ISMAACIIL AARKA | IGU CUSLAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 290,096

Y3A FILMS

Y3A FILMS

Күн бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/...
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretra...
Fly Cheap
www.isavetrave...
Download App:
play.google.co...

Пікірлер: 267
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
❤🥷☠🔫⚔:wAx kastoo taaba gala casiis baa taaba galiye saliga iyo saladda nabiga badsha hdl weyn🥺🥰🥰Aawe dadka jeclaa nabiga 🥺🥰
@nageeyaali609
@nageeyaali609 Жыл бұрын
Dad badan barashadoodu qooqamo Iyo xanun ka bdan jacyilka aad u qaaday ayay kugu reebaan,💔😭 Dad bdana ma dareensana cidlayinta bilaa ogaysiiska ee aad cidlayso qof aad ogtahay inu in uun ku jecelahay , in ay ugaysan karto xanuun iyo suaal iswaydin aad jawabtii adu la maqantahay, 🥺 Kaliyana jawaab looga dhigi karo calaacal iyo is ciil kaambi aan dhaamad lahayin 💔 Heestan sidaa u fahmay ❤️fv song 🎧 🎶 🎵
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Sidee bini aadan futo ku xaara ah isugu haleynee, bini aadan iyo eeyga eeygaa isku haleen galo. Shaqeeyso is mashquuli
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
🕒
@naseemabdirahman662
@naseemabdirahman662 Жыл бұрын
Waaa runtaaa wlhii wll 11 sano ayaan suaalo iswaydiinayaa aanan jawaab u hayn
@fathiaawalahabdoulkader9395
@fathiaawalahabdoulkader9395 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺
@hodancabaasyuusuf1990
@hodancabaasyuusuf1990 Жыл бұрын
Inta darenkan uu toos ugu dhadhamayo ama dhexgalay erayada heesta love ❤ igu bashsii
@Mujaahid83
@Mujaahid83 Жыл бұрын
Ninka Xasan Aadan Samatar No Badalay ❤️🔥🐐 AARKA
@mohedcade7256
@mohedcade7256 Жыл бұрын
Axsan aarka boýs
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
OMG Heestaan saamyn badan Bay qalbiyo badan ku yeelan doontaa Ilhow jacyl igu kali ah ban ka magan galay😥
@quulepio8516
@quulepio8516 Жыл бұрын
Riyadaada ilhy Hakuu Rumeyo ✋🔐
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
@@quulepio8516 Aaamin wll sidoo kale
@سارههادى-ظ8ط
@سارههادى-ظ8ط Жыл бұрын
Fanaan fanaan dhaafay iga dheh aarka 💯💫hees iyo badh dareen dhaba ka turjumaysa allaw nolol farxadle ku kulmi intii si dhaba isu jecel🌟♥️
@ikranhassan4963
@ikranhassan4963 Жыл бұрын
Aaamiin 🥺😪
@yahyebashir4787
@yahyebashir4787 10 ай бұрын
Aamiin Wll Anigana Ka Kowa 😢
@jaalleofficial1256
@jaalleofficial1256 Жыл бұрын
Igu cuslaa caashaagaagii 💔 qofkii dhib loo heystay unba dareemi kara
@ayaanoh2465
@ayaanoh2465 Жыл бұрын
Zax💔
@sacdiyo1100
@sacdiyo1100 Жыл бұрын
Igu cuslaa caashaqagi 💔 2021 ilaa io 2023 qof iga tegay baan suga yaaaa 💔😥ar jacelaa
@hamdiissa8752
@hamdiissa8752 Жыл бұрын
Hees iyo bar waaba wadna qabad caadiya big respect 🙏 aarka abtii
@yasirhasan5957
@yasirhasan5957 Жыл бұрын
Warda happy 🥺❤️
@fathiaawalahabdoulkader9395
@fathiaawalahabdoulkader9395 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@Hudacadey3217
@Hudacadey3217 Жыл бұрын
