No video

ISMAIL DANNAN - WALASHEY

  Рет қаралды 1,426,877

Ismail Dannan

Ismail Dannan

Күн бұрын

Edited and directed by: Biillboard (Ayanle Omarali)
/ biillboard
Shoot by: Biillboard Visuals ( Baha M)
www.instagram....
Styling and outfits by:
www.instagram....
Music by Ismail Dannan
/ ismail_dannan
Laxanka: Khalid Kamil
Erayada : Haashim Abdikarim (Qaaray)

Пікірлер: 789
@ahmedothman2460
@ahmedothman2460 Жыл бұрын
Halkaan waxaan ka salamayaa dhamaan gabdhaheena Somaliyeed oo qalbiga wanagsan wlhi la aan tahiin waxna ma dhihin dhamaantiin walaladey ayaa tahiin Farxad iigu noo laada Love you all my xalimoos♥️
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 Жыл бұрын
Sharfanid walaal
@ayannna5473
@ayannna5473 Жыл бұрын
Mahdsanid Wllkeeen 🤴🏾🦁🙏♥️
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 Жыл бұрын
amin wll mahadsanid. anaguna sido kale la'aantin waxba ma nihiin
@hudacabdirahmaan5314
@hudacabdirahmaan5314 Жыл бұрын
Sido kle wllo🥺❤🤴🤲
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 Жыл бұрын
Aboowe thanks . Wiilasha somaaliyeed waa walaalaheen💛💛
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 Жыл бұрын
Dhamman gabdhaha somaliyeed oo walaalahay ah Waxaan leyhay farxad ku noolada😊❤🥀👸🌹🔥
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 Жыл бұрын
amin. mahadsanid wll
@nasriinamohamed3045
@nasriinamohamed3045 Жыл бұрын
😍
@kawsaradan2690
@kawsaradan2690 Жыл бұрын
Sidokale wllkay🥰🥰🥰
@imjihaan4990
@imjihaan4990 Жыл бұрын
Thank you walal 😭😭
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@idildaganofficial9137😊❤😊❤😊❤❤
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara💜🤲❤💜💝
@abdirahimhaykal2166
@abdirahimhaykal2166 Жыл бұрын
wllkygiyow meel hees kabxyso saliga nabiga ha keenin plz 😵🤲🤲
@khalidmssgurta531
@khalidmssgurta531 Жыл бұрын
scw
@hindaadam1039
@hindaadam1039 Жыл бұрын
maxad heesaha dhexdooda u keenay nebiga scw
@ganeeyganeey446
@ganeeyganeey446 Жыл бұрын
Scw scw
@NacimoJaamac
@NacimoJaamac Жыл бұрын
Scw scw ❤
@abdiqadirzanka7034
@abdiqadirzanka7034 Жыл бұрын
Golden boy Ismail Danan 👏🥂 Waxaan halkaan Ka Salamayaa Gabarkasta oo Somaliyed waxan leeyhy Sharaftaada Alle hakuu dhawro wlshy
@fardowsamohamud2652
@fardowsamohamud2652 Жыл бұрын
Wanka qaday wll aamiin allaha inoo dhowro sharaftena Mhdsnid wll qali 🥰❤️🤴
@nasroabdirizak7123
@nasroabdirizak7123 Жыл бұрын
Aamiin wllo alle hano dhawro sharfta mahadsanid wll mcn👏❤️
@farhiohassan1072
@farhiohassan1072 Жыл бұрын
Aamiin sharaftena iyo tan gabdhahena alaha nodhowro
@mahamoodhoodan2281
@mahamoodhoodan2281 Жыл бұрын
Wan ka qaadnay walalkay macn amiiin allha na dhaawro
@ayuushahmed4493
@ayuushahmed4493 Жыл бұрын
Aamiin wll Mcn❤
@mohamedsulieman8785
@mohamedsulieman8785 Жыл бұрын
Hablaha somaliyeed oo dhan waa walaalahay love ta Hayla dhaafina
@yahyebashir4787
@yahyebashir4787 Жыл бұрын
Oo Adigu love ama like ayd Halkan uso Donaty miyaah
@kawsaradan2690
@kawsaradan2690 Жыл бұрын
Wllkay qali
@dj.rockets
@dj.rockets Жыл бұрын
The king is back♥️
@economistmohamedomar9624
@economistmohamedomar9624 Жыл бұрын
Soo badi king intonation kaaga waa ku heestaa
@AliOmar-ts7tj
@AliOmar-ts7tj Жыл бұрын
S0pqoriioulw
