Ismahaan Xaashi | Caashaqu Ogaysiis Ma leeyahay | Music iyo Madadaalo | Astaan

  Рет қаралды 222,222

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@abdirizakmohamed2049
@abdirizakmohamed2049 10 ай бұрын
Alle haku naxariisto ustaad abdinaasir macalin caydiid aynu u ducayno ustaadka 😭
@alcabalimancasaovabbas248
@alcabalimancasaovabbas248 4 жыл бұрын
Heskan waa heeskii ugu horeeyay eey qaado mamo Qadra daahir cige sodokale qisa dhaba ka hadleyso gabar ugub ah xishood iyo il nugeeyl ayaa wax walbo in ey toos u sheegtan ka rabaayo Wana wax u gaar ah gabdhahena soomaaliyeed ee uduga badan dheemanka ah ilaahow noo daa hablaheena
@hasantimaze9279
@hasantimaze9279 4 жыл бұрын
Hargaysa the home of somali pure music..cashagu ogaysiis maa leyahay.
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
Barteda Ayay dhigtay Walee Xusustii Khadra Daahir cige ☺
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*Erayadii abdi cali wayd (AHU)* *Codkii khadra daahir cige (Dhool)* *ismahaan xaashi waxaad tahay fanaanad dhamaystiran oo ka soo habsaan tahay markii fanku,fanka ahaa*
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 4 жыл бұрын
Iyo Laxankii Siciid Harawo, Caleek wuu ku Nuux nuuxsadey,
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Bulshaawi king of the organ
@abdirazaqabdulle5467
@abdirazaqabdulle5467 4 жыл бұрын
Gabadhaan waaba Khadro Daahir codkeedii iyo music gaba waa original wow waayo waayo
@Mudugboy0806
@Mudugboy0806 3 жыл бұрын
Xasuustii jacaylkaygii khadra dahir ❤ si fican ayay u qaaday inantii.
@faaisoshube5557
@faaisoshube5557 4 жыл бұрын
Sharaftiyo qofa ismahan xashi wll qliya❤💋⚘✔
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 4 жыл бұрын
Bahda Astaan TV. Iyo asxbta fanka well done
@theredflower2384
@theredflower2384 4 жыл бұрын
Much love from Algeria🇩🇿🇩🇿🇩🇿💕💕💕✌😘
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
Super hit song Xusustii khadra daahir Heesaha ugu jeclahay Cod tolmoon 🤩👌
@xamsecisman439
@xamsecisman439 4 жыл бұрын
Heesti Edo kumay ciyaarin inantu 👍🙏
@muparakarachid634
@muparakarachid634 4 жыл бұрын
ma reer iidle ayaa tahay
@muparakarachid634
@muparakarachid634 4 жыл бұрын
😂
@hussienmeygag7020
@hussienmeygag7020 3 жыл бұрын
@@muparakarachid634 k.
@zakiroblehade5761
@zakiroblehade5761 4 жыл бұрын
Fananti badashay fananintio layaqaayan mansh allH Fanki so nolaaa
@BiteSizeVids143
@BiteSizeVids143 4 жыл бұрын
Astan ,fanka iyo heesaha qaabkan loo tumayo ee qalabkaas iyo xirfadaas quruxda badan ee garaacida musicka aad baad u noolayseen, waana quruxda fanka, mahadsanidiin.
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 4 жыл бұрын
Cod iyo bad,cod macaana gaadhi 👌🏾❤
@abdirisakali7792
@abdirisakali7792 3 жыл бұрын
Waaa halkeedaay dhigtay Ismahan. Hadaan ku mirqaamayaa 02/May/2021 iyo Hargiesa
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 2 жыл бұрын
Wiilka surwaalka iyo shaadhka cad ee koodhka madow baan ka heley ciyaartiisa
@jimaleahmed8705
@jimaleahmed8705 4 жыл бұрын
Masha allah Quruxley♥️
@IfraahAhmed-o3m
@IfraahAhmed-o3m Жыл бұрын
Musickaas wuu dhintay wax keena lawaa
@obsiyebashir8700
@obsiyebashir8700 4 жыл бұрын
Mar waxaan idhaahdaa bal ayaamo siidhawr Marna waxaan idhaahdaa abid kaaba ha ujabin Eesh qiyaasak.