Hayeshe cawashadedan caw kuu cabira igu cusalaye cashaqaag Kashii aan kugu casuumay cidlad inta ku tuurtay Codkaga maxaan u waylay Caku calamashadadi Curuqiyo lixaadka Laabteda ku culay Cisho qura kam ladin Hees dareen leh🥺
@dhambaal3
@dhambaal3 Жыл бұрын
Mar bay naftu aamintaa🥺 Nasiib aanan laheyn😥 Markii ay seegto guul Hadhow calaf eersataa😥🥺💔
@fathiali3184
@fathiali3184 Жыл бұрын
Hees wey dhaftey tan🔥❤️
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Heart Touching❤️🥺
@fadumdomaxamedcali
@fadumdomaxamedcali Жыл бұрын
Anuunka wax wllbo wa arkii qofki shaley kul qoslaye oo manta aadn kul hadleynin. Adka qaar waxey ka hdlyan wa xariir xumdy lkin ani ninki aan shaley jacel iyo farxad kuso raacy oo aan😭 manta uur uleyahy aya isbadl badn iyo wax kale ku arky 💔. Nolash wan nacy wlhi 😢 qalbi xanuun illh aya talo saarty 😭😭😭😭
@Billan125
@Billan125 Жыл бұрын
Ilmahaga dartood noloshada u badal waxaan waa bini adam bini adamna isbadal lagama wayo aniga waxaas wan so arakay wana Kaso farxashaay wayo waqtiga Samirka ku barayo iyo adkeysiga wuxuu yahay ilmahaga ka taxadar nin somali dareen haka sugiin hadi ad sanadka hore ku moodo intaas Ma dhafo marka malabo ilmo xanuunsan yadan dhaline niyada daji ❤
@abdilaahimahameabdi8717
@abdilaahimahameabdi8717 2 ай бұрын
Aduunka duamarka somalida UGu doqonsan waayo markaa sidhaba u jeclaato iyadoo xaaskaagii ah ayey ku fikiri ka dag nolashiisa kolay mid kale ayuu keeniye ​@@Billan125
@Baarcad.Mohamett
@Baarcad.Mohamett Жыл бұрын
Caqligagu miyu ku siiyay dhaqaaqad galab carowday caro kale cagaha saartay kashii an kugu casuumay cidlada intad ku tuurtay codKagii maxan u waayay cabdiqaniyoow caku calmashadaadi laabtaydan ku cugay cisho qudha kamaan ladin og sonoow ciilkiyo lurkagaan la catabayaaye igu cusla caashaqagii cabdiqaniyoow maxad ii cidlaysay 💔🥺 1/2/2023. 😢
@zamiirmohamed7555
@zamiirmohamed7555 Жыл бұрын
miyu dhintay wll.mcn
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 Жыл бұрын
3/1/2023 😢😢😢
@fadimoabdi5007
@fadimoabdi5007 Жыл бұрын
😢
@amranismail1810
@amranismail1810 Жыл бұрын
Xanunbadaana qofaaad jeceled okatagay
@amranismail1810
@amranismail1810 Жыл бұрын
😭😭
@najmafarhaan4816
@najmafarhaan4816 Жыл бұрын
Fananka aan ku riyodo inaa mar un kulano nolow wll qliyA❤️❤️❤️💯💯🥰❤️❤️
@issamohamud3742
@issamohamud3742 Жыл бұрын
Xamar imaw nio wad heli 😅
@mohadaacadofficial8440
@mohadaacadofficial8440 Жыл бұрын
FROM GUDOOMIYAHA BOONDHEERE 😂MAXAMED DEEYO 🤣🤣 HADAAD ILA MID TAHAY LIKE II SAAR 👍
@neenanuura1611
@neenanuura1611 Жыл бұрын
Same😂😂😂😂
@xamdimaxmed5135
@xamdimaxmed5135 Жыл бұрын
Gafur isoo dhigaay lee ku ogaaday iney hesta jirto🤣
@Munayo12
@Munayo12 Жыл бұрын
Caku barashaadadi Cugushiyo dareenki Caashaqii ikaa baday Cindigayga kama bixin Hayeeshe cabashadaydaan Caawa kuu cabirayaye Igu cuslaa caashaqagii Caqligaagu miyu ku siiyay Dhaqaaqaad galab carawday Carro kale cagaha saartay Kashi aan kugu casuumay Cidlaada intaad ku tuurtay Codkaagi maxaan u waayay😢😢 Caku calmashadaadi Curuqiyo laxaadki Laabtaydan kuu culay Cisho qudha kamaan ladin Ogsoonow ciilkiyo lurkagan La cataabayaaye Igu cuslaa caashaqaagi😩 Caqligaagu miyu ku siiyay Dhaqaaqaad galab carawday Carro kale cagaha saartay Kashii aan kugu casuumay Cidlada intaad ku tuurtay Codkaaagi maxaan u waayay?🥺😩💔