@cabdinajibaxmed9334
@cabdinajibaxmed9334 Жыл бұрын
Mashaalaah
@caashoxuseen1235
@caashoxuseen1235 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤😊😊👩‍❤️‍👨👨‍👩‍👧‍👦👯‍♀️
@user-md5eo2gl6f
@user-md5eo2gl6f 10 ай бұрын
A❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ali
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 Жыл бұрын
Dhamaan hablaha somaliyeed meel kastood dunida ka joogtaan farxad ku noolaada ❤
@Madoobe1
@Madoobe1 Жыл бұрын
Somali ku hadla mise somalida ah 😂
@kawsaradan2690
@kawsaradan2690 Жыл бұрын
Thanks wllo
@poqorsameofficial7890
@poqorsameofficial7890 Жыл бұрын
Nabi Muxamed Wuxu Ahaa qofka ugu Fadliga badan Khalgiga Allah abuuray Odhan Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@user-ki7mx5iu2u
@user-ki7mx5iu2u 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel Жыл бұрын
Aniga iyo adiga akhrinaya alle walalahen dhamantood ha inoo xifdiyo amin Ismail danan is back legend 🫡🫡1m and 1weak
@apdilahiinashire3830
@apdilahiinashire3830 Жыл бұрын
Heesha waxa kamcaan qoranka alle❤❤🙄
@nasrigailahay1463
@nasrigailahay1463 Жыл бұрын
Walal ilama dhalan oo madi baan ahay hadana heestan waan iska jeclahay Legendary uda best cuzzo dananka 💥❤
@mushtakhaji4410
@mushtakhaji4410 Жыл бұрын
Ana walasha ah😢
@xamda4668
@xamda4668 Жыл бұрын
aad iyo ada 🥰
@hoodomohamed3736
@hoodomohamed3736 Жыл бұрын
Ana wllsha ah 😥
@donib7225
@donib7225 Жыл бұрын
Nin walbo gabar ladhaalatay you have a reason to be happy ❤ to all my siz
@qalbidhaya1796
@qalbidhaya1796 Жыл бұрын
Of course ❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
​@@qalbidhaya1796❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
​@@qalbidhaya1796😂😂😂😂😂😂😂😂
@Jinoleyy
@Jinoleyy Жыл бұрын
Heesta waxa dareemi karro qofey gabar la dhalatay oo waliba curud ah , dhib iyo dheefba walalheed lasoo martay walalheed ilaaho walal la'aan hana dhigin ubadka dhali doonana walalo ha u weyin amiin yarabi ala walalnimadu macanaaaa😭🥺🥺
@naaneymohamed2399
@naaneymohamed2399 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭like me wlhy😭😭😭😭
@mariincali7995
@mariincali7995 9 ай бұрын
Aamiin ❤
@TheReal_Man
@TheReal_Man Жыл бұрын
Gabdhaha soomaaliyeed oo dhan Farxad iigu noolaada waa idin jeclahay 🇸🇴🤠
@deeqayousuf3105
@deeqayousuf3105 Жыл бұрын
❤🔥👑😍
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 Жыл бұрын
Sidoo kale walaale💛💛💚💛💛
@kawsaradan2690
@kawsaradan2690 Жыл бұрын
Wllkay ilove you to
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak Жыл бұрын
Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 Жыл бұрын
Sidoo kale abaayo💛💝💛
@nasriinamohamed3045
@nasriinamohamed3045 Жыл бұрын
❤ walashaay sido kalee
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
7 Gabdhood ayaa ila dhashay dhamaantood allaha xafido - Ninka ragga ahi culayska ugu wayn ee uu wajaho waa ilaalinta walaashiis si aysan balaayo cidlo uga helin DONI B - walaashay Hadaad isiiso ma sheegaayi xashiishka ila cab 😭 ISMACIL DANAN - walaashay wacaneey macaan wadnahaad kutaal ❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤😊❤😊❤❤❤😊😊❤😊😂😊❤😊❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤😊😂😂😊😂😊😂😂😊😂😂😊😂
@user-xr2cr5kd7v
