشيخ ماهر المعيقلي
47:15
Al Sheikh Maher Bin Hamad Al Muaiqly | الشيخ ماهر بن حمد المعيقلي
Рет қаралды 2 МЛН
KHAALID KAAMIL FT WARDA HAPPY IGA DHAWR CIDLADA 2022
3:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
ROODA KAYF FT MUSTAFE KANTE  FIYOORE CAASHAQ  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 5 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,5 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2,9 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 46 МЛН