@leemohamed3291
@leemohamed3291 4 жыл бұрын
Music wicked as always. Singer almost there
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 4 жыл бұрын
Thats what the world is now..modern time sucks
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
I like it
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 4 жыл бұрын
Waaw wey kabaxsaday
@samranoor4839
@samranoor4839 Жыл бұрын
Why you don't sing your on music no one can't sing like khara god bless her
@nuxurofficial88
@nuxurofficial88 4 жыл бұрын
ALLE HOOYODA MACAN JANADA HA GEEYO Subscribe igu caawi wlloh
@rahmahassanali8686
@rahmahassanali8686 4 жыл бұрын
Wan kusaray wll
@lamahuraanChanel
@lamahuraanChanel 4 жыл бұрын
Waan ku saaray adna ii saar wll
@SM-lh8be
@SM-lh8be 5 ай бұрын
10 May 2024 Berbera
@hibaaqhasan3938
@hibaaqhasan3938 4 жыл бұрын
Masha alh
@ahmedmohamedhassan9303
@ahmedmohamedhassan9303 4 жыл бұрын
fanaanad halka dhigi karta ma jirto live ka saasa loogu heesa ama fanka hyaska daayaan
@samouronemohamed3890
@samouronemohamed3890 4 жыл бұрын
👏👏👏👌👍
@guleidabdi8346
@guleidabdi8346 4 жыл бұрын
Ismahan Hashi
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 4 жыл бұрын
Asalamu calaykum heesta waxaa leh aabihii jacaylka aun maxamed cali kaariye
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 жыл бұрын
Cabdi Cali Weyd baa lahaa heestan Abwaan Maxamed C Kaariye muu lahayn
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
maha waxale cabdi cali weyd
@Said-e3y
@Said-e3y 10 ай бұрын
Maya
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Huryaaaaaa lahaaa❤
@xasanfarax5775
@xasanfarax5775 2 жыл бұрын
Wan kusoboqanee nasoboqo . Wa laal jecel channel
@mustafejamaac6117
@mustafejamaac6117 4 жыл бұрын
Woowwowoowwowo
@waliidyaregs9753
@waliidyaregs9753 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤👍✌
@apdiraxmanyoutubechanel6980
@apdiraxmanyoutubechanel6980 4 жыл бұрын
Qaaladan yaa heega udhiibay
@leemohamed3291
@leemohamed3291 4 жыл бұрын
I'm a critic Somali culture critic
@ahmedjama2090
@ahmedjama2090 3 жыл бұрын
Yaa salaam, oooff
@hasanabdirahman8693
@hasanabdirahman8693 4 жыл бұрын
Ugubnimo xishood lee maxaa ku xiga
@danxarago8312
@danxarago8312 4 жыл бұрын
Ugubnimaa xishood lee ilnugayl la waabtee.
@haruunciise9112
@haruunciise9112 4 жыл бұрын
War gabadhani ma bal balaadhkii la shegayaa bal wax ii if timiya walle dad ku magaca way heli yaqanan maxa yelay 10 libaaxna ma dhamayn karayan ????
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
aar gabadha ha cayin fananad ka qurux badani maba arage malaha kinsi xaaji adan iyo khadija qalanjo ayey la mid tahe balbalaarka fankibay sharafta ka qade
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
Qaaci Show | Hana Udug Iyo Cumar Axmed | Astaan | 2021
26:06
Qaaci Show | Nadar Cilmi & C/qaadir Qiiq | Astaan | 2020
30:38
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
ISMAHAN XAASHI XUSUUSTII KHADRA DAAHIR AWRKII CIRKAN XALEY 2018 HD
4:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 224 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,5 МЛН
Khadra Saliimo - Heesta Naf Ku Jecel Aduunyada - Astaan Music 2021
7:50
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН