Ismaaciil Caynaan & Nimca Jaamac

  Рет қаралды 328,625

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Пікірлер: 70
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
QAYRKAY HA II JABIN --- HO.ISMAACIIL CAYNAAN & NIMCO JAAMAC MIGIL Erayadii Abwaan Xasan Cilmi Diiriye ? ?? '' Ho.Ismaaciil Caynaan Bal qabsoo haweenkiyo Qiimiga kalgacalkaba Qalbigaan ka jarayoo Mana quuddarreeyee Markii Qaaliyeey shalay Warqadii qornayd iyo Qayladaadu ii timid Meel baa I qaraxdoo Inaan kula naq/naf qaybsado Qasab igu ahaatee Adna qaboo dhankaagoo Sida dumarka qayrkood Qayrkay ha ii jabin Ho. Nimco Jaamac Migil Anigaba qudhaadiyo Quruxdaada midabkuba Wayla qaayo weyntoo Dhanna kama qawadayee Haddii quudhsi igu jiro Sida dumarka qaarkood Maxaa qayladay baday Iyo hadaladaan qoray Waa qaali noloshuye Aan wada qadarinoon Qormadaan degaynana Aan ka xaadhto qodoxtee Qayb maxaa u helayaa ? Ho.Ismaaciil Caynaan Qaayaha warkaagiyo Qaabkaad u hadashay Qosol baan u dhacayoon Farxad kala qaboobee Inaad tahay mid qaaliban Qaadirkii ku uumaa Qurux kugu mannaystoo Anna kuu quushuucee Markaan labada qaar iyo Indhahaad qad moodiyo Qoortaada eegaa Dhulka layga qaadaa Maxaa qiimo kugu ladhan Ho. Nimco Jaamac Migil Qarradaada hilibkiyo Raganimo la qaataba Qumanow allaylehe Qalad kaama muuqdee ??? Qudradiyo sidaa tahay Biyo loo harraad qabo Waa lagu qudhqudhin lahaa Anna kuu qusheecee Qorraxdii aan maraayiyo Haddii qulubkii iga hadhay Qormadaa degaynana Aan ka xaadhto qodoxtee Qayb maxaa u helayaa ? '' Ilaahii na uumee, idaylo na oofsan doonow, ifka noo miciin, aakhrina udug iyo udgoon [AAMIIN].
@qadafinuur
@qadafinuur 5 жыл бұрын
Meeshad ???? Galisay indhahaad qadmoodo waa indha madoow cml
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
ali fokani Mahadsanid walaal.
@ukhtimuslima3573
@ukhtimuslima3573 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarak'Allah thanks for the lyrics lakine hadii walalo xhalado ku jiraan, la raadso abwanintii hore haku saxan pls wayo raad ba u reybeysa bulshada🙏😍I love Neima Djama my favorite singer
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 3 жыл бұрын
@@ukhtimuslima3573 Adaa mudan walaal. Dhegtayda ayaan ka qoraa. Intii awoodayda ahna waan qummiyaa. Mahadsanid.
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 3 жыл бұрын
Mahadsanid abwaan
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do 5 жыл бұрын
Gacan macan vous avez été au sommet de votre art : la musique Djiboutienne. J'espère vivement que le Seigneur nous permettra de vivre d'aussi beaux moments émouvants, vu toutes les dettes que le peuple et les Djiboutiens vous doivent éternellement. In cha'Allah !
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 6 жыл бұрын
Allayarham ismaciil caynaan farax & nimco jaamac top Awowo alle naxariistii jano haka waraabiyo legend 🙌 ♥ 👏
@housseinaynan5690
@housseinaynan5690 4 жыл бұрын
My adeero my bloood, you are never forgotten, Insha allah yaxfidak, Love you for eveeeeer. Muuuuahhh
@mohamoudabdirizak6923
@mohamoudabdirizak6923 4 жыл бұрын
Xageed kunooshahay wll
@SodaafXuseen
@SodaafXuseen 9 ай бұрын
Waayo xusus ismaacil .iyo.nimco.jaamca bigil
@faisalosman9906
@faisalosman9906 3 жыл бұрын
waxa qurxinayaa heesta waa Cabdiraxmaan Cali Xirsi laxanka iyo musiga
@aboubakertalanbogore8727
@aboubakertalanbogore8727 4 жыл бұрын
Nima Djama se un personne vrai du coeur qui aime le vrai Djiboutien surtout le quartier 6 et quartier 7 se une reine qui dit de bon mot j'aime comme une REINE J'AIME TRÈS FORT.