@user-xr2cr5kd7v 6 ай бұрын
❤❤❤
@sharmarkeali857
@sharmarkeali857 Жыл бұрын
We, Somali men, have dedicated this song to all our Somali Sisters. We say to you all" You are our guiding Stars and we love you sisters" we, Somali men, may not be perfect but we always hold you dear and close to our hearts...Noolaada😍❤
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 Жыл бұрын
thank you so much, we love you too and appreciate for your love. yes we need to stand for each and support.😍
@ugaasatam1382
@ugaasatam1382 Жыл бұрын
wooow m.a @sharmarkeali857 this is what l am going to say bro we love you our sisters
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын
@@ugaasatam1382love u too walaalo noolada❤
@user-cv5fm6pu8h
@user-cv5fm6pu8h 7 ай бұрын
Mahadsanid
@azharprinces9272
@azharprinces9272 4 ай бұрын
We feel you bloody hooyo kale dashaay
@halkanosaladsalesa8452
@halkanosaladsalesa8452 Жыл бұрын
Man ..Ismail Dannan has superpowers in music . This man is the reason why I love Somali songs 💥💣 Its a distinction man kudos
@cayoosh4
@cayoosh4 Жыл бұрын
This song touches a very deep spot inside my heart💘 walidkay curadodi ban ahay, ana hooyady qurbaha kula koriyey walalhay, walakay baa iso diray it makes me cry 🥺😭 Amazing Song!! Ismail Dannan Big Respect Legend🙏🏽 👏🏽 💯❤️
@rahmaabdinaasir3527
@rahmaabdinaasir3527 Жыл бұрын
Girl same my lil bro sent it 2 me ❤️
@Vivacious-jz4fw
@Vivacious-jz4fw Жыл бұрын
Same here. Can’t stop the tears listening to this. 😢❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@Vivacious-jz4fw❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@RichPro
@RichPro Жыл бұрын
ISMAIL DANAN LEGEND 🔥
@maandekahmet4913
@maandekahmet4913 Жыл бұрын
Wlhi hablaha la dhashay ismaaciil danan hablaha way kah nasiip bdan yhiin thank you caanow😍🔥
@masbalqueen7625
@masbalqueen7625 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢 Hada qof soo ceshan karo curadeena soo deshabille laha Allow ku naxaristo hodan 😢
@Nastehaosman12
@Nastehaosman12 Жыл бұрын
😭😭😭😭same Ilahow u naxaristo Wllshey xtaa Hodan la dhihi jiry curadeni 😭😭😭😭😭😭
@masbalqueen7625
@masbalqueen7625 Жыл бұрын
@@Nastehaosman12 illahey samir hana wada siiyo Abyo wlhi hesta ma dhagesan karo Alle Ha u wada naxaristo
@A-mm315
@A-mm315 4 ай бұрын
​@@masbalqueen7625😢
@kariimacawale9913
@kariimacawale9913 Жыл бұрын
Thanks Walal Dumar aduunka ku Noolo Somalihana Walalkood 🥰🤴 Ragga somalida BoQorkooDi Yaatahy QaaliH
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️
@user-tj5bh5bo1w
@user-tj5bh5bo1w Жыл бұрын
😢😢😢😢
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 Жыл бұрын
Full respect to my artist Ismail, the value of brotherhood is on the song! ❤💯
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😂😂❤😊😊❤😊❤😊❤❤😊❤❤❤😅😅
@harbihgulled4457
@harbihgulled4457 Жыл бұрын
Waxaan halkan ja salaamayaa dhamaan gabdhaha somaaliyeed. Gaar ahaana walalaahay oo ii buuxiyay waxay gabadh walal ah qaban lahayd oo dhab waliba iiga bad-badiyay. Aad baan idiin jecelahay huunooyin. Walaashay iga wayn waxay ii noqotay hooyaday labaad way idar yeeshay wayna i jeclaatay. Abaalkeeda ma gudi karo. Heestan ayaan hadiyad ooga dhigayaa.