@maryamomahamud6164
@maryamomahamud6164 Жыл бұрын
📝😭
@zumzumxasan9140
@zumzumxasan9140 Жыл бұрын
Xalada aan ku suganahay 😭😭🥺💔
@Munayo12
@Munayo12 Жыл бұрын
@@zumzumxasan9140 sorry wllshy🥺
@maryamomahamud6164
@maryamomahamud6164 Жыл бұрын
@@zumzumxasan9140 sorry 🥺
@yahyebashir4787
@yahyebashir4787 10 ай бұрын
@zumzumxasan9140 Wll Mcn Waa Laga La Siman Yahy Samir Waad Heli Qof Aad Ku Ciil Baxdo incha Allh ❤❤😢
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 3 ай бұрын
Heestani waa waali iyo calool xanuun kii u danbeeyey qalbi taabad baaxad dheer ayey taabanaysaa qof waayey qofkuu naftiisa u hibeeyey cidlana kaga dhaqaayey qof kalsoonidiisa oo dhan siiyey Ismaaciil aarka barteeda ayuu dhigay
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 Жыл бұрын
The legend ismaila arka y3A the best camera man 🤳 📷 gacantada Allaha kubarakeyo taliye
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 Жыл бұрын
Talo waayo arag hadan jcyka ka idhaa qofka inaad is jeceshihiin ama uu ku jecelyahay ka faa idayso oo asoos haday kuu suuto gasho waayo waxa jira nacab badan ferxad ogalayn ilhay hakuu fududeeyo kii kuguulaysta hakaa dhigo
@waterofficial251
@waterofficial251 Жыл бұрын
Macana JeceLka Marka HeYsaTo QoF Ku JeceL Oo naxaris badan😥🙏🫂
@HanadOfficiall
@HanadOfficiall Жыл бұрын
Heesta hore buu u Qaaday hawrar ku jirtaa markay egland shaw waraysanayzo
@nagaad1689
@nagaad1689 Жыл бұрын
Caqligagu miyuu ku siiyay Dhaqaaqad galab carawday Care kale cagaha saartay Kashii aan kugu casuumay Cidlada intaad ku tuurtay Codkaagi maxaan u waayay 💔😰
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 Жыл бұрын
Igu cuslaa Caashaqa Alle Calaf haygu kaa Daro boqoradii Aa jeclay 2020 ila 2023 🥺😢✊️
@abdiazizmohamed6961
@abdiazizmohamed6961 Жыл бұрын
war niyaw iga aamus ax 😭😭😭😭
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 Жыл бұрын
@@abdiazizmohamed6961 Hee zxp maxa kugu dhacay Waku daremi karaa inan team jecel isla nahay Wllka 💔🥺😢
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 Жыл бұрын
Heestan snapka ismaaciil aarka ku arkay 2021 waa hees qiso dhab ah 😪😪😪
@zainabyaryaro
@zainabyaryaro Жыл бұрын
somaliyey yaa isheega wax qalbiga lagu so bixiyo Wllhi hdan iska bixi la dadka caweynaya ka mid noqon laa ee 2month oo dhan guri kuma jiren💔🥺
@Ikran123
@Ikran123 Жыл бұрын
Allaha qalbiga kudajiyo abyo 😊😢illahyna isku xir waxba kama halabayan Insha Allah ❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Wll alle qalbiga hakuu qaboojiyo🤲❤ aduunyadan ayaaba iska noocaasa malin farxad malina murug lkn laysma raac raaciyo xppti hadi kle shalyto kama baxaysid alle ,swt xuskisa badi inshllah BE STRONG GIRL 💪🤦‍♀️
