Golle geel Ayaan Caano ku dhamay Dhusamareeb Galmudug || Ila safarakeeni Cadaado

  Рет қаралды 10,735

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@aliabdifatah6999
@aliabdifatah6999 Жыл бұрын
masha allah qurux labada boqol hala gaarsiyo wey u qalantaa dumashidey😊
@novhassan9779
@novhassan9779 Жыл бұрын
MACHAALLAH illahayow nabad warta somalia ismahan Salam ayan hawada gusomarinaiy katimid jabuti huno
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 Жыл бұрын
masha Allah ❤ ilahayow wadankena Nabat iyo barwaqo kayeel insha Allah Abayo tanks
@ruunanshuur9512
@ruunanshuur9512 Жыл бұрын
yasalaam masha alaah cadado bilan sanawa ku bartay masha alaah guuleeso dadaal wacan ceel buur kamirada ku adii ismahaan
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Geelu 2 ayuu u kala baxaa. Horweyn. Iyo dhaleey Galmudug. Guri Nabadi taal 2017 kii iigu dambeysay Ismahan Mahadsanid
@ugaasnuurdeeq1366
@ugaasnuurdeeq1366 Жыл бұрын
Www m.a inaba caddi mahan best video full respect my cousin Videoyada aad inala waddagto waxan ku dareema furfurnaadho iyo jawi ka baxsan middan ku jira billa buuq la,aan baan dareemaa Allha ino ka xfdyo my cousin❤❤❤
@allowhooyojanadageeamiinum3730
@allowhooyojanadageeamiinum3730 Жыл бұрын
barnaamij qiimoleh ayay soo samaysa walasheen like ta iyo sherta ubadiya maxay tahay saan walasheen aan dhiirigalino ani waanba jeclahay dhaqanka iyo wadankeeni quruxda lahaa guulayso ismahaaneey abaayo
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 Жыл бұрын
Mashaallah Muqaal Qrxn mahadsanid Gdahab
@shucaybaxmed7060
@shucaybaxmed7060 Жыл бұрын
Muqaal qurux badan masha Allah hore usoco ismahaan
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 Жыл бұрын
Illahey ha barwaaqeeyo dhuusomareeb ❤Cadaado❤ Welcom ❤suuqo xoolaha waan kawada simanahay LKn cadaado idheer thy My sister ❤
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 Жыл бұрын
Meeshaan aabehey ayaa ku dhashay waan inaan inta kabartaa sifcn noo tus
@drsamiraBotan
@drsamiraBotan Жыл бұрын
Maasha,Allah dhul qurxoon iyo dad shidan
@JAZIRADAFARTUN
@JAZIRADAFARTUN Жыл бұрын
Masha allah abayo keep going my queen 👑 sister
@Aishamataan
@Aishamataan Жыл бұрын
Masha Allaah dhulkeena hooyo❤
@bashiirmaxamed6182
@bashiirmaxamed6182 Жыл бұрын
Ismahan muqalada noso bobsii wanagaso hadiisaa wan udhararena wall mcn
@HassanAli-zi6sr
@HassanAli-zi6sr Жыл бұрын
Masha Allah,is so beautiful when you enjoy your own country Much love from your brother from UK 🇬🇧
@xikameditz3144
@xikameditz3144 Жыл бұрын
Muqaaladaada cinimatic weey dhaafen keep going
@fali2695
@fali2695 Жыл бұрын
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Asc masha alh abayo ismahan hori u soco somall 🇸🇴 wa ka dulqirxan ma lahan
@ladanabdi4242
@ladanabdi4242 Жыл бұрын
😊waaaw masha allaah Dadaaal wacan
@habooncilmi3243
@habooncilmi3243 Жыл бұрын
Mashallah 🎉 wayowayo Aya isoxasusidy❤
@mohasimbaofficial
@mohasimbaofficial Жыл бұрын
Mansha allh wlshy gacan dahab
@Ozil10313
@Ozil10313 Жыл бұрын
Masha Allah horay u soco
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
My sys mashaalaah ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@abdimohamedsiad9294
@abdimohamedsiad9294 Жыл бұрын
Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)
@Canadian_262
@Canadian_262 Жыл бұрын
Manshallaha Beautiful natural
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 Жыл бұрын
Hadaan gudanaysaa waajibaadkii kaa saarnaa inaad soo bandhigto deegaanada Galmudug bilicdooda iyo goobaha dalxiiska ku wacan, horay u soco #GancanDahab
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын
Masha allaah
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Жыл бұрын
Masha Allah muuqaal qurux badan Ismahaney 🥰🥰
@mohamedabdirahmanmohamud1313
@mohamedabdirahmanmohamud1313 Жыл бұрын
Masha allah walashey dhaqankii reer muduga ayaan arkaa
@wafanaji9255
@wafanaji9255 Жыл бұрын
Masha alaah
@fahmamohamad4286
@fahmamohamad4286 Жыл бұрын
quruxey gacanta allaha ku barakeeya yaqey masha Allah qurux 😘❤️
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Abaayo sher ot isamee intee kalasoo xiriraaa❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤