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan Жыл бұрын
Another level 💯👌 One of most artist in somalia 🇸🇴🙌❤ Waligaa ii faraxsanow Aduun waagii Barbara " walashey qaaliyay"
@yazzykitchen
@yazzykitchen Жыл бұрын
I’m the eldest. Loveeee this song! Mr. Danan did it again!🔥🧡👑
@sharmarkeali857
@sharmarkeali857 Жыл бұрын
This guy is phenomenal. His sonorous voice and his songs lyrics are all unprecedented in Somali song lexicon. He deserves to be an ambassador for Somali music and cultural in the international arenas. No wonder he is from the region where the first Somali music band and singers were come from such as Khadija Baloo and Abdi Sinimo, to name a few. Awesome go bro
@muse9082
@muse9082 Жыл бұрын
ILLAHAY HA KUU NAXARIISTO JANADII FARDAWSA HA KAA WARAABIYO WALAASHAY IGA WAYN AAD BAAN KUUGU XIISAY MARNABA KUMA ILOOBAYO🥺😭😭
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Amiin sxb❤
@Lil_shaafi1
@Lil_shaafi1 Жыл бұрын
WAX WALBA WAXA KA MACAAN QURAANKA ❤️
@saadaqshuuke2908
@saadaqshuuke2908 Жыл бұрын
𝐬𝐚𝐱 𝐰𝐥𝐥𝐥
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 Жыл бұрын
Allow gabdhaheena doqomada raga nola sheeganayo oo xumenayo ka dhowr 🥺😭🤲🤲
@hodanhodanhasan5504
@hodanhodanhasan5504 Жыл бұрын
Wallkaybaa isodiray isagoo jidku kujira ayuu isoduubay wallkay wankujecelahay inbadan inbadan wankuxisay wallkay khaalid adoo nabada iyo inagoo nabada alle haiskukenkeno amiiiiin ❤❤❤❤❤❤
@Youngmoha77
@Youngmoha77 Жыл бұрын
Gabar kasto Oo Somali ah Waa Walashey ❤️♥️
@cayuunicilmi620
@cayuunicilmi620 Жыл бұрын
Xaskaga mooye 😅😅😂
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 Жыл бұрын
Sidoo kale walaale qaali💛💛💛💝💝💚💚💚💛
@abdikadirlyrics
@abdikadirlyrics Жыл бұрын
Danan And Billboard Two Legends Come Back
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mrqambiyoz1382
@mrqambiyoz1382 Жыл бұрын
Was für ein lied. Ich mag dieses lied sehr. Es ist gefällt mir sehr gut Danke schön bruder für dieses lied.
@ilyesmusse
@ilyesmusse Жыл бұрын
Fanaanka keliya ee soomaali ah misna soo saara muuqaal heer sarre ah tusaale sida muuqaalada professionalka aduunka oo kale sxb horey usoco
@mahadmohamed5042
@mahadmohamed5042 Жыл бұрын
Waqti dheer baa sugaaye heestan😇😢😢 heestan videogeeda inta ila daawatay ayadoom 30 min gaarin😄😄
@iidosajida8995
@iidosajida8995 9 ай бұрын
Waa habeen waynu cawaynaynay waxaynuna ku sugnanayn berbera noloshu saynu rabnay inoomay ahayn lkn waxaynu rajo buuxda ka qabay inaynu maruun is bedel nolosheena ku samaynano, mudo badan kumaan sii sugnaanayn berbera waa se ku jeclay wlshy H kuu xiisi doona.❤ H.kh❤🫂
@bahgaa.1676
@bahgaa.1676 Жыл бұрын
Walashay qali Nasra Mahamud Omer illahay haku Naxaristo Qulubtayada Ayad ku Noolaysa kuwi janada ku kulma Allaha inaga dhigo wadnahad ku taal huunno😭😭💔
@abdirahmanabdiwahid4885
@abdirahmanabdiwahid4885 Жыл бұрын
Gabadh Kastoo somalia Waa walaashey Halkaan Bana ka salaamay Waligiin Ii Faraxsanada👥😪
@kawsaradan2690
@kawsaradan2690 Жыл бұрын
Wllkay waan ka qadan sidokale
@hiposaleebaan9320
@hiposaleebaan9320 Жыл бұрын
Hodan saleban👸🏻 Mahamed saleban🤴🏻 Suhayib saleban 🤴🏻 Abdirhman saleban🤴🏻 Khalid saleban 🫅🏻 Abdiqani saleban 🫅🏻❤ Ilahy wax ini dhiba inimoo tuso faraxd igu nolada hnoyaal🥺🫶🏻♥️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Wlshy ❤ Gabadh kasto somaliya wan ku jeclahay quruxeey ❤️😭👸🏻
@hoodomohamed3736
@hoodomohamed3736 Жыл бұрын
Sido kle queen😭❤
@kawtharmahamud5452
@kawtharmahamud5452 Жыл бұрын
Ani baa curad ah wllahay waan jeclahay anaa garab idiin ah waligiin iifaraxsanaada ❤
@mustafeabdi9717
@mustafeabdi9717 Жыл бұрын
ALEH H isku kin daayo wllo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
So priceless ❤ Ismail danan master of so many talents 🙌
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 Жыл бұрын
Danan's music and lyrics is another level!!!