@mStatistician
@mStatistician Жыл бұрын
Alahakuu naxariisto awoowo ismaaciil caynaan faarax loodoon
@MohamedDaher-ox7qr
@MohamedDaher-ox7qr 5 ай бұрын
ALLAH HA NAXARIISTO ISMAEL CAYNAN , ABWAANKII WEYNA ALLAH HA U NAXARIISTO HASSAN ELMI, ALLAH HA U NAXARIISTO ABDIRAHMAN ALI XERSI IYO ALLAH CAFIMAADKA HA U SIYAADIYO NEIMA DJMA. HEESAHANI WAXAAN DHAGEYSTAA ILAA YARAANTEYDII DHAMAADKII 70 NADI. WAAYO WAAYO DJIBOUTI DII HORE
@naimoismael7882
@naimoismael7882 7 жыл бұрын
yasalam je me rapple quand j'ete petite a D'ikkil le matin mama qui ecoute je salue tout les gens qui sont a D'ikkil Okar
@achmedlander3123
@achmedlander3123 5 жыл бұрын
Quand j 'etais petit en route a l ecole 7 h du matin et 15 h après midi ...nosralgie 😔😔
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 6 жыл бұрын
Alleha haku naxariisto awoowo Ismaciil caynaan farax lodoon
@amineroyal7118
@amineroyal7118 5 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 4 ай бұрын
Xasuus qaali ah iyo waayo waayo❤
@faraxmahamed7367
@faraxmahamed7367 4 жыл бұрын
Alayle hees igdhe anana 2020 kii ooxigmadii guurtanu joognaa alx
@osmankulane1525
@osmankulane1525 7 жыл бұрын
Yaa salaam waa hees layaab leh Caynaan iyo Nimo' jama Old is gold
@bahdoonmahdi2432
@bahdoonmahdi2432 6 жыл бұрын
Markan caruurta ahaa ban subax dii loxooxda ku sugi jiray heestan iyo kuwo kale ,I had nice childhood in Djibouti .
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 5 жыл бұрын
Walaahay heestan xusuus waayo waayo caruurnimadii bay isoo xusuusisey
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 5 жыл бұрын
Laxooxada maxa laga wada bro
@bahdoonmahdi2432
@bahdoonmahdi2432 5 жыл бұрын
Laxooxada mahee loxooxda dhe ,ok waa kimis ama canjeero ,laakiin Jabuuti loxoox baa loo yaqana , I think your were never in Djibouti , bro
@ibnukheyre3154
@ibnukheyre3154 5 жыл бұрын
Hes hada canjera kusugaysay xalkaga mayaro?????
@achmedlander3123
@achmedlander3123 5 жыл бұрын
@@ibnukheyre3154 hahahahhaha
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 5 жыл бұрын
Waa qaali noloshiye aan wada qadarino waasax siduu abwaanku sheegay
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Woow 116 millions vieuws she too young that time so sweet💜
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 6 жыл бұрын
Waa Duni sii gebo gebo ah waayo waxaa meesha murti ka dhacaysa een qof dhaadanaaya jirin saw arin layaab leh maahin
@hassansugal2214
@hassansugal2214 6 жыл бұрын
Elegant song with artistic voices and great eulogy. Ismail and Nimo.
@saha9136
@saha9136 3 жыл бұрын
Ismail caynaan nimco jama golden people
@cabdixakiinjaamac2289
@cabdixakiinjaamac2289 3 жыл бұрын
Wof caleg waxasa heesa♥️♥️✔️
@alimegel
@alimegel 7 жыл бұрын
Neima Djama Legende vivante
@DixGudban
@DixGudban 5 жыл бұрын
Qormada aan degaynana aan Ka xaadhno qodaxdee qayb maxaan u helayaa... Gabdha maanta sidaa ha u fikiraan oo waxii uu ninku Danna ee qabanayo qaybteeda ha qaadato, waxa inagu soo batay dhaqan carbeed oo odhanaya ninku waxkaste ha sameeyo. Allaha u naxariisto maskaxdii fanka Djibouti Xassan Cilmi
@amineroyal7118
@amineroyal7118 5 жыл бұрын
Amin Allaha u wada naxariisto abwaanadeeni hore iyo fanaaniintii intaba inta nool na caafimaad iyo ciibada salixa. Laakin waxxaan u malayn heesta adan farah samatar baa sameyeey Allaha cimriga uu dheereyo isaga iyo inta kale nool ba
@MrWadhaf
@MrWadhaf 8 жыл бұрын
Xasuus culus oo waayo badan dib ii celisay. Waa Ismaaciil Caynaan oo jilaa wayn ahaa iyo xidigtii Jabuuti Nimco Jamac. Ruwaayada heestani ku jirtay waxaa lagu dhigay Sinemaa Le Paris. Waa ruwaayad ka sheekaynaysay bulshada isbadalada ku yimid sida haween jaad iibiya oo waagaa wax bulshada ku cusub ahaa. Murtidii Xasan Cilmi inay ahayd ayaan jeclahay.