@Mudysaransoor
@Mudysaransoor Жыл бұрын
Mashallah
@hanuuzmaxamuud808
@hanuuzmaxamuud808 Жыл бұрын
Mash allh Quen hormar wacan gantada allha kuu barakeeyo
@nursaid6283
@nursaid6283 Жыл бұрын
Mahadsanid walal gacan-dahab
@JAZIRADAFARTUN
@JAZIRADAFARTUN Жыл бұрын
So beautiful 😍😍😍
@cadeqanax6062
@cadeqanax6062 10 ай бұрын
Waaw
@mahiimmihiimhusseinahmed
@mahiimmihiimhusseinahmed Жыл бұрын
M.a llha❤
@nasteexonalka662
@nasteexonalka662 Жыл бұрын
Wwwww masha allah boqoradeyda dalxiis qurux badan❤️❤️❤️❤️
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah I love camels 🐪
@Armaan_addou
@Armaan_addou Жыл бұрын
Ala Maxaan. U xiisay caano geel ❤
@nuraden9871
@nuraden9871 Жыл бұрын
M.a gacmo dahab Long time
@xamdiadan213
@xamdiadan213 Жыл бұрын
Maash Allah dhulkana hooyo la Allah hano barkeyo
@waamoflims9473
@waamoflims9473 Жыл бұрын
Wan Rajayna Mar un innan Kuso Dalxiiso🇸🇴😍👌
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Maasha Allaah. Qurux
@cabdullaahicabdi4197
@cabdullaahicabdi4197 Жыл бұрын
M.a soodalbaro ader soodalxiis❤
@ayaandahir2952
@ayaandahir2952 Жыл бұрын
Bayo ismahan ❤️horey usoco xpptii
@AminoHashi-fy3ru
@AminoHashi-fy3ru Жыл бұрын
M.a dhulkeeni hooyo
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 Жыл бұрын
mshaa allh gacma dahab❤❤
@abdimohamedsiad9294
@abdimohamedsiad9294 Жыл бұрын
Hurda ayaa badis ka toos channel wax soo geli dadaalka soo badi (arkaa milkiile)
@shaafofficial
@shaafofficial Жыл бұрын
Muqaal bilaa caajis ah ❤ 1:14
@ubahabdullahi767
@ubahabdullahi767 Жыл бұрын
❤❤❤
@teemadarif8243
@teemadarif8243 Жыл бұрын
alhumdulilah!!☺️🌺🌺🌻🌻
@faaraxcilmi3640
@faaraxcilmi3640 Жыл бұрын
Maaalin walbe waqtiga waa yar yahay hanna dhihin ee duubistaadu waxeey ku gaaareeyso 15 ilaa 20 daqiiqo samee intaana veiws ka waa ka badanaa shacabkana waa badanaa horey usoco marka😊😊😊😊
@user-ic6em1nv5z
@user-ic6em1nv5z Жыл бұрын
Asc ismahaaney gobolada dhexe waxey caan ku yihiin hilibiyocaano
@ajsreviews1
@ajsreviews1 Жыл бұрын
Sis ismahan, mashallah vlog aad aaduu u qurux badan yahay kaliya background blurry u isticmaal kaliya markaad dad camerasa u baahneen lkn everwhere sax ma ahan oo magaaladii bilicdeeda aaba qarsoomaayo anyways thanks
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 Жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😮😮😮Masha allah 👌👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏Keep Going Abaayo Mcn Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑😚
@ugaasnuurdeeq1366
@ugaasnuurdeeq1366 Жыл бұрын
Caana wadaaga oo cantuugeyta 😂😂
@mohamedabdirahmanmohamud1313
@mohamedabdirahmanmohamud1313 Жыл бұрын
Dhulkaga ku dalxiis
@mohamedabdirahmanmohamud1313
@mohamedabdirahmanmohamud1313 Жыл бұрын
Hadaad reer miyi ahaan jirtey aniga cml muuqaalkan daawashadiisa xiiso gooni ah ayuu kuu leeyahay
@ciisewarsame2448
@ciisewarsame2448 Жыл бұрын
Cadaado carfoon waa uxiisay
@elias4499
@elias4499 Жыл бұрын
Bahashaan waalan cid dhashay ama dhashay oo qabta ma jiraan miyaa????
@z.apdihmoha4596
@z.apdihmoha4596 Жыл бұрын
Sᴜᴀᴀʟ? Gᴀʙᴀʀᴛᴀᴀɴ ᴍᴀxᴀ 200ᴋ ᴜɢᴀ ʜᴀʏsᴀᴛᴀᴀɴ 😢😢
@Alowsahal
@Alowsahal Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdiqaniabdi7298
@abdiqaniabdi7298 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
DAGMADA QURUXDA BADAN EE BALCAD (Vlog )
8:13
Ismahan Dahir
Рет қаралды 8 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 47 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 30 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
WS Somali
Рет қаралды 2,4 М.
BOOQASHADII CADAADO |JILIC JAMAC 🎥
6:04
Jilic Jamac official
Рет қаралды 14 М.
SACDIYO SHARAF IYO LII CATO DAGAL ADUUNKA DHAX MARAY
10:47
Sihaam tahliil
Рет қаралды 79
Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer
18:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 46 М.
Morocco, how many languages do you speak?
10:46
The New Travel
Рет қаралды 1,3 МЛН
Taraaraysi  kur xaamilo ama sagaalaysi🤰
8:10
dhaqan kaaba
Рет қаралды 153 М.
ILA HADAL  (Part 1)
14:47
Talk2meProduction1
Рет қаралды 152 М.
WAXAAN NOQDAY GEELEY HALMAALIN 🇸🇴
10:51
Ismahan Dahir
Рет қаралды 13 М.