@mrsh979
@mrsh979 Жыл бұрын
I love Somali songs - love from China
@salmaragemohamed8099
@salmaragemohamed8099 Жыл бұрын
😂😂
@mrsh979
@mrsh979 Жыл бұрын
@@salmaragemohamed8099 China and Somalia language are almost similar 😅 I feel I understand this song
@salmaragemohamed8099
@salmaragemohamed8099 Жыл бұрын
@@mrsh979 how u can understand?🫣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@salmaragemohamed8099 From Indonesia 🇮🇩 I like somali girls 🥺😂😂😂
@Cupcake434
@Cupcake434 Жыл бұрын
@salma rage Mohamed
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Hadii aan abahey gabdho dhali laheyn Mante manan joogeen heer wanagsan Ilahey waxan ka baryaa gabdhaha Ila dhashay iyo kuwa somaliyed oo dhan ba in rabbi abaal mariyo Abayo wa nolol naxariis badan hal gabar Maku badalanaayi 5 wiil wlh Gabar walbo Qoralkeyga arkeyso abayo madaxa ii saaran tahay❤️🙏
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nimcoabdilaahi9920
@nimcoabdilaahi9920 Жыл бұрын
Heestan dhagaysigeeda. Walhi Waan. Ku ooyaa Walaalo kaltuun. Abaal kaaga ma gudi karno Adigiyo aabe Waad nala soo raafaty Sabab too aha markay hooyo inaga tagaty anagoo yar baad nasooo karisa alle ha ikeeni daayo walalaahay 😢👸♥️
@mohamedmohamoud8620
@mohamedmohamoud8620 Жыл бұрын
Waxaan halkan ka salaamaya 8 Hablood ee ila dhashay iyo dhamaan hablaha somaliyeed oonan la,anatod waxba aheyn❤️❤️🙏
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Anigoo 8hablood aderkood rumaad ahne waku salamaya salmo sumayo naimo fadumo muno iyo teamka kale oo anan isla joogin
@cadar2917
@cadar2917 Жыл бұрын
The vocals omg 😭❤️
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Жыл бұрын
Wlashey wacaneey macaan waaxyahaa ruux iga maadaay walidkey curudiisiyeey Waa hees qiiradeeda wadata ismacil danaan waxad ka hadlaysa wiil kasta qalbigiisa wllhi lama soo koobi karo dareenkeyga heestan dhagaysigeda kama dalo😭😫🥺🖇️love❤️
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 Жыл бұрын
𝐃𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 heesta iyo 𝐪𝐚𝐚𝐛 𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐞𝐝𝐤𝐮 muujinayo fanaanku isma laha wxy ahayd inu muujiyo daganaan, qiiro ay xusuuso ku ladhan yihiin mdama ay hesta ka turjumayo qof dhabarka kugu siday waayo adka ood kaalinti u nolashada ku laha ad ku cabirayso erayo ad is ledahay inuun Waad ugu lib celin karta yeelke hore u soco Ismacilow
@Mo_savich
@Mo_savich Жыл бұрын
Aad iyo Aad ugaas ishaad ka riday plse fnnku fudeydka wuu u’ dhashay anyway 🫡
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 Жыл бұрын
@@Mo_savich Mrka ma gcn yrad u thy adigu
@MogadishuTV6572
@MogadishuTV6572 Жыл бұрын
gaber kasta somaliyeed waa wllshey qasatan kuwa ila dhashay one love
@ayaanhanad
@ayaanhanad 4 ай бұрын
Inkasto wiil iga weyn usan jirin oo an curad ahay hadana wan jeclahay wiil inu iga weynado wlhi ad ujeclahy runtu 😭😭🤴💔
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase Жыл бұрын
wan ilmeyay dhabtii markan hestan dhageystey wlshey ila dhalatay ayaa iga xanusan igu so duceya wll waan jeclhy wlshy mcn😢
@Rako_SomaliTV
@Rako_SomaliTV 10 ай бұрын