@abdinasirissack1357
@abdinasirissack1357 2 жыл бұрын
Sbx wngsn iyo arryo sbn bn idin lyhy dhamaantiinba inta afka soomaaliga ku hadasha gaar wllheen rr jabuuti cismaaciil miyuu noolyahay iminka abaayo nimco jaamac sln diiyran iga gaarsiya idinkoo mhtsn
@abdinasirissack1357
@abdinasirissack1357 2 жыл бұрын
Nimco jaamac afkaaga caano iyo malab lagu qab sln diiyran iga gaarsiya nimco jaamac iyo abdinur alaale iyo walalaaheena rr jabuuti
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 9 ай бұрын
Eedo nimco jaamac ❤
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
Talantaaliga la dhacaya..... jabuti...lol... old songs are good
@aboubakertalanbogore8727
@aboubakertalanbogore8727 4 жыл бұрын
Ce ma Racine le vrai gens ce notre sang
@maxamedcaliaxsanheeswayeru5606
@maxamedcaliaxsanheeswayeru5606 5 жыл бұрын
axsan erayo wanagsan waaye
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 жыл бұрын
Markii qaaliyeey shalay warqadii qornayd iyo qayladaadu iitimiday meel baa iqaraxdoo inaan kulana qaybsano
@muusemaxamed3347
@muusemaxamed3347 6 жыл бұрын
NIMA DJAMA I LOVE YOU MA COUSINE
@heidibloomheavenlyh
@heidibloomheavenlyh Жыл бұрын
Like the lyrics ❤
@mohamedabdinour730
@mohamedabdinour730 8 жыл бұрын
Xasuus bay igaliaay heestan
@heidibloomheavenlyh
@heidibloomheavenlyh Жыл бұрын
❤❤❤
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Waaah waah top zoo coo
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 8 жыл бұрын
xasuus baa geela lagu xer geeya
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 8 жыл бұрын
viva DJIBOUTI
@hamzekalif1578
@hamzekalif1578 7 жыл бұрын
eshcalaa heeez Bilahj
@faisalosman9906
@faisalosman9906 3 жыл бұрын
indhahaad qad moodoo weeyaan Qaafiyadda heestu waa "Q".
@qadafinuur
@qadafinuur 6 жыл бұрын
Heestan magaceed
@dahermouminhoche9315
@dahermouminhoche9315 4 жыл бұрын
Xasus wayo wayo
@deeqojabxarako3951
@deeqojabxarako3951 6 жыл бұрын
Ala soo ufaanay cjiip iga dheh
@farahgmireh5818
@farahgmireh5818 5 жыл бұрын
Wayo wayo garan ba garan
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 7 ай бұрын
a axyaa hees
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 5 жыл бұрын
#Heeso Waa Kuwaaa... Oof Caleek Baan Ka Maqli Jirey Reer Waqooyiga ... Markay wax u bogaane... Waa Qaali Noloshiye... Aan Wada Qadarino... Qormadaad Dhigeynana.. Aan Ka Xaadhno Qoddaxdee.. Qayb Maxaa Uhelayaa???
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 7 ай бұрын
heesta midhaha yaa sameeyey
@faisalosman9906
@faisalosman9906 3 жыл бұрын
indha aad qad moodiyoo
@mawliidmaxmed7890
@mawliidmaxmed7890 2 жыл бұрын
Tubeec
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 7 ай бұрын
axyaa hees fiican soo barbaara
@Beliso100
@Beliso100 8 жыл бұрын
Issi
@MohamedAhmed-fe4fb
@MohamedAhmed-fe4fb 6 жыл бұрын
weyla qaayo weytoo dhana kama qawadayeee
Nimca Jaamac & Siciid  - tiraanyo
9:14
Jabuuti TV
Рет қаралды 62 М.
Xaliima Cabdi & Ismaaciil Caynaan
10:17
Jabuuti TV
Рет қаралды 57 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Waa faral caashaqu
9:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 55 М.
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 658 М.
ABDI NOUR ET NIMCOO DJAMA
8:05
Mani souldan
Рет қаралды 12 М.
Falaneey Naftaydaay
8:53
Jabuuti TV
Рет қаралды 39 М.
SIDA GEED BARDA AH {NIMCO JAAMAC MIGIL&CUMAR AADAN  DUGSIIYE
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 269 М.
Siciid Xamar Qoodh Iyo Nimco Jaamac Heestii Macan GiriyaadNews
13:27
Xaawa Suge & Cumar Raage
8:39
Jabuuti TV
Рет қаралды 30 М.