@issamohamud3742
@issamohamud3742 Жыл бұрын
Hogaa maxa kuhelay baayo miid samee Safar gaal telka hore iska badal
@ridwaanabdikadir5207
@ridwaanabdikadir5207 Жыл бұрын
Kashii aan kugu casuumay Cidlada intaad ku tuurtay Codkaagi maxaan uwayay 😭😭💔 5 february ban wayay codkiisa ifka samo ku nolow wn ku ilaawi doonaa 💔😭😭
@fartuunali411
@fartuunali411 Жыл бұрын
Kashi Aan kugu casuMayy Cidlada intat ku turtayy codkadi mxan uwayeyy😭 /6/2022
@boqoradaofficial1653
@boqoradaofficial1653 Жыл бұрын
Oh sorry😢😢😢nolosha waa xanuun badal qeyr qabo kurajeyna 😢
@ridwaanabdikadir5207
@ridwaanabdikadir5207 Жыл бұрын
@@boqoradaofficial1653 Aaamin Abayo😭😭❤
@hasseyzaid6606
@hasseyzaid6606 Жыл бұрын
Wow 😳 The Along waited Song Has Finally Arrived Hees Dareen Xambaarsan Waye Wlhi Aarka Legend Keep Rocking 💕💯❤️👏
@hary0102
@hary0102 Жыл бұрын
Deep of the Ocean The Heart Of Fire ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥 Allaylahe waa hees garnaqsi ah, bahda caashaqa kaliya ayaa dareemi karta 🔥💔🔥😢🔥
@daauud4859
@daauud4859 Жыл бұрын
Wow This Song And Voice Is hits ❤
@maxamedyareciise-ew6sy
@maxamedyareciise-ew6sy Жыл бұрын
Ax xanuun badana aarka wle hees wey dhaftey mel bey tabanesaaa 😢😢
@jamilaali6416
@jamilaali6416 Жыл бұрын
Igu cuslaa cashaqaagiye 💔😞🧎‍♀️
@mohamedilkacase6092
@mohamedilkacase6092 Жыл бұрын
Million dollar video ❤
@sabrinahmed6723
@sabrinahmed6723 Жыл бұрын
The best cameraman in the world Y3A 😍😍😍
@sahrakawawa9446
@sahrakawawa9446 Жыл бұрын
Wah was Ashgabat lov ❤
@Ehel_caazhaq77
@Ehel_caazhaq77 Жыл бұрын
KalinimoH iyo hurdo la'an waxan dhagaysanaya heestan waxay i taabatay si dhaba dareen dhaba waxan galayy xusuuso dheer Sacadu waa 2:01 habenimo axad ah
@amranismail1810
@amranismail1810 Жыл бұрын
Waaaa lagabaaxa wll😭😭😭
@aminaosman1520
@aminaosman1520 Жыл бұрын
Jeceel kan run ayuu ugudhacay arka alaha😂kuusoceliya jecelkaga
@saedqozta5386
@saedqozta5386 Жыл бұрын
Aarka waqtigisi bu ku hira heso cajiba buu beryahan soo qadaya
@AOH4963
@AOH4963 Жыл бұрын
Wan sugayey Heesta zxb thnks🏃‍♂️😫
@craxmaancirro-8392
@craxmaancirro-8392 Жыл бұрын
Aarka broh wuu Kugu cusla lkin cafis Ka dorbid pro💔
@zacki001
@zacki001 Жыл бұрын
Ax ax 😩
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 3 ай бұрын
Hayeeeesheeee😭
@nasrocali158
@nasrocali158 Жыл бұрын
Waka. Xumahay arka. Ocatapay ah ah ah
@samrasteylofficial5841
@samrasteylofficial5841 Жыл бұрын
😢😢😢😢ax ax😢😢 2018 Xasusu jaceyl 😢😢😢2023
@ahmedmuhudiin7786
@ahmedmuhudiin7786 Жыл бұрын
Caqligaga miya kusiyay Dhaqaqad Galab Carowday Caro Kale Cagaha Sartay Kashi aan Kugu Casumay Cidla intad ku Turtay Codkadi Maxan uwayay 17/9/2021 Bĺàçķ Ďàý 💔😢
@sayidkacashaqa6791
@sayidkacashaqa6791 Жыл бұрын
Wᴀᴀᴀᴡ
@suhaibabdikadir
@suhaibabdikadir Жыл бұрын
Y3A logo dii hore soo celi taasaa qurux badnayde, mahadsanid
@King_ayuup
@King_ayuup Жыл бұрын
İgu culsaaa cashagaqii💔😢
@kingdayah8400
@kingdayah8400 Жыл бұрын
Bedelki Xasan Adan Samatar❤️Aarka🖤💙
@user-oi2pj9tf5c