Aad ayaad ugu mahadsan tihiin sidaad dareenkiina walaaltinimo u soo bandhigteen heestan markaan sameynayay ismaan lahayn dareeno kale ayaad kicin doontaa laakiinse walaaltinomadadu maahan mid la xaqiri karo walaashuna waa Hooyo aan la dirsan allah dhowro dhamaan hableena sharafta leh walaalkay Ustaad Ismail danan waa mahadsan yahay iyo Walaalkay Ustaad Khaalid Kaamil oo igala shaqeeyey heestan
@mahamoudabdihakim3768
@mahamoudabdihakim3768 Жыл бұрын
Runtii heestan waan ka helay wlhi 😏Waxaan haystaa shan hablood oo walaalo ah iyo Aniga kaligey mid kaliya ayaan aad uu jeclahay Magaceedu waa balkissa ❤️ 🔐
@umalkhayrmaxamed2489
@umalkhayrmaxamed2489 Жыл бұрын
Walal iga wayn way jiran lk wll wx an uh sheegto oo ih dhow ma jiran lk sxbdy aya wllo iyo iyo walal ih ah walshy an ad uh jclhy saynb aduun wagii baryaba hdanan wajigga arag wxba iga maqan wallshy ❤😢
@ifraxcali8319
@ifraxcali8319 Жыл бұрын
😭😭😭
@subeyraskar
@subeyraskar Жыл бұрын
Walaaashu wa hoyada labaad wlhi we love gabdhaha somaliyed gar ahaan 5 hooyo 🥹❤️
@oskahuskahuska9259
@oskahuskahuska9259 Жыл бұрын
Ismail danan samigey Zxp mcne Waxaan ku rajeynayaa mustaqbal iftiimayo iyo nolol wanagsan Sida kale waxaan ku leyahay waxaa tahay nin ku dayasho mudan adigoo kale oo badan in aan heli doonana waan rajeynayaaa insha allh
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 9 ай бұрын
Dhamaan Hablaha Soomaaliyeed Waxaan Alle Ugu Baryaa Iney Farxad Kunoolaadaan Inshaalaahu
@WIXII_CUSUB
@WIXII_CUSUB Жыл бұрын
Those notes 🎶 bro your too talented 🔥🔥 fanaan Somali ah sidaan u heesi kara ma arag
@abdirahmanelabe8061
@abdirahmanelabe8061 Жыл бұрын
Illhay ku naxariso ha ka waraabey iyo umada Muslim wllhi si gar ayay I tabta heesti Wllshy ayaad isoo korisay Mana gudi karo abaalkeega Fadlan qof arkoo Igu soo ducee🙈😓😓❤❤❤❤❤❤
@jamacapdullahi3667
@jamacapdullahi3667 Жыл бұрын
Hablaha somaliyed 💙👌 one love mel kasteeY jogaan
@Gabal373
@Gabal373 Жыл бұрын
somali music to the world💥
@ina_hajiali
@ina_hajiali 9 ай бұрын
M.a waxa illadhashay 4hablood alle haw dhawree cimri dher & cafimad Urajaynaa 😇
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle Жыл бұрын
Gabadh walaal ah ma lihi gabadh kastoo somaliyad ah baa walaashay ah❤🧕
@Dajiya001
@Dajiya001 Жыл бұрын
Alx 10 gabdhood baa ila dhashay halkan waxaan ka leeyahy jaceylkayga badanaa idinma tuso waan qariyaaa se walaahi bilaahi waan idin jeclahay waynu is dagaalna hadana makala maarano waynu isku kibirnaa hadana cid kale inay Mid inaga mida la hadasho ma ogolin markaan idinka dheeraday ayaan dareemay in walaalnimadu wehel tahay anoon gurigeena ku ooyin hal maalin baan habeenkii markay dadku seexdaan ooyaa ciwaankayga ma garanaysaan idinmana magcaabayo waxaas oo dhana waxan u Samyn gabdh Adag baad agtiina ka ahay se ogsoonada la’aantiin waxba ma ihi walaalayaal waan idin jeclahay waligiin ii faraxsanaada😢😭❤
@apdirahmanmahud573
@apdirahmanmahud573 Жыл бұрын
Codkaasi qur'aanka ku Akhri wll ismacil
@apdirahmanmahud573
@apdirahmanmahud573 Жыл бұрын
Intii nabiga jeceli love saara.......❤❤❤❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Hestan Mar hore soo ma ahayn golden voice ❤😩🙏
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😂😊❤😂😊😂😂😊😂😂😂😊😂😊😊😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤😊❤😊😂😂😊❤😊😂😊😂😂😊
@somaliyameni202
@somaliyameni202 10 ай бұрын
@@user-li2hv7xm6v 😘😘😘😘
@nasraraashid5963
@nasraraashid5963 Жыл бұрын
Walashey 😭😭😭😭 best song ever keep going legend
@qaawaneofficial6507
@qaawaneofficial6507 Жыл бұрын
Gabdhaha soomaaliyeed dhan waa walaalaheyga aan jeclahay dhabtii waan idin jeclahay abaayayaal 💋💋🌍❤️💖one love grils somaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@seefiabdi3190
@seefiabdi3190 Жыл бұрын
Gabar kasta oo soomaaliyeed waa walaashey 🌹
@ridwana1276
@ridwana1276 Жыл бұрын
Heesta markey 1m gaarto isoo qabta ❤😢
@nadamuctar5602
@nadamuctar5602 Жыл бұрын
Waqtigu lama dhalan qofnee😢wanaaji qalbigaga oo❤ waayaha adag iyo xiliga😢waynuhu haku mootiyoo❤wal-bahaar alle kuma tuso🥺
@SONCARTE
@SONCARTE Жыл бұрын
Full respect brother ismacil danan video ddxa weyi heesta ugu habon een wllshay u qadi karto markay tidha ii hees I❤U huuno qali waxan ereyo ku qeexi Kari wayay jacaylka wllnimo ee dhexdena yaal.🥰
@zultanaseed6036
@zultanaseed6036 Жыл бұрын
Wa ku faraxsanhy inaa Walaalahy curad u ahay waana jeclahay dhamaantood😢😢😢❤❤
@hibosaakin5835
@hibosaakin5835 Жыл бұрын
Walal kaa Wayn markaad haysto. Oo Ku jecel markaad hysto waa faraxad whi ani wlshy waxay iga maqanayad mudo 5 sano ah waxay igaga maqaneed qurbaha caawa ok qudha ayaa ka hadhay inatay iga noqon lahayd 2mouth ayay ila joogatau waxay iga dhiganayd 2yres ma garanayo goortanu dip u kulmi doono only waan Ku xiisi soona wlshy wacaneyy💕🫂♥️👸🏼🫀🥲😭😭
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 Жыл бұрын
Wllshay oo waqti badan is moogen aya jirto lkn insha allah waxa rajeynaa bisha soo socoto inaa is aragno xitaa si sebreys ah insha allah wan u xiisay wllhi ❤
@MUEMAX2
@MUEMAX2 Жыл бұрын
Big man IZMAIL DANAN I love your song 🎵 from ETHIOPIA 🇪🇹 keep 🆙 your good work- RESPECT 🫡
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤😅😂😅❤😅😂❤😅❤😅😂😂😅❤😅
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊
@fathiaawalahabdoulkader9395
@fathiaawalahabdoulkader9395 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺 walashay kafia allaha ku naxaristo amiinnnnnnnnnnnnnnn
@CaliHuseen-so4uy
@CaliHuseen-so4uy Ай бұрын
A.miiiin
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS Жыл бұрын
Sending love to all my somali sisters💕Your Abdis love you
@hodiasaed3345
@hodiasaed3345 Жыл бұрын
wadnahad hnoyy ku taala😭😫😫❤
@nadamohmoud2656
@nadamohmoud2656 Жыл бұрын
Heestan markan dhgaysto wan ilmeya mna garanayo sababta😥♥️
@xasangees6872
@xasangees6872 4 ай бұрын
Waagii horre een yaraa Wadankana ay dhibatotiil Wadii waalid noo ahaa Waliba dhabarka nagusidee Walbahaar allekuma tusoo Waraabuhu kuma cunee Waligaa ii faraxsanoow ? Warda abdirisaaq xasan❤
@taxaneofficaill6965
@taxaneofficaill6965 Жыл бұрын
Ku sali rasuulka adoo daneenaya Wall kahayraka wax dhamana malaha
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
Dedicated to our Sister's What a piece of wisdom this song carries, lovely and emotional song. Thank you man❤❤❤
@rashidibrahim6227
@rashidibrahim6227 Жыл бұрын
Ismail danan the legend is back ✌
@muniirhindi1723
@muniirhindi1723 Жыл бұрын
Gabar walboo soomaliyeed waa wllshey mcN❤️❤️😢😢
@kingvlogs.