@user-oi2pj9tf5c Жыл бұрын
Hayee Cabashadaydan lacataabayaaye😭😭isoo duceeya in ilahay riyadeyda ii rumeeyo qoFka aan Jeclahayna ilahay iGu Beego😭😭😭💔💔pain heart 😭
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Tagero ismail arkA🔥❤🖐🏼
@milgomaalmusic
@milgomaalmusic Жыл бұрын
Heestii qiso waa dhab dareenka xanbarsantahy mid ey quseyso ma ahan fananka sidaas ula socda ----------------- Caku barashadadii Cugashiyo darenkii Caanshaqii ika badey Cindigeyga kama baxin Hayeshe cabashadeyda Cawa ayaan ku cabiraya Igu cusla caanshaqagii Igu cuslaayey canshqgii Caqligagu miya kusiyey Dhaqaqa kala carowdey Cara kale caga saartey Gashaan ku casuumey Cidlada inta ku tuurtey Codkada maxaa uweye😥 Caku calmashadaadii Curuqdii daxalkii Laabteyda kuu culey Cisha qura kamda ladin Hayeshe cabashadeyda Cawa ayaan ku cabiraya Igu cusla caanshaqagii Igu cuslaayey canshqgii #subcribe soo dhaha
@FaysoMaxamuud-oz4cg
@FaysoMaxamuud-oz4cg Жыл бұрын
🇸🇴 ismaaciil calaacalka ikedaa daawo waayi mayside ❤️🌋
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 Жыл бұрын
Codkaagii maxaan u waayay Emotional 🥺🥺
@kornaylshirwa425
@kornaylshirwa425 Жыл бұрын
Heesta jilitankeda waa 100% Fanaan keeno waa yaryahy lagend
@quulepio8516
@quulepio8516 Жыл бұрын
Hees iyo Bar Goat Aarka ❤️🔥
@cabdulahibaakacade448
@cabdulahibaakacade448 Жыл бұрын
💚🤍❤🆎️🇸🇴
@xuseenmaxamud6402
@xuseenmaxamud6402 Жыл бұрын
Aarka salaaman bahda y3A nice video
@xasandarajo8720
@xasandarajo8720 Жыл бұрын
fanaan fanaan dhaafay aarka waan wataa heesta camera man absolutely
@maxamedrashiid4751
@maxamedrashiid4751 22 күн бұрын
💔 afkaa juuqda gabay 😢
@ramlahussein6548
@ramlahussein6548 Жыл бұрын
Wax kale arka💯👌
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Emotional damage 💔 😢 Melody 💯 🔥 Lyrics fantastic fire 🔥 Video 📹 top 💯💯 y3a LAYAAB Editing 🎥 🎞 💯 Music 💯 🎶 🔥😰🎹🎼🎻
@khadarmedia3522
@khadarmedia3522 Жыл бұрын
Everyone has especial emotions 😭😭😭
@ayaanfaaraxbalcade1557
@ayaanfaaraxbalcade1557 Жыл бұрын
Heestan malinti soo baxday ayaan qofkayga bartay fanankana aad ayaan u tagera hees kasto uu usoo saro wan ku cel celshata sidaa aan heesta igu cel celshanayay anigu igu dul nacay sida uu i laha wn naga daa lkn ani calacal iga ahayn ee waa fanantan heesta uu soo saray howed lkn anigaba igu dhacday heestan halka anigo faraxsan ka dhagensan jiray lkn manta anigo oyanaya dhagsta plz inaan fanankan iga hadalshisan raba plz🙏🙏🙏😭😭😭😭
@yuruphaype1423
@yuruphaype1423 Жыл бұрын
Omg😭😭😭😭😭😭
@maryamamaria9310
@maryamamaria9310 Жыл бұрын
Anaa uhoreeya
@abshircadde2910
@abshircadde2910 Жыл бұрын
Ismaacil another level
@deeqoowyare
@deeqoowyare Жыл бұрын
Aarka legend horay usoco prother
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 Жыл бұрын
Beyond imagination walahi ❤❤ Ismaaciil codkaagu qalbigu gilgilaya walhi masha Allah cod ilahy wakugu manaystay waxan qoro ma aqaan aan ku cabiro heestan . Musiga. Iyo muuqaalka jiliinka iyo Meesha lagu duubay walagu fara yaraytay.