@kingvlogs. Жыл бұрын
ANOTHER LEVEL ISMAIL DANAN WITH BILLBOARD
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Cod dareen leh Music dareenle Laxan dareen leh WallshaY qaali nasteexo wan ku wata mar walba nio❤😁👊🏾
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Full respect to my Artist ismaiL, and my favourite singer brotherhood is on the song😥❤🥰
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 Жыл бұрын
Macalin Wiilkiis Hashim Abdikarem Farah Qarey Jiir Absolutely Abwaane ❤
@maqalxaqiiqada6120
@maqalxaqiiqada6120 Жыл бұрын
Iista iiista ❤ Legan horay u soco wllkay danan yare 👍
@qaalidjamac6082
@qaalidjamac6082 Жыл бұрын
gbarkiste wxa usharfaa sidi wlshei gaabrkiste wa ugarab istaga sidi hoyadey mcn gabarkisye waaudhora sidi hoyodey cml gaabrkiste somali wa wlshei mcn faraxd aan dhamaneynin all 🙏❤️💖❤️
@Maan-P
@Maan-P Жыл бұрын
ismail danan is back🤜🤛
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Жыл бұрын
The legend is com back 🫡🔝🎵🔥♥️ Labd walal Een leeyahy Waligiin ii farx sanada 🧕🤍🧕 Allah Nabd ha isku keen Tuso 🥲
@idilmohamed7213
@idilmohamed7213 Жыл бұрын
Heestaan wey i taabatay waan iska ooye waan kuu xiisay curada walidkeey muna abdulkadir ilaaheey hakaa daayo ❤❤❤❤ in badab ma arak waxaan rajeeynayaa in aan arko mar dhow Insha allah ❤❤❤
Ismail Dannan  Hooyo macaan official remake
3:00
Ismail Dannan
Рет қаралды 3,8 МЛН
DAYAX DALNUURSHE NEW SONG KAABA NUURA 2022
3:40
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 7 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,9 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,8 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 45 МЛН
FULL SHOWGII | MAXAMED MAAME | MUQDISHO | 2024
54:31
Mudey Studio
Рет қаралды 390 М.
Ismail Dannan Xul (Official Video)
3:36
Ismail Dannan
Рет қаралды 3,7 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 916 М.
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 14 МЛН
ISMAIL DANNAN JALECO OFFICIAL VIDEO 2019
5:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
CALI ZAKI HEES WALAALNIMO AH / AROOSKA HIBAQ GOBAD IYO JIMCALE
4:44
Ali Zaki Official
Рет қаралды 12 МЛН
Ismail Dannan Saylici 2020
5:44
Ismail Dannan
Рет қаралды 8 МЛН
ISMAACIIL DANAN | HEES CUSUB | DHOOLEY OFFICIAL MUSIC 2023
4:29
Zaymar Ciro
Рет қаралды 56 М.
Ismail Dannan - Guur Khayr
4:31
Ismail Dannan
Рет қаралды 7 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,9 МЛН