@saadohusien5989
@saadohusien5989 Жыл бұрын
Wlhi hestan dareen waa dhaftay 😭😭
@sharmaketube2638
@sharmaketube2638 Жыл бұрын
The beats is more than broken 💔😭😭
@nasrocali158
@nasrocali158 Жыл бұрын
Rah. Wakaxumahay arkaaarrharah
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 Жыл бұрын
Mashallha my boold wa hes qiiro leh I hit love 😭
@sadiacasha9912
@sadiacasha9912 Жыл бұрын
7days aaamus bilaa sbb ah 😂😂 waa kuhystaaa
@djkaraamaoffcial
@djkaraamaoffcial Жыл бұрын
LEGEND Y3
@abdirizakjrali6377
@abdirizakjrali6377 Жыл бұрын
Aarka fanka Cod✔️
@mubariksamofficial8495
@mubariksamofficial8495 Жыл бұрын
igu caslayeeeeeey cashaqagu💔😩😢
@najmamacalimyusuf4630
@najmamacalimyusuf4630 Жыл бұрын
Intad caro kle udhaftay codkagi maxan uwayay🥺 ilhow 🤲
@deqoomar3625
@deqoomar3625 Жыл бұрын
omg u have a Beautyful emotions
@abdiaziizshidane5992
@abdiaziizshidane5992 Жыл бұрын
Dareem😢❤
@abdirahmanibrahim8416
@abdirahmanibrahim8416 Жыл бұрын
Waa ereyadii Abwaan Cabdiraxmaan Caydiid Oday, Abti noolow
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 Жыл бұрын
Super Aaaaaaaaarka!!!!👑
@Shamuurey01
@Shamuurey01 Жыл бұрын
I feel Bain😭
@yuruphaype1423
@yuruphaype1423 Жыл бұрын
Caqligaagu miyu ku siiyey dhaqaaqa galban carooday😢
@mahamedhasan3909
@mahamedhasan3909 Жыл бұрын
wax kale 🔥
@amalmohammed851
@amalmohammed851 Жыл бұрын
HeestanaAa😢❤
@hannabeauty2540
@hannabeauty2540 Жыл бұрын
This song is may fav All most three yrs 😢😢
@madinoabib5948
@madinoabib5948 Жыл бұрын
Wwwwww Arka 💯❤❤😘🤩🤴🤴♥️
@yaxyebigil7382
@yaxyebigil7382 Жыл бұрын
Wooooow 😢😊
@mucaadcadde
@mucaadcadde Жыл бұрын
Wax kale aarka💥🤟✌
@sucdihashi3562
@sucdihashi3562 Жыл бұрын
Wallahi waan qiiroday walla ismaceelaRka😭😭😭
@raxmaabdisalan
@raxmaabdisalan Жыл бұрын
Ma habi baa kaa tagtay ismaaciil
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 Жыл бұрын
This song was always one my very favorite songs of yours 🥰🥰
@KingHamada1
@KingHamada1 Жыл бұрын
was always Mxa wyeh hda leeba soo baxdee 🤣🤦🏾‍♂️
@TUSMEYN
@TUSMEYN Жыл бұрын
​@@KingHamada1 2 sano kahor ayuu qaaday. Hadda waa la cusbooneeysiiyay.
@jibriiljugta5199
@jibriiljugta5199 Жыл бұрын
Al fanan aarka 🥺💔
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Heesta kaliya ee sadax mar music loo tumay aarka fanka
@dafamoha451
@dafamoha451 Жыл бұрын
Fanaan esh alaa ££££
@mawliidcismaan-tz8zp
@mawliidcismaan-tz8zp Жыл бұрын
🎉Mawliid ❤❤❤❤
@faaizadagan3967
@faaizadagan3967 Жыл бұрын
Codkaagi maxaan uwayay😫😭
@nimcoadan9271
@nimcoadan9271 Жыл бұрын
Ax jacaylku xanuun badana🥺❤
@idiladanali4196
@idiladanali4196 Жыл бұрын
Tan oo kale tol beelayeeeeey bay taagan tahay 😢
@ahmedjama9568
@ahmedjama9568 Жыл бұрын
best song 2023
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,5 МЛН
ISMAACIIL AARKA || XILO JANNO || OFFICIAL VIDEO 2023
4:33
Astaan
Рет қаралды 1,2 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 45 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 28 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 45 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 86 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
ISMAACIIL AARKA FT ILHAAN CISHQI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:57
Y3A FILMS
Рет қаралды 138 М.
Muuq Bilan
7:41
Somali Star - Topic
Рет қаралды 19 М.
Ismaaciil aarka - Heesta - Caqli Kaaba - Astaan Music 2021
5:41
Astaan Music
Рет қаралды 483 М.
Cod bilaa music ah ( ismaaciil aarka )
5:15
Abdifitah mohamed
Рет қаралды 129 М.
NIMCO
5:20
LIIBAAN DOOR - Topic
Рет қаралды 142 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
XULSAN STUDIO
Рет қаралды 1 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 45 МЛН